Madaxweyne hore Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo kala furtay. Xogta ku saabsan, xiligaan maxaa ku soo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 216

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад +23

    Maansha allaah guul iyo gobanimo ❤❤❤reer nabad iyo nolol ❤❤❤

  • @MohamedOsman-n8c
    @MohamedOsman-n8c 2 месяца назад +10

    Maashaa alaah sidaas ayaan ubaahanahey guul & gobonimo nabad & nolol.

  • @SahroMaxamed-w7q
    @SahroMaxamed-w7q 2 месяца назад +11

    Nabad iyo nolo guul guul❤❤❤ farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CandiQadirMaxamed
    @CandiQadirMaxamed 2 месяца назад +10

    Madaxweyne farmajo waa Nabadda & Nolosha shacabka ciidanka & dowladnimada ummadda Somaliyed waxan leyahay guuleyso waliga mudane madaxweyne farmajo guul 2026 insha allaah 🇸🇴

    • @mohamedabdimalin4342
      @mohamedabdimalin4342 2 месяца назад

      Guusha waxaa ka horeeysa dalka oo lagu soo laabto jobeeg maad ku dhisee

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 2 месяца назад

      Shacabkuu kobohooda kuduugayne yaa madaxweyne u ahaa

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 2 месяца назад

      ​@@mohamedabdimalin4342hhhh😂😂😂

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 месяца назад +6

    Masha Allaah Allow Xaqa u hiil, halkaa kawad Balwaan wax Jira Oo Runta ah Oo Allaha Weyn ugu Dhawaneysid Sxb guul iyo gobonimo,qofka wanagisa lama Xaqiro Xabiibi Malayiin M/ M / Farmaajo, Inuu Wadani yahay Aqoontedana Leeyahay Shaki Kuma Jiro,Allahu Akbar, tariikhdu iyada isqorta,Insha Allah 2026 waxan lenahay Soo Naqo Mudane Farmaajo iyo nabad iyo nolo❤.

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 месяца назад +12

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤❤❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 месяца назад +8

    Farmajo ilahyow nabd nogu keen isago cafimad qabo iyo ango cafimad qabna isku keen keen inshaaalh wlcccc back 2026 inshaaaaaalaaaah

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 месяца назад +6

    Hambalyo hambalyo gesiga wadaniga ah guul gobonimo balwan waa héros yaada jamàhirta nabad iyo nolol ee ka kobaan shanta daarif deganada somaliwen oo dhaan taalo farmajo guul gobonimo madahweneha mustabalka 2026 nabad iyo nolol viva madahweneha doraan ee wadaniyada somalinimada biiyodhigatay ee qaabyalada kafoog vivi farmajo

  • @XassanRuur
    @XassanRuur Месяц назад

    Nabad iyo nolo guul guul ❤❤❤❤❤❤ guul ❤❤❤farmsajo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +3

    Muhimada WA xiisbuga Ñabad iyo Nolol Fahad yasiin WA shaqsi ha Iska tango guuuuull Nabad iyo Nolol❤👌👍💪💪💪💪💪

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад +6

    Maansha allaah guul iyo gobanimo mudane balwaan soodhawoow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MANSHAALAAH

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад +4

    Guul guul farmaajo waa MD dacada oo umadiisa soomaaliyeed u simantagaya oo rabo in sida aduuka shacabkooda u nooloyihin rabo inya in umada soomaaliyed u nolato guul farmaajo ❤️🏇🏿🇸🇴❤️🏇🏿❤️🇸🇴💪🤲🤲

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan team nabad xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo aya runta ushegay ima hogamisan fahad yasin kulan jis xildhiban abdishakur cali mire wlkn abdulahi balwan nabad iyo nolol xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo gambeygan wu furan yahay ku so dhawada team ka nabad nolol oo hogaminayo xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guuleyso wa ino dorashada 2026

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 2 месяца назад +9

    Nabad iyo nolol ❤

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 месяца назад +1

    Alxaqiiqa Shaqsi waa bixi karaa xisbiga N&N iyo hogaamiyaheena mw Farmaajo waa joogaan 2017 8 February cidaan u soo banaan baxnay u dabaaldagnay aan naqaanay waa Wadani Mw Farmaajo 🇸🇴☝🏾. Xisbiga N&N wado cusub oo Guul leh buu qaaday oo dadka dhan xisbiga waa u furanyahay waa guul ❤️❤️🇸🇴👏🏾

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад +11

    NABAD IYO NOLOL GUUL.I.A.

