Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل الشجاع الورع،وأطال الله في عمرك وأكثر من أمثالك.
saana runta loosheega am a dadka beenta walaga dhaafa .culuma u suu illah ha naga qabta .sh. hassaan Hussein abuu salmaan Allah ha xifdiya
اميين يارب
maasha allh Sheekh xasaan ilaahey hakaa abaal mariyo
ما شاء الله تبارك الله حفظكم الله وجزاك الله خير الجزاء على هذه الكلمة القيمة
Masha Allah ...Ilaahey inoo barakeeyo cilimiga . Kuwo KU dhaqmna Allah Naga dhigo dhammaanteena
MashaAllah Tabaraka Allah 💙 Sheekh,Ilaahay haku barakeeyo Ummadana hakugu anfaco dhamaantood
Shiikh xasaani wuxuu usha qeyaa dawlada Kenya kdf waaye 3 billion dollars ayuu Ku qaataa masaajidka nairobi ayuu Ku qaataa 10 school ayuu ley yahay 10 guri ayuu Kuley yahay 400 kun dollars ayuu Ku qaataa guri Yaha ayuu Ku qaataa
allah xasaan uma ha'udhaafo walaahi waxa ow ogyahay sheekh carbeed oo saa wax u fahmay majoogo maanta waa walahi hade
Omar Dahraan mashaaallah sheikhena
Mashaa allaah sheekhan runtaan ku jeclahay
Video gan waxaa laduubay lix sano (6) kahor waxaa dawaaday 39k waxaa commenti bixiyey 31 qof kaliya maxaa qaldan . Aniga waxaa islee yahay dadka runta marabaaanSh.jazaakaAllah khyr . Illahay haku daayo cilmiga adun iyo aakhiro.
mawduucan baan ahayn mid dadku yaqaanno, somaliya dadka bangiyada wax ka qaata ama wax maalgashada bulshada immisay ka yihiin, waa wax aad u yar
aamiin umu caisha wa iyaaka
ma shaa allaah allaah haku xifdiy
Umu caish amiin amiin
Ow xasaan Alla maxaan ku jeclahay matihid sida wadaadada dadka iska gada iyo dowladaha oo siyaasiyiinta iyo dad ka lacagta leh wax u nuus nuusa.
Jazakallaahu kheyran
Xaqiiq waxaa ah in aan lagu dhaqmin muraabaxada saxda ah
ilaahay hakaa abaal mariyo
mansha Allah
Sheekheena xasaan😍💖
mashaallah
Kitaabkaan magaciisa yaa igu dhaamo
Minhaajka inuu yahaa filaa
Good
Gartay
Runtu wataa haday muri ka qaraartahy
qufkii latacaamula bankiyadaas xaaladiisa maxay noqonee asaga oo og
Sheekhan kii Al shabaabka dilalka ay ka waddo Soomaaliya taageeri jiray sooma ahan ee Kenya?
Maxamuud Cabdi Ibraahim Haa maantase Mas’aladan Bank yada Islamka Umadda ku baabi iniyaan Xaqqa ayuu ka asiibey👏🏼👏🏼👏🏼👌
Waligaa iska calaacal,Sheekhu Xumanta iyo shirkiga waa kii cadeeya Ummadana runta usheega wixii diidaya iyageey utaala
Haa waa sheekhi halyaayga ahaay oo gaalada wadanka ku duushay in la iska xoreeyo ku baaqay , cadeeyayna xukunkooda , allaha ha barakeeye 'e.
Non frère
waxa lagayabaa inuu. run shegayo. allahu. aclam culimadu meel ay. noowadan garanmyne waxa uu xarimayo kuwa kale. baa fadwoday
waxaad taa lagaga bixi karaa inanynu diinteena barano ,markaasi ayeynu kala garani ka culimaau yuhuud ah iyo kuwa rabaaniyiin ah,sheekh xassan waa runtii baananka sheeganay islaamiga ma hagaagsana horta banka qeexidiisu waa hayad habaysa dayn iyo riba ,oo waxay isku xidhaa cid lacag haysata oo doonaysa inay lacateedaasi faaiido udhasho iyo cid amaah doonaysa oo u diyaar ah inay bixiso dulsaar.,taasina islaamku wuu ka soo horjeedaa ,haddii islaam la raaciyana waxaba ma badaleyso, oo ribadii waa halkeedi oo waa xaaraan. markaasi xassan wuxuu ku saxan yahay marka uu leeyahay hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho ,
Maaashaaa allaaah
MAS’ALADA #Muraabaxada Sh. Xasaan si fiican ayuu u iftiimiyey. Waana xaaraan Cad Islamkana Aad shaqa ku laheyn👌SALAMA BANK & DAHABSHIIL MUQDISHO WAA SIDOO KALE
@@jacobbk7122 shiiqa maraabaxada xaaraam madhihin siwacan u dhageeso ee shuruudha lamaro ayaa qalad ah oo xaaraam ah
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل الشجاع الورع،وأطال الله في عمرك وأكثر من أمثالك.
