DHAMBAALADA JACAYLKA⁴ᴷ┇Part 1┇YASIR MUKHTAR 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    www.youtube.co....
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook: / dhiirigeliye. .
    Facebook profile: / yasir.mukhta. .
    Instagram : / dhiirigeliye
    Tiktok : www.tiktok.com/@dhiirigeliye
    WhatsApp : 00252616115975

Комментарии • 279

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE  2 года назад +212

    Waa muuqaalo kala duwan oon isku keeney kuna wada saabsan Jacaylka 💘💔

    • @jaamacsiciidjaamac668
      @jaamacsiciidjaamac668 2 года назад +3

      Waan ka helay kolay anigu

    • @manaalquruxboqoradagaftank5603
      @manaalquruxboqoradagaftank5603 2 года назад +6

      Wll alla dartii ayaan kujeclahay waxaa tahay xikmad wada socota waxaan kuku salamayaa salan Sharad iyo qiimo leh Qalbi dacad ahna katimid azc

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 2 года назад +2

      Masha.allaah shukran walal kama cajiso in aan dhegeysto wanadada

    • @mohaazyare355
      @mohaazyare355 2 года назад

      Ok Yaasir muqtaar

    • @ashabare7478
      @ashabare7478 2 года назад +3

      next dhrigelin waxbarasha kasoo sameey sidaan cml waan jeclahay dhirigelintada apwe

  • @fatimaabshir5665
    @fatimaabshir5665 2 года назад +53

    Jacayl waxaa ugu wayn kan Allah (swc)
    Ku jeclaado haddii Allah.ku jeclaado wax walboo aad jeceshahay agtaada ayuu ka yeelayaa allow nagu arsuq jacaylkaaga iyo maqfiradaada aaamiin yaaa rabbi

  • @RidwaanNimcaanMaxamed
    @RidwaanNimcaanMaxamed 6 месяцев назад +5

    اللهم أعوذ بك من حب النساء

  • @abdulmalikrashid6504
    @abdulmalikrashid6504 9 месяцев назад +2

    Masha allah wllo qali yasir muktarow sidad noo dhiirigeyisa allah haku shafaro wax badan baan ka faideya manta oo micno leh😮

  • @xafsaadoontiirabi2692
    @xafsaadoontiirabi2692 2 года назад +13

    RABIYOW QABIGEEYGA KU XOOJI JACEYLKAAGA 🤲 ♥️

  • @mihaaz_m
    @mihaaz_m 2 года назад +9

    ماشاء الله تبارك رحمان🥀

  • @Summad
    @Summad 2 года назад +20

    KNOWLEDGE GIVES YOU POWER AND WORSHIPING GIVES YOU GOOD HEART AND WISDOM

  • @sacdiya1538
    @sacdiya1538 2 года назад +12

    Waad ku Mahadsantahay dhiiri galintaada wllkey Rabi ha ku xafido

    • @حبيبهحبيبه-ص8ص
      @حبيبهحبيبه-ص8ص 2 года назад +1

      Allahyow rbbiyow rgg soomaaliyeed kulligooda sida yaasir muqtaar ookle kawdyeel dumrkuna sida hiibaaq bubaall ilaahyow rbbiyoow ducdeena aqbl

  • @somaliofficial2525
    @somaliofficial2525 2 года назад +7

    Dhiirigeliyahayka waan ku jeclahay🥰🥰🥰🥰

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +9

    Salallaahu calayhi wasallam

  • @zamaraabdi811
    @zamaraabdi811 Год назад +2

    Aamiin aamiin aamiin yaa raabi

  • @faadumoamaal2157
    @faadumoamaal2157 2 года назад +20

    yasir mukhtaar ilahye calaaf ha iku kaataro wlhi waxa tahye wiil ku dayasho mudan waxa tahay qof wanaagsan yaa rabi ilahow yasiir calaf iku daar abo wiil u eek i sii yaa aallha❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ahmeddhakane6749
      @ahmeddhakane6749 2 года назад +3

      Walaal miqyaas iyo cabir ha ka dhigan shaqsi ee bal adiga naftaada baro oo kafikir qofka noloshaada lawadaageysid inuu lahaado astaamaha iyo sifaadka aad ka dooneysid .
      Teeda kale Alle ka bari qof wanaagsan lkn hebel allow calaf iigu dar is not good wayo qofkaas daahirkiisa ayaa kuu muuqda macquul in berito aadan ku qancin.

