waa wax lagu farxo in dhalintii ay dareemeen in wadanka lagu faano sharaf tahay waad ku mahadasan tahay ugaas shaqada qurux da badan ee aad heydo hal kaa ka haay
Masha allah ma xaafadii galmudug ayaa sidan noqotay sanad ka horee aheed markan aabe oo halkas dagan kusoo booqday masha allah waa xaafad guryo qurxoon ku yaalo.ciideda xataa waa gaduud masha allah
War xaafada qurux badnaa. Markan muqdisho imado waan soo booqan doona xaafadan inshallah, geedo qunbo waa in guri walba ka beerna si qurux xaafada dhan u noqodo xaafadaha bacaadka ah laami la saara 👍👍
mahadsanid ugu horayn boss shaqada a halkaa ka siii wad, waxaan kaloo codsanayaa in aad soo duubtaan taalooyin iyo goobihii caanaka ahaa iyo deg mooyinka ay kuyaalaan, ciyaalka qurba si ay u bartaan taarikhda dalkooda merci frér
Masha Allah abowe you so amazing good job and good luck waad mahsan tahay I sha cadowka I lahey ka dhowro amin yaarab guul waanagsan waliga 😍❤️🌹👏 Somali hanow latu
Masha allah xaafada galmudug 😍 thanks bozz vlogs for this beautiful places aa noo soo duubtay laakin Ayaantan maxaa dhacay new vlogs ma so duubtidee hor mar wacan and you deserve more subscribers 💖 👏
Muares Ahmed : hotelada iyo ganacsiyada ugu quruxda badan #Xamar Darood baa iska leh ee #Habargidirtad sheegaysa maxay tahay , qoxoontiyada xamar KU soo qaxay bay ka midyihiin habardugag
@@daariqahmed8297 darood wax ee leeyihiin ma jirte faanka iga dhaaf fara kutiriis aa kutihiin xamar hantida ugu badan iyo dadka ugu badan wa la yaqaana cida kuleh hada u hadleeysid wa la hadla ayadana sheeko gaar ah waaye waxaan idiin qira in faqashto kudheereeyso faanka iyo propagandada
@@daariqahmed8297 waagii colaadu dhacday ee la qaxay ee KENYA la isugu tagay ayaa qof walba yiri sarkaal baan ahaa, dhaqtar baan ahaa, duuliye baan ahaa, hanti baan lahaa, waa tiiyo kale. ALLE ha u naxariisto DALEYS fanaanadii qaranka RUclips ka raadi si fiican ayadaa kuugu sharaxeysa qoraalkaaga iyo caqliga kugu jira, reer wax ma taro gun ayuu Soomaali ka dhigay ee haka caroon magaca GALMUDUG.
muqdisho so ma ahan caasimada umada somaliyed side ku dhacday hal reer in o dhulka sas iskugu balaarsho war Habargidireey se rabtan kaaga daran galmudug eewa iigu baxsadeen xaafada yaab war dhulka wax naga siiya
Masha allah Bozz caadi matihid waankaaga mahad celinayyaa klipp kan iyo kuwii ka horeeyaba! Horay u soco 👌👍 Subscribe and like taba horraan channel kaaga u siiyay!
insha allah muqdisho nabad waarto iyo barwaaqo. Adiganeh hormar wcn.
