Ku sali nabiga صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤️🔥
@@Jamila-zs1dt haaa sxp Kenya schools, dadka class uhoreyan markas waxa ladaxa chopi and nyoka, so I was among those always lead us. So it's obvious those lead class always known almost all the subjects.
Ilahay 3 dexda uu u necebyhy e nabigu scw ino sheegay wa mid xarmka jooga o dabiyo ku dhex galaya jahilnimadii aya nagu sii badanysa in xarmki cibado lo tagayay dagalba lagu samynayo wa dambi aad u wayn
5:06 hhh “wuu dhax fadhiyaa” 36 adaa ku darsaday miyaa saa u qoslayay waa suxay marka aa comment ka fiiriyay 36 aa radiyay markaas marka aa ka wayay waxa iga qosolsiyay comment ka ma’ahan ee waa sida aa u dhahday 😂 “WUU DHAXFADHIYAA 36 “ iga gadan siiba 36 Waziir waa ku wataa Ninka kaliya anoo boojesan hadaa video kiisa daarto aa soo jeesanayo ayaa tahy nio hore u soco abti mardhaw 1m insha allah Waziirka 🖐️🫵🏻
Ma xajkii ayaa heerkaas ka marooyo odayashii. Hdeey deen isku lahayeen Waxaba ku filan lagama aqbalo xajka Maxa dagaal io wareerkiisa galina 😂 Istaqfurullh. Allow iga dhig tiii mar uuun io marar badan tagto Yaa Allh aniga io wlidiiinteen ba wxn rapiyow ku balln qadaa inaan qof ki iladagaalo xitaa an indhaha ga Eegi dooono inshllh janada io xajka wa qalbi dajiye
Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😮❤
Ku sali nabiga صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤️🔥
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
صلى الله عليه وسلم
Salallahu Caleyhi Wasalam
Scw
الله اكبر 😔 صلي الله عليه وسلم ♥️ اللهم أجرني من نار 🤲 الحمدلله
Ku sali nabiga scw❤
Scw
SCW SCW SCW ❤❤❤
Salaalaahu calayhi wasalam❤
Kusali nabiga scw🥰🥰
Hdaad ujeedo magaca Allah like saar ❤❤😢😢❤
❤❤❤❤
Alaahu akbar❤
Physics was one of my favourite as well as mathematics, chemistry and Biology ❤❤
Mala hubaa
@@Jamila-zs1dt haaa sxp Kenya schools, dadka class uhoreyan markas waxa ladaxa chopi and nyoka, so I was among those always lead us. So it's obvious those lead class always known almost all the subjects.
@@yaskataqa7314 Sawa chopi mwenyewe 😂
@@yaskataqa7314 hhhhh uko sure bro ????
@@ismahanabdihamid-f8o am very sure, how often i did go for contest
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somali is not easy 😂😂
Waziir EMOTIONAL DAMAGE maqan😂
Saxiix kulaha asoo nucas ah dumarow qashin gura noqoten wle😂😂😂😂😂
😂😂😂😂Fast ina ahay ma iga heysz zali😂
Wasiir alaabtii xawaaladaa iga xeran aheyd ma isksdhaaftey from maxkamadda messi
Ka xisho wasiirka 😂
@@AbdiHilac hhh
xaliimo is not eay Yaa igu raacsan😂
Cidna
Wax kugu raacsan majiraan
Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 Eiid moubarak est ❤
waad ku ma hadsantahay saad noogu dadaalaysid🥇🥈🥉
