Wll sheeg wiilka reerkooda way is kaga farxi lahaayen awlaadaasina reerkooda ayeey heli lahaayen ninkan ku qabaana haduu allah qadaray intan in kabadan inaad isla qaadataan cidina idin kala ka xayn mayso awlaadasina hooyadood ha helaan 😢😢😢😢😢wllhi waa qiso naxdin badan
Sheekadaan waan ogahay in aan magacyo ama dadka ay ku dhaqday la sheegin laakiin hadii ninkaagu youtube daawado ama reerka caruurta dhalay haysta oo wax yaalaha qaar si fiican uga fakaraan weliba ninka maraykan lagu dilay waxaan hubaa sheekadaan in la ogaan doono
Asalaam aleykm. Let her first tell her husband, her mother and the family of the late boyfriend. The mother will slowly inform her father and let her ask for forgiveness from Allah, her parents and her two twin boys.
Ragu wa xiise badankodu marka ina usheegto aye aheyd inta usan ku guursan madama aad u sheegtay inaad carmal tahay iyo sida wax kugu dacay laga yaaba inu garab istaag kuu muujin laha tan kale meshen waxa ka cad in usan jirin waxan nalagu qaldo e ah jaceyl o ragu badigodu ey dan aad uyar un inaga leeyihiin gabarey ninku ninku ama jeclow ama isaga haku jeclaado waxaad sida doonto ka yeeli karta marka aad waxaaga ku fara adkaatid
Niinku haal mar bu qald galay lakiin iyadu boqol mar bay qald gashay haday reerkoda la wadagto waxa ku dhacay ma jiren aniga fikirkayga iyada aqali xumayd 1 ilahaybay dabi ka gashay 2 ilmayro saqiiro aah waxab kala ogaynay bay dabi ka gashay 3reerkodibay dabi ka gashay niinkeda hada qabay dabi ka gashay nafteday dabi ka gashay qaldku wuu dhaca intay walshed wacayso may hoyaded dhashay talo waydiso hooyo bila adanban ahay waan qaldamay may tidhahdo haal mar unbuu qaldkasi noqon laha lakiin itaso dhaan qaladay isku qaday eega 😢
Usheekh abaayo nin iyo cidk kale ha kafirin caruurtada inta aadan dhimanti adana waayo abaabahoodo wey waayen ayagoo arkin adiga ka fa ideyso inta aadan dhimanin abaayo
Usheeg wllo reerka
Thanks
Amin
Wll sheeg wiilka reerkooda way is kaga farxi lahaayen awlaadaasina reerkooda ayeey heli lahaayen ninkan ku qabaana haduu allah qadaray intan in kabadan inaad isla qaadataan cidina idin kala ka xayn mayso awlaadasina hooyadood ha helaan 😢😢😢😢😢wllhi waa qiso naxdin badan
Waqtigaada ha iska qasaarin kan ninmaahe subxaanallaah
Sheekada markaas ayaan nacaa uff🤦🏻♀️ yaa rabbi Illaahow hanagu keeniin Calooshaa ixanuuntay 😭😭😭😭😭😭😭
Sheekadaan waan ogahay in aan magacyo ama dadka ay ku dhaqday la sheegin laakiin hadii ninkaagu youtube daawado ama reerka caruurta dhalay haysta oo wax yaalaha qaar si fiican uga fakaraan weliba ninka maraykan lagu dilay waxaan hubaa sheekadaan in la ogaan doono
Asc cabdul qaadir royal hooyo adiga iyo faadumo had aan niilasocdaa
Viva Abdiqader Roylo
Sheg abayo siadan ilmaha xaq ugu galin qofku jecel waxad wadato wu kula jeclan shag marka si ey u helan edo iyo ayeyo ader kuli hoyo plz shag
Amin amin amin wllo
Ax ax wa sheko murugo badan habla badan bay ku dhacday wa qiyamada ragga
Wiilku waa shuuba caadi ah naa kac carar saqjaanka
Asc, sheg wllo, hadii kale caruurta ayaa wacelo lagu tilmaamayaa.
