Qiso Xanuun badan: Abdirahman Avocado oo Goday ku xidhan ku dhacday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 20

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 Год назад +1

    Mansha Allah Jezkalahu kheyr UGAS AFUKADHO🐎🐎👍💪💪

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Год назад +1

    Geesi allaha caddow kuuma jabiyo. Guul Soomaali GALBEED ❤❤❤❤❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Год назад +3

    Allaah ha ku gargaaro

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Год назад

    guuuuul JWXO wadani libaxyo halgama gobanimo🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥♥️♥️♥️♥️👍👍💯💯

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +1

    Ilaahay fadligiisa kudar huuno

  • @RAAGE-rq1ke
    @RAAGE-rq1ke Год назад +2

    Cabdi ilay aduun iyo aakhiraba alle kugu cadaab waxa dsdkeenii iuo halgankeeniiba dhabarka ka jabiyay maanta xor ayaan ahaan lahayn oo injirley nalama joogteen

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 Год назад

      Walaal cabdi iley, wuxuu ka mid ahaa dabadhilifyadii gumaysiga u shaqaynayay laakiin Halganka Ethiopia iyo reer Galbeed yaa inagu dhagan ee ilaahay ha inaga furfuro

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Год назад

      @@fhuddle2311 waa runtaa oo dabadhilifyadii ayuu ka mid ahaa laakiin cid labarbsr dhigi karo ma jirto waxyeeladii uu geystay oo naf iyo maalba wuu nabaaba shay waana ogahay in reer galbeed iyo cawaankood nagu dhagan yihiin oo itoobiya namaba haysan karteen ilaahay haynaga furfurho aamiin

  • @yasiinmohamedyasiin2449
    @yasiinmohamedyasiin2449 Год назад

    waa xaa waxa ka fiican taa manta

  • @gurmad1141
    @gurmad1141 Год назад +1

    Mansha Allah

  • @SamiroArtan
    @SamiroArtan Год назад

    Masha allah.

  • @badryshikh9574
    @badryshikh9574 Год назад

    Allaah hinaguuleeyo

  • @QalabiUroon
    @QalabiUroon Год назад +3

    OOH AM SORRY WALALO DHIB BUU SOO MAREY WLHI WIILKAN 😢😢😢😢😢

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Год назад

    The problem is collectively people do not believe this statement “They declare that the Constitution derives its power, not from a governor or a self elected pseudo leader but from the people themselves. JWXO Guulow Allahayow dadka JWXO aad caawin kareyee hadamaa caadka laga rogi.😢😢 anyways continue sharing and tell your stories. Narrative storytelling is a powerful weapon. It’s important for the future generation.

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Год назад

    Qoladan waxna ma kenaan sheeko xariirna ma daayan

  • @ihsanihsan3082
    @ihsanihsan3082 Год назад +2

    Ogadeniya maxorobayso sabab somali galbed dheh

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 Год назад

      Ogaden, waa magacii Gumaysigii ingiriis ku u bixiyay, sida Somaliland, oo haddana soomaali ka go,day ee soomaali Galbeed yaa sax ah

  • @Labihowle
    @Labihowle Год назад

    Onlf bari bay jirtay qadiyad majirtee kursiga seed ku heshaan weeye xaalku

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Год назад

    Waxooda sheeko ayeey dhaafi weyday iyo hebal BA Ka dilay la xidhay aderayalow dadka Ka fadhista

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Год назад

    Qori ado wata ayeey Ethiopia ha dhacdo Ku dhici waysay adiga qori wadan oo sheekaynaya miyeey Ethiopia Ku dhacaysa