Walal waa dhib bdn thy in qof ku qiyaamo waana dareemi karaa lkn dumarka dhan isku mid ma ahan tan kle waxii ka burburay ha uliicin inuu shar ku yahay baa laga yaabaa inshaalh guul
Wiilkas waxan leyahy abwe hablaha dhan ma qiyaano badna lkn qaar xun baa jira aniga waligey ano qof la socda qof kale ma Soo dhaweyn saso ey tahay qofkan la socdo waa iga dheeryhy Kenya ana joogaa mar walba waxa ley dhahaa gabdhaha Kenya wa xunyihiin ana waxan ugu jawaba ma wada xuma o ana ka mida nolosheyda been anan ku wadin cidna marka waxan ku leeyhy jclka sii mida aa hada guursaty i.a waa kaga fiicnan doontaa kuwii hore oo dhan
Laba mid iska ilaali intad xirirada ku jirtid: 1. Inaad ushegtid qofka cusub aad is barateen jabkii xiriirka hore kaso maray si aad naxaris dhankisa/keeda uga heshid wayo dadka qaar aya cagsiga ushaqeeyo. 2. Isla markii aad xiriir ka baxdid ina mid kale gashid.
Hi brother how are you however effing around today or something because I was the information of the me he's why I'll just go to the life because happy to have you going to leave and have said I love you so much
Ninkan wuxu ku qaldanyhy o an ushegayaa markii aad xiriir yeelato o gabar ad barato bilaha hore ha uga sheekayn jabkaga, ha isu jilcin, dhibtaada inad qarsato ahayd
Bro mid aan kula taliyo dumarka nin jelecsan uma bahno hadi aad qofka jeceshahy xitaa sifican luguma naxaristo noqo mid ad adag hadi xitaa daciftinimo ka muqano gabari nin jijilec ka muqato ma barto ee qof saxaririnyo u maham tahy mrka adona dhawaceynin itey u qalmato qimey hadana wxn ku rajeyna wngsan
Ramadan Mubarak 😊
Helwo
Ramadan Mubarak🥰
wlhi qisidaan waa qiso aad io ad u xanuun bdan 😢😭
wlhi qisdaan Anige igu dhacdy sidaan okle
lkn wxaa wangsan adiga mar waliba inaad horey usii socto ugu danbayn wlhi aniga hda waan gulystay
wxaan hysta hda qof sidaan ujeclahay si ja daran ii jecel .jcylka aad u xanuun bdanyahy.z
sxp keep going 🙏👌gulyso
Zxb sido kle anba wey igu dhacdey😪
Wlhi ani 3 xiirir midba midkale ka xanun badan yahy aya sameye waxa gon saday ina xiirir jcl danbe an samenin wayo jclk kasto wa ku guldaresta 💔
Mashalah tabaarakalah hambalyo hambalyo hambalyo allow kudaaa super carab mashalah tabaarakalah
mar walbo qof ka dacaada ah way adagthy inuu helo qof dacad ah
Jacylku marna waa Macaan marna Waa Qaraar💔😞jacylku ma Hawl yaroo Qofku helo waa uhalizeH💔😞
Xaqiiqo wlĺhi 😭
❤❤❤❤
Ramadan Mubarak subar carab
Walky hablyo hblyo
Alha ka dhigo gabadha lgu siyay mid aad ku ilowdo wixii ku soo maray kuwii janada ku kulma alha idinka dhigo
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💘
Qof walbo daacada qalbi.xanuun ma waayo wiilkana waxan leyahay.mar uun guusha waad gaaraysaye niyada khayr U sheeg
Thanks
Ilaahey ha kaaga dhigo midii aad kunasan laheed oo qalbigaada kuugu qaboobilahaa owlaad baariya ducada waalidkaada kamira dhali
Amin amin
M.a wllka wa kgugu xeranahaY keep up♥️💯
Legend wlhi xnun waye 💔🖤🔥 qiso Ku hayaa wll
nio taladydu wxay tahay qoftas lagu siiyay iman ku qab wllkei mcn ❣️❣️❣️❣️
Taan xass waayo