  • @intisarahmed4593
    @intisarahmed4593 2 месяца назад

    masha Allah guul iyo gobanimo dalka Allah ha noo dajiyo

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 2 месяца назад +2

    Team nabad iyo nolol ma ahan qabiil ee qaran ❤❤❤❤

  • @ismahanali1121
    @ismahanali1121 2 месяца назад

    Magaceyga waa nabad iyo nolol guuleeso .m.m.c.farmaajo aabo❤

  • @hindahaji1691
    @hindahaji1691 Месяц назад

    Mansha allh guul All somalia❤

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 месяца назад +3

    Maashaa Allaah kubiira kuligiin

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 2 месяца назад +1

    Guul nabad iyo nolol

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 месяца назад

    Fahad waa nin wanaagsan guul baan u rajeyneynaa hortiis nabad laakiin Farmajo is our HEART ❤️ ilaahey nabad hanoogu soo celiyo mar labaad insha allah ilaaheey haku guuleeyo viva N&N ❤❤❤❤❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 месяца назад +3

    ma saasa kkk mise xisbi Daarood bu noqday? oo uu furaha u hayo Cabdi Xersi kkkkkkk

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад +5

    WCS WALAALKEY 👋CABDILAAHI BALWAAN WADANNI 🇲🇵👑🐎

  • @SafiaMohamed-m1e
    @SafiaMohamed-m1e 2 месяца назад

    Waa guul farmaajo u soo hoyatay ninkaas hadii uu taladiisa ka dheereeyey

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 2 месяца назад +7

    Masha Allah tabarakallah xabiibul malaayiin sifiican ayuu suubiyey xafidullah Waxaan nahay Nabad iyo Nool 🦾🦾🦾🦾🥰

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 месяца назад +7

    Guul somaaliya N iyo N sonoqatay❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +4

    Waxaan nahay dagerayaasha muqdisho ka soo jeedo soo dhawoow madaxweyne Mar kale

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 месяца назад +1

    Guul farmaajo nabad nool guulwarta from ceelhur insha

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 2 месяца назад

    Nabaad iyo nolol❤❤❤❤❤❤guul ❤❤guul farmaajo

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr 2 месяца назад

    Masha Allaah Balwaan

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 2 месяца назад +3

    Guul nabad iyo nolol❤❤❤❤❤❤

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 месяца назад

    thank you abdullahi balwaan masha Allah

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 2 месяца назад +1

    Thank you

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 месяца назад

    ASC wll Balwaan. Mashaaa Allah Tabarakallah viva Farmajo❤. 2026 welcome 🙏 👏👏👏mahaad saniid Balwaan. Guul iyo gobaanimo❤✅✅👍

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 месяца назад +1

    Warkaa waa war Nin wayn!

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 месяца назад

    Nabad iyo nolol guul

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 месяца назад

    Mash allah guul Nabad iyo Nolol❤❤❤❤💪

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад +2

    Waa ku soo dhaweynayaa jaalle.

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Месяц назад +1

    Lacag 💰 🤑 💸 bey isku dagaaleen 2 munaafiqtinta xog aad hayso ma leh maxaa tiri xisbi wanaaagaaa farmaajo iii sheeg waryaa hunguri baa ku qaadey hawiyeeee 🐄 kisiii baaad tahay campaign farmjo xamar lagu dooran ma jiro

  • @fadumaabdi9837
    @fadumaabdi9837 2 месяца назад

    Faramaajo wixi dhacay as ka masuul ah waana dambiile.

