SHARMA BOY REER TIK TOK WUUKAGA WAALAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • TIK TOK IYO SHARMA BOY MAXA KALA HAYSTA,DIRISLE ABDI,

Комментарии • 371

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 4 года назад +93

    Haduu kaa qoslisay Dirisle
    Oo aad Taageerto Sharma Boy
    Fadlan 👍👍🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤️

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 года назад +43

    Reer hargeiza wan idin zalaamay
    From hargeiza

    • @maanargeming8651
      @maanargeming8651 4 года назад

      Please subscrib isaar soomaalinimo iiki saar

    • @fatimaliiban1243
      @fatimaliiban1243 4 года назад +2

      Reer hargeysa waa idin salaamay anoo saana 🏃‍♂️😂😂

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 4 года назад +2

      @@fatimaliiban1243 iyo anoo zaana

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 4 года назад +9

    Dirisle abdi markuu dj amid reaction ka bixinayo funny wlhi 😅😅

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 4 года назад +42

    Part 2 dirislooow

  • @CaliKlay
    @CaliKlay 4 года назад +11

    Inta aan Tik Tok lahayn Ee Derisle abdidi un kadawata sideydo kale Farta taag
    👇

  • @ahaanamohamed7989
    @ahaanamohamed7989 4 года назад

    Walaal dirisle daka waa lGu darsadaa ee tiktok marka dawaneyso calamada kuduudan ee bejkooda saaran taabso🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 года назад +25

    Thank you #DirisleAbdi Reactionka kasugayi wan Kahayaa Like isaar #Recommendation Gang 1:25 🤣🤣Runtaa waaye

  • @maajibofficialmo5842
    @maajibofficialmo5842 4 года назад +2

    Hadaad ka heshay video gaan taabo linkiga saar
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    #SUBSCRIBE__LIKE__BASS

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 4 года назад +16

    Dirisle heesta asma love Rionton mad ka so pixisid was hes kala kacsan😍waqal pa so dhigay

  • @hoodosaleeban1855
    @hoodosaleeban1855 4 года назад +2

    Allow soo hadee umadan xumaha wanaaga moodaysa 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲alle ha soo hadeeyo dhamaan muslimiinta

  • @najmoabdihashi3537
    @najmoabdihashi3537 4 года назад +3

    Inta Ku farxday in ay hargeysa hees loo qado like🤗💋🥀💯

    • @samakaab5438
      @samakaab5438 4 года назад

      #subscribe ii saar wll mcn🙏

  • @maariyamaxamed2135
    @maariyamaxamed2135 4 года назад

    Dirisle chanel badanidaa wll hhhh kula hadaba socdaa ana subscribe uune😆

  • @ZALLOFF
    @ZALLOFF 4 года назад +6

    Sababta aaad dirislaw u arki la dahy somalida tik tok lanbarkaad tik tok ku sameysatey waxa wye Austria dadka dibadaha arkeysa qudha😊😁

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 4 года назад +3

    DIRISLE waa reer Hargaysa hadu Yes idha waa Yes. Welcome sharma shaahi Bilaal uun hacabin.😅

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 4 года назад

    Armay Kuu fiican Tahay Dadku Intay san kaa guurin Inaad wax Cusub Oo dadka Xiiso galiya Inaad Soo Ban dhigtid RUclipsrs kiinu isma dhaantan ✌️👊 Kuli

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 4 года назад +29

    Qadka iga xumee
    Qoralkyga ma idin soo gaare
    😂😂😂😂

  • @sucaadoabdi3802
    @sucaadoabdi3802 3 года назад +1

    Idrisle waad iga qoslisey wlh

  • @ummukhayrosman2786
    @ummukhayrosman2786 4 года назад

    Dirisle father of confidence horey usoco

  • @dahirabdulla441
    @dahirabdulla441 4 года назад +1

    First person view🔥🙌

  • @hataafofficial2423
    @hataafofficial2423 4 года назад +7

    Legendary 🔥🔥💯

  • @rahmasaidmeraneh2537
    @rahmasaidmeraneh2537 4 года назад +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 4 года назад +5

    ramadaan waxa ka hadhay 8 weeks hadii aad ku faraday like iisaar subscribtana iska kay raaci mhdsnd🙏♥️

    • @samakaab5438
      @samakaab5438 4 года назад

      #subscribe ii saar wll mcn🙏

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 4 года назад +1

    Wale wa duriyad shanta somali waa meesha kaliye xoriyadi ka jiro hargaysa jano🔥

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 4 года назад +1

    Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saaara

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 4 года назад +7

    Sharma lgma yaabo in uu Somaliland yimaado inta igu racsan is muujiya like iyo subscribe isara reer hargeisa is muujiya plz and plz

