"Xinif Mucaaridka ayuu u shaqaynayaa Hanaloo Baadho Kulmiye Maahee.." Haweenka Istaad Hawska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 52

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 дня назад +5

    Qabyaalada waa dhanaana sidaa ku liqa

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 дня назад +1

    Home cable tv waa fataaliin

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 дня назад +2

    Dad gaajaysan maxaa ka khuseeya Xisbiyo iyo mucaarid kkkkk

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 2 дня назад +1

    IYAGU MA BARAKACAYAAL BAA,MISE WAA MUWAADINIIIN DALKA DEGAN

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 дня назад

    Xinif-badhi-badhi aad iyo aad ayaa looga cabanayaa.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 дня назад +1

    Hunguri

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 дня назад

    Waaba siyaasiin no barakacayal

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 дня назад

    Xinif waa musiibooyinka wadanka haysta mid ka mid ah.

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 2 дня назад +1

    Sheeeeko la sooooo diyaaaariyey

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 2 дня назад

    Haayada barakacaayaashu inay dalka oo nabadi ka jirto ay ka shaqayso waaba khalad muwaadiniintani maaha barakacayaal waa muwaadiniin dalkooda jooga waa in la baabiyaa haayadaas barakacayaasha

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 дня назад +1

    Jokar booli qaran xagiisaa jajabantu ka cashaysaaye tag.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад

    Guuuul somaliland

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 дня назад +1

    Xinif iyo wasiirada habarjeclo ee leh muusow adiga human ee ku soco ee muuse ku hareyeysan ee beenta u sheegaya ayuu run moodayaa sacab beena ayaa lagu tumey

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 дня назад +1

    Kulmiye hadii uu idin nacay oo uu ogyahay in la nacay go'aan maad ka gaadhaan ?

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 дня назад

    waa tuuuggggg khaayima

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 дня назад

    Xinif waa munaafaq xirsi ayuu kula balamey haduu guuleysto inuu caanaboodhaha qpxootiga sii cuno

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 дня назад +1

    Xinnif jajaban xoolo uma hayo is cun

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 2 дня назад +1

    Cod maxaya aduun kulmiye u codayan miyayadan mawadileen ahay waxay codku ma kulmiye ayuu u shaqeeya mise qaranka alla dalku muxuu bay

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 дня назад

      Siyaasada baro walaal. Aduunka oo dhami waxay u codeeyaan kii ay dantiisu ugu jirto ee yidhaah hadii aad i doorato waxaas ayaan kuu qabanayaa! Wax u qabad guud ee wadankuna waa gaar ! Hadaanay sidaa ahayn maxaa xusbiyo loo samaysey???

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 2 дня назад

    Maxaa idin dul dhigay
    Xinif katashada

  • @mohamedaws927
    @mohamedaws927 2 дня назад

    Naa daaya waa baag adage

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 2 дня назад

    XINIF MUSE BIIXI AYUU U SHAQEEYAA INTA MUSE JOOGONA WUU JOOGAYAA

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 дня назад

    Xinif reerkiso waddani ayu galay

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 дня назад

    stast house ma kulmiyaa kkkkkk

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 дня назад

    Xinif isagaa cuna xoolaha qoxoontiga waa xaaraami waliba af xun

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 дня назад +3

    Hala taageero jabhada awdal state ❤

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc 2 дня назад

    Awelba xinif caqli malahayn

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 дня назад +3

    Kulmiye maanta xinif iyo Habarjeclo uma baahna xoog ayuu ku haystaa Somaaliland Ehlunaar Muuse biixi Ciro iyo Mucaaridkuna waa dad jilicsan oo xoog lahayn kkk Illaahay ayaa u maqan Somaaliland Down Ehlunaar Muuse biixi iyo Mohammed Kaahin

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 2 дня назад

      ilaahay Dhagar qabe uma dhiibo.Guusha.miyaanad.maqal.xisbiga.wadani.waa.Dhagar.qabayaasha Shiftada.Abaabulay.ee.laayay.ciidan.kii.Abniga

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 2 дня назад

      ilaahay.Dhagar.qabe.uma.maqnee.wuu.qabtaa.Waa jibkiisuna.waa.naar.aduun.iyo.AAkhiroba❤

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 2 дня назад

      Huwan wax isku diraysa

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 дня назад

    Ma albaabaduu xidhay handaraab aa

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 дня назад +1

    Kulmiye miyaanay ogayn in aanay waxba bixin maxay ka baryayaan maxaad iska bahdilaysaan haweenkaw .

