Nin ki ugu horeyay ee soo bandhiga halkay ku baxday cashurti u shacab ka wasiirada wasarad walba alaga dhigo wa jib sanad la ah NO MORE CORRUPTION JSL 💚⚪️❤️
Reer hargaysa waa Kuwi ad ku sheegtay Cayayaanka Cayaynka lama mideye waa la bufiya ama adiga buufin ama adigay ku buufin kani waa nacaas Dadku sidasi u cayey ayu donaya in U wax u sheego Waa ki reer borama ku laha reer hargaysa aniga cadaw ayey i yaqanan ee reer boramow idinko ika si liita maxay idiin yaqanan Reer borama way ku qoslen in u cawaan caqli xun yahay ayey ogaden
@@hamzajooker6716 qofk qabyaladiiste ah oo cuqad dhaamisay maahan Muwaadin, ee muwadinkii waa qofka waxa horu mar ah ee magaladiisa ka socda ee sida cadceeda u ifaya ka mahad cesha kuna garab siiyaa mudadka kooban ee mayirku joogo wixii wax qabada ciduu doono ha ahaadee, kaasa muwadin ah, qof laakin hargeisa u kala abtirinaya Adeer Muwaadin maahan, ee kor uga bax,
New version of emotion 😢😢😢😢 Inaalilh maayir waa 2025 weli ma waxaad u haystaa in actor nimadu iyo af macaanidu ku shaqynyso wrkaaga waa la hayaa mudada kuu hadhay dhamyso horaa lo yidhi nin aad taqaan yaad tahy lama yidhaa
HOOYADAY ! BA IGA SHEEGAYSA CABDIKARIIM AWOOWGI MOOGE OO SHAHADO LA SIYAY HAYAD DADKA HARGEISA U IMAN JIRTAY MOOgE DADKA REER HARGEISA KU ODHAN JIRAY ILBAX NOQDA OO ISNADIIFIYA
Madaxweynahaagiibaa muuse wali daba socda oo meelkasta ka leh Muuse mee xaflada inuu yimaaday ahayd Maayar xaafad hargasysi uma baahna alle uga baq dadka cashuurtooda ugu wada shaqee
@@AbdirisakMohamud-s4d Oromo maxaya bal qof waalan ee meel laga hadlayo iyo waxa laga hadlayo aan garanayn ee giidaarka waalida jiidhaya,bal caadifada iyo fali waalida jooji horta ilayn qofkan uma tihid horjooge maxaad ku difaaci ma isagaa ku aqaanba.
Maayir ma hayna dad doonay inay ogaada wixii aad qabta ee waxay ahaayee dadkii dhacay ee xisbigood laga badiye waan u qaadan waayeen dadkii lahaa waanu ku adakaanaa doorashada
10 qof oo Hal qofa kee nala hadlaya maqaxoyaha kuwaad codka ka raafinaysay soow ma aha maxaad boolis ka ugu dhumanaysaa waxaad na hor Iman markaad Hal qof noqoto
That is it,waa intaasun ummadu mar ayey aamintaa qofka hogaamiyaha haday markaana ka aamin baxdo waa bas markaas ayaaa isagu danbeysa isaga iyo shacabkii wey kala dhaqaaqeen nacnac danbe iyo Tororog la shubo dadkii caadifadooda masoo celinayso,markaa ninkan isagu bal hasoo kala gar baxo naf ahaantiisa wllhi isagu hasoo kala dhamaado.
Maayar waa lagu jecelaa madaxweyen Hargeisi kula rabtay lakiin hal Mar uunbaad isqaawisay oo aad marada dhigtay oo aad ilowaday cidii ku doorway garxajis kuma dooran Arab iyo Habar Wal baa ku doorway taas ma dafiri kartida lakiin abaal laawaad noqotay hada waxa sharaf ah laguuma hayo
Hadalkaga ilaa mic gii ba dhibsaday waayo waa laga aamin baxay Mayer 😢 Inta kuu han waynayd baa ku jiray, mdxwayne kula rabay sorry hoos baa uga dhacay adna waad ogtahay.
Rabi haku garab galo maayar, Isha Xaasidkana Alle hakaa xijaabo.