    • @realmhd7008
      @realmhd7008 4 года назад +1

      Kaalayo aduu celi bal qudhac yohow

  • @Cumaani2
    @Cumaani2 4 года назад

    walaalahay 2k halana gaadhsiyo somali maxamed 😢😢😢😢

  • @rumaansheikh3573
    @rumaansheikh3573 4 года назад

    Bal haye casaanki ka saarnay oo dambaseyney inkastoo tiradi youtubeyadaadi naga lumeen
    Dirisle waa the person you love to hate and hate to love. I can’t explain what I mean keep going

  • @kingdalla5129
    @kingdalla5129 4 года назад +4

    Happy Valentine’s Day everyone 😂😂❤️

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 4 года назад +2

    Hadaad suuqa ku daawanayso si napad ah like iska saar Team walax walax🙋‍♂️😜

  • @rithwaneidjama6405
    @rithwaneidjama6405 3 года назад

    Darisle cabdi wllo waan ku tageera ilaa wakhti horena waan kugu xidhnaa chnneladaad oo dhan na waan ku xidhanay walipa anoo libiya jooga ee codigayaga ii tix gali
    Kaliya oo ka hadal joof iyo jow harad reaction ka bixi hadayacquul tahay waanan kaa jawaab sugayaa insha allah

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 4 года назад +1

    Dirisle abdi wllow noso badi reaction ka tiktok😂🖐

  • @anasjr9518
    @anasjr9518 4 года назад +8

    Keep going wll qali

  • @mohamedabdillahi1309
    @mohamedabdillahi1309 4 года назад +1

    KEEP GOING Dirisle
    FROM DJOUTI

  • @suldaanck9911
    @suldaanck9911 4 года назад

    team dirisle like isaara 👍💯❤️

  • @abdiqadirabdirahman9505
    @abdiqadirabdirahman9505 4 года назад +3

    inta sugeysa inaa tiktok reaction dirisle ka sameyo like saar

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 4 года назад +1

    Adigu ma daawatid lkn iyakaa kudaawada saw maaha
    Dirisle dadkiisa ka faane hawshaada wado

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 года назад +8

    5:41 😭🙆🙆 Uffffffffff #Gabdhaheena Masidaan Ma u dambeysi 🤔Wa Sababtan Tiktok udhafay Gabdha Somaliyed oo sidaan udaqma miyaan firsani karaa

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 года назад

    Sharma boy ⭐⭐⭐⭐⭐💖

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 4 года назад +2

    ABDIRZAK Abdi inta ka hesha ani camal like iyo subscribe isara

  • @abdikadirboss1159
    @abdikadirboss1159 4 года назад

    Daris leh Legendary Nin Weyn Keep going My brother

  • @zakiesmail4231
    @zakiesmail4231 4 года назад +10

    dirisle kolay farintayda waad arkaysa
    kasoo bixii reaction asma love hadda 2 minute taala

    • @maanargeming8651
      @maanargeming8651 4 года назад

      Please subscrib isaar soomaalinimo iiku saar

  • @ibrahimsaidmohamed8195
    @ibrahimsaidmohamed8195 4 года назад

    sxb drisle channel dada kuli casaanka waa ka qaaday waa cadeeyay big fan ku ahay ima dhibeeso lacagna maha ilbriqsi lee waye wa dhibadna haa fadlan meesha gaduudka cadeey adaa kula hadlayaaa

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 4 года назад +3

    Naagteyda 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚𝐦𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐧 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐢 𝐚𝐫𝐤𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐡𝐚 𝐢𝐠𝐮 𝐫𝐞𝐛𝐨🥺🥺🥺😌

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wll

  • @ajtv6510
    @ajtv6510 4 года назад +2

    Legend Abdirizack

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wll

  • @munamaxamed5301
    @munamaxamed5301 4 года назад

    Wa yaabay😘🥰🥰

  • @mustafemohelabe1787
    @mustafemohelabe1787 4 года назад +2

    The legend Idirisle abdi keep.going on

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 4 года назад +5

    Gabadhani ma garanayso heesta ku lahaaa😂😂😂😂😂
    Nio garacoow dadka mxd u yasTaa HorTa kkkk

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 4 года назад +1

    Keep going Dirisle

  • @maariacali955
    @maariacali955 4 года назад

    Inta kaaaxun moyeeee intakle kalama baqeelayaaan waayo qof ladhageesto lagana aaaamuso matihid dirisle wll hore usoco

