Yaa Dhiiqadaan Lugaha u galiyay Dowlada waa yaabe Rasaastaa ka Qiima Badan Qofka Somaliyed kulahaa!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Yaa Dhiiqadaan Lugaha u galiyay Dowlada waa yaabe Rasaastaa ka Qiima Badan Qofka Somaliyed kulahaa!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 138

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Месяц назад +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah Месяц назад +14

    Dowladu ayadaaba maleeshiyo beeleed ka daran qaabkeey u dhaqmeyso subhana Allah 😢😢

    • @rashidmohamed8605
      @rashidmohamed8605 Месяц назад

      😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂❤😂❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Месяц назад +3

    Sheekhoow xaqii ayaa feedhaha ka dilaacay!Ilaahay waa caadil, Hawiye ayaa soo iibsaday si ay Mareexaan iyo Darood ku laayaan! Ilaahay ayaa kashifay!

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 Месяц назад +3

    Xaalada somaliya God dheer bey ku dhacdey goor lasoo noqonaayo lama ogo Nasi Allaah baan sugeynaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад +6

    Dowlda ayada Suuqa Modow Hubka ku soo galisay
    meel qaldana u waday.

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад +3

    🔻DADKII LA DOONAYEY IN LAGULA DAGAALO AYAA ALLAAH GACANTA U GALIYEY WAXAANA SOO IIBSADAY MOORYAAN DAWLADU TAAGEERTO WAXAANA GALBINAYEY CIIDANKA KU SHEEGGA DAWLADDA KU SHEEGGA

  • @shijo2055
    @shijo2055 Месяц назад +1

    اللهم أصلح الحالنا ومافي القلوبنا برحمتك يا أرحم الراحمين 😢😢😢🇸🇴🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🤲🤲🤲🇸🇴

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Месяц назад +2

    Maleeshiyadu wayku saxnayd because ayagaa laysugu dhiibi lahaa

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 Месяц назад +7

    Allahu akbar ❤

  • @sahraahmed4430
    @sahraahmed4430 Месяц назад +11

    Shekhow dawlad ma jirto ee waa hogaamiya kooxeed

  • @AbdirahmanAbdikheirHussein
    @AbdirahmanAbdikheirHussein Месяц назад +1

    Subxanaallah waa ciyaartii bisat iyo jeer ayaa meshan kasoconaay miyah miseh film baa

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Месяц назад +1

    Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q Месяц назад +1

    Dowlad ku shee gan aad walac day murji oow waxaan alle ka ra jeen inay u qaan sidii ay u qa xeen murta ziqadii reer afqaan insha allh

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Месяц назад +1

    Dawladu majirtee haku daalin

  • @Usr-ur
    @Usr-ur Месяц назад

    Sheikh thanks a ka hadashay wa sugayay arintan in a ka hadasho Xaqa Feraha u ka dilacay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Месяц назад +1

    Dawlad Ma Ahanee Waa Dad Qalto Somalia 🇸🇴 ku Habsatay Xasan Dhiiqo Munaafaq Hadii Uu Jiro Asaga Ah Xasan Dhiiqo Waxa Uu Soomali Ugu Sheekeeyey Ethiopia 🇪🇹 waa Cadowgeena 1 Aad Hoostana Waa ka Wataa Amxaarada ?? Xasan Dhiiqo Aim Ka Uu Leeyahay Waa Sidii Uu Somalia 🇸🇴 Ugu Celin Lahaa 1991 Ee Soomaliyeey Xasan Dhiiqo Hala Iska Qabto Oo Hala Rido?? Waa Shaqsi Aan Wadan & Shacab Aan Kala Jecleyne!!