    • @حبيبهحبيبه-ص8ص
      @حبيبهحبيبه-ص8ص 2 года назад

      Jizaakallaahkheyr wkheyrajazaa

    • @lugayar9163
      @lugayar9163 4 месяца назад

      ❤❤❤❤

    • @Mugdii111
      @Mugdii111 3 месяца назад

      Maguursaty wll❤

  • @HoodoAhmed-w5p
    @HoodoAhmed-w5p 5 месяцев назад

    masha Allaah Wll yasir mukhtar illaahay ha ku xifdiyo 🤲🤲🤲

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 года назад +4

    mahadsanid wllkey yaasir mukhtaar 🥰🙏💯🥺

  • @deeqacumar9657
    @deeqacumar9657 2 года назад +5

    Best wisdom that heard in my life yaasir brother
    Allah keep you

  • @farhiyomohamed9614
    @farhiyomohamed9614 2 года назад +8

    Mansha Allah

  • @zundusnugal458
    @zundusnugal458 Год назад +3

    Dhiiri galiyaheena🥺🤴🏾

  • @naimahassan267
    @naimahassan267 2 года назад +15

    CONGRATULATIONS 👏 IN ADVANCE ABOWE FOR 300K

  • @saynabhassan5946
    @saynabhassan5946 Год назад +2

    Aamin yaa Allah ❤

  • @moussamohamed4249
    @moussamohamed4249 2 года назад +6

    Machallah walalkey ilahay ha gu hafido

  • @fartunabdalla7103
    @fartunabdalla7103 2 года назад +10

    Allow qalbigeena noo qabooji yaa qafaar🤲🥰

  • @fartuunOsman-u6y
    @fartuunOsman-u6y 5 месяцев назад +2

    aamiin

  • @FhFyg-ku7le
    @FhFyg-ku7le 3 месяца назад

    Allow jacelkada raaba yarabi wanaji xirirka naga dhaxeyo🤲🤲🤲🤲

  • @haniqaali9481
    @haniqaali9481 2 года назад +3

    Alah iyo rasulka scw iyo walidkeyga ayan jeclahay aniga

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 3 месяца назад +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @ApdilaahiIsmaacil01
    @ApdilaahiIsmaacil01 2 года назад +3

    Msha allah walaalkey yaasir mukhaar soo badi

  • @wllbk7715
    @wllbk7715 2 года назад +2

    Legend dhiirigeliye nosoobadi dhiiro gelin

  • @haajirocabdiqani5267
    @haajirocabdiqani5267 Год назад +1

    Wll ilahy noso diry thy shukran wll qali ilahy hku barkeeyo hana ku xifdio

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 2 года назад

    Mansh allaah illaahay haku xafido yasir jasaakallaahu khayrn amiini amiini

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 года назад +2

    M.allh abwe yasir cod wanaag😍😍🤲

  • @CabdalaFarax-h1w
    @CabdalaFarax-h1w Год назад +2

    Aamiin yarabi 😢❤❤❤

  • @sundusbashiir4075
    @sundusbashiir4075 2 года назад +4

    Mash allah allaah ha ku xifdiyo wll yasir mukhtar ❤❤❤💗💗💞

  • @fartuunOsman-u6y
    @fartuunOsman-u6y 5 месяцев назад +1

    aamiin ❤

  • @Sumayaise
    @Sumayaise 2 года назад +2

    Alaaah ku jeclaado ❣
    waynu ku jecelnahya Yasir muqtaar ❣

  • @NimcoEgeh-zx6ic
    @NimcoEgeh-zx6ic 3 месяца назад

    Mahadsanid walky yasir

  • @MaxamedDeeq-p4k
    @MaxamedDeeq-p4k 8 месяцев назад +1

    Mashalah wll waxankuusodiraya 100.000

  • @MohamedKentucky
    @MohamedKentucky 20 дней назад +1

    Mashala Allah ❤❤❤❤❤brother

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 2 года назад +8

    Jacaylow mxd qalbigayga dhawacday💔 markasto qov ka arko inaad ubahantahay aanad ka maarmayn waa markastuu ka sii foganayo qovkaasi🥺 qalbigyga xanuun badan ayaa ahaaday ilahay ha ilowsiiyo qovkaas🥺

    • @hanzalmoh4006
      @hanzalmoh4006 2 года назад +1

      Amiin ❤🥺

    • @ubahhassan6865
      @ubahhassan6865 2 года назад +3

      😢Wlshei dhemaney 😭🫂 kalia wehesho allh 🥹🫶🏻. Qofka ilawi karin shalay adaa siyay boskaas mantana adiga katiri kara 😭🫂

    • @misscato7595
      @misscato7595 2 года назад +1

      🥺🥺🥺🥺

    • @Maryam-mohamed-abdi
      @Maryam-mohamed-abdi 8 месяцев назад

      Salada iyo tasbihdaa badsoo wll 😢❤haisku dalinin wihii tagee eh hori usoco gushaa radsoo 😊