  • @saleenakhalid7449
    @saleenakhalid7449 4 года назад +1

    Dirisle please anaa qolkaga ku qorxinayee ila so xarir

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wll

  • @TALL_MAAN
    @TALL_MAAN 4 года назад +2

    Team sHarMa p0y________ ismuuJiYa Nacalaa ShadaN KuYaleH----like kuP0paH👌
    War DarisLe DhipAdanaaH---wllhi wan ilmeYaY saan uQoslaYaY______kulaHaa____NiNi dance MarKaY shar XiraToH waa Nin cadiYo___Xagan tagaN_😂😂😂😂

  • @cabdaleahmed3693
    @cabdaleahmed3693 4 года назад +3

    War dirisle sxbkaa wuuguursadaaye doomnimada kabax

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 4 года назад +1

    War dirislow youtubka dhiig kakeentay ninyahaw...great man

  • @abdirisakhfaisalahmed2770
    @abdirisakhfaisalahmed2770 4 года назад

    Team dirisle ismuujiya

  • @hanuu137
    @hanuu137 4 года назад +8

    Somalida wlayabeh ma tiktoga bay seexdaaan wclda😂😂😂😂😂

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 4 года назад +6

    Diyeeshe poi markaa arkay baa soo orday
    Cumaamadisa lama hayzan karo😁

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wll

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 4 года назад

      @@fadnachannel4664 adna iisaar

  • @نلليشيخمحمد
    @نلليشيخمحمد 4 года назад

    Ilaahey ha ku fududeeyo sahlan saqiran Amuula🤲

  • @suleimanahmed5366
    @suleimanahmed5366 4 года назад +1

    Zxpow derisle hadba youtube aad furane kan maa isiisid zxp

  • @kaltumoinaamiinibrahim5695
    @kaltumoinaamiinibrahim5695 4 года назад

    M.a keep going Dirisle Abdi

  • @Abdifatah3197
    @Abdifatah3197 4 года назад

    Best part 1 and 2 100%

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 4 года назад +1

    Part 2.3.4 blse Sxp Dirisle

  • @نلليشيخمحمد
    @نلليشيخمحمد 4 года назад

    Hoosto weey ii cadan jirtay maanta ku maqlay adidoo leh hoosta madobey markaa madobees iska dayee gambaleelkii baan ku datatransmissie🙏🏼❤️👍

  • @saynabsheekh4407
    @saynabsheekh4407 3 года назад +1

    Muuse.aan.tusaay.heesta.wllh.been.
    Maha.like

  • @hipaaqofficial3432
    @hipaaqofficial3432 4 года назад +2

    Idirslow dee reaction noga zoo bixi ooo1 wan dee wanku sugaynaYe waa hees shidaNe

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 4 года назад +2

    ADUUNKA AYA wlal lagu yhy wllkeyga aalh dartiisa #subscrb igi saar wll.mcn🙏🙏

    • @samakaab5438
      @samakaab5438 4 года назад

      #subscribe ii saar wll mcn🙏

    • @xaqiiqomedia8137
      @xaqiiqomedia8137 4 года назад +1

      @@samakaab5438 horey ayan kugu saray wlh blh walsheyda🙏

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 4 года назад +1

    Walaal waxaan ahay walaal kaaga oo garab kaaga baahan walaal icaawi Alla dartiisa igu caawi share out iisameeeeeey

  • @montanaofficiall5219
    @montanaofficiall5219 4 года назад +2

    part 2 reaction Tik Tok sharma poy

  • @amaluk7107
    @amaluk7107 4 года назад +1

    Sharma boy 🤴❤️

  • @jama-eirro8555
    @jama-eirro8555 4 года назад +2

    Lagend Qayb Labaadna Soo Raaci

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 года назад

    kala duwan sida muxaadirooyinka dhiirigalinta ah su'aalaha diiniga ah iyo casharada cilmiga ku salaysan Sida Geographiga :: Sidaas Aawadeed Wllo Kaliyaata Waxaad Nagu Taageeri kartaa SUBSCRIBE iyo Fikirkaaga oo nagula Taliso._*

  • @samakaab5438
    @samakaab5438 4 года назад +3

    Walaashaa baan ahay haiga xasdin aboowe ama abaayo #Subscribe in aad ii saarto💕

  • @mohamedgacal5672
    @mohamedgacal5672 4 года назад

    Legend mahrez Meshan kaaga Jeedaa ❣💯🙏

  • @issanasteho1362
    @issanasteho1362 4 года назад

    Dirisle machallh

  • @mataankaboy3750
    @mataankaboy3750 4 года назад

    Fist one

  • @marqaaniyoqosoltube3503
    @marqaaniyoqosoltube3503 4 года назад

    Subscribe hala saaro wixii qosol ah marqaan ah sheeko waali ah funny ah wax kasta oo idin qanciyo ayaa idiin soo galinenaa adinkaa wax idinku nahnay nagu soo biir aa dareeno taageeradiina

