LOWKAN "DADKI INDHAHA LAHAA AYAA WAXAY CUNAAN LA"| ISBADALKA KUYIMID MAGACI UU UBIXIYAY AJAX "AUN"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 401

  • @KadirCanim-tl3hp
    @KadirCanim-tl3hp 2 месяца назад +253

    Lowkaan mobile 📱 keyga ma aragtay wan lahay

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 2 месяца назад +75

    Ar wasiirkena 1 millyan maa gaarsino waa samayn karnaye sarakiishoy😢🎉❤

  • @somaliinspirationchannel
    @somaliinspirationchannel 2 месяца назад +21

    Hogaamiyihii ugu cadaalada Sanaa macalinkii ugu fiicnaa qofkii ugu qalbi wanagsanaa wuxuu ahaa nabiyulaahi muxamad calayhi salaatu wasalaam

  • @Mohamett-49
    @Mohamett-49 2 месяца назад +89

    Cawa ma gaari karaa 1000 love❤
    Isaar plz team lowkaan

  • @zakibinxaaji
    @zakibinxaaji  2 месяца назад +70

    wakaa youtube ka lowkan so dhaweeya asxaabta❤
    youtube.com/@lowkaan?si=9gSW-OLENyGkEstZ

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 месяца назад +89

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @MuniiradamMohamed
      @MuniiradamMohamed 2 месяца назад +2

      Sxpow adi shaqa malihit miyaa videos Kasta ugu horaysaa niow isheeg fursada aad haysitid ana ku raxayste 😂😂😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 месяца назад +34

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Izoochannel
    @Izoochannel 2 месяца назад +41

    M.a Gacaltooyo nin ragnimadha wax kayaqaan Ajakis Allah unaxariisto

  • @Xaali941
    @Xaali941 2 месяца назад +4

    Adunka ma so Marin qof ka wangzan Nabi mahmed allhu musli cala saydina mahmed 😢

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 2 месяца назад +106

    Manta anaa y horeeya like igu cimaamada

  • @HAZAZIBULLE-x7k
    @HAZAZIBULLE-x7k 2 месяца назад +29

    Saraakiisha canshuur idinkama haayo

  • @umuzana
    @umuzana 2 месяца назад +16

    Thanks Wasiir ❤️ waxa kuu dhiman kibir leyda lowkaan markaa arkay mobile 📲 kayga waa gacanta xoog ugu qabtay

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 месяца назад +22

    Ajaksi❤❤❤❤❤❤alaya raxmo nin qiimo badan bu aha❤❤

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 2 месяца назад +38

    Lowkaanow Sxp Gurigeena Ayaad Marti Kutahayee Hadana Anaga Maanagu Dayee Mobile Keyga Waan Xareestay Bes Waaye 😂😂😂😂

  • @hassanbashiirabdi5685
    @hassanbashiirabdi5685 2 месяца назад +19

    Timeline markaan ka arkay lowkaan anoo 💻ka ka daawanaayo ayaan telephan keyga agtayda ka wayay intaan joojiyay muuqaalka ayaan 30 daqiiqo raadinayay😂😂 illeen mid yaroon adeer u ahaybaaba iga hoos qaaday Mar hore🤣🤣

  • @HAZAZIBULLE-x7k
    @HAZAZIBULLE-x7k 2 месяца назад +33

    Team zaki. One like

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 2 месяца назад +22

    Igu soo biir adoo mahadsan ❤

  • @MaqribSeexde
    @MaqribSeexde 2 месяца назад +14

    Waa kaa hayaa wazir 👍🏾

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 2 месяца назад +3

    Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw scw ❤❤❤❤
    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🫀🫀❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 месяца назад +11

    Lookaan waan ku wadanaa😂😂😂😂😂😂😂😂anoo 📱 gacanta ku hayaan raadinayey😂😂😂😂😂😂

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayaxcali
    @dayaxcali 2 месяца назад +18

    Lowkaan Best Actor 🎉🎉😅

  • @KeeyowInamohamed
    @KeeyowInamohamed 2 месяца назад +13

    Wasiir lowkaan waydii part 2 masoo socdaa

  • @SULTHAN876
    @SULTHAN876 2 месяца назад +5

    Waziirka asaga talent ah😂😂anaga hada nahay sarakiisha online buu nagu matala flimka ku dhar😊

