Cumrigeygi waa tegey caqligeygina waan waayey !! Qiso xanuun badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 219

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 10 дней назад +33

    Illhow gacantaada ayey wax walba kujiraane naxariistaada illhow nasiii amin illhow cadaabul qabriga illhow naga badbaadi anaka iyo umadaaada oodhAn noona gargaar yaarabi ❤🎉

  • @ashaisse6851
    @ashaisse6851 10 дней назад +19

    Taasna waa kaa diiday. Aniga dumar baan ahay hadana hogaanka aan haayo iyo sida khatarta ooga badbaadiyo ma maleesan kartid. Rurta waa qof iyo aqligiisa. Qof damiir iyo aqli ku jira wax kasto dhinacyo badan boo ka fiiriyaa. Dahin oo ku wareero woo istiqaareestaa.

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 9 дней назад

      Abayo dumarka dhan isku mid mahan kuwo aan figir dheren o waxa jira waxey helan malin ku gubayan o anba ka figirin qofkan wax meel udig biri idin anfacayane qisada ma dhamesan lakin ja waxan si sawirty inu meel cidlo kuso dacayo maskinkas

  • @Sunshinee_23
    @Sunshinee_23 8 дней назад +7

    Muuqalka intan marka hore like saaray gadaal baan kala noqday liketii wayo naag carbed ii qaldantay bad dumarka dhan ugu gafaysaa dumar heer gaaray o masuul xaafdo ka ah wa buux eedumarka ha eedayn wll oo haku taraarixine nin doqonimadu biyo dhigtay bu ahaa😂

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 8 дней назад +1

      @@Sunshinee_23 haa wey isku lifaaqayaan ddka dhan xooluhu

    • @deqaabdi9740
      @deqaabdi9740 4 дня назад

      Ana lagti wan la labtay

    • @sadaqofficial3937
      @sadaqofficial3937 2 дня назад

      ​@@FortuneOmar-gh9meoo maxa comment yadisa ugu rafaneysan muqalka io channel ka asga leh ee dad cuqdadesana tihine Allah idin cafiyo

  • @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn
    @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn 10 дней назад +10

    CUQUUBA XUN ALLAHA KU RIDO XAASKA MUSTAFA IYO CIYAALKEEDA DHMN ❤❤

    • @Boqoradapuntlan-u4zpb.
      @Boqoradapuntlan-u4zpb. 10 дней назад +1

      Aamin ya rabi 😭🤲🏼 adun io akhiraba

    • @ApthirahmanMahameth
      @ApthirahmanMahameth 9 дней назад

      ءامبن ءامبن 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @fadumoahmedali4022
    @fadumoahmedali4022 10 дней назад +8

    Ducada waalidka waa muhiim dumarkana isku midmaahan

  • @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn
    @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn 10 дней назад +5

    ILAAHEY SWT HA CAAFIYO ABE MUSTAFA 😢😢❤❤

  • @AdnaWaliid
    @AdnaWaliid 10 дней назад +5

    Ifiyow noo soo Badi qisooyinka dhaadheer illaahay khayr haku siiye 😊

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 10 дней назад +5

    Allahu Akbar, Naagtaa iyadana gabdaheeda ay dashay ayey kagoantahay iyadana aaqiro warbaa uyaalaa. Doqonkii uu dalana xaaskiisa aya kajaridoontaa 😢. Illah hacaafiyo aabahaas ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🙏

  • @NasteexoClrisaaq
    @NasteexoClrisaaq 10 дней назад +19

    صلى الله عليه وسلم ❤

    • @DekaDahirAhmed
      @DekaDahirAhmed 10 дней назад +1

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 10 дней назад +1

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 10 дней назад +3

    Ifiye sheekada si fiican ayaad aad u sharaxdaa well done

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 10 дней назад +5

    Ragga waxa ugu daran 3matashade matashishte iyo matabcade

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 10 дней назад +2

    Waan ka naxay wallaahi 😢😢😢😢😢

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 10 дней назад +1

    Allah ha caafiyo Mustafa intaadan falin ka fiirso Waa qiso Aad u xanuun badan aaxxx

  • @Esra-Alli
    @Esra-Alli 9 дней назад

    Qisoyinkan xanunka ah wlhi Qalbiga ma xamili karo 💔, mararka qaar you cant believe ine run thy subhanallah

