Dalxiiska Wardheer Waligaa cilal ma Cuntey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

Комментарии • 34

  • @skzakish441
    @skzakish441 3 года назад +4

    Alaw anoon wardher iman ha idiin one love dolo

  • @MohamedHFarah-sx2or
    @MohamedHFarah-sx2or 5 лет назад +5

    Mansha allah waa dhul aad u qurxoon oo barwaaqo ah sida meelo badan oo dhulkeena ah. Anagu shaqsiyan cilal waligeey ma cunin inshallah waa tijaabin doonaa kolkaan u dalxiis tago.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 года назад +1

    cilalka waa qaraar ee waxa macaan ee lacunaa waa doonbirta iyo faramuga laakiin ma xusuusan my childhood

  • @AbdiwaliAdenDirie
    @AbdiwaliAdenDirie Год назад +2

    ma.a dhul aad uqux badan profileka ii saaran gaafaw weeye iska baro guuleed alifle

  • @mahamadsheihk6100
    @mahamadsheihk6100 3 года назад +1

    Allow muwaafaqo nasiii aanu cidanada kufahano kaga faaiidaysano

  • @mahamadsheihk6100
    @mahamadsheihk6100 3 года назад +1

    Cajiiib ciida hooyo ogaaadeeniya hodan

  • @djahmedfilmsproduction5197
    @djahmedfilmsproduction5197 3 года назад +1

    Wwwwwaaaaawwwww

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 года назад

    MANSHA ALLAH WAA WAX WANAGSAN CILAL IYO DOOMBIR DHAFARUR HOHOB CIID UNEXO WAA NIMCADII DHULKENA🍉🌶🌽🥭🍌🍅🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌶🌶🌶🌽🌽🌶🌶

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 года назад +1

    hore usoco bro adina isoobooqo

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkk dollo dhul. Jecelhy manshalah cidii lagu dhalay

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 3 года назад

      haa dhulka doollo caadi maaha ,harti iyo ogaden, geri ayaa degta

  • @mahamadsheihk6100
    @mahamadsheihk6100 3 года назад

    Kkkkkkk geeel cadhats miyaad garanladihiin

  • @danxarago8312
    @danxarago8312 5 лет назад

    Salaan kadib. Dad nool baad tihiin oo garanaya qiimaha dhulku leeyahay. Aad baan ugu farxay barnaamijkan. Mahadsanidiin.

  • @stronston36
    @stronston36 3 года назад

    Ciideena hodankaa geedaha cagaarka ah iyo cilalkiyo ciidkiyo hohob miro casaaniyo gomoshiyo quuliyo waxaa uu kucaaanyahay doombir cadiyo caanaha

  • @hussenismail3382
    @hussenismail3382 5 лет назад +2

    Waar meesho dundumo badnaa alla maxaan uxiisay dhulkeenii

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  5 лет назад

      Caada la yidhaahda

    • @Gfunkyistheshit
      @Gfunkyistheshit 5 лет назад

      Haa saaxiib qabuuriyiin iyo suufiyadaa waligeed meesha haysatay markaa dudumo iyo maansocagaleeyba waad ka dhargi intaad dhulkaa joogto. Iyo qashin hadaad marto lugugu soo boodi. Lkn eesh calaa dhul yaakhi. Roobka un oo dulmiga dartii aan umalayn in looga hakiyo mooyee abti haduu roob da'o, hawdku waa kaalay iska arag. Geed kaad aragtaba inta badan waa un geed macaan oo la cuno jilab bilcil iyo xanan mooyee. Xataa qudhaca mankiisa adhigaad dhankaaga kala galaysaa, jaleelada waad iska cunaysaa markaad doonto. War meeshu waa meel barakeysan lkn dadkaa diiday in sida suuratu Nuux Rabbi subxaanah ku balanqaaday in wabiyo naloo dilaaciyo beerana nalagu maneysto.

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 года назад

    WAXA LAYIDHI DHEFEEY KU AWAY?
    MARKASAY TIDHI DHIBAAN KA DANBEEYAA MARKA WAXAN LOO DHIBTON LAMA HELO NIMA DHIDIDIN MAHELO DHEEF DHIDIDA OO DHULKIINA BEERTA🏝🏞🌤🌦🌧

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 5 лет назад

    Waxuu kawadaa baan umalayn geed dhumuc weyn oo afka hore laga faliidhay, markaa si uu dhulka ujeexo. Anba futaaxaasii waa iska kay soo yara taagay lkn wax saas u eg mise qoti fulaax ah miyaa la dhihi jiray adhi jirtii.

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 лет назад

    Kkkk walaahi wadnasoxasusisay Cilalkii',iyo'Jinowgii Dobirtii TamayuluQ xasuus OGADENRICHIN Ogadenciideed?

    • @Gfunkyistheshit
      @Gfunkyistheshit 5 лет назад

      Aayar oo dhalatay abti ciid muslim un ku deyso waan ku arkaa waad dul dhigtaye.

  • @ashishirabi5390
    @ashishirabi5390 5 лет назад +1

    Tolow kuwana ma cagdheer baa ?

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  5 лет назад

      Hhhhhhh maye waa caga yartiiye iska daawo masuul

    • @ashishirabi5390
      @ashishirabi5390 5 лет назад

      Daawana meyno reer jaan dheere ee xagga iiga leexi dad caadi ah aan u mudaaye

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 лет назад +1

      @@ashishirabi5390 Magaci Gabdhihina ino bixiyeen inad dafirto wa kugu ceeb magaca wa caadh dheer hadad dadka ka qarisay anaga aya u sheegayno dadka ee
      lkn magaca Dumar kina ayan nogu yeedhi karo

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 5 лет назад +1

      Kkkkk yaa kale ma cid kalaa dunida ku nool haa waa laandheerayaashii

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 5 лет назад +1

      @@rock_diamond9475 waad ka aarsatay kkkkkk weliba Wiilasha og iidoor ku way u ooyaan kkk