Alle no aqbalo ducadaa aniga awlad ma hasti lkn waa rajeynaa i.a maalin uu nin wuu i qabaa lkn waligey ma arkin hada hodhow ayaa guursaday mana ii imaanin waxa uu jogaa faransiiska isoo ducey inoo alle ii keno aan kala helno awlad baari adigana alle ku fudeeyo hpo mcnto ♥️♥️♥️♥️♥️🍒🍒🍒🍒🤲🤲🤲
Manshalah nadiraay sidoo kale walaashayaa tahay ismaanan arag hadana dad badan waa isaga dhawnahay ilahay salaama haku kala keeno amin inshalaah bayb boy baa dharka kala dhex baxnay wax walba waa ok umushii is qaadata inshalah
Allaha kuu fududeeyo afar indhood oo nabad allaha idiinkalkeeno... Aamiin aaamiin. Aamiin abaayo muniiro cadeey waan kuu xiisay.ayaamahaan kuma sooqorin telkaa iga cuslaa
MAANSHALAAH so dhalo adoo nabad ah inshalaah abaay muniro wanksuo duceyneyna fool iyo Ibi kuma dhibto inshalaah walaasheey🤲
Allah Amiin Yaa rabi 🤲🤲
Amiin yaa rabbi
Aamiin
Aaamin
Alaha kuu fududeyo foosha sahal alaha kugu kala keeno
Abaayo muniira waa ducesan tahay ilahay waxaan kaaga baryenaa inuu ku fududeeyo wax dhib ah aa dan arkin adiga iyo baby ga ilahay asigoo cafimaad qawo jilbaha hakuu saaro ❤️
Allah ku fududeyo afar idhood oo nabada ilahay kuguma dhibo foosha ya rabi ilahay dartiisa ku jecelahay mashallah wadna duceysan tahay abayo mcnteydii
MashaAllah such a beautyful person "abay muniro"may you have the easiest delivery with the greatest Allah blessings
masha Allah ilahay ha kuu fududeeyo abaayo Muniira afar indhood oo is eegaya insha allaah
Masha Allaah abayoy iska racsii dharka Babyga 😘😘 Allaah haku fududeeyo insha Allaah
Isbitaalka Cabsi cabsi waaye ILAAHAY hakuu fududeeyo Bi'idniLLAAH abaayo macaan ❤️
Alle no aqbalo ducadaa aniga awlad ma hasti lkn waa rajeynaa i.a maalin uu nin wuu i qabaa lkn waligey ma arkin hada hodhow ayaa guursaday mana ii imaanin waxa uu jogaa faransiiska isoo ducey inoo alle ii keno aan kala helno awlad baari adigana alle ku fudeeyo hpo mcnto ♥️♥️♥️♥️♥️🍒🍒🍒🍒🤲🤲🤲
Allah nofududeyo abayo mcn ani adi iyo dhaman hoyoyinka xamilada
Allahuma aamiin Abayo rabbi haku saqiro
Inshallah healthy mommy healthy baby comes back home🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin aamiin Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ya Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Masha Allah dagal wa u diyargarowdee Ilahey haku fududeyo umushii isxambarato 🤲🤲🤲
Masha allah alle waxa kaaga baryaa adoo nabadaa in alle idinkala keeno adigaiyo baby allaahumaa Amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
اللهم امين يارب العالمين الله يحفظك ويسعدك جزآك الله يحفظك ويسعدك جزآك الله
Alaahu akbar ilaahow kuu fududeeyo adiga iyo inta xamilo ah ramadan kow ah ayan umulay alxdlaah wan cfmad qabnaa aniga iyo babyga
Nabad allaha kugu kalakeno abayo muniiro❤
Allaah haku fududeyo 38 wiik iyo 3 cisho baan ku dhalay bishii 3dexad allàah haku soo fudaydiyo adina idinko nabada
Abaayo allah haku fududeeyo adiga iyo aniga iyo inta uurka leh.