  • @user-uq6pe6yh4s
    @user-uq6pe6yh4s Месяц назад +1

    Xilgii hore ee xasan sheekh sidaasa dagaal qabiil u jirey waxaan u arkaa in ilahay kashifay xasan in aanu shacabka u shaqaynayn ee ka shaqaysanayo

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Месяц назад +1

    baryahaan ayaa mudug ay xoogaa aamustey waxuu u direy xasan in mudug la geeyo oo dagaal ay isku baabiyaan xaqdaro lagu wadey beesha mareexaan ayaa ilaahey hubkii gacanta u galiyeey ee mudug waxaan weydiinayaa dadkii ximada lahaa ma dhamaadeen waa maxey dagaalada la idinku baabinayo ma eeyaha xasan ayaa idinka soo harey

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Месяц назад +1

    Hakugu tagnato dheh xasan shekh

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Месяц назад +1

    Marki horaba khalad ayey aheyd in HUB loo fasaxo dowlad aan afgoye gaari karin. Qabiilada ayaa cunaqabateyn HUB laga qaadaye HALAAGGA SOO SOCDA YAAN LOO KALA HARIN.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +2

    Sheekh hubka habargidir, sacad ayaa iska leh oo soo iibsaday,una soo iibsatay dagaalka u dhexeeya ,sanad iyo laylkase,lkn ilaahay amarkii hubkii wuxuu gacanta u galay mareexaan oo big brotherka laylkase ah,ilaahay caadil waaye ,god qiyaamo ha qodin ,hadaad qodona ha dheereen ku dhici doontidaa ma ogide

    • @SuldaanTaagane
      @SuldaanTaagane 27 дней назад

      Big brother waa la heshay ereygaas 😂🎉

  • @aaa1211
    @aaa1211 Месяц назад

    Waa cadowga shbbka loo
    Wadey ilaahey umada soomaaliyed halaagaas
    Kuscda haka dulqaado😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh

  • @STarzevinho
    @STarzevinho Месяц назад +1

    Walaalo maiska warqabaan

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 Месяц назад

    Dubai diid waan ku salaamay hubkaan waxaa öaga keenay
    Djabuuti waxaana Look waday QoorQoor waa sidaas lasoco dulmidiid

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    Waa arin yaab leh walee !!! Dowladan Xasan gurgurte Umadii Somaliyeed way isku wada dirtay cadow shisheeyana ka difaaci mayso . YAAAB

  • @GaraadCabdi-f6w
    @GaraadCabdi-f6w Месяц назад

    Waxa aan ogeen inuu hubkan yahay mid inaka naloo soo qaadan doono inakuna waajibkeenaan ka gudanay cidii soo doondana waxeey wataan ayaan uka darsan doonaa insha allaah dhib kuma baaqayo lkn waxaan kuhureyn waa leyska hormarshaa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Месяц назад

    Waxa meesha ka jira dowlad laguma tilmaami karee umadaan illaahey ha u maciino

  • @asheekh15
    @asheekh15 Месяц назад

    ASC
    Sheekhoow weligaa muyaad aragtay dawlada oo katacsyatnaysa ciidamadii intaasoo jeer xasuuqu kudhacay iyo wixii qarax dhacay halmar ma arkin madaxda oo tacsiyaynaysa balse wayba dhoofaan halka madaxda adunka hadii dhulkoda shibyard kadhaco aysafarkoda soogabiyan xitaa halmar ma arkin dawlada oo utacsiyaynayso ciidankeenii quruxdabadna iyo wixii qarax lagu baba"'ay markaa konton qof agtoda dhibkama aha

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Месяц назад

    Cajiib

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Месяц назад

    Sheekh xage dowlad ku aragtay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Sheekh dowlad.meesha.kama.jirto.ee
    Maleeshiyada.ayaa.meesha.fadhida

  • @xamsemaxamud1447
    @xamsemaxamud1447 Месяц назад +1

    Dawla somaliyeed waxay sheekaysaa sida jabhad ookale away sansankii dawladnimo we basin daro aah aah xanuunbadanaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +1

    Xasan dhiiqo xasan munaafaq weligiisba Dhiiqo ayuu ku jirey, Reer Caabuqwaaqna Hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan

  • @zeinabmoh4239
    @zeinabmoh4239 Месяц назад

    Asc hadalkaaga waa sax ilaahay hanoo gargaaro

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Месяц назад

    Hubka xagee asalkiisa *kayimid* Muxuu yahayse hubka inta itoobiya laga keenay dhowrka wiil na lasoo raacshay. Goobaha colaadu kajirtana lasoomaarsiinayo!