Our ladys don't break out ❤️❤️❤️❤️😪😪😪
Ramadan Karim pro
Runtiih dumarka mawado xumo
Lakiin midah jirto qof kastoh inuu ogaadoh loobahanyahay dumarka dacadah rag qiyaano badan Kusoo adoh
Raga dacadanah dumar qiyaano badan Kusoo adoh
Markah dumarka mawadaxumo abowe
Gabadha xas kaadah Allah hakaanigo
Hooyo wanaagsan iyo xaas wanaagsan
Kunaxriisatoh kudhimrisoh kuna dulqaadatoh xaladkastoh lataganyahay iyo marxaladkastoh iyo jacayl badan kusiisoh Allah hakagadhigoh xaas wanaagsan 🙂🤗😇😊
Ramadan Mubarak
Jclka wuu xanuun bdn yahay wuuna farxad bdn yahay Ani hadda jcl Ayan leeyahay inkastoo kasoo fogady labo wadan kalla joogno inana qiyaano diyaar umaba ihii adiga waxan ka rajynaa Sidan u ahay inuu Ii noqdo insha allah
Ilahayow amiin
Walal HoreY usoco♥
MashaAllah this is really good of you doing this May Allah reward you for what you’re doing InshaAllah Walal ❤️❤️
Mashaallah this is really good ofyou doing this may Allah reWard ❤️💞
Mash allaah
Alla mr wlpo qofka dcda laqiyamaa lkn anigu wli xiriir masameyn sidan cml kabaqanayaaa alle hku dhip yareyo wllkey xaskaga alle hku wanajiyo carurtada nolol wcn kurajeyna wllo
Thanks
Wll super
wlll jaceelka ha guuleystaa❤️🙄
Masha alaaah
Walal waa dhib bdn thy in qof ku qiyaamo waana dareemi karaa lkn dumarka dhan isku mid ma ahan tan kle waxii ka burburay ha uliicin inuu shar ku yahay baa laga yaabaa inshaalh guul
Thanks wll
Subxaa nallaah rabiyow qalbigena noxasili amiin yaarab 🤲
Dumaroo dhan mawada qiyaano badna lkn qofki daacada mahelo qof asidiisookale daacada balse asaa daacad kadhitgankaro hadii uu noqdo qof daacada noqo qof wanaagsan waxaad helee qof wanaagsan
Sax
Zxb super carabow qisadaan cml ayaa shalay igu dacday gbr aan mudu wada so conay aya I khiyantay wlh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😓😓😓
sabar wll 🥺🥺😭😭😭
Inlaha maca saabirin
Ilahey waxuu jecelyhy kuwa sabra
INSHA Allah waan sabri 😢😓😓😓
Lkn xalay ilaa iyo saka wax baa iga si ah walwal aan dhamad laheyn aya I haya 😢😢 inoo alah walwalka iga qaado iso duceya aaa bil ramadhane😢😢
Wlhi waa qiso murugo leh 😭markasta waxa jeclahay inoo guulaysto jecelka
💘
Allah ha kaga dhigo midi intas odhan adku ilaali lahed ilmahaga hooyadod🤲🤲💘jecelku mcn io qarar marba suku somaro waye😰💔
Sax 🤲🤲
Wilkan isku qisan nahay cajib 😭
Ani xta 😭
Aad iyo aad sxb ilaah hdi aad xariir wngsn la leedahay nolashada way hagageesa waayo wax waliba isaga gacantiisa ayay ku jiraan lknse dadka inta bdn ma ogsoono
Xaqiiq wlhi raga iyo dumarkawo wayqayano badanyahn waxadarkysa dumar badanoo radinayo nin dacad ah blsa an halynin iyo rag badan oo dacad ah blsa an helynin aniga waxan leyahy dacad haliskunogdu raga iyo dumarkawo hagulleysto jclka I.a
Qisadan walal waxay u egtahay
Mid igu dhacdey ina hayssata 😓
Lkn waxaan ahay qof marwelbo kafikiraa Qalbigiisa waayo wiligey ma Aaminin gabar waayo xariir welbo aan sameyo 1bilood magaarayo 3 years ayaa waxan sameey 34 xarii mark halkeen ♥️
Wllalow lagyaba inad qaldku smysay ama khiyntay ama gabdh kle lawdid