Muniiro ilaha hanoo fududeyo wlhi waa baqaya iso duceeya 37week 6day ahay intaa heysan illah hasiiyo thnk
Abaayo isku mar beynu dhaleynaa ilahay hano fududeyo insha Allah 🙏
Allah ku fududeeyo wllo mcn
alle hakuu fududeeyo inta kuub hartay dhibna alle kuma dareensiiyo wax walba fudeed alle hakaaga dhigo insha allaah hbo muniiro
Mashallah abay muniiro illahy hakku nabd kala keeyno abyo anaga illahy awlaad baraya dhabarkeena illahy hanaga so saaro muuniro aby iso duceey
ilahy haku fududeyo abyo muniro waxba kama dambeyo rabi hano wada fududeyo 🥰🥰
Mashaallah mummy mcn so dhallo adoo nabaad ah iyo cafimath qawa my baby boy 😍😍 I think it's a baby boy
My Rajo Munira Abshir abaayo Alla haku fududeeyo cadeey Afar Indhood oo Abshir ah ❤
Muniiro abaayo waa kuso ducenaa insha allaah si fudud allaah haku kala keeno
Abaay muniro Mashallah 🥰 babydaa illahi nawadaa Koo Kanoo
Masha Allah abaayo ilaahey hakuu fududeeyo afar indho is jecel allaha kaa dhigo mukulaal mantagtay allaha kaa dhigo
Masha Allah Abaayo Nabad Allah ku kalkeno inshaa Allah 🥰🥰🥰🥰
Asc Walashey
Ciid wanaagsan adiga iyo familkada.
Mashaallah
Illaah haku fudediyo fosha afar indhod oo farxad iyo abshir ah inshaallah.
Masha Allah Allah haku fududeyo xappti aaamiin yaa rabi 🤲🤲❤❤❤
Allaha kuu fududeeyo mukulaal matagtay allaha kaa dhigay Hindiso allaha kaaga dhigo qaali afar indhood oo abshir ah
Abaayo si dhib yar dhabta allah kugu so saro Aamiin amiin yaa rabbi🤲🤲🤲
Allah kuu fududeeyo macaanto caafimaad qab Allah kugu kala keeno umul caafimaad qabto iyo abad baari Insha Allah xabiibti
Asc walalahey chanelken Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🤲🥰👍💞 Eid Mubarak❤
Masha.allah abaayo ilahey hakuu fududeeyo insha.allah foosha.alle kugumadhibo afar indhood oo cafimaad qabto allaha kaadhigo adi Iyo inti gabar xaamil ah🤲🤲🤲
Aamiin aamiin abyo allha nabad kugu.kale keeno
asc abaayo markahore ciid waagsan dhamaantiin marka xigtana foosha allahkuufududeeyo insha allah
Manshalah nadiraay sidoo kale walaashayaa tahay ismaanan arag hadana dad badan waa isaga dhawnahay ilahay salaama haku kala keeno amin inshalaah bayb boy baa dharka kala dhex baxnay wax walba waa ok umushii is qaadata inshalah
Allaha kuu fududeeyo afar indhood oo nabad allaha idiinkalkeeno...
