Seedka iyo haadka iyo marshada tan ku haboon sida wadada ay gawaarida kale usocdaan inu usocdo &taxadir daganaan iyo service ka normal ka sida ooliyo & wixi lmdah sxb. Great 👍🏽 Allah kheyr kaaga siiyo brother wanaagsan Maashaa allaah
بارك الله فيك أخي الكريم Aniga waxan raba in aan macalimka weydiya motata Spedkeda hadi lasociliya ( geaarka)ayada on barega laqabanin matorka madi aa sogaara?
macalin alle haki barakeyo waxaan doonayaa inaad tababar ii sameysid waxaa ahay mid aad iyo aad ca shiradaada ula socda marka xakee kaala soo xariiraaa macalin mahadsanid jwb wacan.
Wey ii bilawantahay cawa wxa isdhahay wey ka dhunte so murajace 😂😂 adina wa mahadsantahay😊
Seedka iyo haadka iyo marshada tan ku haboon sida wadada ay gawaarida kale usocdaan inu usocdo &taxadir daganaan iyo service ka normal ka sida ooliyo & wixi lmdah sxb. Great 👍🏽 Allah kheyr kaaga siiyo brother wanaagsan Maashaa allaah
😢😂😢😢🎉🎉😢😢and to the 😅😅😊😊😊😊😊😅😅😅😮😢😢🎉🎉😂❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤same
M.a wax badan ayaan idinka faa'iday Allah idin sharfo
MASHA ALLAH ❤❤❤
Masha Allah macalin mhdsnd noo soo badi casharadaan cml thanks 🙏❤️
Masha Allaah macalimuu wax badn waan faaiday
aad io aad ayaad umahadsan tihiin Bahda duco media insha allh waxn rajaynayaa inan waxbadan kafahmay moto bajajta dadaalkiina siiwada insha allh tnx Duco media🙏
Shukran wll qaali
masha allah aniga xtaa wllhi sidaan baa ku aqaanaa anoon weligey wadin mooto fekon,sheelar,bajaaj vespo
Beautiful information 😂 qof baawuur wadaayo oo bajaaj inu barto rabo waa ani 😆 wee fududahay bee ✅
Haaaa
Isteerinkeeda ba barasho kale ubahaan marka bacadka iyo dhagaxa dul maraysid😅
M.a macalin ana hadaan bilow ahay mahadsanid
Nabarka lagahelayo
Wardadka waxcaadi ah soo dhigtaa baro
Maclimu igu caawi barshada 😢
T
❤
Sxb lambada seeuhelaah
Mash Allah waan idiin maha celinyaa aniguna waxaan rajaynayaa inaan barto
Macalon anigana ina barto raba😂
Geyr miya horta iminka raba inan barto
Duco media
Macalin
Sideen kugu heli karaa
Waxaan ahay
Arday bilaw ah
Walibana paggio
Wata
بارك الله فيك أخي الكريم
Aniga waxan raba in aan macalimka weydiya motata Spedkeda hadi lasociliya ( geaarka)ayada on barega laqabanin matorka madi aa sogaara?
Haaaaa
@@DucoMedia maxasogaara sxb
Macalin aadan ugu faaiday alle haku barakeeyo
Zxb waxan ubahanahay
Moto inlaybaro
M.s
meel lagagaso xariiro no sheeg lkn
macalin alle haki barakeyo waxaan doonayaa inaad tababar ii sameysid waxaa ahay mid aad iyo aad ca shiradaada ula socda marka xakee kaala soo xariiraaa macalin mahadsanid jwb wacan.