Ama erayo ay dhibsdan kutiri
Lkin hays dhiibn pro keep going
Bisinka runtii waah xanuun jacayl qalbi jabkiisa wll ilaahay ku xamdi ilaahay haduusan adi sabab kaagadhigin in aad qof xumeeso way kashalayn doonan inta xun ee jacaylka kudheesha runtiih, waxan leehayh jacaylku haguulaysto samirnah halakaashado samankaan way yaraaden dadkiih daacad aha
Legend lawa mahan 🤩
Thanks
Keep going wllo❤🥀🦋
Thanks
This situation is hard although your advice more than advance 😔 keep going super
Agree
why is it so difficult to find the right person
Xaaaaax alla xanuun badanaa
Anigoo ah ruxi arantaas kudacdheey baa dhamn intii raci kibixseey umhd celini hayaa waxan inleyahay thanks all, dhamanteeni taladeeni wax baan kifahmeey wanne sameyni dhonaa inshllh
Allah Ku garab galo wllo
Dhirigileye SUPER carab 🥰🥰🥰🥰🥰🐐💯
Thanks
dumarka kaliya maaha qiyanolayal ani labo xiriir ayaan sameeyey labada waaa iqiyaanen raga dhamaantoodna ma eedenaayo
Wilkan oo kaleh way yaryihiin
End mubark
Khiyano badna dumarka keep going Bro 😎
May Dumarka oo Dan maaxn
Thanks
Wll dumarka dhan maahan ani waa necbahay halxariir kabadan
@@afnaanmaxamed3333 runtii 🤔
Haa guleysto Jacaylka
Wlhi xanuunwaaye
Wan ka xumahay sxb waxa adiga kugu dhacay
Keep going Legend 👊👊
Thanks
Wiilkas waxan leyahy abwe hablaha dhan ma qiyaano badna lkn qaar xun baa jira aniga waligey ano qof la socda qof kale ma Soo dhaweyn saso ey tahay qofkan la socdo waa iga dheeryhy Kenya ana joogaa mar walba waxa ley dhahaa gabdhaha Kenya wa xunyihiin ana waxan ugu jawaba ma wada xuma o ana ka mida nolosheyda been anan ku wadin cidna marka waxan ku leeyhy jclka sii mida aa hada guursaty i.a waa kaga fiicnan doontaa kuwii hore oo dhan
Inshlh sis
Wllo horey usocdo
Thanks
dadko idil maqiyano badne allow na moti inti xun qofkasto dacada wa laqiyama lkn allh aya wax kasta noqore wan sabreyna
Haa wlhi sax waayo
Waacaadi deeee
Keep going
M'sh
Wlaa waa jir xarir badan oo halawo
Asc wll
😭😭😭😭😪😪😪 sorry wllhi dumarku isku mid ma ahn lkn mid wngsn rabbow ka dhig kheyr
Wa qiso xnn bdn
Ramadaan mubarag
Qaabka aad inoogu so Gudbiso Waa mid Heer Sare Ah Intas iyo kabadan I.a
😢😢😢😢
💔💔💔
Wlll Midaaas ayaaaa jcl ka heliii wlka eee dumarkanaa isku miid ma ahaan eeee jclkaa dhaptaa ah wuxuu imadaa ilmhaa ka bacdiiii wll ubaad kheer qabaa Ku rajeyneynaa
💞💞💞💞👏👏👏👏
Xaqiq
Sxb xiriir La,aan waad noolaan kartaa ani xitaa wan soo arkay sandkan gabdhihi dhan qiyaano ayay barteen
Marka sxb shaqeso naftaada dhis lacg samee kadib gabadha aad barato kaliya muhiimada kala hadal
Ha pro
Saxiix waye
JACELYKA DHABTA MALINTIISA IMAANAA GUULEYSO WLL SARE🤞🙏
Thanks
💋💋💋👑👑👑🥰🥰🤴
🥺😰😰🥺🥺🥺☝
Lave you♥️♥️💝💝💝🥲🥲👸👩❤️👨
Kkkk sxp dhikaas haduu ihaysaa dawadiisha sheek ani xiriir welbo aan sameeyo 1 bilod magaarayo runtii ugyaraan 80 xariir ayaan sosameeye lkn waagaranla ahay sxp waxaan jogaa baidoa
M.a
Laba mid iska ilaali intad xirirada ku jirtid:
1. Inaad ushegtid qofka cusub aad is barateen jabkii xiriirka hore kaso maray si aad naxaris dhankisa/keeda uga heshid wayo dadka qaar aya cagsiga ushaqeeyo.
