5 Qof laguma kalsooni qabi karo
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- =======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com
Maashaa Allaah Weelkeyga qaaliga Allh ku dhaafo Allaah ku caafiyo Mar walbo maskaxda Allh kuu waasiciyo Allaah ku xifdiyo Allaahku Barakeeyo Allaah kuu Dembi dhaafo Mar walbo Allaah Ku Siiyo Sacaada Dunya iyo mid Aaqiro Allh ku geeyo Janada Farduuso
🥺😭iyadoo 9bil kasoo wareegate hadane Qodobka 2aad aad ayuu ii xanuunjiye runtii wy jiraan dad aad u wanaag bdn ugu danbeena meel ayka bexayn iyo jaceylkii halkuu qabte aad weyneeso xitaa kuu quuri waayo sidaan ayaa damacsanehe ama sidaan ayaa I qabsate ileen qadarta rabi waala qaataan marwalba 🥺really waana marxalad aan ilaa hada hilmaami la'ahay oo igu kalifte inaan ruux danbo ku kalsoonaanin
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤
Keep going teacher Ayup ahmet
M.a macalin qiimo Leh Allah ha ku sharfo
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
Keep going ustaad Ayuub ahmed
Jazakallah🥰
Qofka 2aad iyo kaa 3aad waa soo arkay Allah qalbiga i qabojiyay
Sᴏʀʀʏ ᴡʟsʜɪᴇ 🥺❤️
Allh qalbiga hakag rebo abyo mcn 🤲🥺
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
Masha allah ustaad keep going allaha ku barakeyo ❤ 🙏 💙 💖
Mansha'Allaah tabaarakallaah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Jazaakallaah kheyran
M.a *ustaadi* allah ku sharfo keep going❤
M.A ustad Alle haku xafido. Keeeb goiny
Macalin video gii farxada kasoohadak isha Allh 🥰🥰
Absolutely ustd💯
Mashallah maclin ka yaga Allah xisaab la'aan haku galiyo janadisa runtii wx badan ayaan kaa faaiiday cilmigaga alle haku barakeyo
Qofkii macansada shekooyinka ayuub wa qof nasiib badan
صل الله عليه وسلم ❤
Intii aan kaa faaidey miisaanka xasanaadka Alle Haku Saaro Wll Guuleyso insha Allah
سبحان الله العظيم 🥺
Ayuub keep it up brotha 👏🏾👏🏾🥰
Masha Allah ❤
Jazakallah 🙏wa tallo wngsan
Wlhi xaqiq qofka Mr ka hore jacayl tiri Madan ku siyaa iska ilaaali bri wji kle kla soo bxya
wligaa qof ha aminin wlhi any igu dhacday taas Axl alah ayaa mahad leh oo qlpigyga qabojiyye
Wllkyga Mr kasta wan dhagysta fikirdada dhiri galintda Wuxuuna I noqday dhiri galin aad u muhiima aaad ayad u mahd santhy
You are my teacher who know how life is
My teacher ❤ full resbact best friend
Xaqiq qalbigayga Ku jirtay ayad manta si fican u abartay ustad Masha Allah
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
Macalin nolosha wax badan naga baray shukran 💟
Thanks Dear Teacher
Warkada dhan waa run allaha ku xafido
Masha allaah macalin ayub mahadsanid 💖
Masha allah allah ku xifdiyo jazzaka allah guuleyso waligaa
Maansha ALLAAH ❤
Keep going teacher ayuub
Nolosha horumari uyab axmed..........zxp qaali.........
