Maraykan hadaynu Nahay waxaa ka dhamaan la’dihiin wadan hebel waa argagexiso wadan hebel waa sidan taasi waxay keentay siyaasad xumo Ina haysata ‘ taasi waxay keentay in ruushku lawareego dhaman wadamadii muslinka ahaa waayo adigaa keenay in lagaa cararo waayo waxaa ka dhamaan la’dihiin Israeli Israel Israeli waar ma israiilin ayeynu nahay mise maraykan ‘ su’aashaa dad farabadan ayaa iswaydiinaya in lagaa cadeeyo ayey ubaahantahay waxay keentay in Israel nageliso afar darbi dhexdood aduunka siyaasadiisu way isbedelsysaa waar markaa sidani waa sidee xagaynu u soconaa ma talo ilaahay intay badantahay ma waxa inagaga hadhay in israil danaheenii oo dhan xanibto
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Falanqayntiinu way fiican tahay lkn waad soo koobtaan mhdsnid
Haa sxb falaqeynta jeclahay ilaa halsaac ku fiicneed
Asc Afghanistan inaysan. Download yenan. Ruushka. Iyo. Maraykan. Waa. Ku. Heshiis. Ee. Waladalina. Wayo. Calan. Lama. Gayn kharamada. Midobay
Asc mowliid xaaji cabdi ........
Umada somalliyet waxan idiln leyahy waa maalin jimca ah cafi walalkaa ama qof uqdat uqabto iska saamax
Wat libaanaysaa insha allaah
Dr.Mawliid xasuusnow Ruush iyo Taliban ma-dagaalamin ee waxaa dagaalamay Midawgii soofiyeti+Dawladdii kadhisnayd Afganistan iyo Taaliban .
First comment😂
ASC HBN
Rusia wa wakhti ay diciif kadhigilahayd rer galbedka e
Asc jimce wanagsan HBN