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 7 дней назад

    naagaha qaar bini aadamba maha bismilaah

  • @monamoha4101
    @monamoha4101 10 дней назад +6

    Iska hadal baad uhadlaysa nin xikmad ku hadlaya ismooda dumarka kaama liitane afkaaga suubso

    • @FuFu-l7m
      @FuFu-l7m 9 дней назад +1

      Sax ❤

    • @Ahlammushti
      @Ahlammushti 8 дней назад +2

      Ma aragtaa waxaasay isugu sheekayaan😂

    • @kims-s9r
      @kims-s9r 2 дня назад

      Ha iska hadlin runta ayuu sheegay wayo waxa kan wax lodulqadan Karo maaha masuul Naga yahy ceeb gawadh kaliged iska maamulaneyso🤔yahuu

  • @QaaliCawil-o1y
    @QaaliCawil-o1y 10 дней назад +2

    Anaa ugu horeyay caawa😅😅😅

  • @LaylaBulbul
    @LaylaBulbul 3 дня назад

    Niyad jab ween waye whi allaha u gargaaaroo

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 10 дней назад +7

    Ifiyow majeclid sidaad dumarka uyastid naag isma bixin karto hugaan bay ubaahantay markaa leedahay ma ogid miyaa aduunka inay naago rag kamaran jiraan oo taajiriina

    • @Zuhuuuuur
      @Zuhuuuuur 10 дней назад

      ​@@degelkhayr
      Abyo qofna nama yisin ee dusha hanaga saarin yasida
      Ayaga ayaaba adooma inoo ah oo anagoo gurigena joogna waliba boqorad ah inoo xamaala
      Mida maamulka iyo hogaanka ahna waa masuliyad uu alle saaray
      Maxaa xumaanta noogu soojideysa anagoo sharfan🥰

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 9 дней назад +2

      ​@@Zuhuuuuurhadaladiisa mayee ka arkysaa Suu uleeyahy dumar talo lama weydiisto wax looma dhiibto iyo wax lamida qofkaa isagu xun ee ilaahy ka baqyn buu la barbardhigaya dunarka dhan inay sidaa yihiin waana runteeda oo waa yasmo

    • @Ahlammushti
      @Ahlammushti 8 дней назад +2

      Aad iyo aad dumarkana wax sidaada u hadla way ku yar yihiin wax kastoo lagu yidhaado wllkey keep going bay iska soo wada qorayaan saasay uwada hoganayaan xoolaad mooda😏

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 8 дней назад

      @@Ahlammushti ha wlhi wn yaby

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 10 дней назад +3

    walahi aad ayaan uga naxay mustafa naagta allah hawga jaro naag masibo ah ayaay ahaayd

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 8 дней назад

    Nin maskiin ah bey heloteey markaas baay kabah naarta u xidhay qofkii qof amiinaa sidaas baa u dan beeysaa waxagu intaay gacantada ku jiraan baa leedahay hadeey ka baxaan shacaab baatahy in kasto nin somali masiibo yahay o xolihiisa u la dhiimanayo miidigta iyo bidixdaa buu ku kala haaystaa ilaahow waxaan dhacno dhaac xalal ah 🤲

  • @umalkhayrcasoodumalqueen2188
    @umalkhayrcasoodumalqueen2188 10 дней назад +2

    First ❤🎉😂

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 8 дней назад

    Walahi waa xanuun xaqdaro mustafe wuu khaldanaa in uu wax kala reebto ayey aheed qofna intas oo dhan lama aamino Evan kuwa ad dhashey taasna doqinimo ku aheed lkn waa aduun Naagtas &caruurtedaba meel xun ayaa u Danbento intii waqtigoda la gaarin aduunka ku arkaayan ee allaha awooda leh caafimad ha siiyo aan bushi ku reeban aamiin yaarabi

  • @HooyoMcn-w4d
    @HooyoMcn-w4d 10 дней назад +3

    Ifiyoo hal qiso oo cabsi bdn noo soo kali codsigaas aa wataa waa kaa sugaa mahadsanid

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 9 дней назад

    Subxanallah San usii ogay dhamadka Subxanallah 😢Wuu qasaaray wlhi

  • @Uki_And_More
    @Uki_And_More 8 дней назад

    Alla naxdin weynaa taasi waa naag xaasidad ah qumanyo aad baan uga naxay

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 10 дней назад +2

    First comment 😅

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 10 дней назад

    Oo naagtii dhacday iyo ilmaheefii waxbajama soobixin oo cuqubo ah Ifiyow Salaamullaah Minkulli Aafaat❤️👏