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 месяца назад +2

    Waankuugusoodhawayan. N iyo N. Waa somaaliyoodhan❤❤❤❤

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 2 месяца назад

    MashAllah Somalinimo an ku dhimaneyna

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад +1

    Fahad waan jecelnahay guul baan urajeynayaa lkn farmaajo waa tiirka N&N.

  • @adensafia1154
    @adensafia1154 2 месяца назад

    Masha Allah ilaahow garab gal Nabad iyo Nolol Aamiin yaaRabi❤

  • @cabdulaahicabdi9288
    @cabdulaahicabdi9288 2 месяца назад

    Waan galaynaa dhammaanteena inshaa Allah

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 2 месяца назад

    Maasha allaah guul iyo goban

  • @humanitarianresponseorgani6637
    @humanitarianresponseorgani6637 2 месяца назад

    Team nabad iyo nolal masuul

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 месяца назад

    M.a ilahy ha noo xafido mw farmajo guul NN

  • @adensafia1154
    @adensafia1154 2 месяца назад

    Guul

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 2 месяца назад +1

    wll dheh insha allaah

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 2 месяца назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴VIVA NABAD AND NOLOL

  • @Isaaqcmg
    @Isaaqcmg 2 месяца назад

    Ninkaan hadda waxuu noo sheegay in uu farmaajo 5 sano laheeyste uu ahaay sidee markale masiir umadeed loogu Amiinaa

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 2 месяца назад

    Wax Weyn Ma Soo Kordhineyso kala Taga Fuhad & Farmaajo Sababtoo ah Fuhad Waa Shaqsi La Shaqeynayay Farmaajo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад +1

    Guul guul nabada iyo nolol oo cabdilaahi balwaan hogaamibayo 🤲🏇🏿🇸🇴❤️🏇🏿🏇🏿

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 2 месяца назад

    Asc balwaan team nabad iyo nolol lama aamini karo ee waqti dambe haku khasaarin

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 месяца назад

    Guul farmajo nabad iyo nolol open (blocks) thanks.

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 2 месяца назад +1

    Guul I.a nabad iyo nolal

  • @XasanAlinuur
    @XasanAlinuur Месяц назад

    Guul nabad&nolol

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 2 месяца назад

    Waa sax guul mar hadii intii u xigtayba uu diiday fahad inuu ka xanaaqo oo uu garabkiisa ka baxo wuu ku qaldanyahay

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +4

    Hanalagu soo daro waxaa balan ah hadaan noolahay in aan xaafadeyda uga kaambeyn kareeyo hadii la yiraahdo qof iyo cod

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 2 месяца назад

    Mashallah mashallah tabarakalah sodhawow balwani wadani qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deegahaashi8666
    @deegahaashi8666 2 месяца назад

    Guul faramaajo guul somaaliya insha allah

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 2 месяца назад +2

    Wcswrwb Cabdullahi Balwaan thank you

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 2 месяца назад

    Balwaaan xogtada wan ku kalsoonahay Keep Going

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 месяца назад

    Wcs wlky ❤❤❤ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    VIVA NABAD & NOLOL

  • @hibo7569
    @hibo7569 2 месяца назад

    Quelle dommage qu’ils font la guerre contre eux ,les deux hommes ont étaient très bien, mais que même il est bien raison le président mohamed abdullahi farmaajo, tous somalien doivent égalité, très la Somalie aux somalien, merci beaucoup monsieur abdullahi balwaan pour dire la vérité 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nous sommes tous somalien ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💪💪💪👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 Месяц назад

    ((( N&N WAA SOMALI WAYN WAA SAX WAA GUUL IYO GOBANIMO ALLAHA GUULEEYO (( N&N )) ALLAH GUULEEYO INTA DADKA IYO DALKA DAACADA U AH EE JECEL NABADA HORUMARKA UMADA SOMALIYEED AMIIN YRYA AMIIN GUUL WARIYE AFTAHAN

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt 2 месяца назад +1

    Guul farmaajoguul

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 2 месяца назад

    Waxaan rabaa wixii Soomaali oo dhan ilaa raaskabooni ilaahay raascasar wax u qabtaa oo midnimo iyo barwaaqo noo horseedo in Sha Allah.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    Xaasn sheekh dammmmin ayaa ku dawanaya .