Qosolka aduunka cawwa qoslay zakiyow thanks 😂😂😂😂
Somalia saxeex kamaba shaqeeyo 😂😂
Physics Ayaan jeclahy waayo maskaxuu dhisaa🧠💯👏
Love ii saar janada no balana😊
Wlhi kuwa internet aa ka sii daran fara galin weyn nagu haayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Subxaanallah somali xajka xitaa ma isku cafin weydeen
Rabiyow dadka Somaliyed qalbiyadoda isufur mahaba iyo kaljecel kuber 🤲
Keep going my brother zaki binu haaaji❤😂😂😂
Salamulah wasiirkeenow ku xisaye adi iyo funsjaga❤❤❤❤
Anigey ayaa korantada kajaray mid aan shukansanaaye nin kale iga racde bildha mugdi kujireen 😂😂😂😂😂
Legend markale hadana haday kuguad kayiso
Zacki Xaaji funny waye wlhi 😁😁😁😁😁
War legend vedioga xajka aad iga qosliyey wallhi abaa was kulahaa arsoomaliyaa😂😂😂😂
Amine
Funys zaki haaji sarakisha salan sare 🤝🤝🤝🤝🤝🤝
Wllhi qosulka iga dhamaadey runtii ..🤣🤣 school malintii aan 9ad ahaa iska daye xisabley .unacey 🤣🤣🤣🤣
Aamiin Aamiin Aamiin sawir 😂🤣😂😆😁😂💯
Je suis pilie de rire, merci from Djibouti 🇩🇯
❤bienvenue ma seœr 🎉
Wasiir naga Kar bax video wuu yaryahay🙋🏼♀️🙋🏼♀️🙋🏼♀️🙋🏼♀️🙋🏼♀️
shilalka taleefonada soo badi wasiir
Macalin raamoole wa wax kala
2019 ayaan bartay markii aan xanaaqo wa daawadaa😂😂😂😂😂😂😂
Mahadsanid waziir zaki bin xaaji ❤❤❤❤❤
Somali is not easy
Also waziir waan ku salamaa
6:41 wllhi anigaa qalbi jabay
Ilahay 3 dexda uu u necebyhy e nabigu scw ino sheegay wa mid xarmka jooga o dabiyo ku dhex galaya jahilnimadii aya nagu sii badanysa in xarmki cibado lo tagayay dagalba lagu samynayo wa dambi aad u wayn
Zaki xaaji hergabka Allah kaa cafiyo.
Horta aniga waye wiilka gabadha warqada usaxiixaxaye Lkn nin 4 ubanan saki ogwo akram Magaceygu
Wasiir.shilaki mobelada.aawy❤❤❤❤
Aamiin 😅😅
Amiin amiim
Waa Taliye laandhere😅😅😅😅😅😅
Amin
Legend Waziri ❤❤
Sarakisha❤❤
😂😂 1:48
Aduunka ilahay xisab uu necba itaxan kastana wan dhici jiray yaa la walaya oo faraha ka hadla 😊😊
Waligayba inan xisaabta kufiican ma arag, xataa qurbaha. Kulligoood waa eber haddii lambarba lasoo qaadi.
@@NewsFusion24way jiraan qaar ku fcn
Tadulu calaa zaaqidnimadaada😂😂😂
@SAF.3861 so you see everyone as your self go to hell 😂😂😂😂war xagee na geeysay anaga
Ku sali nabi mohamed scw
Odaygan cwa igu horeysee ani hda ma social media ku cusbahay
Aamin wasiir
Wasiirka waa funny😂😂
Wasiir aaway xayeesiintii xawaaladi baa iga xeran 🥲😂😂
Asc zaki biin xaji legend keep going wlal🎉❤🙏
Aamin❤
Aaamin🥰
Asc wll qali wan kusalamay salan qurux badan
5:06 hhh “wuu dhax fadhiyaa” 36 adaa ku darsaday miyaa saa u qoslayay waa suxay marka aa comment ka fiiriyay 36 aa radiyay markaas marka aa ka wayay waxa iga qosolsiyay comment ka ma’ahan ee waa sida aa u dhahday 😂 “WUU DHAXFADHIYAA 36 “ iga gadan siiba 36
Waziir waa ku wataa
