DEG DEG JIBRIIL YOONIS OO KU HANJABTAY BORAMA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 33

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    Walaahi muuse Hantidii qaranka wuu xafiday QASNADII DAWLADA OO BUUXDA AYUU KU WAREEJINAYAA CIRO DALKANA DAYN LAGUMA LAHA WALAAHI MUUSE WAA GEESI QARAN WAYNU GARAN WAYNAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 День назад

    ❤❤❤ Guuul Somaliland ❤❤❤ mansha allah ❤❤❤

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada День назад +2

    Reerka layidhaado jibriil yoonis walaahi waa dad aad u wagasan oo in dheer garada waa reerka uu ka dhashayi wiilka geesiga ah ee suxfi xuseen janan ilahoow barakee madxweenha mustaqbalka somaalilaan ilahoow kadhig

  • @XasanLibax
    @XasanLibax День назад +2

    Hadan reer nuur nahay jiriir yoonis uu noo codeeyay

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День назад +2

    Masha allahi muse alle haku xiftiyo bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmaladan2565
    @najmaladan2565 День назад +2

    Walays barta fankini wushaqayn waayay

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 11 часов назад

    Buudhigii laga kireeyay halkuu ludanbeeyay🙏

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 День назад

    Not All the Jibriil yoonis but some of far right wings.

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 День назад

    Waxalahidhi. Xoolaha. Neefka. Gabnada. Ah. Ayaa ugucibadan.jibriiryoonis. Guul

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 19 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musesaid5732
    @musesaid5732 День назад +1

    ciwaanka iyo warku isma laha, wax hanjabaad ah kumaan arkin beenta umada kadaa ayaan odhanlahaa

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik День назад

    Suxufi xuseen janan maaha anaga ee waa nin gabooye ah oo tolkii dafirsan muusena yutuber u fury samaroonkana caayi jiay sheekadiisu muse ayay raacday

  • @TAYIBMAHAMOUDOSMAN
    @TAYIBMAHAMOUDOSMAN 14 часов назад

    Xishoooda adeeroyaaal

  • @ibrahimmouse802
    @ibrahimmouse802 День назад

    Nuux kadiye ayaa qoray isna wa munaafaq waxay ka hadleen iyo sida uu u qoray ismaleh borama ma reer ba reer ugu han jabikara wa maya

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk День назад

    Bal ninkaa weyn eega wuxuu ku hadlayo jibriil yoonis muxuu ka yahay awdal miyaad wax lasoo baxdid hadaad wax heyso waar dib isugu noqo from dilla

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День назад +2

    Gaboose isagaa jebiyay samaroon ha la weydiiyo sababta uu barwaaqo u siiyay samaroon ee ay xisbigii barwaaqo isula degeen, he must be asked by samaroon why

    • @MohamedDhise
      @MohamedDhise День назад

      Gaboose wuxuu wakiil ka ahaa reer Koda ooyiri saas ugudhiib maydkaa

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 День назад

      @MohamedDhise sxb anigoo nin habaryoonis walaahi waan fahmi waayay sababta uu sidaas u samaynayo, laakiin samaroon waa dad aqoon lehe soo inay filmkaa iska qabtaan maaha, iminka kulmiyoo sii dhimanaya buu soo noolaysiiyay siilka hooyadii wase, halka kulmiye ka soo baxay hillaac baa soo bixi lahaa

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 День назад +1

    Saajin baa iddinku soo dhacay futada iska celiya. Gudabuursi maxaad dheertihiin. Been baad ku xisaabtamayseen.

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 День назад

    Ee soomaaliya

  • @mawlidmohamed1852
    @mawlidmohamed1852 День назад +2

    Codka Galbeed waxa leh Habar-carfaan iyo Mohamed-case

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 22 часа назад

    Caqli ciyaal baad lasoo fadhiisateen meesha

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou День назад

    Maxaa dhacay waxbaba ingama xumee

  • @accounting188
    @accounting188 День назад

    Away 90k ee cod ma 17 baa ahaydeen?

  • @IbrahimomarFaarah
    @IbrahimomarFaarah День назад

    Jibriir yonisow gobalka ree nuur baa kataliya car fartaga walahi inadtiinka jiidhi doonto wali kulmiyad kuriyonaysaye adigu waxba haka sugin wadani shadhab

  • @TAYIBMAHAMOUDOSMAN
    @TAYIBMAHAMOUDOSMAN 14 часов назад

    Hhhhhhhhhhh wad iskajadasheen

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal День назад

    Abtiyaal magacanwaad disheeneedhulka udaaya maxalay buudhashay saacadkasta waxaad arkaysa beeshatunkawayn eejibriiryoonis abtiyaal yaakuguhaysta maantawax aanbalaayo ahankaamamaqna

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад +2

    Hanbyo hanbyo jibrilyoonis waa gabta samaroon

  • @FadxiyaYuusuf-m3t
    @FadxiyaYuusuf-m3t 12 часов назад

    Wixi la idin Moday iyo waxaad noqotan faankini anaga badan halku idin dhigay

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 22 часа назад

    Waar isla xishooda

  • @HiboFarax-v3k
    @HiboFarax-v3k День назад

    Anagaa wasna muse bixi

    • @AdenMohamed-uw7xd
      @AdenMohamed-uw7xd День назад

      Muuse adeerada ayu wasay adigu guriga shaqiyad ugu noqo