DOO ADAG AQOONSIGA SOMALILAND MA SOMALIYA AYU KU XIDHAN YAHAY MISE ADUUNKA, FARAH CIGAL IYO SICIID

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 56

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 дня назад +1

    Inankan wadani, case Somaliland adeer waa mid laba maaha, qaado taa said, 26 June, No one can't denied even UN, AU...and so on. The international law is our side period.

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 2 дня назад

    Guul soomaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @caskawaaga
    @caskawaaga День назад +1

    xaqiiiq siciiid waa nin wax badan og isagaana ka sax san ninkan kale

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 2 дня назад +2

    Somaliland waa hor, cidna kama baryayso dawladnimadeeda. Afti waa LAga qaaday dadweynaha 2001 dii. Markale laga qaadi maayo. Waa qasab in ay Somaliland ka mid noqoto umadaha ka jira adunka. That is the reality and FULL STOP!!!

  • @CaliAadan-n5r
    @CaliAadan-n5r 2 часа назад

    Arday macalin ayaa doodaya

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 дня назад

    rerkan mah xiqan Adeer qabi walbah dhulkisah waa macruf dad hadlayah waa kuwah ku wareray barafkah yurub

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 2 дня назад +1

    Wadadii saxda ahayd Cigaal iyo daahir riyaale waxaa ka weeciyey siiraanyo oo furay wadahadaladii somalia iyo somaliland si loogu sameeyo dahabshiil iyo wixii lamida ganacsi .aqoonsigiina badweynta hindiya lagu tooro waxaaney ka leexdeen Dariiqii cigaal iyo daahir royaale,

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 дня назад

    Guul JSL somaliland

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 2 дня назад

    Ninka wadani dabada geliyey wuxu og yahay ma jirto, wuxu soo kordhiyayna ma jirto.
    Waa caqligii huwanta ay qabtey.

  • @C.raxmanmaxamedIsmacil
    @C.raxmanmaxamedIsmacil 9 минут назад

    Wanoca qadadwaytu wasto

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад +1

    Isaaq laand samaysta hasha geela cuntee cabaada from awdal

    • @Sirad47
      @Sirad47 2 дня назад +1

      Isaaq waa cidda keliya ee sharaftay reer awdal, gaadhsiisay meeqaam aanay cid kale waligeed gaadhsiin.
      Lakin adigu faqash ayaad tahay ha iska dhigin reer awdal.

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 2 дня назад

      Waad kafahantay qofkan reer awdal iska dhigaya ​@@Sirad47

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 День назад

      AwdaL waa somaliland

    • @mohamedahmedmohamed54
      @mohamedahmedmohamed54 11 часов назад

      No​@@cabdalacawilyoohiye3

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂

  • @Khadarshekhyuusuf
    @Khadarshekhyuusuf 2 дня назад

    Warwaa wax lakala garanaano labadan arimood arnka farax wadani waa fogeeye sicidna waa dhab kahadal

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 дня назад

    Hadii ayna sax ahayn somaliland sharciyan somalia waxay dacwad gayni lahayd, maxkamada Aduunka

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 11 часов назад

    War waxas ma jiiran NO ICTARAF

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад

    Ceelbaad kudhacdeen awy ciidankaagii maceelbaakusoidumay

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад

    Soomaaliya inima haysato ee dib isgugu noqda waayo waa dad wada waalan waayo waxay mujaahid uyaqaanaan kuwa godka kurida sida siciid oo leh aqoonsi umaba baahnin

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 2 дня назад

    Qabiilka reer sheekh isaxaaq ku abtirsada 80% waxay ku wareereen oo ku dawakhmeen ictiraafkii soo daahey midba meel ayuu la aadayaa aqoonsigii soomaaliland

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 2 дня назад +1

    Somaliland 3 jeer ayey gacmaheeda isku toogatay 1960 iyo wadahadaladii lala furay somalia 2012 iyo somaliland oo ogalaatay in la aqoonsado somalia 2012.ujeedka loo furay wadahadala waxay ahayd in aqoonsiga somaliland bad weynta hindiya lagu tuuro si loogu sameeyo dahabshiil iyo waxa la halmaala ganacsi somalia ,markaa tijaartii somaliland ayaa ka doorbiday inay ganacsigooda ka hormiyaan aqoonsiga taa ha la ogaado.

