Sacuudiga oo ISRAIII u aqoonsanayso Si dhameystiran & Xasuuq kale oo maanta ka dhacay Khan Yoonis |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 152

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein Месяц назад +39

    Yamul caashur sida uu alle uga badbaadiye nabi muuse iyo qoomkiisa dhagarta fircoon allah ha uga badbaadiyo falastiin yahuuda iyo xulufadooda

  • @mowliidmuuse-xg5sd
    @mowliidmuuse-xg5sd Месяц назад +10

    Allaaha yuhuuda jabiyo
    wax ka nixiya Allaaha tuso
    Allaaha jabkooda hana tuso
    falastiin ooo guulaysatay ayaan Alle ka baryeynaa Insha Allaah

    • @abdullahisharif5153
      @abdullahisharif5153 Месяц назад

      Ya yirahdo hub xamas ka ibsada o ad wax isaga dhicisan because marekan hub u sameyay hadu wax galo Ukraine iya yahudu wax u qaban laha

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @HiigsiEditor
      @HiigsiEditor Месяц назад +1

      Aabo Ha Mooral Habin Hadaf Kaaga Waad Gaari 😢🎉

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Месяц назад +1

    Hadalka sucudiga haka dhabeyo si falastiniyinta dawlad ay leyihin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад +1

    USTAAD MARACADDE SAAXIIB AWELBA WAYNU OGEYN IN SUCUUDIGA IYO NIMANKA XUKUMA DHOWR WADDAN OO CARBEED AY WELIGOODBA XIDHIIDH LALAHAAYEEN WALAALKOODA WEYN EE YUHUUDDA LKN ISLAAMKA IYO FALASTIIN WAXBA U NOQONMAAYAAN KELIYA MUNAAFAQADDOODII AYAA ILAAHAY FASHILINAYAA MARBA MARKA KADAMBAYSA

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 Месяц назад

    Waa ku salaamey maracde askerta yuhuuda Alle waxaan uga baryeynaa dhib iyo waali inuu kurido jabkana Allaha u siyaadiyo

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Месяц назад +2

    Xamaas allah guuleyo

  • @abdullahidahir9394
    @abdullahidahir9394 Месяц назад +1

    Maracadoow ilaahay ka cabso oo runta ku dadaal

  • @ahmednuurabdulqaadirnuurre9095
    @ahmednuurabdulqaadirnuurre9095 Месяц назад +2

    Yahuudda allaha jabiyo😢

  • @user-hs4sg3ky4f
    @user-hs4sg3ky4f Месяц назад

    Allahayoow oo natus jabka yahuuda allahoow adiga ayaa awood adiga ayaale❤

  • @axmadshukri-wq8ss
    @axmadshukri-wq8ss Месяц назад +3

    Asc maxamad ciise hanbalyo waxaan raadin jiray intaana kugu soo biirin meel wararka caalamka laga tabiyo waana ku arkay waxaan socotay 300k waxaad tahay qofka soomaaliyeed ee kugu tabinta fiican hanbalyo sxb

  • @faismaeltallan
    @faismaeltallan Месяц назад +1

    Insha'alaah danbi dhaaf wixi dhiba ee adonka alaah ku yimadaa ama darajaat lagu sinayo qofka fican

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا فلسطين يا رب العالمين

  • @abdirizackkulmia1715
    @abdirizackkulmia1715 Месяц назад

    Thanks my brother maracadde

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot Месяц назад +1

    Sacoodiga faaiido kama soo socon markii mbs siyaasadiisa oo saamayn ku yeeshay. Yahuud dhulka alaha la gooyo falastiin guul insha-alaah 🇵🇸

  • @SuleimanOmar-z4m
    @SuleimanOmar-z4m Месяц назад

    Hambalayo Hambalayo ❤❤❤❤❤ will maracade show. Waxan kugu hambalyaynaya 600 iyo inkabadan insha alha ❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Месяц назад

    bismillah asc mareykan kuma nooli inaan kunoladana illaheyba kama gangalay waxana ku qanacsanahay halka uu illahey igu noleye iyo sida uu illahey ii arzaqo wan uga mahad celinaa alx lillah sidokale waxan illahey kabarya in uu wllhena reer falastin dhibatada kaqaado una kabadbadiyo xasuuqa ey kuhayan cadawga arxanka daran illahow umaciin oo unaxariisto illahow aamiin

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Месяц назад +4

    Wa ikan anaa ugu horeeya

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 Месяц назад

    Allahayo ugargaar Ree Falastiin

  • @AbdourahmanRacheed-kx2xv
    @AbdourahmanRacheed-kx2xv Месяц назад

    Mashallah hambalyo 600k🎉,
    Inshaallah falastin guul

  • @mohamedabdiqadir2186
    @mohamedabdiqadir2186 Месяц назад

    Asc sucudigii mahalkasay marayan wayab ialamka ale haugararo amiiin amiiin

  • @CabdishugriXasan
    @CabdishugriXasan Месяц назад

    Hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo hanbaloyo maracade show 600k

  • @meaktooni
    @meaktooni Месяц назад +1

    Salahu calyhi waselam subxanalah

  • @yahyehussein5305
    @yahyehussein5305 Месяц назад

    Hambalyo c/rahman iise

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Месяц назад +1

    Illaahaw malmahan fadliga badan ee aan soomanahay illaahaw qalbigeena ka farxi oo ugama farxi falastiin oo guuleysadaa iyo jabka kuwa kibirsan ee isreal iyo kuwa la socda