  • @SahraSuleyman-v1c
    @SahraSuleyman-v1c 10 дней назад +2

    Yaa iga dambeeya like saaraa🎉😂

  • @FaadumoshekhXuseen
    @FaadumoshekhXuseen 9 дней назад

    Ilaahey ha caafiyo qofdhan ku aaminey inad sas uqiyantid hadna ilmihiisa kudirtid waxkaxanunbadan majirto😢 ayadana ilmaheeda kagudaaya

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 10 дней назад +2

    asc ifiye sxb sare soo dhowow sxb jimce wngsan ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 дней назад

    WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @Sweetie-19
    @Sweetie-19 10 дней назад +3

    Kazo kle ninkeyga hduu ahan lahaa wlee inaa malin iska dayee daqiqad xumeyeen maskiinka uma qalmo saaan😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 10 дней назад +2

    Walhi qidaan qiso lamid aya ku dhacde nin dariskena xitaa wilashisa wiil ka mid eh aya gacan u qaade markasu ka caraare guriga alla yaraxma hada wuu dhinte 😢😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 10 дней назад +1

    Nin maahee Waa Neef kaasoo Kale

  • @MariaShafac
    @MariaShafac 9 дней назад +1

    Ifiye wlle codkaga ka helay😅😮❤

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 10 дней назад +1

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @muhudinHasan-f3s
    @muhudinHasan-f3s 10 дней назад +3

    Asc ifiye zxb sare ❤❤❤

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 9 дней назад

    Muxuu ula xiriiri waayay asagu aabihiis waa sawiro nimanka qaarkood

  • @HoodoHoota
    @HoodoHoota 10 дней назад +4

    صلو علي سيدنا وحبيبنا وشفيعنا يوم القيامه محمد صلي الله عليه وسلم❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 10 дней назад

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤❤

  • @Cabdirisaaqcali-nr6cm
    @Cabdirisaaqcali-nr6cm 7 дней назад

    Ifiyoow waa runtaa xaaskada waxa ay rabto sii adiga oo weydinaya lacagtaas waxa ay ky sameybeyso 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 10 дней назад +4

    Gabdhaha soomaaliyeed masameeyaan , waxay dumarka carbeed sameeyaan.

  • @abdimalikmohamed6159
    @abdimalikmohamed6159 9 дней назад

    Ifiyo ino so badi

  • @NajmoXasan-yx1zt
    @NajmoXasan-yx1zt 9 дней назад

    Haa sax nagaha way qayano badanyihin lkn ilahy wuxu kudhahy wax bixi waxna rebo talosina raga adi musharkaga 3 uqaybi 1bilka 2naftada 3birikabalin ani hadan fikirkadhibto ma jecli ninka waxkasto sogala iskawada bixiyo wayo kas masulmaba noqonkaro lkn gabadhas nasib ayay lahed lkn way iskaga dheshy😢😢

  • @khadrinaz
    @khadrinaz 10 дней назад +2

    To be honest waa qiso xanuun badan balse dumarka haku digan sisdaas o dhan yasitan badan ayaa ka dhex muuqda sida aad dumarka aad u liidayso rag iyo dumar ba waa laga helah qof xun oo dulmiya qofka nolasha la wadaaga

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 10 дней назад +1

    SUBXANALAH NAAG XUNEEY AHEY LAAKIIN RAGOOW WAARIDKAA QOF HAKUHALEYN WALIBA NIMANKU XAASKEY KU HALEEYAAN WAARIDKAZ SEEBAAD USALAAMIWEYNEE ADOO XAASKADA TELFOONKA KULA HADLAAYO WAACAASINIMO WAARIDNAA XAASKADA HAKUHALEYN

  • @fatimascego7978
    @fatimascego7978 9 дней назад

    Wa run wa doqon

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 дней назад

    Subxaan Allaah wallaahay waa xanuunu 🥹

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 10 дней назад

    Ifiyoow adiga qiso dhiigkar keeneysa ayaad noo keentay waxaanba umaleeyey in aan beesacadeeyda aniga dhiibay.

