@@xaliimacali5595 maya abayo lkn riwaayadu intan ka shidnaan laheed waayo waa gabar hubqaad leh marka inay banaanka is keentey aheyd waayo aad bay u qurxoon tahey lkn dhib maleh riwaayado kale o ay ku jirto inuu Hamze noo keenaa rajeynaa ileen isagaa Director ka ah meeshee.
Hamzo keep going wllhi ruwaayadan waan uxiisay dhowr beri baan sugaayey
Waaw riwaayadaan inay dhamatan umalaynaayay masha Allah
diin ta hakabeen sheegina
Allah unaxariisto abwaan geesi
Qaybtii 21aad nagu soo dhakhsada walaalayaal ee waala raagteen ee please waa naga codsi anoo Kasocda nairobi
Keep going xamse shaacir
Kusoo dhaqsada 21aad hamze legend
Wllo baryahan cadi uma so daysan ee cadi uso daya biishi ayaa hal mar so daysan sidan si kaba dala sxbyal wan idiin tagara ruunti
Alla ha unaxariisto marxuun geesi
Hamse wa nagala raagtay qaybtaan
Legend ba tehe horuu soco
Yaa waa adwaan shaaciee msh allah
Alaah ha unàxariisto
Legend xamse uurkeda iyo calosheda maxa ku tusay kulaha🤣🤣❤
Riwaayada qeybtaan waad nagala soo daahdeen ee qeybta kale yey sidaan cml dhicin lasoo dheereeya waan ku xiran nahee
Alha unaxaristo abwan gesi😅😅😅😅
Jayne
Merhaku maa waysa wujabay shiikh baa safara Ahaa Meharku wujabay
Keep going shiikh nuur
Jecelkeyga xmse❤❤❤❤
Okay
Shiikhu ugu ebad darooday kulahaa
M.a keep going qosol iga dhamady
Keep up
Inantaa mataylsa inay uurka leedahay waxay aad isku egyihiin inantii geeriyotay ee hibo falqfalaq la odhan jiray illahay hawnaxariistee aadbay isugu eeg yihin tolow ma waxbay isku ahayeen mise abuurka illahay uun waxa layidhi qof walba 40qof baa is shabahaan
😂😂😂😂😂 hamze u ar funy wlh ....qosal igumaharin
Language barrie
Shiikh nuur
Geesi baa turjubaan ka noqday yaab waryaabaray geesi AFmayga qosol igumaharin
Gabadh uur leh meher ma qabto ee diinta kadaaya
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Kkkkkkkkk waa sinay sateen kulahaa maxaa sameesen ookale
hhhhhh dadka wax jeclaada ma dhibtaanoo kalay qabaab xamsa jacalykii iyo uurkii iyo diidmadii bay kaga dhagtay asagoon cidma waydiin buu iska waramayaa jacayl runa inuu kusoo dhacaa moodaa
Keep going pr0
Hamze keep going
😭😭😭wa naga so daahisin pleas la so dhakhsada
Love
Sheekha soomali wayaqaanaa kumana hadli karo lee😀😀😀
Ar abwaan gesiyaa wamaxay balada ukenay dadka😁😁😁😁😁
😂😂😂😂😂wlhi manooli
Keep going xamse sxp qali
Harmar wacan
Rwd Xrbo bdn waan idin wata abwaan geesi turjubanimda ku bahan🤣🤣🤣🤣🤣
Xamzow afka maay maayga maxaa ka fahantay?
Xamze shacir❤
Hamse legends
Kkk maxa ka qarsaneysaa wa wacale 3:05
Waaad lazo daaahdeen dee walaalayaaaaL
Auusususu
Abwan geesi .Shacir iyo idil wan idin wtaa
Qaybta Xigta Soo Boobsii Zxb
Abwankii ba mesha kuso biiry xamasad gara bay ledahy
noola zoodhakhzo qaybHa kale tanwaanagalaraagte
Masaafadii wayianty
Xamsow baydhabo in lagu geeyo weeyaan
Kalman waye
Dabcasar hee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Asc
Midgo midgo dhaleen dhaqanxumo aabeheed
Waaw luqadeyad hooyo maay
Luuqadeyda hadhihine lahjadeyda dheh ileen luuqad gaar ah malihide may iyo maxad tiri labaduba waa afsoomaliye lkn laba lahjadood umbey kala yihiine labaduba wa soomaali
Dabacaser aaa hhhhhhh
Sorry sorry wanagala daahday
Maxa
hamzooow waa in aad konfur galbeed aad gaatid
Ina adeeraw xamse tan haba dhaafin zxp
Kkkkk keep going bro
Kkkk siraysidi ayadoogi kkkk cunuga haduuna meher KU dhalaan way ma hersantaa kuye kkk. Ii goya rer baydhabo rer butlan cunugtii baa fududeyey rerkii way ogoladeen oo sheeq fududeyey lacgtiisa waa diiday iyaaaaaaaa
Kuwanaaa cadi maahan 🤣🤣🤣🤣🤣
M.a
Riwaadan imbadan baanusugaynay 🥰🥰🥰
Geesi. Kkk wuu qoslay..kkkkkk
Hamzow gabadhan hadey saano dhan u qurxoon tahey maxaa qeybihii hore maska uga furi weysey.
idinku gabdhii mas xiratay ma fool xuntahy
Riwaayadan ineeydhamaatymoode.lkn.waanagusoodaahdy.
@@xaliimacali5595 maya abayo lkn riwaayadu intan ka shidnaan laheed waayo waa gabar hubqaad leh marka inay banaanka is keentey aheyd waayo aad bay u qurxoon tahey lkn dhib maleh riwaayado kale o ay ku jirto inuu Hamze noo keenaa rajeynaa ileen isagaa Director ka ah meeshee.
@@A.A.E93
Hhhhh maashaa allaah waaba kaheshay gabdhii xamse armuu kaa masayraa oo is dhahaa gabadhu waaba quruxbadabtahy Ku qabso intaan lagaaga soo dhicin
Kkkkkkkkk meherka qosal badnaa
Ma maaay maay buuuu igu meheriyay!
Gabadh uur leh meher ma qabto diinta beenta ka daaya
Wacal karamo malahan wu mehersamaya meherkawene wa wacal
@@idmanjama7189 maya beenta jooji gabadh uur leh meher maqabto markay dhasho ayuu meherku qabanaa soo baro diinta islaamka ilmaha wacal ama garaca ah janadana ma galo ehlu cadaab waaye
Dabcasar aaa🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhh
Hhhhhhhhh
Kkk qabiilkeed
Qalin
Uurku yaa waalay kulaha 🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhh
Hhhhh riwaayad xarabo bdn
Hhhhhhhhhhhhhhh
hhh
hhhh
Kkkkkk
Hhhhhhhhhhh
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkk
👎👎👎👎👎
Kkkkkkk
Kjjkkk
🤣😅😂
Kkkkkkkkkkkkkkk