DEG DEG Odayaasha Beesha Mareexaan Oo Qaatay Go'aan Ka Nixiyay Mw Xasan & Villa Somalia Oo Fariin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии • 51

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 4 дня назад +8

    Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug waa shaydaan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 4 дня назад +5

    Guuleysta reer gedow ❤😢
    Xasan dhiiqo waa qabiliste urusamale eeh saas weeye
    Dalkena diintena iyo dadkena ilaahow xasan xarash qaran ka badbaadi amiin 🤲🤔😢
    Dalkena 91 buu ku celiyay xasan dhiiqo?
    Xasan waa kii badeena gatay ?
    Guul juboland 😭💔
    Xasan waa kan khabuurah faganayo

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 4 дня назад +4

    Siyaasiga ilmahiisa jaamacado ayey dibada kadhigtaan
    Shacabkana ilmahooda dagaal ayaalagu laayaa qaarna waxaaloodilaa kas
    Wax layiraah daarood iyo
    Waxlayiraah hawiye iyo
    Waxlayiraar dir iyo
    Waxlayiraah digil iyo mirifl
    Majiro kuli waxaanunahay dadwalaalo ah oo 1magacleh
    Magacaas oo ah soomaali dadka soomaaliyeed hatashtaan 40sano ayaan qabiil loodagaalamaayey hadey faa iido leedahay
    Qasaaro looyee
    Wiilasha dhimanaayo waxey kadhimanaayaan waa hooyo iyo aabe soomaaliyeed oo ku wiil beelaayo
    Lkn madaxda iyo siyaasiyiinta wiilashooda dagaalka magalaan mana kudhintaan
    Dibadey waxbarasho ujiraan
    Madaxweyne xasan xaraash waa isaga noogu faaney ilmihiisa iney 10 iyo kabadan eey jaamacado ka dhameeyeen dalka dibadiisa
    Hhhhhhhh waxa uu
    Iskulaaynooyo waa ilmaheena soomaaliyeed ee soomaaliyeey qabiilkaan baas iska dhaafee 😊
    Noqda dad walaalo ah
    Kuxisaabtama nolosha kudagaalama nabada iyo sidii leyskaga qaban lahaa gumeystahan xalane noodhex degan iyo shaqaalihiisa oo eey ugu horeeyaan madaxda dowlada madaxweyne ilaa agaasime .wa shaqaale shisheeye
    SHACABKA SOOMAALIYEEDOW FAHMA
    waxalooheshiiyey waa idinka
    SHACABKA SOOMAALIYEEDOW GACMAHA ISQABSADA
    waxii aad lala tabaneeysaan
    Kukala baxa kitaanka alle
    Culumada ha idiintaliso

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 4 дня назад +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Ninkan waa Caaqil garyaqaan ah oo maskaxdiisu fadhido! Toloow warkaan dhagihiina u fura !

  • @HusenGasle
    @HusenGasle 4 дня назад +2

    Beer gedo caqliga walaalkood haqaataan

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 4 дня назад +1

    That’s true Xasan waa mooryaan iska ceeliya reer gedo

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 дня назад +2

    HORGALADA MAREEXAN
    CALAAMAD HA LOO YEELO WASAQDA AH

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 4 дня назад +1

    Xasan sheekh waxaa ka awoodweynaa kana waqti dheera kana dhashay geddo waa maxed siyaad baree maxoow idiin qabtay,walaahi in xasan usku qabiil iyo aqoona u laheen,
    Boqolkiiba bilyana farmaajaan tageero u ahay xasana igama sokeeyo.
    Laakiin dulaanka iyo qabiilaysigaan ka soo horjeeda.
    Wali xasan waa ninka ugu xun ee africa madaxweyne ka noqday.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 дня назад +2

    Xasan Madaxweyne maaha ee tashada

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 4 дня назад +1

    Xasan wakii axmedna wakiye .aqli kale keenso

  • @maxamedsiciid2815
    @maxamedsiciid2815 3 дня назад

    Alla maxuu xadiis runta kasheegay!

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 4 дня назад

    Walaal X. Sheekh, amba waa nacas, amba waa nin xumaaneed, amba wuu waalanyahay. Waxa qudhaatee uu fahmayo waa lacag urursi iyo qabiiliiste ee ha la dhaafiyo hoggaanka sharafeedka qaranka somaliyeed.

  • @IbrahimKhaliif-h6b
    @IbrahimKhaliif-h6b 4 дня назад +1

    Mareexaan haduu xalaal ku dhashay wixii ka socda xasan sheikh dil buu idinka mudan yahay

  • @maxamedsiciid2815
    @maxamedsiciid2815 3 дня назад

    Mareeeexaaanow barbarkay kabaxdaaa waa bakayle qaleen

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 4 дня назад +2

    Waxaatahay qofiki kobaad oo hassan siduu yahay u qeexa runbaad shegtay Xasan wuxu u dhaqmayaa sidii mooryaanta.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 дня назад +1

    Xasan-baahane waa cadowga Gedo, waa cadowga soomaali oo dhan.
    * Xasan-baahane Gedo iyadoi dadka shacabka ah keenya diyaarado ku garaacaysa,
    Ayuu ciidankii xuduuda la geeyey
    Si ay dadkaa shicibka ah u difaacaan,
    * Xasan-baahane waa kii lahaa
    Waa khalad in ciidankaa Gedo la geeyo,!!!!!!