Guul iyo gobanimo maayir mooge iyo waxqabad kiisa ku salaysan itus oo itaabsii 👏👏👏
Mnshaa allaa ale ha ku xiftiyo want kugu farxsanhay
Guuleyso Mayor wax qabad aan hore Hargeisa looga qaban ayad ka qabatey
Masha Allah cabdikariin axmed mooge Guulayso illaahay hayno badiyo cabdikariin axmed mooge oo kale illaahay ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin
Maayirka hargeysa waa qof wanaagsan u dulqaado inta yar doqonta ah
waa geesi mooge walee❤❤❤
Nin ki ugu horeyay ee soo bandhiga halkay ku baxday cashurti u shacab ka wasiirada wasarad walba alaga dhigo wa jib sanad la ah NO MORE CORRUPTION JSL 💚⚪️❤️
Maayir mooge guuleeyso ❤❤❤ ilahaay hakaa abaal mariyo
من الآفات المروعة والمحزنة :ان طبايع البشرقديما وحديثا ان لايقبلوا احدامن الناس قط.
ايش الحكمة في كلامك؟
Khaayin.Sidaa lagaaga hadhimaayo miisaaniyada 2024ka xisaab xildh keedii waan la ogyahay intaanad Golaha DEEGAANKA usoo bandhigin
Geesi qaran 🦁👑🫡
Mr cayayaan waa in lagu bufiya
Oo reer hargaysa waa kuwi ad lahayd cadaw ayey i yaqanaan
Hada maxad ka rabta cadawgi iyo cayayaanki
Adigu xataa cayayaan waad kasii xuntahay oo waad buktaa waayo wuu kusaxnaa eraygaas oo adeerkaa ina samaale ayaa kutilmaamayay xisbiga wadani inuu cadawyahay oo aynu kaguulaysandoono markaas dhiladii kudhashay wase maxaad ina mooge oo keliya usooqaadanaysaa hadaanad bukin oonad weliba ilmo sino uraya ahayn mother fucker ilmo mother fucker jilicsana ayaadtahay oo qabyaalad keliya iyo oohin lasoo fadhiya markasta markaas cirka soodumiya adiga iyo inta kulamidkii
Adeer maayir ma tihide xaafadiina uun dhiso intaad meesha jogto wad tagaysaaye
Reer hargaysa waa
Kuwi ad ku sheegtay
Cayayaanka
Cayaynka lama mideye waa la bufiya ama adiga buufin ama adigay ku buufin kani waa nacaas
Dadku sidasi u cayey ayu donaya in
U wax u sheego
Waa ki reer borama ku laha reer hargaysa aniga cadaw ayey i yaqanan ee reer boramow idinko ika si liita maxay idiin yaqanan
Reer borama way ku qoslen in u cawaan caqli xun yahay ayey ogaden
Cayayaan Iyo Ayax Ba Way Yihiin Kuwa Doonaya Qaadka Iyo Shaxaadka.
Isagu wuxuu dòno wuu yidhi waanu cadeystey inuu cid ka dhashay inuu magaalada qeyb dhisaayo. Adiga waxaa kaaga meel yaala sawtan aad wali badhkaa kabaha u leefayaan.
Waxa wacan inta aanad talaabo qaadin inaad gudaha iska saxdaan siyaasad iyo qorshe cad oo kala hortageysaan dejisaan idinkoon cay iyo aflagaado midna sameyn. Hadii dee xoolo noqoteena hadba cidii iyo meeshii la idiin foofiyo u kaca. NO MORE ELSE'S
Waan qiirooday
Ohh my emotions get the best of me 😢😢
Ninkan allah inoo soo diray waa billa rafllihii labaaddadyahaw aqoon isaaq qollaba magac ku sheegayaa waxba ma ihidin sidani dadnimo iyo dawllad dhisasho maaaha from isaaq
akhaaas waxaan dhiig isaaaq ba malahaaa islaantii dhashay waxay noo qarisay nin majeerteen ah war gal DNA
C/kariin mooGe Lpx Qaran wllhi
Maayar hore ayaad u socotaa dib ha eegin daymadaasu qorshahaagii ayay dib u dhigaysaa.
Anaga hadaanu galbeeddka iyo woqooyiga hargaysa nahay waxba karma hayno halal machan marabno maayer
Kuwa cuqdadu hayso ee qabiilka iyo qowlaysnimadu madax martay ha u joojin Maayer, meel ka fog ayaanu kugu wadnaa isha allahu.