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 4 дня назад

    Scw

  • @WacanLaag
    @WacanLaag 10 дней назад

    Walahii doqon buu ahaa lkn Allah hacaawiyo

  • @SolsaEra
    @SolsaEra 4 дня назад

    Wllhi waa duqon kaa soo kale

  • @CabdiNaasir1-h7p
    @CabdiNaasir1-h7p 9 дней назад +1

    Waxan jecla laha iney ciqab maran kuwas
    Lkn wali wan shakisanahy
    Abihii mustafa in la dilay aya umaleyna wllhi😢

  • @YaaraNuur
    @YaaraNuur 10 дней назад

    Aniga ayaan ug horeeyay ❤

  • @SafaCabdilahi-j1g
    @SafaCabdilahi-j1g 9 дней назад

    Waanku jeclahay❤❤❤ ifiye

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 6 дней назад

    Waa qiso aad ucajiiba wlhi oo mudan in lagu cibro qaato

  • @Adameli564
    @Adameli564 10 дней назад +1

    12:14/46:43

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 10 дней назад +2

    Anigu waxaan shakiyiy gabadhu markay tidhi Aabahaa wuxuu dhintay 9 bilood kahor😢

  • @Salmahcabdulaahi
    @Salmahcabdulaahi 10 дней назад +1

    Asc first❤❤ like me

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 9 дней назад

    truck driver maasha allah and youtube

  • @FadumoBarreShIbrahin
    @FadumoBarreShIbrahin 10 дней назад

    Subxanalah khayanobadana😢😢

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 9 дней назад

    Waa iska duunyo😢😢😢😢

  • @ashaisse6851
    @ashaisse6851 10 дней назад +1

    Asc. Joojo dumar maa la aaminaa. Dumar daran oo la qiyaam baa jiro. Dreh dad. Ninkaana habaar waalid aa heesto. Somali waxee dhahaan talo waalid diidoow tugo kajabaa. Qofkii dartaada u silco aa loo silcaa. Ninkaan jaceelkii aabihii oo arki waayay. Nimaka runta usheegaa...badanaa
    Naag ilmo dhashay ninkii guursado ilmaha ku korsanee ee asaga dan ma kalaha.

  • @ahlaamdiinaa7789
    @ahlaamdiinaa7789 10 дней назад

    Ax 😭😭 ya musdhaf ilhey ku cafiyo 😢

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 10 дней назад

    Naagxuneey Abaal laay Alla ku -
    Qaad ! Meel Xun kuu dambaysay!!
    Ninkii talada xumaa ! Waa Run -
    Waa Doqon ! Sidee naagta isugu -
    Dhiibay!! Ayagoo dhagar toodu -
    Tan ibliiska ka Daran tahay !!!
    Anigu ma’oran Qur’aanka yiri !!

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 9 дней назад

      Bilaa xikmad 😂

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 9 дней назад

      Malaha ‘Adaa ‘Cilasahaas Qaba!
      Wax baad isku ‘ogyahay 😈

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 9 дней назад

      @@bulohus8548 kuleylka iska daa powe cilladaba adaa sheegayee

  • @asiayusufhaji9055
    @asiayusufhaji9055 10 дней назад

    Waba doqon dhaaf rag iyo dumarba qofka waxiisa iyo waxa uu dadka siinayo kala garan waya waxna bixi waxna meel dhigo waxan islahaa intii uu Soo qatay baa ubad baadi lkn hoo meel Soo dhig kulaha 😢

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt 10 дней назад

    Positive saaid ma jecli

  • @SirUpturahmaN
    @SirUpturahmaN 10 дней назад +2

    Ilfiyow zhp one anaa ah cawa bal only reply isogal zhp Qali😂😢❤
    Hore usoco zhp almost 20 qof. Channel waan bare zhp nin weyn tahay 🎉🫶🙌

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 10 дней назад

    Waligaa gabadh ha aamin aan hooyadaa iyo walaasha ahayn inta igu raacsan ❤😂

    • @Zuhuuuuur
      @Zuhuuuuur 10 дней назад +2

      Aaminaada iyo doqonimada kala saar

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 10 дней назад +1

      ​@@Zuhuuuuurwaa run kala sar aniga walashay aminay hadana 3 ayey ahayeeno hooyaba leygu cabeeyey ina leymaamulo ayeyba doonen yab ila ilmahaga gee day care marka kala sar weyn aminada doqonimada 😢😢