    • @عليحسين-ق2ج8ح
      @عليحسين-ق2ج8ح 2 дня назад

      Wadani waa dood jaban tiisu, waayo somaliland madaxbanaani way haysaan siciid baan ka saxan ,wax wada hadal ah oo somalia dib loola gelayaa ma jirto ,waa in dood siciid la raacaa

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 2 дня назад

    SI WANAAGSAN IDIIN FAHANAY EE HORE U SOCDA MAHADSANIDIN

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 2 дня назад

    MABA KALA FOGIDIN WAANA MAHADSANTIHIIN

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 2 дня назад

    Niman yahow hady somaliland dhab inaga tahy horta aynu dhexdeena mid noqono, Kala qaybintana dhaafno markaas un bay wax ino hagagi karan

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 2 дня назад

    Siciidow walaal wa lagula qabaa. Reer😂wadani qadiyadoodu way dadbantahay oo mugdi baa ka buuxa wana dangerous. Walaal faraxoow waxaad micneesay waa wixi la ogaa

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 дня назад

    Eritrea iyo South Sudan labadu ba waxay xorriyada ka qaateen labadii dal ee ay ka mid ahaayeen - Ethiopia iyo Sudan.
    Somaliland isn't any different but similar to those other territories. If Somaliland wants to realise its dreams of being sovereign and independent state it should follow the footsteps laid down by its peers. Emotions and wishes are one thing, but realising dreams need some level of seriousness.

    • @hodanhassan3271
      @hodanhassan3271 2 дня назад

      Waa beenta

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 2 дня назад

      ​@@hodanhassan3271
      Ok, tell us your thoughts if you got any.

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 2 дня назад

      ​@@FreemanV99we were already given our right to be a country from he uk in 1960. Somalia never formally got their independence from italy. Secondly somaliland has set borders that were agreed upon by its neighbors. Thirdly somaliland regained its independence in 1991 and did a referendum in 2001 that proved that they had all their citizens support. Thirdly the afican union accepts the borders of the colonisers which means we would have their support once somaliland's case reaches the world stage and also court. Fourthly there was never any formal agreement of unity between somalia and somaliland which means it was never legally binding in the first place. Fifthly we have a stable government that holds one man one vote elections regularly which somalia has never had either since 1962 I believe. Seventhly if Somalia had the legal right to claim us thy wouldve went to the ICJ and made a case against us and ethiopia already exactly how they did with kenya. The fact that they are scrambling proves they are fully aware they have no legal right over somaliland. I could keep going but i know the truth hurts so im going to stop. Look up the definition of a country and tell one coondition Somaliland hasnt met. Also before that, please tell me where you are from and what is your political view on somaliland so I can further understand your bias. Im from somaliland by he way.

    • @Gladiuspax
      @Gladiuspax 2 дня назад

      Somalia will never let Somaliland go because there are too many in Somaliland that want to stay with Somalia