HABARGIDIR GUUL IYO GOBNIMO INSHA ALLAH 💕😍
War reerkii way tageen xaafad shidan iga dheh Galmudug village 😂♥️♥️🌹😍👍
Guri balaa geed iyo
Hortiisa oo aan dhisneyn
Taa halagu daro wbilaahi tow fiiq aamiin
Agaah aniga halkaa unbaan ku badbaadi guri hala iiga raadiyo
Mohamed Ibrahim hahahahaha guri halkaa nooga wada dhis😍
Yartii reer Galmudug xaqiiqdii waan raadinayay guri laakiin nimankaa hoostooda waan ogahay laigalama baxayo waa taariihk
Mohamed Ibrahim adigu yaa tahay😂😂😂 waa run taasi ragii rag ahaa ayaad la nooshahay yaa ku eegi kara
qofki sidayda camal galmudugnimo.kuweyn tahay search so dhahay like isara dhiga;😂♥️❤
*_Mashallah luv from BURCO_*
masha alh Qurux wayeH wlhi Muqdizho Casimada umada soomaliyeed Gul iyo goba nimo ProH Halka kasii wad💋💋💋💛💛
Wa wadani dhab ah jecelna
Inu tuso bulshada somalia bilicda xamar io waxii ku cusub masha allh big bro thnkz love you xamar
MashaAllah xaafada Galmudug waa shidan tahay xamar❣️😘💯🙏🏿👏🏾
Muqaladada dadka qata u sheg ine xaqa muqalka kusiyan thx u bro
WooooooW
H Gidir,,,City
Yaaaaaaah
@@mmjey sxb weeydi wiilka so dhigay nombarkiisa kor u ku qoray asiga war bixin ka siin karo
Best RUclipsr in somalia 🔥
Maasha allah Illahayoow Nabad & xasilooni siii dalkayga hooyo.
walee cidaan meeshay gasho way tilmaamantahay illaahow dhower reer tolkey!
Aamiin Xbbti mel ama waa laga muqda Ama waa laga maqnadaa
Sas weye ina adeer meel ka maqnow ama ka maqnow
Amiin
waa wax lagu farxo in dhalintii ay dareemeen in wadanka lagu faano sharaf tahay waad ku mahadasan tahay ugaas shaqada qurux da badan ee aad heydo hal kaa ka haay
Tell people to plant more trees, young brother.
Si goats will eat
Lol
Wa runta.
Agree
HG hadaa nahy wan tashanay💕💕
Dagal iyo dhul is lamed iska deynay nbe 💕💕💕💕💕💕💕
Hhhhhh waa waxa la rabo in laidinka nasto
@@muniirohooyadeedinamohamme1107 😂😂 hada nasina ku jirnah blse wixii na so adoh wasenah😂
Waa loo baahanyahay HG iyo qofkastoo soomaali eh
Dhul islaameed hadad adi dhici jirtay hg dhan dhul islaameed iney dhici jirtay miyad umaleysay
@@mwanzo0011 you right you are right truck there you go
Alahu akbar aday u quxxantahay xafadan waligay ma maqal alaha barakeyo dadka ku nool iyo dhamn dhulkena hooyo
Bos dadka halgu wacyigaliyo in beran guri kasta hortiisa geed geeduhu waa quruxada magaalda
Ariga yaa ka celinaayo
Lol
@@Medibrahimabdi ariga wXa kacelinaya in unta uu dhismayo la oodo yacni gidaar lodhiso sidokle ana waxan kudarilahaa dad walba wadadooda gurigo hormarta hadhiso
@@qalanjomoha1833 😂 ariga silig farsameesan ma'ahane si kale majirto
@@Medibrahimabdi si looga maareyo lawayn maayo waxaa lasamaynkaraa in loodhiso darbi yar oo kasamaysan dhagax
@@qalanjomoha1833 sideed bilaawd hada so jawabte
😂😂😂
Xafad mudug la dhahayo maa jirto. Wow 😮 Mnsha allah beautiful
Aboh dudug mahaa waaa galmudug caadi iska dhig 😂😂😂😂❤
Waaba Ujeeedaa🤔
Masha allah ma xaafadii galmudug ayaa sidan noqotay sanad ka horee aheed markan aabe oo halkas dagan kusoo booqday masha allah waa xaafad guryo qurxoon ku yaalo.ciideda xataa waa gaduud masha allah
Xafadeydii Ahaa Gurigenii Ayaa arkoyaaa Alloow Anoo Nabada igu celi
War xaafada qurux badnaa. Markan muqdisho imado waan soo booqan doona xaafadan inshallah, geedo qunbo waa in guri walba ka beerna si qurux xaafada dhan u noqodo xaafadaha bacaadka ah laami la saara 👍👍
Waan Kugu Soo Dhaweyn i.a
Video zaaid ayuu uquruxbadayahay waxuu kasii qurux badnanlahaa muusikada markaat kayareesid👍🏼👍🏼👍🏼
Masha allah, Mogadishu is making progress. Peace and prosperity to the pearl of Indian Ocean.