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 месяца назад +54

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 2 месяца назад +33

    Ajakis Allah unaxristo😔😔

  • @user-gm6gq4lu2f
    @user-gm6gq4lu2f 2 месяца назад +3

    wasiir noo keen qofta sxbkeed shiishada cabo kibireyda walaasheed noobalami ayadana

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa 2 месяца назад +7

    Wasiir Next Wariiri Kuxiji Kibirleyda kadib plz 😂

  • @nasrixaaji3348
    @nasrixaaji3348 2 месяца назад +6

    Away season two dee maad wey diisid wasiir 😢

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 2 месяца назад +7

    Keep going my pro Zaki bin xaaji💪❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 месяца назад +6

    Ciid Mubarak ❤

  • @OmarHassan0310
    @OmarHassan0310 2 месяца назад +3

    Zaki walal marwalba waxaa dhahdaa laa ilaah marka walal ku dar ilallaah ama Haa adeegsan kalmadaas ma sahlano

  • @daahaabdi-ms5yf
    @daahaabdi-ms5yf 2 месяца назад +9

    عيد مبارك شعب الصومال ❤

  • @FaisaBintuIsmacil-jo7yv
    @FaisaBintuIsmacil-jo7yv 2 месяца назад +5

    Waa siir waaku salaamay

  • @axmadyare6895
    @axmadyare6895 2 месяца назад +10

    Maqrib wanaagsa🎉🎉❤

  • @fahmoHussein-or3ig
    @fahmoHussein-or3ig 2 месяца назад +3

    Markii ugu horesay aan arky wan qarsady telephankyga yaa la gadaa😅😅😅

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад +5

    Wasiir lowkaan indhihisa waxba kabaxsan mayan 21sano waxan arkiwayey buu arkay halmalin cadimahan gacanban utagay😂😂

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi 2 месяца назад +1

    TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤🖤

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 2 месяца назад +1

    Ajakis illhy ha u naxaristo😢

  • @naimaalaso1929
    @naimaalaso1929 2 месяца назад +1

    ilahy haunaxaristo ajakis

  • @safiah9072
    @safiah9072 2 месяца назад +1

    Asc/ Wasiir waanku salaamay!🤝
    Su aalahaadu weey iga gadanyihiin maasha Allaah nin waxbartay oo weliba fenskiisu ayaguna waxbarteen! 👏
    Aniga waxa igagadan su aasha Sprite da kkk.
    Hadda waxan ahay qurbajoog, lkn beri aan waddankii joogoy oon aan free ahaay calashaan aan la iqabin, ragg badani Sprite weey dhiibeen si aashaan ayaa isoo xasuusisay.

    • @Idiris17
      @Idiris17 2 месяца назад

      Hada halke jogtaa dadkaas sprite.ka baxshaan ku jiraaye😂

  • @AbdirahmanBuush
    @AbdirahmanBuush 4 дня назад +1

    Waa la kala shakiyay 😮😊

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 месяца назад +7

    Soo dhawaw Gacaltooyo

  • @Bishaaro-zi9tk
    @Bishaaro-zi9tk 2 месяца назад +2

    Lowkanaaaw. telefonkaygii baa layga xade ma Ada xaday😂😂😂😂😂

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 2 месяца назад +4

    Bisle Hassan ayaa sooryo gaadoow lagu ogaaye hadda Sprite miyaa sheekada Axmed Gacaltooyo hhhhh

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 2 месяца назад +2

    Big legend lowkan

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 2 месяца назад +1

    lowkan abwe nice iga lumay ma aragtay kii dhawaca aha so 😂WAYDII WLL😂😂❤

  • @abdisalamhashim6096
    @abdisalamhashim6096 2 месяца назад +1

    I wish my message will reached to the film's directors through you thank you 🙏🙏

  • @mahadmaxamad961
    @mahadmaxamad961 2 месяца назад

    War shemee keenayaan qebta lawaad ee dhaxal weysoo daahday walee❤❤

  • @LiibaanAbdulkadir
    @LiibaanAbdulkadir Месяц назад

    Wllhi flogs ka waa ku heysta aniga Qeys qeysar aa ku xeranay anigo weligy maqal Cali sabiix iyo laas cazaal ayaan ka bartay 😂😂❤❤😊

  • @user-vr5ix6vz2n
    @user-vr5ix6vz2n 2 месяца назад +1

    Mobelkeyga muqalka bilawgiisa wa hestay dhamadkiisa wa waye lowkan so celi hee xariif😂😂😂