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 Месяц назад

    Sh. Meesha inay dowlad jirto ayaad u,Hadlesah dowlad shaategeeda mid wadato lkn aan dowlad sax ahayn ayaan hesanaah xamarcanshuur to cashuur wax 3 sano lacagtaas lagu qabtay ma arag kaliyaah baarasho heersare ah iyo musuuq maasuq iyo mashruuc had dhaaf ah kalaya in lacag tuugo night.o ah loo helo meesha waxa joogo dhan waa sida in layiri qof baahan oo badar helay mydo owgaajeesnaah cml sidaaso kale ayaa naloo baartaah naloodaah maalin walbo qoraxda nooso baxado wlh waxan kujirnaah quus iyo shalaay

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад

    ASC sheekh Maxamed waxan maqlijiray ciyaarta maxa habenki loo toma hadeyna wax ku jirin. Xasan ethiopia xidhiki uma goyn badenana iyo dhulkenana wey ku xadgudubtay? Lacagti shacabka Somaliyeed in wax logu qabto larabay in cadawgeni la siiyey Xasanow is qabadsii

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Месяц назад

    Waa xaqiiq qofka soomaaliyeed $1baa ka qiima badan

  • @somcana
    @somcana Месяц назад

    Dawladaan iyadaa dhiiqaa.

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Месяц назад

    Hubkaan sheekhow dadka ku dhimandoono ma ka fakartay markaa saas u hadleyso mise xamaasad aa jirto

  • @AliHasan-ou7fq
    @AliHasan-ou7fq Месяц назад

    Asd walaal goor man noqoney caruf dowladu ayada is falajashtay waxay kujirta qayano qaran

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 Месяц назад

    Magaca Dawlad nin walba ma sheegan karo. Dhaqanka nimanka Xamar jooga, waa dhaqan Dawladnimada ka fog, wayna is ogyihiin

  • @cayuunidahir5561
    @cayuunidahir5561 Месяц назад

    Maxaa kulmiyay qarxa iyo hubka intaa tiro le eg armay wada socdaan wadan wax baa kasocda maynaa famin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    sheekhoow dawlada soomaali koonfur idhaheedu waxay qabtaan uun soomaliand nabada ka jirta si iy u burburiso alebaase ka awood badan😮

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад

    Calaakuli.xaal.sirtii.waa.'lala.fahamay.dhiiqada.

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Месяц назад

    hal xaaba oo rasaasa hadi aad xoog kaga qaadado dawlada waxay la micno tahay adigo buudcaad hadi aad 5 tihin wa maleeshaad ...wa nidaamka dawlaadeed calaamka ..askariga qooriga wado hadu u ka shikiyo shaqsi raba ino dilo ama wax yeelo u gaysto wa ino uga hor mara xabada ......somaaliyay dawlaad ma tihin inkastoy ceeb igu tahay ,,, hadi sidan dawlaadi loo laayn

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Месяц назад

    Maxaa doowlada subxaanallaah waa musuq socda

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Месяц назад

    Sidaan ayaa dhal xureyoo laku yahay ogadaa

  • @cabdininwanaagsan3827
    @cabdininwanaagsan3827 Месяц назад

    Hagardamada ay wadaan Kooxaha Magacyada badan u soo xidhay Burburinta Shacabka Belwaynta Direed Sheikh Sure
    Kooxaha Shaadhadh kala duwan u xidha magacyada waxa ka mida mid iyo laba aan ka xusno
    1 Ictisaam umal , shibil
    Laba kaclaynta Haradigii Faqashta

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Месяц назад

      Iidoor goojacade hubki lagaga soofurtay baatahay daarood baa qalbada kujabshay.
      SNM=Siilka naagaha moorgan

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Месяц назад

    BBC VOA saxibta ku xidhaan dulmi diid kaso dhagaysta warbixinta dawlaada fadlan waayo.. si kale ayu u dhigaya wadaadkan ....