Another wonderful sights of the city. Well done🙂👏
Mashaa Allah dhir green ah unba kadhiman wa shidantahey GALNUDUG VILLAGE
بسم الله ماشاءالله تبارك الرحمن
mahadsanid ugu horayn boss shaqada a halkaa ka siii wad, waxaan kaloo codsanayaa in aad soo duubtaan taalooyin iyo goobihii caanaka ahaa iyo deg mooyinka ay kuyaalaan, ciyaalka qurba si ay u bartaan taarikhda dalkooda
merci frér
Mashallah, best youtuber!!!!!
Keep going brother masha Allah Somalia Hanoolaato Hana is Raacdo
masha Allah guul insha Allah waa xafad qurux badan
Thanks bozz vlogs wad kafican tahay %100 kuwa burburka iyo qaraxyada soo galiyo oon war fcn raadinen
mashalla ilahay hana xiftiyo runt wa muqal.quruxbadan !!
Dadka waxaay u maleeyeen xaafda HG lion kaliye. inaga laftayo hadaan reer sade nahay waa ku judhnaa maxaa yeelay meelna kuma kala harno libaaxyada
😁😁😁😁😁
runtaa
Habargidir iyo mareexaan was dad ehel ah oo wax xeeriya oo wada jooga
Mashaallaah tabarakaAllaah beautiful walahi😍😍😍😍👌
Hg Mogadishu Mel walbo wey ka dhistaa mashallah ❤❤❤❤❤
Masha Allah abowe you so amazing good job and good luck waad mahsan tahay I sha cadowka I lahey ka dhowro amin yaarab guul waanagsan waliga 😍❤️🌹👏 Somali hanow latu
Masha Allah Somalia 🤗❤💪💪🤲👍😍
Xaafada galmudug anigana waa in an villo kadhista inshallah
kkkkkkkkkkk ka dhiso kuna raaxeeso
Maashallaah tabaarakallaah allow noosiyaadi horumarka dalkena aamiin aamiin yaa allaah allow towfiiqda nawaafaji aamiin soomaaliyey dalkaada dhiso oo ku raaxeeyso intaad dunida joogto aaqirane ushaqeeysothanks bozz vlges 🇸🇴❤🇸🇴☘☘☘☘🍀🍀🍀🌷🇸🇴❤
Boqor horay u soco, waxaad tahay muwaadin waajibaadkiisa Qaran gudanaaya🇸🇴♥️. Allah kula garab galo. Like,share iyo 100milion oo veiws ka badan ayaaad istaahishaa bro.
Mashaa Allah 😀😍😍😍😍😍😍
Waa guryo qurux badan laakiin HAL QABIIL DAGAN SOOMAAHA
1 Qabiil Ma Dagano Imaw Indhahada Kusoo Arag
Masha allah xaafada galmudug 😍 thanks bozz vlogs for this beautiful places aa noo soo duubtay laakin Ayaantan maxaa dhacay new vlogs ma so duubtidee hor mar wacan and you deserve more subscribers 💖 👏
waad ku Mahad san tahay walaal lakiin ma aadan soo doobin iskoolaadka xaafada iyo suuqa iwm Axsant
Keep going bro 😍
mahadsanid sxb shaqo wacan ayaad heysaa.
Masha allh ilhay haw siyadiyo nabada iyo qruxdaba lkn wacyi galin yar wxa qurx badnan lhayd xaafd walba in geed lagu beero environmentka aad ayey u qurxisa dhirtu luv you ma country❤️ from hargeisa😍
tnx saman Badan asli😍💗love hargeisa dadka ugu ilbaxsan somalida😍💚nabada Allow idin siyadi qurxeey😻💛😍
nasro somalia amiiin mcnto ilhay Somali ha daysto
Guul galmudug
Wwwww sxb sare hore u soco kaaraan aan kaa sugownaaa
Masha allah bro horay u soco waa malinta igu horeysay aad ban ula dhacay horay u socda bro
Can't wait until I come back to my home land 2020 her i come inshallah 🤙🏽🔮❤🇸🇴
Masha Allah Habaryar ad ayan kaga mahad celina vlog gadan 🤩
Maasha alah so beautiful gal mudug caadi ma ahin reer ayeeyaday noolaada waligiin imisaa la gadaa dhulka booskii Waan ka helay
MAASHA,ALLAH,QURUX DHISTA DHULKIINA.