saana runta loosheega am a dadka beenta walaga dhaafa .culuma u suu illah ha naga qabta .sh. hassaan Hussein abuu salmaan Allah ha xifdiya
اميين يارب
maasha allh Sheekh xasaan ilaahey hakaa abaal mariyo
ما شاء الله تبارك الله حفظكم الله وجزاك الله خير الجزاء على هذه الكلمة القيمة
Masha Allah ...Ilaahey inoo barakeeyo cilimiga . Kuwo KU dhaqmna Allah Naga dhigo dhammaanteena
MashaAllah Tabaraka Allah 💙 Sheekh,
Ilaahay haku barakeeyo Ummadana hakugu anfaco dhamaantood
Shiikh xasaani wuxuu usha qeyaa dawlada Kenya kdf waaye 3 billion dollars ayuu Ku qaataa masaajidka nairobi ayuu Ku qaataa 10 school ayuu ley yahay 10 guri ayuu Kuley yahay 400 kun dollars ayuu Ku qaataa guri Yaha ayuu Ku qaataa
allah xasaan uma ha'udhaafo walaahi waxa ow ogyahay sheekh carbeed oo saa wax u fahmay majoogo maanta waa walahi hade
Omar Dahraan mashaaallah sheikhena
Mashaa allaah sheekhan runtaan ku jeclahay
Video gan waxaa laduubay lix sano (6) kahor waxaa dawaaday 39k waxaa commenti bixiyey 31 qof kaliya maxaa qaldan . Aniga waxaa islee yahay dadka runta marabaaan
Sh.jazaakaAllah khyr . Illahay haku daayo cilmiga adun iyo aakhiro.
mawduucan baan ahayn mid dadku yaqaanno, somaliya dadka bangiyada wax ka qaata ama wax maalgashada bulshada immisay ka yihiin, waa wax aad u yar
aamiin umu caisha wa iyaaka
ma shaa allaah allaah haku xifdiy
Umu caish amiin amiin
Ow xasaan Alla maxaan ku jeclahay matihid sida wadaadada dadka iska gada iyo dowladaha oo siyaasiyiinta iyo dad ka lacagta leh wax u nuus nuusa.
Jazakallaahu kheyran
Xaqiiq waxaa ah in aan lagu dhaqmin muraabaxada saxda ah
ilaahay hakaa abaal mariyo
mansha Allah
Sheekheena xasaan😍💖
mashaallah
Kitaabkaan magaciisa yaa igu dhaamo
Minhaajka inuu yahaa filaa
Good
Gartay
Runtu wataa haday muri ka qaraartahy
qufkii latacaamula bankiyadaas xaaladiisa maxay noqonee asaga oo og
Sheekhan kii Al shabaabka dilalka ay ka waddo Soomaaliya taageeri jiray sooma ahan ee Kenya
?
Maxamuud Cabdi Ibraahim Haa maantase Mas’aladan Bank yada Islamka Umadda ku baabi iniyaan Xaqqa ayuu ka asiibey👏🏼👏🏼👏🏼👌
Waligaa iska calaacal,
Sheekhu Xumanta iyo shirkiga waa kii cadeeya Ummadana runta usheega wixii diidaya iyageey utaala
Haa waa sheekhi halyaayga ahaay oo gaalada wadanka ku duushay in la iska xoreeyo ku baaqay , cadeeyayna xukunkooda , allaha ha barakeeye 'e.
Non frère
waxa lagayabaa inuu. run shegayo. allahu. aclam culimadu meel ay. noowadan garanmyne waxa uu xarimayo kuwa kale. baa fadwoday
waxaad taa lagaga bixi karaa inanynu diinteena barano ,markaasi ayeynu kala garani ka culimaau yuhuud ah iyo kuwa rabaaniyiin ah,sheekh xassan waa runtii baananka sheeganay islaamiga ma hagaagsana horta banka qeexidiisu waa hayad habaysa dayn iyo riba ,oo waxay isku xidhaa cid lacag haysata oo doonaysa inay lacateedaasi faaiido udhasho iyo cid amaah doonaysa oo u diyaar ah inay bixiso dulsaar.,taasina islaamku wuu ka soo horjeedaa ,haddii islaam la raaciyana waxaba ma badaleyso, oo ribadii waa halkeedi oo waa xaaraan. markaasi xassan wuxuu ku saxan yahay marka uu leeyahay hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho ,
Maaashaaa allaaah
MAS’ALADA #Muraabaxada Sh. Xasaan si fiican ayuu u iftiimiyey. Waana xaaraan Cad Islamkana Aad shaqa ku laheyn👌
SALAMA BANK & DAHABSHIIL MUQDISHO WAA SIDOO KALE