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 10 дней назад +1

      WALAALAHA QAAR WAA BAHALO EE ABUUMUSTAFE WAXMA DHAANTIDEE QOF HA AAMININ EE CAQLI ISTICMAAL

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 9 дней назад

    Dumar haku eedayn isagaa doqon iyo caasi waalidayn ahaa ta kale dumarka wax wa hogaamin kara e qoftan dumarka dhan ha ugu gafin ifiyow😂

  • @samiirkhattab8266
    @samiirkhattab8266 10 дней назад

    Ilays qiso bilaa ciqaaba naga ilaali aduun wuu ku dhibtoode ilaahaw aaqrio ha ugu darin

  • @FatimaMoha-gc7wo
    @FatimaMoha-gc7wo 9 дней назад

    Ifiyow next qiso Danbi baaris no keen murug malmhn nagu dhishey eee plz plz plz plzz

  • @iqrakeyf7697
    @iqrakeyf7697 9 дней назад

    Warya warya ha taraarixin Dee waa ku sidee agah

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 10 дней назад +1

    Ilaahow caafimaad taam ah sii adigaa xaq soore ahe naagtii iyo caruurteeda oo saa u galey masiibo ku rit ,maxaa looga soo hadli waayey naagtii iyo caruurteeda meeshi ay ku danbeeyeen.

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 8 дней назад

    alla maxee nin wacan hesho agonto la koriyay lkn iyadina noqotay qof musiibo ah. ninkas waa lala taliyay balse talo wu diiday qadar baa ku dhacday allah cafiyo.
    naagtas iyo caruurtedaba wale meel qabow tagimeysaan waxad beeraten bad heleysan

  • @Hamda-queenu5677g
    @Hamda-queenu5677g 10 дней назад

    Ana ugu horeeya

  • @ashaisse6851
    @ashaisse6851 10 дней назад

    Rutii waxaan aad iyo aad unecbanahay qof wax dhulmiyo ilaa yaraanteda. Caruurteeda waxaan ku waaniyaa mar kasto in ee wax dulmin. Ayagana ee Allaah ka magangalaay Kuwait wax dulmiyo.

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 9 дней назад

    Maanta naag carbeed waxay samaysa dumarki somaliyed o la ogyahay booska aabaha iyo kodiba inay iyaga kaso baxen ugu gaftay raali geli hooyooyinka soomaaliyeed😢

  • @MaidoYusuf-ev2uo
    @MaidoYusuf-ev2uo 8 дней назад

    Wan xanusnahay iso duceya

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 10 дней назад +1

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin ninku horta doqon buu ahaa aan wax caqliya lahayn naagtuna waxay ahayd naag aan alle aqoon dumarkuna mawada xuma kuwa badan oo saaxibul caqliya baajira oo ragbadan dhaama ee hadhihin dumarku caqli malaha taa waad ku gaftay balse mustafe nin isagu maskax fiican oo kufilan lehna ma ahayn nin talo raacana ma ahayn markuu aabihii lahaa ha guursan naagtan ma uu qaadan taladii aabihii oo iskama uu dayn markuu aabihii kuyidhi wax aan cuno waayi mayno ee iska joog ma uu qaadan taladii aabihii marlabaad ninkii ay isla shaqay nayeen taladii siina ma uu qaadan taladii qaraaba diisana ma uu qaadan naag masiibo ahana way heshay marka Allah ha caafiyo caafimaad taam ah way ku dhacdaye iyada iyo caruur teedana cuquba diisu way ku dhici doontaa ee soo raadi meesha ay ku danbeeyaan Allah ha uga aaro miskiin ka subxaanalaah

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 10 дней назад

    Lkn yaa so gudbiyay qisada nosheeg ifiyow

  • @bishaarxasan6641
    @bishaarxasan6641 10 дней назад +2

    Fikrad cajiiba baa iiga baxday qisadan

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v 8 дней назад

    Jaanis aanagu heshay kabaha maanala dulmaree

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 10 дней назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الحبيب

  • @shuceybjakarta7041
    @shuceybjakarta7041 10 дней назад

    Necbiyaa Ragga Jilacsan, wlh aad iyo aad anigaaba u xanaaqay.
    Haa Waa Doqon, sababto ah Dumarka wa Qaasiraatul Caqli oo Waa laga hoos bixin karaa si walba oo e u wanaagsantahay xitaa, Kuwa Guryaha ku qoro, dhaqaalaha Kala hadlo wa doqomo Ugu danbeyne adiga ayey kugu dili doonan.

