Muuse isba wakii ciidanka qaranka haleeye markii laas canood lagu gawracaye ilaa hada laysto because of him how about markii goojcade lala waregey ma ciro ayaa wadanka katalinaye caga dhigta oo cayda iyo kibirka jooji
Muuqaalkii hore waxaan aad ugu qoslay reerka habar awal ma yaqaanaa jufooyinka hoose ee reereah hadii aad berbera gayso way kuu ka sheegay containerad ilaa sanadka danbe kuwa imanaya habar jeclo kadaalik garxajis waa runtii ilmaha shanjirka ah ayaa yaqaan jilibyada hoose meelna ma gaadhaan
Wallahi war idaadaw wariyaasha somalilan badankooda in la xidho. Lagana mamnooco. Wariyanimada weeya waar inatay u tafaxaytaan ta dhexdeena cadawga uma tafaxaytaan po walla ah. Mararka qaarkoid waxad modaa ibay cadawga u adeegaan
Haahay waa sudaan la rabay waxa saxaafad isku sheega ahi i aga waxab qabin bay odhan jiren kudaa waliba jeelka warayaash somaliland ee khaaiminta ah😂😂😂
Weligay wan ku tageera Anoo super Awal Ah sida doonto ugu galgalo waxad tahay qof wacan oo jecel dalkiisa hooyo ee somalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
S.àwal
War.idaad ku hurguf geesi geesi dhaley guul s/land❤❤❤❤❤❤
Habara awala waa gobo ilibaxa ah ilaahay ah barakeyo
Amiin yarbi 🤲
Aamin yaarabi
Waridaad Tv indra geesi qaran alle ha ku xafido guulso indar form habar awal
Wariyihii ugu qalisanaa somaliland waridaad
Masha Allah walalo cay malihid super suber Awal wan ku tagersanay nolow❤❤❤😂😂😂
waridaad legend baa tahy guuleyso from h awal
Gobonimo guri subeer Awalbey taala 7 sana reerkayaga lugu socdey maatoonu tanaasulneyna weli waalana fuushan yahay jilicsan manikin danahayagaanu wadanaa 😂😂😂
waridaad tv ❤❤❤ Somaalilnd allow dhowr 💚🤍❤️🐯
Ramaaxoow wixii kuhelaan layaaba😅😅😅😅 dawladii xiirnayd
Asc waridadow raali iyo badh banu nahay Ku soco from subeer awal
Anagu cay nagama gaydid wan kujejcelnahay❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 nagusoco🎉🎉
Inder waad mahadsantahay sidaad. Noo,aamantay alla hakusharfo❤❤❤😂
Muuse dawlad kama dambayn wadanka dad jilicsan baa qabsaday
😂😂😂
Muuse isba wakii ciidanka qaranka haleeye markii laas canood lagu gawracaye ilaa hada laysto because of him how about markii goojcade lala waregey ma ciro ayaa wadanka katalinaye caga dhigta oo cayda iyo kibirka jooji
waridaad wlahi waa legend from h.awal
Mansha allah ❤❤❤❤❤
Masha alah❤❤❤❤❤
Waridaad tv indrky qaali noloshu kuma xumayso ilahay haku xafido from habar awal keep going
Wadani dhab ah baad thy inader marna ex dumashi caruurtayda ayaa hayada ah wadani waan necebahay waayo cadow iyo inta somaliland ka xun ma yaqaano guulayso inader from suberiyada
Waridaad mujaahid qaran noolow adeer
Waridaad nasab kaamila from (spsa)
GUULAYSO INADER WARIDADOW❤
Dawlad ku sheegta wadani yusra waa bilaa tayo ciro jilic deg umada bilbaad ku fashilanteene dega
war idaad nin adag batahay❤
Inader ama na cay ama na amaan anagu waridaadow. Madax no saran tahay from nuuxiyadii
😂😂😂😂😂😂 it every funny 😄,,, we over throw it
Dawladani waa Aba khaliifihii ay sheegayeen
RAMAAX WAA DOQON WAA BILAA HAN
waa tuugtii muuse dalka ka cuna qabateyo saxafada way ka xanaqan
Nio anuu wlhi rabaxaa waan toogan lahaa
Waa huwantaa huwante xaarmajo xaarmajo xaarmajo
QARAANKA SOMALILAND AYAD JECESHAHAY INDR INTAAS AYA NAGA BADAAN WARIDAADOW
Inadr habar awal ciil ma qabto ismuujina kuma jirto waa dad tolkod ujilicsan oo an tolkod ulibaxayn oo an tolkod geesi u ahayn
Mansha alaahu
😂😂😂😂😂😂isaga iyo daanyeer kiisiib waa xanaaq sanyihiin
Muuqaalkii hore waxaan aad ugu qoslay reerka habar awal ma yaqaanaa jufooyinka hoose ee reereah hadii aad berbera gayso way kuu ka sheegay containerad ilaa sanadka danbe kuwa imanaya habar jeclo kadaalik garxajis waa runtii ilmaha shanjirka ah ayaa yaqaan jilibyada hoose meelna ma gaadhaan
anagaa iskakay caay dakaka fahan000
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAARYAA WARIDAAD DEE HEEDHE DIKRIGA AYAA CIBAADO AH LAAKIINSE XANTU CIBAADO MAAHA ADEERO
Waridado wadanku badbado ayu u bahan yhy. Dadka dhiir Gali waa in lagu mudahrada wadani Huwan.
