Waxaa weriyuhu ka booday inuu sheego in C/naasir uu shaqo haystay iyo sharci dalka Baxrayn balse uu isaga yimi dalkiisiina ku soo noqday si uu shaqo abuur iyo ganacsi cusub u sameeyo, marka waxaan leenahay guulayso, kuwa tahriibka waalayna war iska daaya oo dalkiina barwaaqadaha ka shaqeysta..
Kuwa tahriibay ee Europe iyo qaaradaha kale Bado ujiidhay naftoodana kubiimeeyey biyaha bada intooda badbaada kamahelaan shaqada noocana wadamaday badaha ujiidheen
Mashallah waa wiil soo arkay dhibtada ay leedahay markaad ka tagto dalkaaga hooyo shaqo sharaf leh good job
Masha Allah, 👏🏾👏🏾 that’s amazing of him.
Wakaa kursiga xafiiska kuraaxaysanya kadib markuu wadankiisa Aaminay
Waa wax lagu farxo shaqaana aharaflehe shaxaad sharaf maleh
Tahriibna kabasiidaran.❤❤❤❤
Great idea I am starting cambuuloda waregto oo gobta aad jogto lagukarinayo
😂😂😂😂😂
Cabitaanka wareegana waa loobahan yahay halashaqaysto dhul gaal waxba mayalane
Mashaa allaah alxamdulilaah
Mashaa Alaahu Ilahey ha u barakeeyo
A s c maasha alaah hore u socda waxaa kale ku dartaan garbadyada iyo guryaha nadaafadooda good job
Mashaa Allah waa shaqo wanaagsan. Keep it up.
Maasha.alaah.wadankada.hooyo..wanaagsan.wiil.fikrad.wanaagsan
Maasha allaaah
Masha allah
Mashallah guuleyso walaal ❤❤❤
That good Idea keep going sxp
Allaha u barakeeyo xoogiisa
Maaha Allah yaa xayyu yaa qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.Reer muqdisho Allah hana siiyo Nabad warta caafimaad cumri dheer oo cibaado suban bash bash iyo barwaqqo Amiin yaa Rabi.Cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.XasbunAllah wanicmalwakiil
Aamiin yaa Allaah
Maasha Allah
masha Allah
Walaahi nin dalkiisa jooga oo shaqada ugu hooseyso haysto ayaa Nascar dhaamo masha Allah
Waxaa weriyuhu ka booday inuu sheego in C/naasir uu shaqo haystay iyo sharci dalka Baxrayn balse uu isaga yimi dalkiisiina ku soo noqday si uu shaqo abuur iyo ganacsi cusub u sameeyo, marka waxaan leenahay guulayso, kuwa tahriibka waalayna war iska daaya oo dalkiina barwaaqadaha ka shaqeysta..
Well done you are A legend 💪🏿
Masha Allah ❤❤🤲
Mashallah
Good job
asc cabdinaasir
Maasha alaa xaasidka ale hakaaqabto is ilaali Insha alaa
Kuwa tahriibay ee Europe iyo qaaradaha kale Bado ujiidhay naftoodana kubiimeeyey biyaha bada intooda badbaada kamahelaan shaqada noocana wadamaday badaha ujiidheen
lacagta tahriibta kubaxeyso shaqo abuur lagu lagu sameynkaraa
(Maqasalah.. lafaajo)
Guuleesta dhalonteens
Lkn dipad waad kasoshaqaysatay hadadan lacag haysanlahyn waxnmadan abuurteen
Guulayso saasaa loo baahan yahay
Mashallah
Masha Allah ❤❤👏👏👏
Mashaallah