Welcome to London fatumo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Sheekooyinka noocaan ah Aadbay iidhibtaa 🙈😪😪😪😪😪
Asalaam aleykm. Let her first tell her husband, her mother and the family of the late boyfriend. The mother will slowly inform her father and let her ask for forgiveness from Allah, her parents and her two twin boys.
Reer magalnimada waa albabada balaqa 😢kaasi waa dayuus
How did they travel without passport?
Noloshaada. Ayad. Ka dooratsy. Hada nooshahay ilamahaa xaq kale haka galin. Gabareey
Gabdhan iydaa qaldan walhi wayo wadankii maher xadku wuu ku badan yahay qaldka bila adnku way qaldaman lakiin qaldkasi haal marbu ahaa lakiin hada ilmo 11 jiraa way adkanysa sida waxa uu fahaman walhi bisnka 😢😢😢
Åh wll sheeg waayo waxaa mihiim kuu ah ilmahaaga agoonta ah haday abala aan noqdeen hakaxarimin hooyanamada korso imahaaga hore iyo kuwadanbe ❤
Ilmahaga kaga muhiimsan reer agoona noqday,tankale ilmaha mustaqbalkooda u hiili si magaca abbahood u ogaadaan.
Ragu wa xiise badankodu marka ina usheegto aye aheyd inta usan ku guursan madama aad u sheegtay inaad carmal tahay iyo sida wax kugu dacay laga yaaba inu garab istaag kuu muujin laha tan kale meshen waxa ka cad in usan jirin waxan nalagu qaldo e ah jaceyl o ragu badigodu ey dan aad uyar un inaga leeyihiin gabarey ninku ninku ama jeclow ama isaga haku jeclaado waxaad sida doonto ka yeeli karta marka aad waxaaga ku fara adkaatid
Niinku haal mar bu qald galay lakiin iyadu boqol mar bay qald gashay haday reerkoda la wadagto waxa ku dhacay ma jiren aniga fikirkayga iyada aqali xumayd 1 ilahaybay dabi ka gashay 2 ilmayro saqiiro aah waxab kala ogaynay bay dabi ka gashay 3reerkodibay dabi ka gashay niinkeda hada qabay dabi ka gashay nafteday dabi ka gashay qaldku wuu dhaca intay walshed wacayso may hoyaded dhashay talo waydiso hooyo bila adanban ahay waan qaldamay may tidhahdo haal mar unbuu qaldkasi noqon laha lakiin itaso dhaan qaladay isku qaday eega 😢
Asc fadumo tamadho iyo royal ququx
Naa fadumoy joog😂😂😂😂
qaasaten fadumo
Sheega jaduu ku xumeeyeya haku Deyan
Ninkaaga bilaash baad uga qarisay
Maya waa inaad u sheegto dadka waayo ayeydood wey ku il doogsani oo marxuun kii baa dhalay ayaa ladhihi waayo imika wecel waxba ma dhamaan
qasatan fadumo
deqo iyo deeq part 27
❤❤❤❤❤❤❤
Wan idin jecahay ❤❤❤❤
Usheeg wllo ilmahaaga dadka wacal ayee ku caaynayaan ninka hada ku qabo waxaa kaaga muhiimsan qalbiga ilmahaaga 😢😢
Taasa xaqiiq ah
Sorry Gabdhoow nolol aad boqol sano ku noolaan lahayd hal habeen haku qaadanin bahalada aan naxariista lahayn iska ilaaliya
Usheekh abaayo nin iyo cidk kale ha kafirin caruurtada inta aadan dhimanti adana waayo abaabahoodo wey waayen ayagoo arkin adiga ka fa ideyso inta aadan dhimanin abaayo
Asc
Laguma maqlo
Waad ku qasban tahay in aad raadsato carruurtaada
Waxba haw sheegin sug ilaa nahayada 20 خواهران sorrywll😢😢😢😢
Sax wallah. Wadankeena. Awlad. Xaraam. Kubadan. Waligii. MA dagayo. Alaakariim😡😈😈😠😠😠
❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲
Jarmalka Ayan kugu casumin
Sheek walalo waa ok inaa sheekto
deqo iyo deeq part 27
Asc
❤❤❤❤❤
Asc
Asc