Kuwaasi miyaanay muwaadiniin ahayn, hadalka hagaaji
@@hamzajooker6716 qofk qabyaladiiste ah oo cuqad dhaamisay maahan Muwaadin, ee muwadinkii waa qofka waxa horu mar ah ee magaladiisa ka socda ee sida cadceeda u ifaya ka mahad cesha kuna garab siiyaa mudadka kooban ee mayirku joogo wixii wax qabada ciduu doono ha ahaadee, kaasa muwadin ah, qof laakin hargeisa u kala abtirinaya Adeer Muwaadin maahan, ee kor uga bax,
Asc raali ahoow isma arkikartan mudan madaxweyne muuse biixi cabdi
Geesi qaran cabdikariin mooge
adeer daantaa dhis daantayada waxba kaama galine cashuurtana iska ilow😉😉
Qaran dumis ayaad tahay
New version of emotion 😢😢😢😢
Inaalilh maayir waa 2025 weli ma waxaad u haystaa in actor nimadu iyo af macaanidu ku shaqynyso wrkaaga waa la hayaa mudada kuu hadhay dhamyso horaa lo yidhi nin aad taqaan yaad tahy lama yidhaa
Kaxun
mayirka waxa uu qabtay waa ogyahy qof kastaba
Inanguumeed inanguumeed dhalay oo ciilqabe ah yusra harti
Yusra harti. Siilkaaga miyaa?
Qiiro Japan
Nacas
Maqaxiyaha ilayn ragbaa
Jogo kulamide
Mida kale maayarka
Halkaa uu kaso qancinayo dadku
Maaha in hargeisa aanay midaysnayn balse waymidaysantahay
Maayarka waxan aan odhanlaha anu
Ina mooge
HAdaadan wadooyinka waxaad dadka kaqaaday aanay hagaajinkarayn samee
Ugu yaran buuxinta wadooyinka
Maqaaxiyahad iskala wayntahayna
Abdikariin zhp dad dharnadiifa ayaa fadhiya mana ahayn
Maqaaxi in lagugu xisqabiyo ee dadkamida dadkaad madaxda ka uahayd ayunba adeero kudalbay
Waxn maayarka kula talinlaha
Shallayna wadigi xashiishka lagurayay dhalinyarada maantana maqaaxiyahooda in aad cay ugu so dhigto aadban ula yaaby wallhi hadalkaa jilicda sanle
Intii hore waxaad ahayd uun uso badal umada please maayar oo
Waxii alle Ku iGamaday sidaacada uqabo hargiseana waad Kala midaysay hadalkagan anoon hadalkaGa ufiirsanayn iyo rag aan layasikarinbaad maqaaxiyahay kushahaynayan rag kucaayaysaa 150ka ayaanad ujeeda meherada kutaal ee shaaha lagu cabo
HOOYADAY ! BA IGA SHEEGAYSA CABDIKARIIM AWOOWGI MOOGE OO SHAHADO LA SIYAY HAYAD DADKA HARGEISA U IMAN JIRTAY MOOgE DADKA REER HARGEISA KU ODHAN JIRAY ILBAX NOQDA OO ISNADIIFIYA
maayirka konfur bari hargaysa
Worst Mayor of Hargiesa
Maayor sidee xaafadaha hargaysa loogu qaybiyey taasi mihiima
Cayayaankii jug soo dhacey muxuu leeyahay.
Madaxweynahaagiibaa muuse wali daba socda oo meelkasta ka leh Muuse mee xaflada inuu yimaaday ahayd Maayar xaafad hargasysi uma baahna alle uga baq dadka cashuurtooda ugu wada shaqee
Ishii buktaay ku bikaacso waxqabadka mooge 😂😂😂
Africa waa ninked cuna, waad noo shaqaysen waxaanan nigi filaynaa wax qaad inta ka badan mayir moge.
Maayir mooge waxqabadkiisu waa cadceeda oo kle
Tuug waa lagu ogaaday
Cuqdad iyo caabuq 😂😂
Qaran dumis
Hhhh adeerkaa baa tuugnimada lagu ogaa
Tuugu intaanu tuug ku odhan yaa la idhaa
Beenaale wa lagu ogaaday
Waa Goorma ciduu la hadlayaay ha lagu qaniino ka dibna halagu afuufo. Halagu candhuufeeyo kadinba halagaa masaxo. Qaado ama ha qaadan. Adiyo garaadkaa
Away qofiyadii COWBOY 🤠 KA
MA TII CIRRO AYA KU BADASHAY MIYA 😅
Kkkk adigu is mide
Hargaysa midnimo kagama bahna
Dadka leh aya hore u mideyey
Wllhi waad soo dhigtay midhaa,isagu naf ahaantiisa hasoo kala baxo isagu hakala gar baxo waa dhowr qof😂
Adigu waxaas oromo ka ahaw ninkani waa lafihii reer hargeisa waana masuulkii usareeyaye go back to abarso school xagaas iyo Ethiopia ugasiigud kadibna
@@AbdirisakMohamud-s4d
Oromo maxaya bal qof waalan ee meel laga hadlayo iyo waxa laga hadlayo aan garanayn ee giidaarka waalida jiidhaya,bal caadifada iyo fali waalida jooji horta ilayn qofkan uma tihid horjooge maxaad ku difaaci ma isagaa ku aqaanba.
waxqabadkii 2022 maxaa keenay meesha ee 2024 wixii idiin qabsoomay usoo bandhigi waydeen 2025 qorshaheega iyo waxaad hiigsanaysaanna usoo bandhigi waydeen.