  • @ikraaankhadar27
    @ikraaankhadar27 2 года назад

    Jazakallah khayr

  • @isramustafe8443
    @isramustafe8443 Год назад

    جزاك الله خيرا أخي

  • @ayaanbashiir909
    @ayaanbashiir909 Год назад

    Amiin 🤲wad ku mahadsantahy wll 😊waxan rajeya inaan noqdo sidado kale☺☺😘

  • @SaidAmin-eu7nx
    @SaidAmin-eu7nx 4 месяца назад

    شكرا اخي

  • @samsamsaid3449
    @samsamsaid3449 2 года назад

    Mansha Allah waxayaalobadn baa laga faa iidayaaaallah ha Ku xfdyo markasta wa muuqal runta ka hdalya

  • @fartuundiiiriye2252
    @fartuundiiiriye2252 Год назад

    Wala yasir Allah Haku xafido dhlanyarda qar Allah kama dhigo

  • @maryamawess6625
    @maryamawess6625 Год назад

    Aboowe qeer ilaahay haku siiyo waad ishaafisay qalbiga murugta badna 😭😭😭

  • @juweriyasaleeban8785
    @juweriyasaleeban8785 Год назад

    امين امين يا هو نفسيه نفسي واحول باذن فاهمه

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 3 месяца назад

    Aamiin aamiin 🤲

  • @SaidAmin-eu7nx
    @SaidAmin-eu7nx 4 месяца назад

    الحمد الله على كل حال 🥺🥺❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 7 месяцев назад

    Aamiiin aaaamiiiiin yaaa rabi

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi 4 месяца назад

    Allah calaf ha iskugu keen daro ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumamohamed9545
    @fatumamohamed9545 Год назад +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @aaminaaadanmaxamuud3682
    @aaminaaadanmaxamuud3682 Год назад

    Masha allah tabarakkallh walky

  • @bashahoyadischannel4928
    @bashahoyadischannel4928 4 месяца назад

    Walakegiyo Yasir ispor oisilali markataxay dayaxa iftinkamege doneyan wa wanidi walasada kisogode Maida wanidedo walake 🤲🤲🤲🤲😭

  • @Josephhuseen478k
    @Josephhuseen478k Год назад +1

    Masha Allah Cod karka kaliyee aan dhageysto dhiirigalintiisa Brother Keep going

  • @nastabbe5451
    @nastabbe5451 Год назад +1

    Murad ayan la yahay walaliyan isoo ducaye🤲🏼🥺

  • @deeqodeeqo1961
    @deeqodeeqo1961 2 года назад +1

    الله يحفظك يا اخي الغالي يا رب الله يحفظك انت

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 2 года назад +1

    Dhiiri galiyaha kaliyan jeclahyyy ❤️

  • @mohamedmuse6524
    @mohamedmuse6524 Год назад

    Masha alah ilahy hakuxifdiyo wall l.a

  • @umubushra1233
    @umubushra1233 2 года назад +2

    Masha Allah ❤❤

  • @farhiyomohamed9614
    @farhiyomohamed9614 2 года назад +2

    Allah ku xifdiyo

  • @mariamabdi4885
    @mariamabdi4885 2 года назад +5

    Masha Allah

  • @maryanxajiaxmed2531
    @maryanxajiaxmed2531 Год назад +1

    Mahadsanid wllkey 😊

  • @XuseenAxmad-s2g
    @XuseenAxmad-s2g 4 месяца назад

    Sharaf io karaamo wllka allha kuxafido aduun io ahkiro❤

  • @farhiyomohamed9614
    @farhiyomohamed9614 2 года назад +1

    Aamiin yarbi

  • @anasbawana-vd3rv
    @anasbawana-vd3rv Год назад +1

    Masha allaah

  • @amina7327
    @amina7327 2 года назад

    Mansha Allah Allah ku barakeyo aamiin run badanaa walalken iska dhaf dad is shukansade dad kii is qabay baa illahey og sey iga nixiyan oo ilmada iga imato walwal lakin illahey ayan le yahay 😢

  • @najmaahmed6542
    @najmaahmed6542 2 года назад

    Sidee u karahsana hadalkaga , rabi haka rali noqdo barakaw walal💕

  • @nimcoahmed6720
    @nimcoahmed6720 2 года назад +1

    Mansha Allah wll yaasir ale ku sharfo

  • @nastexoshariif8149
    @nastexoshariif8149 2 года назад

    Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin yaa rabi

  • @omardhiblawe9191
    @omardhiblawe9191 Год назад +1

    Masha allah wll

  • @aaminaaadanmaxamuud3682
    @aaminaaadanmaxamuud3682 Год назад

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @marihidleh
    @marihidleh 10 месяцев назад