Mashaa Allaha waa xaafad qurux baadan
Qofka Soomaaliga ah markuu guri qurxan dhiso 2 cilad ayuu leyahay oo kala ah
1- sandaqad ayu gurigii qurxanaa ku hordhisaa isagoo heli kara shabaq wareegsan oo geedahah ariga ka celiya.
2- nadaafada oo u liitada cali garoob ama gudafado gurigii qurxanaa horta ka yaaal
Fadlan dhaqan miyiga joojiya
Aaway bozz vlog meel kusheega yaa muslimiin
Masha allah it is a good chanal
Reer Galkacyo Xaafadan ma dagi karaan
Galmudug deris baa nahaye😂😂😂😂😂
ha wa dagi karta hada gabar tahay wiil habargidir aa laguugu dara wa raaxeeysane kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Muares Ahmed : hotelada iyo ganacsiyada ugu quruxda badan #Xamar Darood baa iska leh ee #Habargidirtad sheegaysa maxay tahay , qoxoontiyada xamar KU soo qaxay bay ka midyihiin habardugag
@@daariqahmed8297 darood wax ee leeyihiin ma jirte faanka iga dhaaf fara kutiriis aa kutihiin xamar hantida ugu badan iyo dadka ugu badan wa la yaqaana cida kuleh hada u hadleeysid wa la hadla ayadana sheeko gaar ah waaye
waxaan idiin qira in faqashto kudheereeyso faanka iyo propagandada
@@daariqahmed8297 waagii colaadu dhacday ee la qaxay ee KENYA la isugu tagay ayaa qof walba yiri sarkaal baan ahaa, dhaqtar baan ahaa, duuliye baan ahaa, hanti baan lahaa, waa tiiyo kale. ALLE ha u naxariisto DALEYS fanaanadii qaranka RUclips ka raadi si fiican ayadaa kuugu sharaxeysa qoraalkaaga iyo caqliga kugu jira, reer wax ma taro gun ayuu Soomaali ka dhigay ee haka caroon magaca GALMUDUG.
@@daariqahmed8297 hhhh darood aaaa😂😂 iyo xamar il cawo miyaa ku hayso nacasow nagaha darood xamr wannku wasnaa sax lkn deegan mya marti edeb leh noqo dhulkaaga imaanso doqon yahow intaas marna hargeysa marna xmar hagusoo cararine ilmo qaxooti
muqdisho so ma ahan caasimada umada somaliyed side ku dhacday hal reer in o dhulka sas iskugu balaarsho war Habargidireey se rabtan kaaga daran galmudug eewa iigu baxsadeen xaafada yaab war dhulka wax naga siiya
Muares Ahmed xamar hawiye leh warrya wake up
@@AsmaAli-tw4ob caasimada dalka ma hal reer a leh habargidir ma kaligood a leh caasimada wa ayaga sidii shinida ugu buuxsamay
Muares Ahmed end of the day xamar waa dhul hawiye believe it or not just keep that in your mind viv hawiye love my people ❤️❤️💋
@@AsmaAli-tw4ob hye adiga hawiya ya ka tahay uma ekid habargidir no xuman just asking
Yaa ku diiday in cidaada meel wada dagaan?