Masha Allah shukran jazaka Allah kheir
Jizakalah💯🙏
Mahadsanid teacher thanks 😘😘
Ayub keep going insha allah brother 🙏🙏👍👍👍
Shukran meri banyaa
Keep going pro 🥰
Masha allah chanel wax badan ka faidey jazakallah kheyr
الله يحفظك ويبارك اخي الكريم ايوب جزاك الله خيرا
First one thanks ustaad 🥰😍
الله أكبر ❤
Mansha Allah
Asc. M.a teacher keep going
Shukran brother
Thanks for your teacher ayuub🤩🤗🤗😅
Side ayaan qof jacyl u guu aburi kaara Ila tale caaqil❤🥰😢
Walaal mahadsanid waruntaada anigey igu dhacdey ee in teen fikirkeyga ku gu so gudbiya
Thanks my teacher
Thanks ayuub ahmed 💯🙏🏾🙏🏾💯
My role model teacher ayoub go ahead🤴
Thank you bro ❤ 👌 😊 🙏 🙌 💯 ❤ 👌 😊
Mashaa Allah🥰
Mahadsanid macalin aad ayan kugu xiranahay cashirada ad soo gudbiso merci mille fois
Our teacher
Teacher Ayuub ani miyaa iga hadlaysaa waxasoo dhanba waa soo arkay🥺💔
Kuwa kalaa kuu harey🤣
Free kftan♂️✅
Msha Allah👏😍
Asc thanks 💯💯💯💯♥️💯💯💯♥️
Jaskalahu kheer maclinkeyga
Keep going my teacher
Mahadsanid wll Ayuub.👍👌
M.a macallin❤❤❤💯
Thank you
Keep going wll allah ku sharfo adun io akhiro,ba
Waa mahad santhy
Thanks wall qali keep going
Asc wllo Ayub Ahmed jazakallah
Asxaankaa🙏🙏🙏🙏 waxa aanku gudo ma aqaano wallhi waxbadan oo iga qaldanaa ayaa fahmay 🥺🥺🥺🥺🥺 teacher ayuub thanks 💔❤️❤️
Machallah j j'adore votre vois
Keep going wll Manshalllah ❤️
✋💙
Walalkey waxaan ahay walaal aad ku jeaclahay ❤️💯💜
Mahadsanid wll ayuub🙏
M.a runtii wax bdn aya ka Faa'iday🥰
M.a ayub axmed
masha allaah wll
Mahadsanid wll
Wllh waa sax wallkey bentaa maahan
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah❤🥰🙏🙏🙏
Ayub ahmed
Alle haku xafido wallkay somaliland
Ka dawada kaso salamaya alle haka raali noqdo wax xuno dhana alle kuma tuso farxadku nolow macalinkayga khaaska ah ayaad tahy♥️♥️🔥🔥🔥🙏🙏🙏🙏♥️♥️🔥🔥🔥🔥🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Thanks ustaaad
Asc wll dadka 5 tas noc ah hdad la kulantit wht is the best way to avoid them 🙏🏿
Masha allaah wll ayuub sajid 🙌 asc
Wakhtigan Aynu joogno cidna lama aaamino aan Ka Ahayn labadaada waalid
Haa wlhi ano midas aaminsanaa ayaa ayn qof aaminey wuna iga tgy 🥺ma anaa mrkle dad aaminaa mrka isku dhacdan ayey nafsdda xumaan k shegyan
Keep going wlo duuub👑
Keep going wlo ayuuub👑
Sax wllhi aniga wanagyo badan baa la ii samyy si danbin la igu soo dhigo qalbigyga loo kas bado markii danbana wajiyo badn baa la iila soobaxay wll ayuub dadka qalbiyadooda ka hadashaa sajaklallah🙏
Facebook ayan kla Socon jiray video yadada mantan kusobiiray page kaga Jazakalah teacher
Pro waadaalantahay
Teacher suaalaha iyo jawaab noo soosameyn please
wcs wlc Brother
Asc wllo 😍😍😍😍❤💗💗💗💓💞💞
Thanks
thanks Aboowe
Imisa qofbaa waji wanaagsan igu wanjalay oo an dib Ka ogaadey in usan wanaagba Mel usoo Marin lkn ay aniga ii jilen💔😥😥
Keep going
teacher