2. Isla markii aad xiriir ka baxdid ina mid kale gashid.
Aad iyo iqro run ahantii xilkas aya thy
really 😢
Wligaa hoyadaa hdlky ku dhdo ha dhaafi wyo waa waa qofka kliya ee kuljcl wnga hdii uu hoyadiis hdlkeeda qadan lhaa wxaa aminsanhy inuusan mrnba lkulmi lhyn wx niyad jba ah
qofka daacada ah markaste wuu guul daraysta ma aqaan sababta
😔😔😔💖
Ragyo dumarba ha ahaate inta badan qofka wanagsan ayaa la xumeeya maxay ku dhacday
Wlhi yaa og
Sxb inta aad noshahay nolasha cashiro fra bdn aya ku bares teeda kle dunidaanna wa imtixaan
ASC sxb
Hi brother how are you however effing around today or something because I was the information of the me he's why I'll just go to the life because happy to have you going to leave and have said I love you so much
🥰🤔🤔🤔🤔🤔🤔😪
🥺🥺😭😰😰
Sababta mataqaana calaacalka badan dumarku ma jecla takale wax kaste run haka sheegin bro wa inaad sir lahaataa oo is adkaysaa
Hhhh sax wlhi I realized that
@@arowzexersonarowzexerson1470 thnks
Walahi wilkas isku mid aya nahay waa Wala kulma qiyanada jecelka
Dumarka khiyaanada way dhalaanba
hhhh kan ooyaaye waaye naag maali raac siya xoolo dheh 😂😂
KKK raacigaa mixumo
But be positive
@@arowzexersonarowzexerson1470 asc
Asc
Wallo xagaan kaalasoo xidhiidhaa
Wlaahi waa xunu waa la itaxmayeye
Ninkan wuxu ku qaldanyhy o an ushegayaa markii aad xiriir yeelato o gabar ad barato bilaha hore ha uga sheekayn jabkaga, ha isu jilcin, dhibtaada inad qarsato ahayd
Dabcaan
Sirdumarlamasalgaro
Abowe qiso jacal ku haya xage kala so xiriro
Instagram real_supercarab
Bro mid aan kula taliyo dumarka nin jelecsan uma bahno hadi aad qofka jeceshahy xitaa sifican luguma naxaristo noqo mid ad adag hadi xitaa daciftinimo ka muqano gabari nin jijilec ka muqato ma barto ee qof saxaririnyo u maham tahy mrka adona dhawaceynin itey u qalmato qimey hadana wxn ku rajeyna wngsan
Sax
Zxp super carab ina talo isiso rabaa ee smska ii fur
Instagram real_supercarab
Ax ax wlhi waqiso xanunbadan sorry wll
Ala dadka daacada maxey ohelaan kuwa oo niyad jibiya yaahuu😭😭
Ninka raga wakiisoomara jab