Sxb guulayso qofkii koowaad ayaan ahaa
boss ka epoow subscribe
waan kuugu deeqa like na waan kuugu daray ee horay usoco sxb
Kaalay masha allah burcad badeed maa iska leh xafadaan qurux badanaa intee ka keeneen waxaa noo hanti eh
Galmudug waxay ku caantahay rinji midiba,leh
Aryaa u duceeyaa oo xamar cadeey nus boos iga siiyo gabarna iigu daro oon ulaba duceeyaa
Hashac isku ronidaa mandhow
Nafuz Ali nusbiiska waaba lahelayaaye EE gabadha adiga manoqonee inbaay
@@Thebestofthem-b1p iyaa Abow Nusboos tugsi ku kenty maa rabta ana in ad igu darsato
@@Thebestofthem-b1p hhhhhhh Alloow Ha itusin
@@Thebestofthem-b1p Aboow Adi Wax walba Bilaash aya ku Rabtaa Rer Mudugna Bilaash Marabaan bezo ey rabaaan kwrn hee
walal waxaa tahay wiil wanaagasan bilicada mugudisho waan ku faraxasanahy hora markeda qasatan xaafada galmudug waa hor mar aad iyoaad uwanaagasan xaafadaa cusub iyo bulashad ku nool nadaafad hakudadaal magaalad muquruxaato bulshada kunool ilaa nadifiyaan marka dhamaan dhalinyarda mugadhisho nool waxan farayaa iney isku shegaan nadaafad magaaladod waxa logu imaanayaa wa ayga walaahi waan tagay mugadisbo way qurux badaneed lakiin aad iyoaad nadaafad xumed marka waxaa lagayaab adiga markaa waxa nadiifiso mid kale kugu dhaydo waxaad arkesaa dhalinyar qurux badan casumayo saxiibadood kenayo guri qurux badan gudaha banaanka aad iyo aad unadaafad daran guriga qurux desah marka hore banaanka nadifi mark dabe gurig nadifi walaal intaa waa waxasheg ee igamah xumaan waxa
jacalhy inee xamar qurux badanaato iyo shacabkaba shaqa abuur walasameen karaa shaaric walbo dukaanka furan lacaga halagaqaado anah loo nadifiyo horti iyo gadaashiso fariintaa akhari kuna dhaqan gurigen kabiloo adig ismaamulayo xidan kuqasbin oo cid kuqasabirato majirto aan ilaahay moyee (anadaafato shadaro min imaan)abilaahi toofiq)
Maashaa allaah tabarallaah waa xaafad qurux badan lkn ficnaan laheydaa iney wadooyinka nadiifiyan oo laamiyo u sameeyaan iyo leyrar waxa guryaha quruxdoodii hoos u dhigaya waa wejiga aan bilicda lahayn
Masha allah habo
Baba bro canalka oo 10 qof a ani kujiro aya kudhahay canalkan waxu noqo the best manta sansan teda we muqata
Alla maxaa San dhan walhi caadi maha my xmr cade
masha alah mahad sanid qurux waaye
Masha allaah qurux weeye
😍😍😍😍😍 masha allah
Wow somalia bro
Masha allah Bozz caadi matihid waankaaga mahad celinayyaa klipp kan iyo kuwii ka horeeyaba!
Horay u soco 👌👍
Subscribe and like taba horraan channel kaaga u siiyay!
Xaafada galmudug reer tolkey miyaa dhistay
mashallah muqdisha muuqsan
Mashalla mashalla alla ha barakeeyo
Mashaa allaah
Mashallah
Good job local RUclips waa sugayey
Maasha allha sxb waa da dalesaA
Xafada wey gryo qurxan tahay masha allah xoga barxad daheda u bahan habey
M.Allah zhaqo wngznpaa heyzaa wll xaafadaha muqdizho dhan Wll kazoo zamee video
Asc sonakay no so gali Walaalkay👋👋👍👋👍👋
Guri qurux badan aan laheen laami waa shaah bilaa caleen N sokor biyo kulul kaliya
mohamud Jimale wax waliba waa tartiib tartiib wuu imaanayaa, in aad ka qeyb qaadato ayaa lagaa qurxinta oo xoog iyo caqliba aad ku bixiso.
@@alifarah5262 insha allah
Saaxib editing kaadi caadi ma ahan
sxb waad mahadsantahey nice video
Beautiful maansha allah tabaaraklaah
Wwwwww masha allah
mash
Boos ka Sxb dadalkga waku mahad santahy
Maasha allaah nuur callaa nuur
You should ask some of the owners if you can get a tour for channel I'm sure they wouldn't mind helping a young upcoming vloger
3:27 🔥🔥
Zxb sre hore usoco
Good job masha allah
💝💙💙💙💘💝💜
Maansha allah tabaaraklaah