Aamiin aaamiin. Aamiin abaayo muniiro cadeey waan kuu xiisay.ayaamahaan kuma sooqorin telkaa iga cuslaa
Maasha Allaah my rajo family ciid Mubarak kulu caam wa antu bikheyr illaahey nabad hakuugu kala keeno aamiin
Illaah hakuu fududeeyo adigoo nabada iyo nuunahoo nabada iyo anagoo nabada Allah haisku keena soo cesho Aamiin yaarabi
wcs muuniro masha alah alah haku fududeyo isku wakhtiban ahayin lakin isako todoba biloda calosha kudhitayi alxm akhiraba walobahnyahayi siqir akhiro alah ayiga dhigo amiin
Amiin walaal iimaankaas ilaahay ha kuu siyaadiyo
amiin dhanten abayo
@@hodanyusuf9900 ilahay saqiir aaqiro hakaaga dhigo mcny
@@Najmabdullahii amiin amiin abayo mc
Mashaa Allaah Alle hakuu fufududeeyo Xabibti umusha🤰🏽🙋♀️
Ilhey haa kuu fududeyo amen yaa rab ❤️
Anigane wa ku jclhy o vediyadada ima dhaafo my role model abaayo muniira illaah haku fududeeyo foosha
masha Allaah Allaaha hakuu fududeeyo Abaaya Muniira insha Allaah
Illahay ha kufudeydiyo incha allah sister
Aamiin aamiin aamiin
Rabi haku saqiro alxmdllh aniga illah waa Inabad keenay abaayo wiilkeyga sadax bil ayuu jiraa illah ha u saqiro inta xaamilada ah intaa heesan illah ha siiyo owlaad saalixiin ah anagana baari illah hanoga dhigo caruurta
M a anigaa hitaa wilkyga 3bilod ayuu jiraa
@@nastehahassan6692 isku waqti ayaan wada dhalnay masha allah
Amiin yaa rabi
Mansha allh qaali allh kuufududeeyo dhamaanteen allow noofududeeey
Afar indhood o nabad ah Allah idinka dhigo Amiin ya rabi
Afar indho oo abshir ah allha kadhigo abayo Ilahy dartiis ayan kujclhy 💋
Ma shalllah qali Alle ha ku fududeyo Ana Wxb kama danbeyo iso duceya Asxbta 33 week Ku jira in shalllah 😍🥰
Aamiin Aamiin yaa Rabi
Abayo alla hakuu fududeyo yaa rabi insha allah ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 😊
Abyo mcn ale ha ku fududeyo insha Allah ale nabad ha kugu kala keno insha alah wan ku jeclahay abyo mcn muniiro farax igu nolow 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👸
Maasha Allaah Maasha Allaah abayo muniiro Aamiin Aamiin xabibtii shukren 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤💖💖💖💞💞💞👍👍👍💘💘💘💘💘
MashaAllah abaayo ilaahay haku fududeeyo InshaAllah
Asc abaayo muniiro ilahey hakadhigo afar dhindhood oo abshir ah caafimaad ku solabta gurigiina💙💙💙💙💙💙💙
Allah hakuu fududeeyo Muniira qurux insha Allah
Abaayo Allaha ku fudu deediyo fuusha insha'Allah bis salaamah 🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Manshallah muniira wll Allehaku fududeeyo fosha iyo ibi midna kuma dhibto.
Masha Allah my RAJO alle swc kaguu fududeeyo foosha xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.
Mnsha alllah abyo Allah ku xifdiyo video gaaan gadaal baan ka dawanaya. Waxan kula socday anigooo gabar ah ooo jogay gurigeeeniii.. haderna hyo baaan ahay alhmdulahi .ilahaya hàku barakeeyo gurigaaga iyo reerkaagaba Allah ku xifdiyo. Ilaaa hada waan ku jecelnahay waaan ku daawadaaa. 5sano wan kula socdaa. Walashen aaan jecelnahay baaa tahay guuuul wacan insha Allah
Illaah hakuu fududeeyo marka hore.