  • @Abdirahmanmaanka7
    @Abdirahmanmaanka7 4 года назад +9

    ASXAABEEY DIRISLE WAXA UU YAHAY AAN OGAANAYNAA
    HAL CODSI AAN KA CODSANAA BAL INUU IGA AQBALO
    WAXAAN DHAHAA SHERE OUT II SAMEE
    NEXT VEDIO ISKU SOO LAABANAYANAA

  • @Feisalyasin12
    @Feisalyasin12 4 года назад +1

    Waiting part2

  • @fayinseahmad8577
    @fayinseahmad8577 4 года назад

    Sharma boy waan Ku hestàa

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 4 года назад +1

    Dirisle ck Hambalyo udir

    • @AhmedAli-ph6vw
      @AhmedAli-ph6vw 4 года назад

      Ck wuu gursaday fadhiga ka kaac mesha ha so weji weynanin

  • @israismail395
    @israismail395 4 года назад

    Somaliland Hanoolato🇧🇬❤💯💯💯💯💯💯

  • @abdis70
    @abdis70 4 года назад

    Dadka like Dawarsadda oo Soomaalidii ku soo badanaya, ma ila aragteen !? - Qofka like I weysiista weligay ma siinin, Qofka qora Fikrad fiican ama aragti xigmad leh oo videoga ku saabsan hor baan like ugu tuuraa.

  • @nastehofarahelmi9880
    @nastehofarahelmi9880 3 года назад

    Maya dirisloow rer waqooyiga raabka wuu ku adag tahay heesaha caadiga bey isku fiican yihin

  • @jabramediacentre5425
    @jabramediacentre5425 4 года назад

    Ilaahey dartiis subscribe igu caawiya walal macaan

  • @hibohaayir6977
    @hibohaayir6977 4 года назад +1

    Aga dirisle abdi

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wllo

  • @isxaqissehiimbol3109
    @isxaqissehiimbol3109 4 года назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimmustafe5199
    @ibrahimmustafe5199 4 года назад +1

    I am somali froM burco

  • @hamzacabdi7231
    @hamzacabdi7231 4 года назад +1

    Hamza cabdi

  • @nedjmaabdulaye6915
    @nedjmaabdulaye6915 4 года назад +1

    Maxa sameysa ku qor qofkaad rabtid meesha searchinka ka dib daawo iyaga kuso wada galayaan ina fahamta umaleyna😜

  • @akramvlogsfilms4904
    @akramvlogsfilms4904 4 года назад +2

    Wll qali iga nax soomaali ayaan ahay SUBSCRIBE SAAR WLL QALI and like

    • @updysanka1252
      @updysanka1252 4 года назад

      Dirisle dartis aan kugu saray walalo.hadi aan so comment garenenin makuarken

  • @hassanmohamed8609
    @hassanmohamed8609 3 года назад +1

    Asc sxb

  • @fatuushabdi1850
    @fatuushabdi1850 4 года назад +1

    😍😍😍😍😍

  • @muslahhassan4452
    @muslahhassan4452 4 года назад +2

    Zxp sharma boy heesihisa cadi uka bicii reaction nio

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 4 года назад +2

    #SUBSCRB HA ILA AGMARIN ALALH DARTIISA WLALA IGU SAAR WAA CODSI😭🙏

  • @queenfoosoffcal1163
    @queenfoosoffcal1163 4 года назад

    sharma boy woow waalan rawaa plz intuusan waalan 1k igaarsiiya plz subscaribe iisaara

  • @mb7ccs776
    @mb7ccs776 4 года назад +1

    Afsoomaliga iska sax wuu kawaalay dheh duqa🤣

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 4 года назад

      fadlan wl subscribe ta igu caawi khayr allah kugu bedelo wll

  • @yasminahmed1584
    @yasminahmed1584 4 года назад

    Part two plz

  • @amenamohamed4513
    @amenamohamed4513 4 года назад

    My brother hore usoco wnku wata

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 4 года назад +1

    Sxb waa ku salaamay 😎

  • @xasanciise8677
    @xasanciise8677 4 года назад +1

    🤣🤣😅😅🤣🤣😅😅

  • @sharafmaxamedkaliil7305
    @sharafmaxamedkaliil7305 4 года назад

    Part 2 darisle wllo