*Aad iyo aad ayay soo jiidasho uleeyihiin muuqalkasta oo ad noso gudbiso* *Waxana waanaag noo ah inta xikmadod ama kalmadod ee anu kaa baranay* جزاك الله خير أخي
waxa fiicnaan lahayd in omar inshaar oo buug ah aan heli lahaa si aan u akhristo cilmiga kujira allaha ku xifdiyo wll waanad ku mahad santahay waxyaabaha cusub een marwalba kaa faa`idayno
*Aad iyo aad ayay soo jiidasho uleeyihiin muuqalkasta oo ad noso gudbiso*
*Waxana waanaag noo ah inta xikmadod ama kalmadod ee anu kaa baranay* جزاك الله خير أخي
Maasha alaah qiso taariikhi ah oo muhiim ah mhdsnd mudane cumar inshaar aad iyo aad bn wax uga faaidaa videowyadaada muhiimka ah wlle oo ku saabsan taariikh,falsafad ,geography iyo waxyaalaha dunida ka dhaca oo asbuuc walpa aad barnaamij ka soo diyaariso Maasha ,alaah aad bd umahadsantahay waxyaabo bdn ayaan ka faaiday channelkaaga wlle
M.a omar inshar allaha ku dhooro ustaaad🤲
Akhlaaqdu waa shay qaaliya.
Nabi Maxamed Scw waxaa losoo diray dhamaystirta akhlaaqda.
Europea and America waxay la dagaa lamaan akhlaaqda. Inagana saameyn wayn ayay nagu yesheen.
Sida = heeso, gabdho qaawan, wiilal 16-30 micnadaro tik tok iyo balaaya kale ku jira,... waxaa dhintay kafikirkii dantii guud.
Wa run wll waayo hadii aynu ku dhaqmi lahyn diinta sida ugu saxsan waxaynu gaadhi lahyn heer xaywaanku Bartooda ku dhargaan sidi hore u dhqcaday
@@hamzemahamed2054 anuu waxaan dhalecaynayaa dadkuu illahay wax fahan siiyay iyo dhibku halkuu ka socdo hadana aan waxba qabanayn..
Qof is midaamiyay ayaa loo baahan yahay. Aduun iyo aakhiro waa laxusi.
@@abdiasiissomali8339 waa run wll alle ha inoo sadlo amuuraha
Dawadihii ugu horeeyay asc ustd cumar
first one keep going wllo cumar
Inta Nabiga jecel scw like sara
waxa fiicnaan lahayd in omar inshaar oo buug ah aan heli lahaa si aan u akhristo cilmiga kujira allaha ku xifdiyo wll waanad ku mahad santahay waxyaabaha cusub een marwalba kaa faa`idayno
Adigu Sxb nin Hibo uleh ayaad tahay wax tabinta ❤️
cashar cusub an qadanay
mahadsanid wll UMAR INSHAR...
OGAANSHO😍
👌👌👌👌
300k oo subscribers ayaad gaartay hampaliyo kun iyo kow jeer abti 🥺🥰 kabadan waan kuu rajaynaa insha allah ✊🏾
ogaansho hormar wacan ayaan urajeynaaa omar inshar iyo aqyaarta kuxiran dhamaantood.guul iyo gobanimo
Masha allah Macalin cumar mahadsanid cilmiga allow kusiyadi aaamin 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
First one😗 cumar sxb Ku taageeraa nlw
Msha allah omar inshar alle haku dayo
Allaah hku xafido wllky
Anagana hana xafido muslimiinta ilahy waxn uga baryi amiir fiican oo cadila inuu usoo saro cumar binu cabdil caziz oo kle yaaaarabi yaarabi insha Allaah geesi caalim ah anaa hooyo unoqon doona inshaaaaa Allah
Thanks tariikhda carabta iyo soomalida soogeli mahadsanid
Mhdsanid inta ogaansho Tageerto like pls Omar Omar inshar mhdsanid ustaad
dawarsade intaad like dawarsanayso waxbaro wll jahliga aad kabaxdide
Waa mid layaab leh
Jamhuuriyadda
Aflaadhoon
Mnsha mclin cumr mhdsanid Alla ha ka Abaal mariyo
Thanks sxb ogaansho 🇸🇴♥️
Mahadsanid cumar
Fikirka wax ku oolka ah iyo soo gudbinta koobanba AAD AYAAD UGU MAHADSANTAHAY WALAAL......
First person ❤🇸🇴☑ wlhi wn ku frxsnhy ku xirnanta an kugu xirn hay wll inshar
mhdsanid wll omar
Mashaallah OGAANSHO 🙌🙌🙌🙌
Masha allah macalin
Masha Allah Ilahay Haku Siyado Walal ❤️
Macalin cumar wxad na bartaa horumarka diyaaradaha droniska ee turkiga iyo wiilka sameeyay "selcuk bayraktar" mawduucas wa muhiim macalin cumar ilahay ha kaa jaasai siiyo
Wlhi waa fikirkeyga in aqlaaqda wanaagsan iskuulada lagu daro ilmaha dhaqanka wanaagsan ixtiraamka laga dhiso sidokale faanka faanka waan kufikiraa waayo somalida waa dadka faanka ubadan hadana meel cidlaa taagan
Masha Allah Mr Omar inshar keep going
ILaahbaan Kugu Dhaarshay Hadaa Commenntigayga Aragto Subscribe isaar Wllo
😭😭😭😭
Msha Allah ustaad 💕😍
Masha allah
M.a Allah haku ziyadiyo
Waa mawduuc wanaagsan
Mahadsanid wllo.
