@@qaaliyusra7541 waxaan aragnaan Ka warami karnaa nin mental health oo isku buuqay ama fanka Una haybad u lahayn madaxmadax usoo galay ciilkiisa waalaya omaar barbar waa tiktoker maaha fanaan haduu waashayna inuu indeerki Ku waasho maahayn iskalaaji jigjigu tagay madaxtooyadu dagana Somaliland ayaa showgeedi Ku casuuntay heesihisu waa wada 1m iyo wax kasareeya nin barbar kaliya qaaday kabtiisu Uma gasho ee shaqo kale aan u raadino Ragu way Kala tageen orodse maaha.
OomAr waa balow from burco sxb noolow
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Oomaar macasfimaad qabtaa ❤️💙💚we love you
Manshallah Omar wail qalbi wanagsa isklaji wllo kalexo walalkey plz daya wilkani wallayalow
Guulayso Mr Omar barbar
Oi.mar karbaasha khafiifi, jabra waa wiil yar ukaadi
Waa sax oomaar 💙💙💙💙💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚💙💙💙❤️❤️
Waa sax soomaalinmo 💙💙💙🙏
Waxan ka yabay Omar maba soo hadal Qaasin Geesood Oo u soo safray maxaa qaldan🤔
Omaar beentiis mahan waa wiil yar in irdaha laga xiro mafcn9
hawshada wado iskalaaji
Wlhi waa ku farxay asoo sheekeenaayo markaa arkay
Hhhhhhhhh. Oomaar waala ciiley miyaa🙌🫠
Jabra hotel ayuu ka degan yahay puntland cadalad mhan away mdaxweyneheeni Dani side jabra hotel u dagaa wa in guri la siiyo
Wan ku hiseena omar lakin see Djibouti umad heesin
Waryaa omar ma reerka lagu so diray in aad isku dirtid 2 qof ma matalaan qabiil ee hada dhiqo ha galin
iskalaji waa nin sharafle ka xishooda
Iskilaaji waa munaafaqadii mj oo qofa abeeso aamusan ah dadkuu isku diraa qofna nolasha umaauuro sida lasheegay
@@qaaliyusra7541 waxaan aragnaan Ka warami karnaa nin mental health oo isku buuqay ama fanka Una haybad u lahayn madaxmadax usoo galay ciilkiisa waalaya omaar barbar waa tiktoker maaha fanaan haduu waashayna inuu indeerki Ku waasho maahayn iskalaaji jigjigu tagay madaxtooyadu dagana Somaliland ayaa showgeedi Ku casuuntay heesihisu waa wada 1m iyo wax kasareeya nin barbar kaliya qaaday kabtiisu Uma gasho ee shaqo kale aan u raadino Ragu way Kala tageen orodse maaha.
I am so sorry for wixii lagugu sameeyay mj tuur soomaalibaatay reerkaaguna waa reer mahad
Ceebtii mj ayuu hayaa kkkkk