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 10 дней назад +1

    Masiibo kugu dhacday, wuxu maxay ahayd. waxay dhashayna waa iyadoo kale.

  • @AbkowJini
    @AbkowJini 10 дней назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 10 дней назад

    Ninka doqon maaha daacad nimoo waday ee qoftii ku haboonayd bu helin.
    Xitaa dumar lacagtooda ninkooda ku aamina jiro iyado dhulal noogu iibi.oo naag ku guursado. Marka daacad nimada xad dhaafka ma fiicno.

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 9 дней назад

    Qof ku aminay ha khiyaamin 😢

  • @MaaidaAxmed-hh6qw
    @MaaidaAxmed-hh6qw 10 дней назад +1

    Mashlah

  • @daljirkadahsoontv8682
    @daljirkadahsoontv8682 9 дней назад

    Wlhi qisadan marka Aan dhageystay
    Gabadh Aan Aad u jecelahay oo waxay iga codsataba Aan siiyo
    Ax.Ax Ax
    inan difaac galana mala waa muhiim
    Naf wax jecelina wey dhiban tahay
    Niyahaw dumarku xagayaga madax ayey ka ahayeene
    Waad na nacsiinaysa
    Qisadana waa wax ka qaado waxna ka tag

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 10 дней назад +8

    Warya xisho o dumarka ka xisho dadka iskumidmahe ixtiramkaga badi

  • @Zeinab-adam
    @Zeinab-adam 10 дней назад

    Naag gaalo ah ba saxibkeed u soo xaday 1 million dollar xabsi uu galay markuu ka soo baxay waxay u soo celisay ayadoo 6 million dollar ah .

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 10 дней назад +1

    Naagtaas iyo ilmaheeda masiibo -
    Kuma dhicin? Waxaan jeclahay -
    Qofka daalimka Ah inay Cuquubadu kasoo ifbaxdo!!

  • @nimcomaxamed8146
    @nimcomaxamed8146 9 дней назад

    Fikradada Ada leh ifiyoow lkn wxan ka arka inbadan inaad si bilaa xikmada uhadasho dumarku wa dad nool oo caqli leh qof isagu xun baa qiso ka soo qaadanysaa mrkaasaad dumarko dhan ku lifaaqysaa qof kumanaan bulsho ah ku xiran yihin baad tahy qisada iyo ha isku lifaaqin dadka kle hadlkaaguna ha xikmadysnaado😊

    • @Sunshinee_23
      @Sunshinee_23 8 дней назад +1

      Waan kula arkay shekoyinki carabta ee dumar liiditaanka baa saameeyay malaha

  • @AxmedCandinuur
    @AxmedCandinuur 10 дней назад

    Sxp,ifiyenuur, wallahi waaba layaaba raga nuucaas uaamina dumarka, lakin makashakin miyaa iney aabihiis ayadu dishey,( ان كيدكن (عظيم

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 10 дней назад

    Ifiyow positive saaidka waaba ta igu dhacday laba sano kahor malinta wixi ka danbeyey walee laf ayn noqday leyguma soo dhaco kkk

  • @yaaskaismail
    @yaaskaismail 10 дней назад

    Gabdho 20 jiraa oo Badar kadhargay kulahaa ifiye kkkkkkkkk waa cashar sax ah oo horay udhacday sheekadan

  • @sumayadahir4675
    @sumayadahir4675 4 дня назад

    ifiye waad qaldantahay 100% dumar isma bixin karaan waaxay inaa naga xishooto isku day 😁

  • @Amayra02
    @Amayra02 9 дней назад

    Hal fikrada aaminsanahy ma shaqesataa haa waxad hesho ha wada dhiibin xitaa hooyada ,sababtuna waa inad nafley tahy hada iyo mustaqbalkaba wax ubahaneso ma waxad ubahataba hooyo so dir ledahay😮ani agtayda isii kama fududa mana uga suurowdo waxan helo inan wada bixiyo aadmigu wuxu ka simanyhy wixi la helaba in dabka lagu shubo inta mustaqbal ka fakarta way yartahy