    Aminamin ay rabi

  • @AsmaAd-jj9pq
    @AsmaAd-jj9pq 3 месяца назад

    In la jeclda waxa mudan allah😢😢😢😢😢🙏

  • @ardomahamed4588
    @ardomahamed4588 Год назад

    Mansha allah walaaal yaasir mukhtaar

  • @mohamedbanfanabaashe6588
    @mohamedbanfanabaashe6588 Год назад

    Mash'Allah

  • @Younis__Abdi
    @Younis__Abdi 2 года назад

    My Fav RUclipsr❣️👏

  • @ikraaankhadar27
    @ikraaankhadar27 2 года назад

    Maashaallah wll jazakallah Allah hakudaayo

  • @farhiiabukaribrahim
    @farhiiabukaribrahim Год назад

    Waan la dhacay anigu koleyba mahdsanid walaal sharfan

  • @yussufabdirahman1505
    @yussufabdirahman1505 2 года назад +2

    Masha Allaah Asc

  • @cabdirashiidxaragoibnufaar2324
    @cabdirashiidxaragoibnufaar2324 Месяц назад

    Allah Akbar

  • @AsmaXassan-fy2eq
    @AsmaXassan-fy2eq Год назад

    Masha allah walaal

  • @zagalali9788
    @zagalali9788 Год назад +1

    really whi ❤💯

  • @ashaabdullahi6951
    @ashaabdullahi6951 2 года назад +1

    Mahadsanid habo

  • @fardowsaqaali7610
    @fardowsaqaali7610 Год назад

    Thanks dear bro

  • @QaaliquruxQaaliqurux-hi6qz
    @QaaliquruxQaaliqurux-hi6qz 2 месяца назад

    Aamiin ❤❤❤🤲🥰🥰

  • @Safa-eh8yf
    @Safa-eh8yf 6 месяцев назад

    Mashaa Allah wll Aan Jclhy oo Raganimo Bdn

  • @mdc203
    @mdc203 2 года назад +1

    Wll yaasir dhiiri geliyaha nolosha

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 года назад

    Masha Allh wall yasir Allh qer hku siyo

  • @gedishambo7616
    @gedishambo7616 Год назад

    Allah kusharfoo walal mcn

  • @JaamacSalaad-s1b
    @JaamacSalaad-s1b 9 месяцев назад +1

    Wall codkaaga wan jecly m.a

  • @ubaxmustafecaydid5563
    @ubaxmustafecaydid5563 Год назад

    M.a ale ha ku xafido wllo ❤

  • @zamaraabdi811
    @zamaraabdi811 Год назад

    Mahadsanid wall

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 2 года назад

    Abowe mcn allah ku barkeyo ruun tii aad ban kujeclhy blse nasib xumo ayaa iheso soory

  • @SkyCadde-u1t
    @SkyCadde-u1t 6 месяцев назад

    AAmiiN YAARABi❤

  • @NaimaHassanAhmed
    @NaimaHassanAhmed 4 месяца назад

    Thank🎉

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 2 года назад

    Walaahi markaan ilmeyo ama an oyo adaan kufirsadaa nadif ayaana noq daa wll alle jakuxifdiyo

  • @Esther_Abdul
    @Esther_Abdul 2 года назад +4

    Wllo yasir nso gali wax an ku nafisno waayo anuu marka isdhhay jcel samey wu iga tagay hdana mrke dhwr sanno kso waregtay wxa laygu dhhay wxas dhan aniga aya ku ilaw sinaayo aniga alle darti aya u aaminay asigiina wuu i qiyaanay blse mahan qlbigeygu inu xariir kle samey karo mana awoodo ina qfkale ku kalsonaado💔🥺😫

    • @ahmeddhakane6749
      @ahmeddhakane6749 2 года назад

      Runta Hadii aan kuu sheego
      Xiriir aan hadafkiisu ahayn guur ha sameyn midna ogow mudada ugu macquulsan ee qof xiriir lagu wado waa 6 bilood intaas wixii ka dheeriya waqtiga yuusan kaa Lumin

    • @IkraanAli-qp4fw
      @IkraanAli-qp4fw Год назад

      @@ahmeddhakane6749 waa xaqiiq

  • @hodanahmed3884
    @hodanahmed3884 2 года назад

    Masha allah walkay alle ha ku xiftiyo

  • @boqorkaraabka3906
    @boqorkaraabka3906 Год назад +1

    Wll yaasir maxaa kugu dhacay waynu kuu xiisnee

  • @Asma_ismail77
    @Asma_ismail77 2 года назад

    ALLAH Haku Xafido wll Qaali 🥰💯🔐🌎😍❤️