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 дня назад

      Kulmiyaad wanaag u qirtay, yes kulmiyaha Muuse waxba ma bixiyo suldaan xasan, buurmadaw, geeljire, koofiyad Bacloo dhan iyo jajabanba ku qade waana ta bulshada ku raacday tuugtii booli qaran xaaraantay farraqayaan maxamuud xaashi iyo suulcawro Ha u doonato

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 2 дня назад

      @@jamaadnuura10 waa sax in aanay waxba bixine maxaad tasgeerayaasha kulmiye ee u ooyaya in aad wax siisaan sidaa ugu sheegi waydeen si ay u joojiyaan oohintooda sxb ilayn waa kuwan leh reer kulmiye ayaanu nahaye sxb ? Oohinta reer kulmiye in dadku ay maqlaan macne sidee ah ayay samaynaysaa ? Mida kale hadii aad tidhi kulmiye waxba ma bixiyo qarankana kama muuqato wax kulmiye u qabtayee ma account-no dibadeed baa ku shubateen dakhiigii dalka ?

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 2 дня назад

      Jajabantiina oohinteeda dadka ka aamusiiya sxb .

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 2 дня назад

    Wa Oromo nagahan itopiyanka af Somali baartay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 дня назад

      itoobiya iygaa iska leh haragysa amxaarduna hada saylac baa u soconaa walalao ayaa nahay ingaa iska xigna xamartaas waana iska wada guursan walalao

    • @ZeroSumgame-vo4uh
      @ZeroSumgame-vo4uh 2 дня назад

      @@Jaalejaale12
      Ma oromo ba tahay
      af Somali baraatay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 дня назад

      @@ZeroSumgame-vo4uh haa muuse ayaa nasiiyey dhulkaan walala inagu nahay, xamar na waa cadawgeena

    • @ZeroSumgame-vo4uh
      @ZeroSumgame-vo4uh День назад

      @@Jaalejaale12 Oromo aqli Malaha ee wax uga qadato soomaali 😁🤣
      Kabaha noo balashey adoonyaho xabashka amxaar ka ah aya ku waso hada orom tahay🤣

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 2 дня назад

    Baguu idin handarabay waayo muuse somaliland odhan ayuu hadarabay adkaysta intuu kulmiye ina dhaafayo

  • @G.M820
    @G.M820 2 дня назад

    😂😂😂😂
    Kuwan Hungo heeryo ee Qudhmiye si xun ayey u dawakhsan yihiin oo waxa ku dhacay xanuun la dhaho xisbiga Wadani bal hadda eega dumarkan !!!😂😂😂 Hadday Xinif ka cabanayaan wax laga garaye maxaa keenay xisbiga Wadani? Hanalo soo xidhi !!! 😂😂 Waa ba hadal aad u cajiib ah 😂😂 waar Xinifku saw lahayste ayuu ahaa !! 😂😂 Yaab yaah yaab yaah 😂😂😂

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 2 дня назад

    Wax dooooonis
    Ayaaa kaaaa ujeeeedaaa
    Muuse muxuuuu dalkiiii baaaabiiiyey
    Dadkuuu kharibay baaa badan
    Waaar arsaaaaaq xalaaala raaaadsada

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 2 дня назад

    WADANI U FOODA MARKAASAA XINIF IDINKA TEGAYAA

  • @mudiali719
    @mudiali719 2 дня назад

    Somali weyn iska soo raaca dhaha momoyinka

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 дня назад

      Doqoni hadii la ficiltamaayo in lakala tegaayo ayey moodaan. Wax caadi ah oo aduunka doorashadu ka dhacdaaba ay ka cawdaan ayey ka cawdeen! Waa dimuquraadiyad. Waana dumar ilbax ah! Somali weynta aad sheegaysaa waa’ayo??!

    • @mudiali719
      @mudiali719 2 дня назад

      @@fahiimae7336 waxaa sheegtey hadeey jirto November la arkı donaa walal

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v 2 дня назад

    No more Kulmiy

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z 2 дня назад

    Saad moodeen maaha muuse laftisaa ushaqaynaya wadani Hala yaabin dabaysha wadani baaa shaqaynaysa waa iskasidaa markaad soosocotid hhh

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 дня назад

    Habrahan ma kulmiye bay rajo ka qabaan ee wadani iskaga soo biira yaan doontu idinka buuxsamine