Ninka kaliya anoo boojesan hadaa video kiisa daarto aa soo jeesanayo ayaa tahy nio hore u soco abti mardhaw 1m insha allah
Waziirka 🖐️🫵🏻
Kkkkkkk 🤣
Kkkkkk wllshyen mid ayaa ka maqan furiinka ee haloo shego
Ee black kusiisareysi adi xaka kawareygeysaa mashiinka biiq....😂😅 kulhaaa....😂😂😂 wasiirka waan kuwataaa...🤣😃
Oooh my favourite barnaamij 😂 Englishkaas form waziirka 😂 xaa ula soo daahee dood qabaa😡
Ma is baran karnaa
@@MuxudiinCade-q4x owner ka waydii in layska barankaro meesha io inkale
@@Mss_wiriiri. Xaliimo ku adkeenta jooji 😂😂😂😂😂
Ragaaa isku dilaY xaramka waa dhulpahante iyo mid isaaqa😂 Zaki Bin xaaji😂
Arkana 😂
😂😂😂😂
Ninka korantada waa legend saas isku og nhy Ragow xaliimooyinka waa in taleefanka laga damiyaa😂😂😂
Wlhi last video is fun🤣🤣🤣
Aamiin
Fatuux farxyo aadn ccadi mahan🤣🤣♥️
😁🤣Zaki bin xaji wankuwata Buqan igufurna Ano qoslaya is arakay Leggend🙏 Commentiyadi uguhoreye kii Fizexki ahaa🤣🤣🤣
Walahi waan qosay🎉😊
Amin balse hadey iswasho walagajara
Waa isoo qaadatay taliye mahadsanid 🙏
1 M insaallha 2024
😂😂😂😂😂 korantiistaha caadi maaha 😂😂😂😂
Aamin waziir
Ma xajkii ayaa heerkaas ka marooyo odayashii.
Hdeey deen isku lahayeen
Waxaba ku filan lagama aqbalo xajka Maxa dagaal io wareerkiisa galina 😂
Istaqfurullh. Allow iga dhig tiii mar uuun io marar badan tagto Yaa Allh aniga io wlidiiinteen ba wxn rapiyow ku balln qadaa inaan qof ki iladagaalo xitaa an indhaha ga Eegi dooono inshllh janada io xajka wa qalbi dajiye
Aamiin😂
The legend was never brings shame 🤝👍👊
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯
keep going ilaa Horner wacan tlye
Wasiirkoow inaan ku taageero ma ogtahay😢😅
sxbkey Zaki bin xaaji
araktida dadweenaha imaba dhaafo waan ku tashadaa
sbbto ah dhalinyaro wabadn ayaa ku kaftanta 😂😂
I like it 👍
Saliga nabiga sareeo leh SCW.....
ilahoow amiib😢😢
Ronaldo waa goat yaa diidan
Asc abaayo qaali welcome anigaa kusugayay
Wasiir gabadha rayam somali la dhaho sher out u samee way dhibantahay dhiba saa iidan maah ee inaga aya u gaysanay dhibat oo waynu fiirsan weynay✌️pls
Aamin +aamin +aamin
Somali weey waladay❤❤❤❤❤😅😅😅😅
Waziir wan ku salaamay sxp
Scw
Kaasi markuu birta soo fuulan lugta qaban lahaa 😂😂😂😂
RUclipsrada RUclips kooda💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilaho shaqada korantada iyo wifiga waaa muhiiim😅
Soomaalidu xajka waa inay ixtiraamaan sababtoo waa meel cibaado maaha garoon kubadeed
physics is my favourite subject
You are so good❤
Kkk war mid wa dhulbahante midna wa isaq
Studio gii waayadan waa nacdey Waziir
Phy iyo math waa wali wllhi jihada kadhumeyso😂😂
M.a barnaamijyadaada waaa kuwo aan ku caajisin aan kuraaxeysto guleyso my prother zaki bin xaaji team >🙏🙏
Reply markuu dhahaayo iga gadan😂😂😂