  • @khadarjigre6556
    @khadarjigre6556 Месяц назад

    Soo galisay iyadu iska dhacday

  • @cabdishakuur9760
    @cabdishakuur9760 Месяц назад

    Sheekhow waxaad kucelcelisaa dowlad dowlad. Xagey kajirtaa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад

    Balse waa lanaga dhacay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    Waxba ha war-wareegin ee hubkan qabiil ayaa loogu soo iibiyey magaca dawlada Soomaaliyeed waxaana dhacay qabiilkii loo soo gatay oo sirta helay

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Месяц назад

    Hubkaa waa kii masar keentay waxba mey keenin itoopiya

  • @w410921
    @w410921 Месяц назад

    Dawladee,

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk Месяц назад

    Dawlad ma ahnan tani waa mooryaan waxay rabaan sameeya rabigay xaqa iyo mus uuliyada ay hayaan ha fahansiiyo waxkale oon dhahno garan maynee

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Dawlada lagama adeegan ee hassan sheekh munaafuq dhinacna hubka ka gadanaya itopia, dhanka kalena cadaw waaye itopia na leh

  • @user-du6kc8wk4g
    @user-du6kc8wk4g Месяц назад +1

    Meeye ciddii dawladdu hubka ka qabsatay ma la hayaa?

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад

    Hubku waa hub Controbaan ah. Wax kasta oo la sheego waxaa muuqaneysa in Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran ay isku xasuuqaan dadka Soomaaliyeed.
    Xasan Sheikh asagaa ka masuul ah wax kasta oo la sheego.
    Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran iney been iyo indho caddeyn ku caan yihiin.
    Hubku illegal arms,waa hub Controbaan ah.

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc Месяц назад

    Sheesh amxaro 77wanaga aarsatay wayo 24sacba hub iyo ciidan iyo jabhad eeynoga arsanoysaa somalina guushii waqtigasey niyada kuwada dhistaan war somaliyeey 2024 lagujiraa 77 walasodhaafay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад

    Dowladu mawaxay Moodaysa inay Ciyaal lahadlayso😂 ama shacabka Somaaliyeed ay yihiin Waxmagarato😅

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y Месяц назад

    Waxbaajira

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Месяц назад

    Dawladu gaday Hubka soo furatay hanoo sheegto ciday ku dishey ama ku qabatay?
    Dawladu haday Ciidan gelin karto Dawlad kale oo weliba ay Cadow yihiin hanoo cadayso meesha ay awoodaa ka keentay ay ku kala celin weydey Qabiilada is dhameeyey

  • @zeylacabdihassan302
    @zeylacabdihassan302 Месяц назад

    Waxaani waxa ku hadlaayo
    Waa xay 🙄😟

  • @sacdiahussein2348
    @sacdiahussein2348 Месяц назад

    Dawlada yaan lanabin toogaa soo galisay hubka

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 Месяц назад

    Wadolad wada munafaqadiin ah waayo xasan baa munafaqah

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Месяц назад

    Waar wax dawlad lagu sheego ma aragno ayagaba maleshiyo ah oo umada dhameyey

  • @user-oi1ug4ul4f
    @user-oi1ug4ul4f Месяц назад

    qabyaaladiiste in aad tahay mar horaan arkay Anagaa shaati culimo noosoo gashanee miyaa?
    waa ku ognahay Adeer

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh Месяц назад

    Xasan qoslaaye dalkii inuu dagaal sokeeye ilaa woqooyi ilaa koonfur ayuu bilaabay allah hafashilo asc somali yaa allah soo gaar amiin asc

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Месяц назад

    Dadkaan ayagaa soo weeraray

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 Месяц назад +1

    Waa been warka dawladdu sheegtay.Dadkii hubka soo gatay waxba uma qabto dawladdu

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 18 дней назад

    Itoobiyo ciidamo badan oo dabacad ayey soo gelisay dowlada soomaali iney ka horta ama ey ka hadashid wey diidan tahay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    GEFKA INAAD ISKA ILAALISO WAA WAX FIICAN WAX MALEESHIYO AH OO QALDANAA MA JIRIN DAWLADUNA LEELKASE IYO MAREEXAAN HUBKII LOO IIBSADAY IN LAGU LAAYO AYEY LEEDAHAY ANAGAA LEH.