  • @luulabdiwarsame7308
    @luulabdiwarsame7308 2 месяца назад +1

    Mobilka hooyadeey iyo kii walashay waan la ahay talow lowkan miyaa qatay 😂😂

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 2 месяца назад +2

    Next kibirleeyda ❤

  • @KeeyowInamohamed
    @KeeyowInamohamed 2 месяца назад +3

    Lowkaan hails waaye wllhi

  • @abdisalamhashim6096
    @abdisalamhashim6096 2 месяца назад +2

    Asalama calleikum waraxmatullahi wabarakatu wllke Zaki waku salamaya salan kadib dalkena Somalia inii lagu sosaro filiman wa Arin mujineyso inan wadamadha kale an lamid nahay Wana Arin lagu farxo I wish that hardwork will still keep going on lknse xal Arin o maxa jirto o an aniga an nacaay Wana farin an udhirayo directoryalka filmanta sosaran filimka action faraa badan ayu lahan Kara blse midi jirto Aya ah episode ad Haley dawatey Isla subaxdii behind the scenekisa Ayad tiktok ogu imaneysa cml qabki actionka lo jilayey o ad real umaleyneyse Ayad arkesa waxoo waxbo kajirin taasnex filmka inuu macaan yelanin ayey sababi Karta mrka fadlan behind the sceneka media la sogalinayo xala qariyo si u filmka xamasat uyesho..wankusalamey Wazir🙏🙏🙏

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 2 месяца назад +3

    Salaaman my teamkey liktw❤❤❤❤

  • @MahamedAden-pp6yb
    @MahamedAden-pp6yb 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂idaacada ayaan iniga daawanayaw tell keyga in the back

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 2 месяца назад +4

    Keep going

  • @salmaanmohamed1505
    @salmaanmohamed1505 2 месяца назад +2

    Lowkaana sxb qosalka miya nagu gaadi hada wxa iga maqan mobile 📲 wax yar kahor wa I oola lkn hdase wan waysanhy armad dhufatay😂😂😂😂😂😂

  • @user-bq5xz6jp7f
    @user-bq5xz6jp7f 2 месяца назад

    The Legend lowkaan

  • @Geelqariso
    @Geelqariso 2 месяца назад +3

    Kkkkk
    Home kaa buuq laga furayaa myaa hdaan sbretka diido 😅😅😅😅😅
    Ar wasiirkaaa

  • @user-ky7ru1rp7d
    @user-ky7ru1rp7d 2 месяца назад

    Lowkaan is the best 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @zizeypoi24
    @zizeypoi24 2 месяца назад +4

    Lokan fans one like😂❤🎉

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 2 месяца назад +2

    Sxibtey gabadheda ayan magacyadan mid u doori raba mid iga dooqa qurux badan:
    Xamdi
    Ubax
    Mustaqim
    Fatxiya
    Shamso
    Sahra
    Iqra
    Salma
    Kuli wa qurx badanyihin lkn hal le ka raba😊😅😅

  • @HafsaAden-re1cu
    @HafsaAden-re1cu 2 месяца назад +6

    Durba taleefankiii arkay kwrn 😂

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 2 месяца назад +3

    Gacaltoyo is the best ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdallaIbrahim
    @maxamedcabdallaIbrahim 2 месяца назад +1

    Qofkan hadaa dawatit ogow mobelka si fiican
    Gacanta ugu hey

  • @AmiinYre
    @AmiinYre 2 месяца назад

    Wasiir waan kuwata arday cusub ahy❤❤

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i 2 месяца назад +5

    Ciyoowba mobile-ka maku bilawde lowkan 😂😂

  • @HousseinRobleh-wv5hl
    @HousseinRobleh-wv5hl 2 месяца назад

    Mahadsanid wazir
    Lkn hamda wxn ubaqayaa Telephonka hadda aan ka dawanaayo
    From Djibouti

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 2 месяца назад +4

    Axmed Gacaltooyo

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад +1

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin ❤❤kasoo daawo chnnlka queen fardowza official

    • @user-yz7wg2df8p
      @user-yz7wg2df8p 2 месяца назад

      𝗟𝗼𝗰𝗮𝗼𝗻𝗶🎉😊𝗸

  • @AaminaClahi-ch2ed
    @AaminaClahi-ch2ed 2 месяца назад +3

    Indhihiisa telefonada bes may qabtan ani waa yaabe

  • @ibraahimkoronto4866
    @ibraahimkoronto4866 2 месяца назад +2

    Lowkaan riyo ayaa ku arkay asigoo mobile geyga dhacayo 😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 2 месяца назад