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 2 дня назад

      No government in Somalia at all

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 дня назад +1

    Waar gudigan gaarka ah ee aad nagula meeraysanayso waxba kuma imanayaan oo koonfurta somalia waxaasi maba ogola oo horaa loogu daalay markaa hadalkaagaasi meesha ma qabto waana fikirka daciifka ah ee aad doonaysaan inaad dib ugu dhigtaan xuquuqdeenan banaanka joogta oo waxaasi waa waxaad kusoo heshiiseen inaad umadan ku jaah wareerisaan markaa kuguma raacsanin oo fikirkaagu wuu hooseeyaa?hadaba madaxwayne muuse biixi ayaa haya dariiqa saxda ah ee lagu gaadhayo xaqiijinta aqoonsiga j.somaliland waxaana ninkaa reer wadani fikirkooda ku hadlayay waxa ka dhow ninkaa kale ee kasoo horjeeda?aragtida siciid waa mid fayaw taariikh ahaan iyo fikir ahaanba markaa waxaan u sheegayaa sharciga iyo xoriyada j.somaliland maba aha wax muran ku jira ama galikaraba lkn waxa ay xukuumada madaxwayne muuse biixi cabdi uu beesha caalamka uga baahan yahay oo kaliya waa kala gurida xuquuqaha siyaasiga ah ee iskaga jira kuwaasi oo ah wixii iska galay intii yarayd ee wax ina dhexmareen ee aduunku isku keen bartay inaynu habka isirka somaliga kuwada joognay lkn aynaan habka sharciga aynaan kuwada joogin habkaasi oo ahaa mid qaldan oo sharci ku iman lkn ku imiday mid xulafaysi ah oo lagu raadinayay 1-dawlad oo soomali oo dhami ku midaysan yihiin lkn waxaasi oo dhanba waxa burburiyay dawladii koonfurta oo keeni kariwayday inay isku keento oo iyagaaba bilaabay inay kala fur furaan oo jabouti ka dhigay dawlad gaara oo siiyay ama kala shaqeeyay inay aqoonsi hesho oo kuwii horena beesha caalamku hore ugu dareen dawlado kale ama u hoos geeyay?Hadaba markii intaasi oo dhamiba dhaceen oo ay shacabkii iyo siyaasiyiintii hore u haystay xoriyada ee gobolada waqooyiga ama j.somaliland ee ka qaatay ama ka helay dawlada ingiriiska 26 june 1960kii ayaa markii dawladii somalia ay burburtay dib usoo ceshaday xoriyadoodii markaa imikana markii dawlada ku meel gaadhka ahayd uu usoo dhiseen dawladaha jabouti iyo kenya ee muqdisho layskugu keenay kooxihii iyo siyaasiyiintii jabhada ahaa ee loo sameeyay sawirkii dawladnimada oo layskugu duba ridayna waxa lagu yidhi waakaase is maamula oo ka shaqeeya lkn waa kuwaa ilaa imika ku dawakhsan siday dawlada u hirgalin lahaayeen ama uga shaqaysiin lahaayeen?markaa wuxuu imika madaxwayne muuse biixi cabdi ogaaday meesha ay xisaabtu ka qaldantahay oo ay siyaasad ahaa iyo sharci ahaanba doonaya inay u jaahwareeriyaan labadan ama sadexdan dawladood ee jabouti ethiopia iyo kenya oo ah qoladan ay ciidamadu kaga jiraan ama ilaaliya dawladan somalia ee koonfurta markaa imikana iyaga ayuunbaa laga doonayaa inay qaadan sharciyada j.somaliland oo geeyaan meel kastoo looga baahanyahay sida ururka goboleedka IGad midowga yurub iyo qaramada midoobayba oo ku qasban inay miiskasta hordhigaan xuquuqda iyo jiri taanka qaranimada j.somaliland oo ay ka jawaaban xaqa ka maqan shacabkan la xaqirayo xuquuqdooda xoeiyadeed?Guul iyo gobonimo j.somaliland iyo madaxwayne muuse biixi cabdi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 2 дня назад

    aqoon yahan waliba taakhda somaliland haya weeyaan siciid ragaas ookala ayeynu ubaa hanahay ale habarakeeyo

  • @abdiali319
    @abdiali319 2 дня назад

    Aniga Doodan halkan ka socotaa waxay sii xoojinaysaa in aad loo codayn Wadani. It is self defeating. Siciid waxaad la doodaysaa qaar buka oo kursi u ooyaya. Waa ciyaala suuq hunguri u doodaya. They are funded by Somaliland enemies.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 12 часов назад

    NINKII HAWADIISU BEEN USHEEGTO TABARTIISAA RUN USHEEGTA
    DEDKU WAA DEDTALIYA IYO DEDLOOTALIYO ISAAQ WAAKUWEE AKHYAAREY ?????

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 дня назад

    Guul JSL somaliland ninkaasi siciid waa og waxbadan laakin xisbiga wadani waxaa ku jira qoladii hada JSL wareejisay macal Hawadii ee ka saartay somalia ku meelgaadhkiina

  • @yahyeyou
    @yahyeyou 2 дня назад

    gumeesigii engriiska dadka dabada ka watay oo wada shaqeyn ka saxiixday waa la yaqanaa dadka ethobiya 1988 wada shaqeyn ka soo saxiixdey waa la aqanaa labadan arimo oo gaal kaal kaal cida gumeesiga xuryada ka qateen waa dadkeee ileen labada arin ba waxey ahayeen gaal kaal kaal .

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад

    Siciid waa nin waalan waar dadka aad wax usheegaysaa waa dad aqli leh

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 2 дня назад

    Ma Isaaq ba calamku aqonsanaya? Kkkk mida Kale Somaliland 1991 ba la sameyey. 1960 hadad ictiraf heshay Baal nosheeg CONTISTUTIONKI “ Somaliland”

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад

    Hadaan aqoonsi haysano maxaan safaarado uyeelan waynay taasna mawaxaad odhanaysaan caalamka ayaa ina qabyaaladeeyay yaab soomaaliyaa nalaysay waxaa kuxigta caalamkaa nalaayay

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r День назад

    There's no point to talk anyone. soon you will Minde your business or we make you.