Habar awal dalkay jecelyihiin qofkii dalka jecelna way jecelyihiin
Dawladani waa cadho ururtay waridaadaw runtu edhe ayaytidhashdaa
Waridadaw siden ku cayna wanu ognahy inad nin wadaniyatahy anagu ninki wadanka jecel wanu jecelnahy
Lacag baad ah laguma haayo Waaridaad iska qayli
Haa waa tuuug tuuug dhashy reer wadani
Waridaadaw Habar awal waa ilbaxa isaaqa ,waxaanu ognahay inaad na caayanayso laakiin aanad na caayaynayn, oo ay caydaadaasina tahay toosin iyo tusaalayn inkasta oo qof qof qaloocan reerka laga waayayn ,hadana muwaadinka saxa ah waa la kala yaqaanaa ee marmar reerka cay oo si kasta ugu galgalo isku kulmiyena waynu nahay oo anigu uk ayaanaan joogaaye , hawl qaran baad haysaaye halkaa ka wad ,inaadeer.
Geeeeeesi waridaad tv ushaqeesa tuuuuug huwantaa buuuufi iyo hurdaye
😂😂😂😂 aniga qudhayda woxoogaa dayn ah ayaa laygu leeyaye toloow odaygan xanaaqsan muu bixin war.idaadoow
inadar kalmadaa wan cibaadaysanayaa inaga daa wax kale ku badal
***Despilishiin*** halkaa iga sax awoow.
Wallahi war idaadaw wariyaasha somalilan badankooda in la xidho. Lagana mamnooco. Wariyanimada weeya waar inatay u tafaxaytaan ta dhexdeena cadawga uma tafaxaytaan po walla ah. Mararka qaarkoid waxad modaa ibay cadawga u adeegaan
Geesi qaran
War idad Ana habar awal markad
Siyasi reekah wax ka sheegto
Ducaan kuugu dariyn
Anigu tolkay ma aqaan waxan aqana qofka wadanka jecel
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂 wadani fashilmay dega ciilaney
🎉🎉🎉🎉👌👌👌👌🦊👍
Nolowa intaya nolali jirto wll cadwganaha jabo
Masha Allah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaab
Masha Allaah subeer awal❤❤❤❤😂😂😂
😂
Kkk waridad caqlibadanaa
Maayar ku xigeenka qiiro dabka soo saar 😂 ehlu dacamka form awal
Dee markaa magaciind Xisbigii DAYN Qaran u bixiya dee.
Anigu tolkay ma aqaan waxan aqana qofka wadanka jecel Ayan aqana
Waridaadow sowkuwii lahaa muusaa wariyaasha cabudhiya waasidee xaalku yaab
Odaygu waa yara qalqaali
DHAKO MUUS WAA DHAN XIIR
Waridaadtv inadeer wallaahi waxaad wado mafiicna inaad muuse iyo ciro ukala hiiliso waa khalad ciro iyo xusbigiisa haday fiican yihiin iyo haday xunyihiin waa madaxdeena yaanay habara wal kugu dirin tolka waxaad diidan tahay hadaad aragto waad dhaliili kartaa lakiin give him chance guuliyogobanimo ciidankeeni Somaliland beryahan kamaad hadlin because ciro ayaad busy kunoqotay
Waa caadiye shaqa tag isweden shaqo waa buuxe 😂😂😂
Inader geesi xaqiiqada ka hadla tahay kuwa kaa xanaqaa waa cawaan qabyaladi indho tirty
G36 abtiyal calm down please 😂😂😂
Sxb hadaan nahay habar awal caqliga ayaa ka ciyaarne lkn gacanta kama ciyaarno waa ku taagensananay halkaa kaga hay
Ee somaliland maye 1m gaadhsiya
❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Waridaad geesi qaran wad buufisay 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhh bal haloo joogo
😂😂😂😂👌👌
Reer kulmiyow mucaard adag larabba sidani wali eh
Wadankii hoosbey u macaashiyeen hoos umacaash ayuu isbadalkii noqdey
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nabsi ayaa haya wariyaasha
😂😂😂😂😂😂 dambigaygii baad tahay indr, kuwan shimbirihaa ka culus
Qarankii ssb g36 pss
Kadaadee
Raman waxa haya nafsi
😂😂😂😂🎉😂🎉😂😂😂
War miyuu suniyihii xiirey??? Ilimunati aaa?? Suniyihuu na tusayey
Ina aderkay daa de saxib war idad
Naag waxaa lawareeg
RERkyg wax halaga barto
Sidaad doonto ugu galgalo waxaad tahey nin runta sheega oo jecel dalkiisa
😅😅 Ramax wu qayila maa oo gotahay marka sidasu udiday daynta
Is badalku xoriyad maleh
😂😂😂😂😂
Iniga walay kulmiye
Adu kafiirso hadalkaaga
Dawlada hargaha iyo saamaha weeye. Bal eeg waxa oday meesha xil loo dhiibay. Duqihii baa xilalkii lagu taxay.
Dibjir hadaad maqasho Waakay Ramaax ku sheegaan Lkn Nin Jaamac Biin layidhaa naacda ma dhagaysto 😂 Waar Dawladii Isbadalku Ma Waxanaaa
😂😂
Haahay waa sudaan la rabay waxa saxaafad isku sheega ahi i aga waxab qabin bay odhan jiren kudaa waliba jeelka warayaash somaliland ee khaaiminta ah😂😂😂
🤣🤣🤣🤣