0615992760
Msh alh wow mahadsanyahay moclimka lkn waxaan kacdsanlahaa inuu nuber aan kala soo xiriirno noo reebo
❤❤❤❤❤❤masha allha😍😍😍😍😍
Wlshey fadumo maxamed shukran xbbti
Masha Allah Sxip Hadda Ma Shaqayneesaa Sxip
M.a
Shukran
Mashallah
Keep going
Masha guuleysta
Masha Allah ❤❤
Qiimaha ayaan ubaahna wa imisa isheega azxaabey
Wll mcn hallke laga so xariiraa
Qf ibrra waan waay😊
Een macalin waankusalaamey waxaan kuweydiinaa gaariga hoomeyga cashar kiisa mafamin macalin waacodsi nogoceli ❤❤
Ok
Waan raadinaa in sh, allh
Macallin xgee joogtaa hee inaa iga wacaysaan rabaa hee
Mahadsanid macalin
walalayaal iga caawiya ger barasho mahadsanidiin
Mashaalah barakalaah
Niyoow gariga leewa korka soo sameey sida Afjiirta
Sxp subscribe aa ku soo dhahay isoo qabo daarusalan gubta aa joogaa Intee kaa helaa
Halakeya kuyasha saxp xarunta
Man's alh good teacher
Inte kala so xiriiraa macalin
Xagay kutaalaa xaruunta
Mnsh alaah
War ninkaan waa jokor wlhi
Bajajtu barashadedu mayara geerka iyo kilishku wa isku meel
Maya waa kala meel
Asm bahda duco motada hadii ku jito giirka 4 makasoo cilin karaa giirka labaat anoo kasoo buudey giirka 3 jawaab wacan
Maya marka socelineysid beyba outomatic isku galine gearka sadexaad
Mahadsanid sxb
Training bilaash miya waxan raba ina barto bajaajta wll
Maaaaanka😢😮😅😊🎉😂❤
M.a Ale hanoo fududeeyo
Video daqiiqadaha badi
Ok
Duca mediya bro moto bajaajka inaa barto ayaa rabaa bro
Wartan waana aqanaye gaaribay igadhaganthy waliba mid marsha marabo automatic
Masha alah macalin
Inte lo barta
walew macalin waaye ninka koo i bardhahay wuu iwaaley ba
Halkan ku so dhawow wll gacmo furan
leeraka
Gatan intee waaye
m.allah
Shukaran sxb
Ibar bajaajka
Train weyn baan wadaa in aan moto ku biiro rabaaa
Kabaho iska siibay bee😂😂🤣
Yaaaah
Mahadsanid 🎉
macalin cashiradi motoda labo lugodka nogu soceli
Amiin
𝐌.𝐚
inteen idinka helaa pls degdeg u ahahayee😢😢
Keep going pro 😜
Sido kale sxb
Thank you
Mahad samit
aniya ibar
Wllhi dadka qaarkood marke waxyabaha Ku barayaan ma fahmii Karti walaal aniga wan ubahanahay bar mamishkaan
Haaa sxb waxaan so wadaa in kabadan inta aad hada firsatay
Mnsha Alh
Shukran wll
Duco wow
Marka ii tiilmam. alle qeerbadan hadiinsiyo
Xake lalabarta mesha
Asc
masha
Shukran wll
Maashaa allaah
Shukran wll
thank you macalin
Shukran waan kaa faaiday
Adiga mudan wll
xagee imadaa duco ayaa kor kiina ah
Cashir ficn maclin masnid
Thanks
Masha allah hormarwacan
Shukran sxb
Masha allah hormr wacan
Bajajtaan inaan barto ubhaanhy
Waa lagu baraa wll
Ustadi meqo isbuuc lagu baran karaa
Wlhi
Duco media
Asc macalin waxaan kamid ahay dhalinyarada casharadaada kafaa iidaysto waana kaaga mahadcalinaynaynaa casharada aad si wanaagsan nooga siisit wadiska mootooyolinka kaladuwan lkn ani waxaan ubaahanahay in aad nabartid mootada bagio iyo mootada tvs waana mahadsantahy macalin
Haaa sxb so dhawow
Ok diyaar waaye
Mnzha allh
Shukran
Errrr
Jazaakum laaha qeyr
Shukran wll
@@DucoMedia cafwan
Heee wll maxaan kaa cawiyaa ii sheek
Hala ibaro imad ilaahey
Asc wll aad idin ku bogaadinaa team #duco_media
Waan kaa qabnaa sxb mahad sanitsxb
Dhibicda mooba walbe maleedahay
Haaaa waxii bajaaj ah wey ledahay
xageen imadaa jawab dag dag ah
Maya wali meel tosan majirto oo layimaado sxb
Ducomedia
Aniga hal talo baan kugu darsanya muuqalka badisi baan camera sifiiican uduub
Adiga maa kamiriste ah sxb
@@DucoMedia haa kaabe anaa ah wax yar lee kaa qaldan
Sxb ii sheek maxaa iiga qaldan wlp