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 дня назад +1

    Ninka runtu shegay
    Marexan tashada
    Xasan culusaw yusan idin gadan oo waqtigii ka dhamaday ??
    Rer ayayahay marexan tashada oo Isdifaca
    Guul marexan
    Horgalada marexan oo fartaga ugu horeyo hala layo waxa Ina deqda Juba land
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 4 дня назад +2

    Waa runtaa waxaad katagtay xasan wuxuu dagaalka karabaa in uu baabi biyo ciidanka qaranka intii kahartay cawswayne ee intaasna kudar

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 4 дня назад +1

    Ninki marki ay mareexaan diyaaradaha duqeynayeen isaga iyo cismaaciil cumar gelle'ba waad ogeydeen sidey oogu diganayeen maanta xassan ma markale ayuu doonayaa in uu mareexaan isticmaalo

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 4 дня назад

    Weydiiya mareexaan 10 xildhibaan ceeldheer maku leeyihiin ?

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 4 дня назад +1

    Waxaa ukaa Aminsan yahaay cadaow in Ad tihiin

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 дня назад

    Aaheey

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 дня назад +1

    Dadka halo gurmado

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 День назад +1

    War mariixaanow geesigan hadlaayo ku daba feella haddaad rabtaan in xasan dhiiqo fashilmo ee ceeriya foolxume fartaag waa munnaafaq uuw soo diray xasan xumoow

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 4 дня назад +1

    Afka alakumagoiyo ugaas ugaas dhalay

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 3 дня назад

    Mareexaan toos uma socdo asna loolama socdo waa iska caadi reerbahaloow

  • @mowisha
    @mowisha 3 дня назад

    Dadka gedoow dhagaha furaa...somali wey ku diidantehee😢 dadka gedoow dhagaha furaa😢
    xsm iyo xulafadiisa walaahi ineysan idinka caqli xumeen reer gedo xaabona in laga dhigto dhiigooda haka sugina.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 4 дня назад

    Alle hortii Runta ayaad uga hadashay iinshaa Allaah Qiyaamaad ku Baxsan

  • @ruun139
    @ruun139 4 дня назад

    Walahay sacid walah sixun bu galay wa runtaa kuwa dhuni qata naga qabra

  • @garada6921
    @garada6921 4 дня назад

    WALAAHAY BILAAHAY TOLAA HAY XASAN WAA CADOW ILAAHAY OO WAA CADOW DAAROD OO LAASCAANOOD JUBALAND IYO GEDO BA WAA KU KASHIF MAY OO WUXUU KU KASHIF MAY CAABUD WAAAQ IYO BALAN BALE EE NIN KII IDIIN KEENA OGAADA WAA DABA DHILIF DABA DHILIF DHALAY OO MAAN GAAB AH OO BILAA DAMIIR AH EE ISKA JIRA OO ISKA SIFEEYA OO ISKA DIIDA BILAA CALEEG

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 3 дня назад

    Xaarka nagala tag farmaajo oo ka soo jeedi muxu u qabtay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 дня назад

    WAA SIDAY TAHAY

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 4 дня назад

    Ninka kofiyada nawadon xiran raskiboni kaso hadlaya wa ku salamaya mahamed. Kismayo mijango.

  • @ShacbaanMuxumadCabdi
    @ShacbaanMuxumadCabdi 4 дня назад +1

    ❤😂

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 дня назад

    Mudulood waa Maxay ?

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 3 дня назад

    Darood cabasho waxan ahayn maleh Abdullahi Yusuf muxuu gaystay farmajo dad book kabaha ku aasay yaa ka cabanaya meeqa reysal wasaare hawiye la cayriyay cidka cabanaysa ma argtay 😂😂😂

  • @Hure31816
    @Hure31816 4 дня назад

    Shalay A/madoobe ayuu ku adeegsaday farmaajo saas ayuu farmaajo ku baxay maantana Mareexan ayuu A/madoobe u adeegsanayaa D5 ma xoolaaa? Meeday garaadkii

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 4 дня назад

    Md aan dhibka dadka ka hadleen. Md yu u yahay. Md diwada ayu u yahay

  • @SacdasacdaYar
    @SacdasacdaYar 4 дня назад

    Sax

  • @karisiyotuutbaati4928
    @karisiyotuutbaati4928 3 дня назад

    acw.waasalaamayaa.waxgaradka.mariixaan.salaankadib.anookuhadlayo.hooyooyinka.muqdisha.walaalayaal.anagoo.iskalabixin.hwiye.iyo.daarood.aan.xasan.iskaqabano.cadawga.itoobiyo.umakalasoocnin.maalinta.eeynaqabsato.xasan.cid.uurabo.majirto.adinka.iyo.anaga.ee.wadajir.aan.wax.kaqabano.rididiisa.hala.eryo.sidi.eey.

  • @FatumoMoalim
    @FatumoMoalim 4 дня назад +1

    Oday nin wareersan uma xumid