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Месяц назад

    Itoopiya Al shabaab bey hubeysaa hadda si xassan loo wiiqo

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Месяц назад

    Qofwalba oo dagan wuu og yahay somailand iyo putland bada cas hubka laga dajiyo SSC bad mey leedahay itoobiya ayaa laga iibiyaa hubka yaman laga keeno

  • @mucaadBoy-os1dd
    @mucaadBoy-os1dd Месяц назад

    Idinku qabiil hubku usocdaa dheh deen lkn ani shabaabaa far igu godan tahay walee waxbaa qasan 😢

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb Месяц назад

    Waa maafiyo dawlad dharkeed gashan waxey rabeen iney magac dowladeed ku mariyaan oo la kireystey markaasey intey shacab gumaadeen weliba sii hadlayaan anigu maraan ka samrey waxani maaha dawlad.

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 Месяц назад

    Kkkkk yaarabi

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw.

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Месяц назад

    Ayadaa iska adeegatay

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Месяц назад

    Kuwa xasan dhiqo kuhareeraysz waa jaajusiintii itopia, dadka bay bee uusheegaan

  • @aminam9170
    @aminam9170 Месяц назад

    😢😢😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Месяц назад

    Hubka qaabka loowadey wuxuuba kusigtey inuu shabaab gacanta ugalo

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Месяц назад

    Sababta oo ah waxay rabtay dawlad a inaay ku mashquuliso qabiil Ada soomaliya inay is dagaalaa. Mareexan dir leelkase iyo sacad. So people busy waxay ku noqo aayaan dagaalada dadka afkooda news aay haaynaayaan iyaga a sida mareeykanka xukunkiisa iyo qaskiisa wait xasan sheikh aa ka dambeeyey

  • @Fays2010
    @Fays2010 Месяц назад

    MW ayaaba hubkan mas'uul ka ah.

  • @user-gj7lr6jk6u
    @user-gj7lr6jk6u Месяц назад

    Shekhow dawlad majoogto waa mooryaan

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Месяц назад

    Dowladda Xasan munaafaq iyo
    liiban shuluq iyo Ismaciil Cumar Geele Aya qorshahan
    kawada shaqeeyay,waxana
    larabay in lagu hubeeyo
    Beesha Habargidir,gaar
    ahan Sacad, si qasloogu
    sameeyo puntland,si looga
    jeesto dhagarta Xasan
    Munaafaq uu waday.

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y Месяц назад

    Dowlada Goomay lahishiisy ithopiya

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l Месяц назад

    Waxas wa sheko dowlad maha

  • @maanka4722
    @maanka4722 Месяц назад

    Niyahoow afkeena wax xun haka keenin 😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    Shekhow dowlad kamah jirtoh xamar waxaa kah jirah xamar waa mafiyo iyo Argagixisoh islah shaqeyah xasan moryan waa hogamiyah Argagixisadah

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali Месяц назад

    Halahaas hub labo gaariley lagu illaalinayaa kuleh tan waarinweyn un waxbay ko ogtahay iyo mareykanka itoobiya xasan.

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Месяц назад

    Dawladdii ma jirto waa mooriyaan kursiga been ku fariistey

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад

    WALAYAAB MARKA DAWLADA NIMADA LAGATAGO WASID DANOQABIL IYO LAKARIWAYO CEBTASALADHAXLA WIXI SARKAL AYDISHAY IYO WIXI AMISHINTA ASKARI MISKIINA WELIGED UMATACSIYEYN WAN AD CASHARKAQADATA

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 Месяц назад

    3 sano iska daah shacab wax looqabto eeh ayagaabo cadi loogu soojeestay sida loodhici lahaa dadki ay shalay lahaayeen isku soobaxa oo waxan la idinku sameyn iyo beeen iska wadah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Dowlad aaaaaaaa?cajiib Somalia wax dolad ah kama jirto