Bodyga ugu dhig gacmo dheer badanaa ilmaha way dhaxamoodan haddii aa awoodo hal joog oo ull u qaad insha Allah
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته اختي الغاليه هلا ما شاء الله تبارك الله بالسلامه ان شاء الله اللهم امين الله يسمع الدعاء يا اختي
Ameeeeen ya Allah
Masha Allah Abaayo macan Allah xaku fodudeyo Abaayo macan Amiin Amiin yarabi
Maash allh Abyo mcnto ilahey waxan kaaga baryaya inuu kuufududeeyo insh allh waxan isdhahaye muniiro isku bilaa tihiin lkin aniga waxan dhaly soonkii dhaxdiisa iidoo 10 malin kadhimantahay alxm ilahey uunbaa mahadiskaleh adigane waxaan kuurajeynaa inuu ilahey adigoo cafimad qabo kukalakeeno iyo intii muslima hooyoyinka dhamn 🤲🤲🤲
Mashallah congratulations babyka Allah kubarakeya
Abayo Illahey haku fududeyo insha Allah 🥰
masha allah abaayo muniro umushiyi isxamabarta allah kadhigo isha allah ❤
Abaayo nabad Allah kugu kala keeno afar indhood oo nabad qaba Aamiino
aniga 25weeks ayaan marayaa alle hainofududeyo inshaallah ❤
M,a.allaah.kufududeey.inta.dhalmada.isku.waqti
Aatihiin.allaah.idin.fududey.dhabtiina.allaah.idinsaaro.inshalh
Asc.. Abaayo Muniiro foosha Allaah hakaa dhigo mukulaal matagtay.. adiga iyo bbyga oo Nabad qaba idiin rajaynayaa
Muniiro Abaayo uurka waa dhib walaahi waa kuu soo duceeyay Ishaada markaa arkay anaaba isku maleeyay ax fooshaada lama maqlo mululuq iyo malalaq inshallaah awlaadana Alle hanoo barakeeyo intaa heeysana Alle ha siiyo walad saalixa.
Abayo allah ku fududeyo aniga hada walac tacbaan la hay hoyonimo dhel dhel mahan wallahi 😭
manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah
Ameen yarabi 🤲🤲🥺 apaaayoh muniiro adna umushii si nabad ah allle ku kala keeno ha kaa dhigo Ameen yarabi ♥️💯🤲
Masha Allah tabaraga allah bbe nabad kuso dhalo inshallah afar indhod isjecel allah idinka dhigo 🤲🤲
Mashallah allaha ku fududeeyo abayo inta awlad rabto an heysana allaha siiyo
Mashallah abayo Allah ha ku fududeyo inshallah 🥰♥️
Yaa rabi so kala saar inta awlaad haysan siii anaka noo barakeee amiin
Amiin Yaaaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤝❤❤
Masha allaah abaayo allaha fududeeyo arintaada
Allah kufudeyo Mcney ❤🥰
Mash alah wlhy ani iyo adi isku waqti aa nahay 37weeks aa isla nahay alhamdulilah ilahay haku fududeyo dhaman inta nala mid ahna sidokale insha alah
Manhllah abaayo Ana isku mid ayaa nahay alx iilahy haynoo fududeeyo Bishee ayaad ku beegan tahay
@@munomohamed5284 bishaan 20 insha alah
Maasha allah Abaayo illahay sifudud oqerqabto allaha kugukalakeno🥰🥰🥰
Allha ku fududeeyo xapiipti ado nabada iyo aso.nabada cfmd ku taama all mu family 🥰🥰
Abayo munira waxdib Allah kumatuso🤲🤲
Mshallah tabarka lihaya ha xfdhiyo sister and all your family ❤️💖🥰🥰🥰
Machaallah tabarakaallah sister allah hufdiyo
Mashaalaha macaanto ilaahey hakuu fududeeyo adiga iyo baby gaagaa insha alaha aamin aamin
Mashalah muniira allaha kuu fududeeyo xbiibti
Masha Allah soo dhalo ado nabada mami muniro allah kusaqiro fosha insha Allah 🤲🤲❤❤❤❤❤
Maasha allah abyo muniiro allaha ku kala nbd keeno afar indhood oo abshir ah allaha ka dhigo
Illahey nabad haku kala keeno illahey dartis ayan kuu jclhy
je moet kleren wassen nieuw babykleren ?
Wlllshy Allah hakuu fududeeyo foosha aamiin yaa allaah 🤲