  • @Safia-l1s
    @Safia-l1s 2 месяца назад

    Warranty isii guuuul n iyo n

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 месяца назад

    Guul nabad iyo nolol Balwan well done keep going

  • @a-b9206
    @a-b9206 2 месяца назад

    Farmaajo guul haduu ogaaday qofka dadka kudiraya sido kale Fahad Xaji Yaasin khayrs iyo mustaqbal wanaagsan baan urajaynayaa Nabad iyo Nolol ❤

  • @ShugriCismaanabdirahman
    @ShugriCismaanabdirahman 2 месяца назад

    Guul nabad iyo nolal

  • @ShugriMuuse-x9c
    @ShugriMuuse-x9c Месяц назад

    Good

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac 2 месяца назад

    Anaga foormajo iyo fahad midnamanihin lkn xisbigayaguwa nabad.iyo.nolol

  • @فتحيةعبدالقادر-ض9ح
    @فتحيةعبدالقادر-ض9ح 2 месяца назад

    Maasha allaah guul nabad iyo nolol

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Guuuuuul farmajo insha allaah ❤❤❤❤

  • @CabdicismaanCumarmuuse
    @CabdicismaanCumarmuuse Месяц назад

    Balwaan.wadani.jecel.wadajirka.soomaaliyeed.hoos.ha.uga.dhicin.halkaa.anaguna.waa.soosoconaa.guulguuulsoomaaliya

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 месяца назад +1

    Wallaahay balwaan waa xog-ogaal xaqiiqda jirtana waa intaas

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Mahadsant walaalkey balwaan ❤❤❤❤❤

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 2 месяца назад

    Walaal qaaliya Balwaan soo dhawoow. Wadankaagaa kuu baahan qabiil wax inooma tarayo soo dhawaaw

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 месяца назад

    Rajo fiican niyo nolol!
    N. Iyo nolol will unite
    Somali nation and that crucial.
    If farmajo succeeds
    Then everybody will have his portion or her portio as a piece of cake.there will be equalzation to all somali society!!!
    Keep in my n.iyo nolol.

  • @AliAbdirahman-sr7kp
    @AliAbdirahman-sr7kp 2 месяца назад

    Asc Cabdullaahi Balwaan Addiga Iyo Xafidulaa Shiikkh Cabdixirsi War ii cantamikara Baad Nooga Soogud Biseen Mudane Madaxweeyna Hore Maxamed Cabdulaahi Jarmaajo Waamid Eykafilayeen Shacabka Soomaaliyeed Farmaajo Rabi Habarakeeyee Wuunakas Baday Waxaana Leeyahay Illaahoow Soomaaliya U Sooceli

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 2 месяца назад

    Guul nabad iyo nolol.

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 месяца назад

    Waa ka xumahay runtii.

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 2 месяца назад

    Guul iyo gobanimo kuligeen nabad iyo nolol baanu nahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne 2 месяца назад

    Farmaajo guuuul

  • @FartuunSugaal
    @FartuunSugaal Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 2 месяца назад

    Nimo nabad iyo nolol somaliya ham

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 2 месяца назад

    Leading a nation with unity and honest dignity is the hallmark of a truly great leader. Unity ensures that the diverse voices within a nation are brought together under a common purpose, fostering collaboration and mutual respect. Honest dignity, on the other hand, builds trust and credibility, as it reflects a leader’s commitment to integrity, transparency, and ethical governance.

  • @NabilaAbdalla
    @NabilaAbdalla 2 месяца назад

    Guul iyo gobonimo Nabad iyo Nolol Fahad hayskatago kumanaan kafiicanbaa imaandoonteee

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 2 месяца назад

    Guul Nabad iyo Nolol Insha Allah

  • @badelsheikh8931
    @badelsheikh8931 2 месяца назад

    Guulayso