Djibouti: Mahamed aden iyo Nadifo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Brought to you by Assajog Studio & RTD

Комментарии • 14

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o 2 месяца назад

    Mashallah waa taariikh weyn

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 лет назад +1

    Ciidami Islaankoo
    Calankeenna Eebbow
    Cidhifyada qurxoon iyo
    Caashiisa dahabkaa
    Ka ilaali ciiddiyo
    Cawaan soo ugaadhsada[...]

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar307 7 лет назад +1

    Hees iyo badh weeyi ruunti gobonimo doonki weeyan mohamed aden iyo nadifo halgamaa yaal thank you assajog

    • @AhmadHoh
      @AhmadHoh 4 месяца назад

      Ahmad amir.yiqiin uleeh heesaaha qarami iyo macnood ,mahmad Adan dugsiye amir kadli heesku calicarif habla nincad igarac habla cida iladhici cawadeen ilamal matali calicarif aqili kuma aroorin sidu axamad cadeeyaay dabkiyo cuudki lagaqatayi macaluushayi cawushu macna 15.5.1981tariqda itaa qoto kanta calsaar caro iyo habaqa qabyatirki garka hadhagalaa kuusabsan ila kala mudel daadka dhamancad calan heeskan15.20p20 p4p2024

  • @souleimandarar5573
    @souleimandarar5573 6 лет назад +2

    excellent chanson wlhi

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 Год назад

    Maxamed aadan waa hers qiimole halyay soomaaliyeed

  • @moussadarar9225
    @moussadarar9225 3 месяца назад

    Dadki dhigalaha

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 года назад +3

    Cadrad yahay adduunyada
    Camuudaad ku socotiyoo
    Cirkan aad ku aragtaa
    Ciirada qarsoon iyo
    Colka kama war hayside
    Aduun baa cillaankiyo
    Cusburka iska badiyoo
    Calaf raadinaayee
    Raggii ciil ma seexdoo
    Labadaa cidhbood iyo
    Ciddiduu ku joogaa
    Hadduu hadal kuu cuntamo
    Cadhadiyo dhibaatada
    Yaan kula ciirine
    Dhulkan cadowgu haystiyo
    Kaalay ciida ila dhici
    Ama calan madoonaay
    Nacab caawa iga raac
    Nadiifo
    Calool kuu fayoy iyo
    Ruux caano kuu sida
    Cadow laguma sheege
    Cadrad ku walaaliyo
    Cudud kula mid aan ehee
    Anoo ciyowga hawdkiyo
    Caymaha la gala ah bahal
    Hay caga-jugleyninee
    In jacayl cadaab yahay
    Ama cudur ka daran yahay
    Nimaan kuu cuskaday iyo
    Cilmiba asteeye
    Sida caamir yaan dhiman
    Yaan noqon ceebla oo kale
    Caashaqa irmaanee
    Sida cuudka ila maal
    Cirku waa onkodayaa
    Cawadeena ila dhowr