Raganimo
Maayir ma hayna dad doonay inay ogaada wixii aad qabta ee waxay ahaayee dadkii dhacay ee xisbigood laga badiye waan u qaadan waayeen dadkii lahaa waanu ku adakaanaa doorashada
10 qof oo Hal qofa kee nala hadlaya maqaxoyaha kuwaad codka ka raafinaysay soow ma aha maxaad boolis ka ugu dhumanaysaa waxaad na hor Iman markaad Hal qof noqoto
Libaax mooge dhag haw dhigin dhatiga shayma sacsacad muuse😂😂😂😂😂
Ninkan waa labartay wuxu yahayba
That is it,waa intaasun ummadu mar ayey aamintaa qofka hogaamiyaha haday markaana ka aamin baxdo waa bas markaas ayaaa isagu danbeysa isaga iyo shacabkii wey kala dhaqaaqeen nacnac danbe iyo Tororog la shubo dadkii caadifadooda masoo celinayso,markaa ninkan isagu bal hasoo kala gar baxo naf ahaantiisa wllhi isagu hasoo kala dhamaado.
@ wlhi waa runtaa ninkani waxaan afmiishaarnimo ahayn lamuu iman lkn isagiibaa is duqeeyay dadkiina waa barteen
Yaa ku dhalay
Qiiro.
Maayar waa lagu jecelaa madaxweyen Hargeisi kula rabtay lakiin hal Mar uunbaad isqaawisay oo aad marada dhigtay oo aad ilowaday cidii ku doorway garxajis kuma dooran Arab iyo Habar Wal baa ku doorway taas ma dafiri kartida lakiin abaal laawaad noqotay hada waxa sharaf ah laguuma hayo
Maayirka ckariin wuxu qabtay waxqabad,aanladafirikarin ,lkn waraysiga bilaamacnigaana waa inuu diidaa waayo wariye yaashu way arkaan inuu caasimada dhisay .
Waxan odhanlahaa ckariin inuu ilaaladiisa aykahor istaagaan waraysiga naxliga ah ee xaafadu wado,midna waa inuu xaalkabixiyaa oo kalmadii cayayaanka weeye.
Waar kaalay nalaxisabtan tuugyohow afkaga iyocalooshadu maladaptive socdaan
Hadaad tubtii toosanayd kusoo dhacaysaa madaama aad qirtay wixii kaaqaloocday iyo wixii aad saxdaba hadal raganimo leh waad kuhadashay
Dna eegii mee
Waad ooyi kartaa wllhi😂
Tuug Mooge
Hadalkaga ilaa mic gii ba dhibsaday waayo waa laga aamin baxay Mayer 😢
Inta kuu han waynayd baa ku jiray, mdxwayne kula rabay sorry hoos baa uga dhacay adna waad ogtahay.
Ha ilaabin in Xisbiga Wadani laga soo doortay Mayorka Muse haddii uu dhacay isagu muu ridin ee Somaliland oo dhan ayaa nacday ee liq
@taqwalaah5911
Muse waad ka maarmi laaday malin walba waa hadal haysa.
Moge, hargeisa dooratay shaqsiyaan tagerayashisi ku hungoobay baa ka mid ahay. Malin walba wuxu aad no tusaya wajigisa sax da ah. Wali uu ku adkaysanaya aflagada'a dadki soo doortay. Maqaxiyaha dad muwaadin ah fadhista. Dadku shalay la shahayey maqaxiya marku cod doonka aha aflagado ma gayan. Cid ku tidhi maqaxi baa lagugu xisaabin ma jirto. Tasi iyo hadalo kale delqaaf ah ba waa laga qoray. Faladhi gilgilasho kagama go'odo Xisaab waa loga fadhiya Mr Moge.