Guul iyo gobanimo wllkei omer inshar walahi nin wanaagzan ba tahey Aduunkana waxaad Jeceshahey Aakhirana Janada Ayan kugu ducenaya wllkei
❣
Zxp mhdsnd, waa xaqiiq dhan fiican iyo dhan xunba wey leedahay inta wngsn alle hanaga waa fajiyo
Ilaahey haku barakeeyo dadkeyna wax badan ayaa u faaideysay
Sidaada hore aa kusoo laabanooysaa brother
Astaanta hore ❤️
First omar inshaaraw
Thanks Macalin.
Waanku salamey ogaansho
inshar manta sida vidiyowyada horey cml wye codkada
Mahadsanid dadaaalka aad ku bixisay maclumadkan aad nala so jeclatay hore usoco ustaad
Mansha allah 🌍🌍
Kanaalka ogaansho waa barnaamijka ugu wanaagsan barnaamijyada kale , sababto ah ka meleexdo mawduucyadiisa , ustaad Omar inshar waan ku tageera
Inta ogaansho laga faaido meel laga faido majirto
😂😂 mla hubaaa adeerr
@@akramahmed8702 adoo wayn😊
Masha alah alaha ku barakeeyo omar inshaar.
@OGAANSHO لو سمحت waxaan jeclaan lahaa inaad warbixin kasoo diyaariso wadanka cusub ee hawada sare ASGARDIA.
MAHADSANID
الله يبارك فيكَ
Chanelka ugu faaidada badan xagyga waa ogaansho m.a
First bro keep going cumar inshaar 🙏🙏
Ustaadii Omar inshar ✅❤💯👌🌹❤❤❤
Mansha Allah
💚💚💚
Mashallah micno weyne ✌😎
Markaan Daalo "Ayaan Ku Raaxeystaa" Kuna "Istareexaa" Janaalkan "Oo Wacyigeyga Guud iyo Waayo Arageyga Wax Wayn kabadalay".... Aan Ka Faa'ideysano Ustaadka.
Masha Allah
Wll Omar ishar
Keep going pro
Mashaa Allaah 💯👍😍
Ustaad alha ku sharfo ustaad🔥🔥❤👍
Tnx pro falsafada zxp mowduuc yadeeda waloobogay tnx
Aad ayaan ugu xidhanahay channelka mahahsanid cumar 100% wll waxan u baahanahy inaad noso diyaarisid mawduuc ka waramaya khaliifki 5aad ee Muslimta Cumar ibnu c/casis cadaaladi uu dadka usameyn jiray iyo Islamka horumarka uu gaadhsiiyay mahdsanid mar labaad wll
Ogaansho ❤️❤️❤️✊🏿
Shukran masuul waxbadan kaaa faaidanay💯👌
MashaALllah runta kuugu jeclaade aqhi
wcs wrb masha allah inta wax garadka ah oo halkan ku xiran waa idin salaamay 👏
Alle haku barakeeyo cumar inshar
I.a wll cumar horay usoco dadka wanaaga ay kugu brteen ayay hadana wxy diyaar yihiin inay sii faafiyaan masha allah.
Asc 🇸🇴❤🙏
Wcs ina ader mcn shugran inolow abidka nolasha kama hortimado waligaba kuma wayo abidkey shugran jasakalahu qeyran sheikh 🇸🇴💪👑🏅🏆🌹😁😍😘💝🤲
جزاك الله الف خير اخي استمر اخبر موفيد بتوفيق 👍.
Keep going
Omar please talk about Socrates opinions on democracy...thank you!!! More philosophy videos...
DALKA IYO dadkana Waa baabasan yihiin ALLA weeyn
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
omar insher
walal sharF iyo karamo ku nolow🙋❤
M.a wll omar hampalyo 300k subscribers 🎂🎉🎊
I.a ka bdn baa kuu rajynaa wll
1M subscribers i.a waakaa suugeenaa 🎊👏
Fantastic youtuber brother keep going
Aflaadoon wax badan ayan ku waa faqsanahay waxna waan ku khilaaf sanahay aad baad umahad sanatahay omar inshaar
Mshlh janalka an waxbadan ka faido ogansho keep going sxp
Mnzha Allah bless you
Omar inshar mhd snid m.a guul wcn
اشهد انك تفيد الامة 🥰
Run ahantii wn jeclhy ogaansho inaan mar walba daawado ilhy haidin xifdiyo ogaansho love
Askari 2kun qof ku dilaya walahy waa ayaan darro ilaahy ciidanka hayna hagaajiyo mooryaantan shaadhka dawlada xidhana haynaga qabto....mahadsanid wallo...guulayso
Midhihii aad beertay Somali NFD ka soo jeeda ayaa ka faa'iidaystay
Mahadsanid walal Cumar
Manta Cashar Cusub Ayu no SO diyariyey Omar mahadsanid walal 💪🥰
mahadsanid wllkay omar inshaar
Anoo niyada kuhaayo uu ISO dhece notification ka 🤗
Si hadi lofiriyo waa mid aad xiso uleh walhi mahadsanid sxb omar
Ogaansho ❤❤❤🙏🙏
Waaa magaalo layaab leh
Mnsha Allah. Allah hakubarakeyo
🔥
waad ku mahadsantahay wllo soo gudbinta wax na anfaco
Waad ku mahadsantahy muuqalka aad soo sameysa allena khayr hakaa siiyo
Waa shekeda kaa socota Somalia laa isfuurto fananinta hada jogta kaa hadashey bila xigmad Somalia waa in ee dhaqankeedi hore diib ugu noqota.
Mahadsanid bro omar inshar
Masha allah sxb omar
Wnku faraxsnhy ina ogaansho kuso piiro alx
waan ku salaamay cumar inshaar
First Person👑
then
M.a omar inshaar hore usoco