    Mobilka labada gacmood waan ku haya cabsi darteed😂😂😂📱

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em 2 месяца назад +2

    Waa la kala shakiyat

  • @FarahAli-ie6kg
    @FarahAli-ie6kg 2 месяца назад +3

    wasiir iwaydii lookaan xaguuuu ka keenay lacagtiii qaliinka hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @aminamadar7025
    @aminamadar7025 2 месяца назад

    Asc zaki ninka sodaniga ah waxuw u wacyaa Africa si soomli loola cayaro axons badan ayeey leyihin in aan weegi mar aan la cayrenaa ninkas iska ilaliya😊

  • @safiahassan3297
    @safiahassan3297 2 месяца назад

    Asc waan idin salaamay filinkii Daxal halkuu ku dambeeye bal ii soo sheega RUclips waan ka waayey.

  • @user-xj2si9ci3i
    @user-xj2si9ci3i 2 месяца назад +5

    mobelada xaresta reer comments😂😂😂

    • @NimcoNadar-yv7hn
      @NimcoNadar-yv7hn 2 месяца назад

      Hhhhhhhh xgee wax ka daawanayna hdn xarayno dee xoog bn gacmaha ugu qabsanaynaa😂

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy 2 месяца назад +1

    War nio mobile keyga San U dawanaye muqalka Ayan waye halamar ee Lowkanow iso celi😢

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 2 месяца назад

    1M waa u qalmaa aan gacan saarno

  • @Shah.wah24
    @Shah.wah24 2 месяца назад

    Lohkanow iwaran sxb🆙🇸🇴

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 месяца назад +1

    Big legend is back
    😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂

  • @dhoolbariise3552
    @dhoolbariise3552 2 месяца назад

    Wareri wax ku oga Abwaan

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein7080 2 месяца назад

    Wilka macalinka ah wanah abwaan aad baan u jeclahay maasooyinkiisa

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v 2 месяца назад

    Walaahi Mididas aad ayan u necebayay maraki mar la iga Muday dhuunata oo aan horateyada ka arakay dhiig duulaaya .
    Sidii wadanahayaga u gariiray laakiin wuu iga danabeyasa maraka xininayaha an ciribata UGA dhufatay asagagaa galgashay, marakaasan baratay waxa iigu daraneyad Markey dadku u maaleeyen in aan isala soconay.
    Taariikhada iigu qosilaka badaneyad nolasheyada iso maratay

  • @abdikarim4579
    @abdikarim4579 2 месяца назад

    Zaki Bin Xaaji Waxaa inoo soo qabataa Legand-gii lacagta laga dhacay ee Muumin Baalow

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 месяца назад

    😂😂😂 🐣 chicken 🐓 iyo sparate aah 😅 gabdhihii halagu fududeeyaa lowkaanow sheekada maa sidaas ka daysid walaalo dumarka qalbigooda ilaali

  • @Khaliifadan
    @Khaliifadan 2 месяца назад +2

    Lawkan ilaha hada xabadisi muwata 😂😂😂

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 2 месяца назад +1

    Alla jcylkaygiih lowkaaanow😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-tf9du3yo5v
    @user-tf9du3yo5v 2 месяца назад

    Lawkaanmobile jetsam marathon wanlahay❤❤❤

  • @UbaxMuhumed-nk2vu
    @UbaxMuhumed-nk2vu 2 месяца назад

    Wasiir mobilkaygi lowkan iso waydii wn waye😂

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 2 месяца назад

    Asc setahiin dhamaaan team saki bina xaaaji waxan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid

  • @user-dl9gs4gd9c
    @user-dl9gs4gd9c 2 месяца назад

    Wllhy waan qoslay😂😂

  • @NusradinMohan
    @NusradinMohan 2 месяца назад

    Keep going waziir you're legend

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 месяца назад

    Gacaltooyo, Lowkaan sxb mar horaan Xareystey Tellka Isku dhejis ma jiro A10 walalkis aan wataa

  • @CabdiraxinAxmed-jo6tf
    @CabdiraxinAxmed-jo6tf 2 месяца назад

    Taleen hadakahor ayaa leeka tafay looking iiweediuyaa❤

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 2 месяца назад +1

    Wasiir hda xariif tahy xabda falashka kagilas e oday dhiga ku kicisay soqabo😂😂😂

  • @MuunadMedia
    @MuunadMedia 2 месяца назад

    Lowkaan iyo Mobile aragtiyaa ka dhaxeyso kkkk