Wale qabriga noo raacimayside ina caga wayna kaa raganimo badna se ka wax ukala abaal marina waa raxmaanka caadilka
Fix the 150 road
Illhy hAyno barkeeyo madxda ee buqa dhaafa
Maayir dadkani abaal malahe sidii Seltoke ula dhaqan, hala sheekaysane aamusnaan hawlahaaga ku wado
Adiga uun baa fikirkaaga ku hadlay sidaa darteed qaab fikirkaagu sidaas ayuu u liita,waar dadka hakula xisaab tamaan maa ceebaa maa wax xun baa adaan ku weydiiye waxaad doonto qabo magaalada cagaare wadooyinka oo dhan dhis hadaad doonto mar walba waa lagula xisaab tamayaa,Haa dee waxbaan idiin qabtee maxaad I waydiinaysaan weeye warkiisu waxaaso kale waa nacnac iyo Tororog baa la dhahaa.
Mayor KA DAANTA 😅
Aeer afkasi wa kad nagu lugysay laakiin filnka wa la fahmay
Tuug maraatada jooji maqaaxiyaha haku meeraysane is casil
muxuu kaa xaday bal soo sheeg halagaga. soo qaado. sharka qabiilku. yuu kula fogaan
Qabyalada iskadaa duliyow
😂😂😂 adiguna ma waxad tahay kuwa maqaxiyaha inay kula dodan
Ma xoolo hooyada leedahybuu xaday
Qof waliba wuxuu yahay ayuu dadka moodaa Mooge haddii tuug noqday Hargeysa ba xalaal cun ma joogo
Doqon qabilist 😂😂😂😂😂😂adeer xafadaha wäda dhis😂😂😂😂 hdi klesheeko 😂😂😂😂jooji
Munaafaq ilmo furash wa munaafaq uun war tuug beenale ah ayad tahay walahi
Soo diga abtigaa maciin bidey maaha mj oil 😂
Mayar munafaq benale markad wsirka kalumaysiga ahayd danta rerkayga aya uga tagaay aya tidhi 2ba wajiile
MAAYIR Xisaabi xil maleh waa maxay bacdan kuu Shan qadhay kkkkkk
Halkuu kumaqnaa kamaradii baa karaysaty
Maayir malinkaa waad Naga gashaty qaarbaa Naga waaloo on xoolaad na fadhiisiyee meheradaa u kala kacdayba 😂
Yaa bintu sanduuq khabara fii suuq warkaaga waa lahayaa ee xafadiina dhiso intakale illahay baa u maqan
Cuqdad iyo caabuqa iska daweeya 😂😂😂
Subcadaadii ciro waydii
Caaaaac reer kjlmiye cabaad kiibaa ka dhamaaday adeer adkayso ninba waa mare mus makula koray kkkk
Mr qiiro remembers what you said. Where is Cayayaan walagula xisabtamayaa car dadka hor imo hadaad isku kalsoontahay.
Caaaaac qaran dumis baad tahay lain + qaji ayaad u baahantahay
@@IsbedelkaSomaliland oow qaranku ma shalaybu dhashay markii reer kursi caashaq fadhisteen 🤣🤣🤣🤣
Durbaba ma iska oohintiisii iyo qiiradiisii beenta ahayd ayuu bilaabay, waryaa kala baranay runtii iyo beentii
Ceeb ma aha inuu Xisbigii uu ka soo baxay u ololeeyo ceeb kale oo lugu heystaa ma jiro ee caqligu ha shaqeeyo
Shaqadiiban guulwadayenta iyo
Iyo sacaba tunka warbixin maaha
Lkn su ashuwaxay tahay aaway
Xafadaha tebaya waxqabadka ee weli kudulsocda burburka iyo jajabka midnimo lomabahna ee waxalobahanyay cadalad logu shaqeeyo shekhow waxad fashayba
Fashee wa infatakum
Reer nimaa ku haysata adeer soo badheedh adeer kaa tegye cabaad ka joojiya reer kulmiyoooe
Waxab hamidene dadka qanci
Maayir qiiro 😂
Beenaale qiiro
Afsoomaali Raashina ayaad meesha lasoo fadhidaa
Maayer bal doorashii fhawayd ama olalihii dhawaa aad ayuu hoos kuugu dhigaya mardanbe hasoo galin siyaasad qabiilaysan tageer dadkaa fhamaantood
Beenaale walagu fahamay af macaan tuug ,qaiilayste ah
Nalaxisaabtan tuugoow akhiro human saamixin tuug
This guy become clown after MBC made him who's he's now very sad
Oohintii ayaad biloowday iyo iska qiiraysiintii master qiiro
Waar dadkahot dhaqaaq. Benaale yohow
Asc raali ahoow isma arkikartan mudan madaxweyne muuse biixi cabdi
Asc raali ahoow isma arkikartan mudan madaxweyne muuse biixi cabdi
Asc raali ahoow isma arkikartan mudan madaxweyne muuse biixi cabdi