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад +1

    Khiyaamo America iyo yuhuud cajiib

  • @FarxanAxmed-d8j
    @FarxanAxmed-d8j Месяц назад

    ماشاءاللہ

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Месяц назад

    ILAAHAY DHAGARTA MUNAAFIQIINTA CARBEED IYO YUHUUDDA HAKA BADBAADIYO ISLAAMKA IYO FALASTIIN

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Месяц назад

    يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 Месяц назад

    Allaha ugargaaro shacabka Ree gaza

  • @maysaan50
    @maysaan50 Месяц назад

    Hamblyo maracade fr yr 600k, Hada waqtiga igu yar hdhwban warbxntan dhgysanaya ciwaanku u dhibayaa sucudigan yaa ugurman dona markoda

  • @cabdirisaaqsakariye6510
    @cabdirisaaqsakariye6510 Месяц назад

    Ilahay haa u gargaro falastiin

  • @cabddibarkhad7645
    @cabddibarkhad7645 Месяц назад

    Alaah ugargaaro walaalahen falastiin majirto ciday gurmad ka heleyaan ilaahay mooyee

  • @abwaandaljir4730
    @abwaandaljir4730 Месяц назад

    Hambalyo Hambalyo Wariye Mohamed Ciise Adiga iyo Guud ahaan Bahda Maracade Show Wan ku Faraxsanahay Inan ka Mid ahay Saaxiibada Waqti dheer inla Socday aka inku Xirnaa Aad ugu Qanacsan Tabintiina Guud ahaan Thanks

  • @ayuubnoor2374
    @ayuubnoor2374 Месяц назад

    Congrats for the 600k🎉🎉🎉

  • @Beeldaajenews6684
    @Beeldaajenews6684 Месяц назад

    Mansha allah 600 kun ❤❤❤❤

  • @mona-pb7bz
    @mona-pb7bz Месяц назад

    allaha u gar gaaro falastiin allaha ka nixiyo yahuuda iyo waxa tageeraba amiin yaa rabbi

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf Месяц назад

    ALLAH HUAKBAR

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf Месяц назад

    شكرا جزيلا يا اخي

  • @ContentCoffee-kr1uu
    @ContentCoffee-kr1uu Месяц назад +1

    Allow yahuuda dulka la sim

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 Месяц назад

    Allow yahuuda dhulka la siman🤲🏻

  • @CabdiRaxman-t5m
    @CabdiRaxman-t5m Месяц назад

    Mahadsanid Axmedaw

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Месяц назад

    Waa laga filanaayey inuu sucuudigu ay dhabarka ka toogtaan wllo falastiin 🥱🥱🫠🫠

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 Месяц назад

    اللّهم اهد حكًام العرب فانّهم لا يعلمون.😢

  • @user-bi6xn7qg8x
    @user-bi6xn7qg8x Месяц назад

    thank you

  • @usaamecabdirashiid3349
    @usaamecabdirashiid3349 Месяц назад

    600k hambalyo sxp mahamed ciisow❤

  • @monaalhaj2478
    @monaalhaj2478 Месяц назад

    Hanbalyo Hanbalyo maracadde show

  • @baashiaadamabdulahi1350
    @baashiaadamabdulahi1350 Месяц назад

    congratulations maxamed maxamud maracade Hambalyo Hambalyo

  • @diinshow3677
    @diinshow3677 Месяц назад

    Hanablyo sxp mahamed ciise

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 Месяц назад

    Hambalyo Wll Maxamed Ciise 600k🎉

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Месяц назад +1

    Waxay baabiiyeen kumanaan rayid ah oo caruur iyo haween u badan waxay biyihii cunadii iyo dhamaanba waxyaabihii aas aasiga ahaa ayey u diideen millions of people. Welina waxan la doonayaa garab istaaag iyo Aqoonsi .... Saudi lacanatula caylk

  • @abdimajidnoor739
    @abdimajidnoor739 Месяц назад

    Hambalyo 🎉🎉🎉🎉600k horay usoco zxp

  • @FarxanAxmed-d8j
    @FarxanAxmed-d8j Месяц назад

    الحَمْدُ ِلله

  • @FarxanAxmed-d8j
    @FarxanAxmed-d8j Месяц назад

    اللهم انصر أهل فلسظین

  • @luulfarah6126
    @luulfarah6126 Месяц назад

    Mnsha allh 600 🎉🎉🎉🎉 subscriber

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 Месяц назад

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Muktarhajjiaden
    @Muktarhajjiaden Месяц назад

    Hampalyo maracade ❤

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 Месяц назад

    Hmplyo 600k 👏

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 Месяц назад

    guul falastiin Insha Allah

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Месяц назад

    Maasha Allaah waa markii islaamka midoobi lahaa oy sahyuuniyada meesha ka bixi laheyd cumaashan cambuuraha weyn xukunka woow tagayaa wahaabiga iyo salafiga qashinka Alqaacida Alshabaab Alsahyuuniya waa hoogoda insha Allaah

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 Месяц назад

    Maracade. War waa leysla Soo Dhaafaye. Seeftaaada. Diyaarso

    • @user-mn4gv4mr2k
      @user-mn4gv4mr2k Месяц назад

      Meelahaa tag meejan waa meel laisjecelyahaye

  • @KKFHIY4
    @KKFHIY4 Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉hampaliyo 600k

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 Месяц назад

    Aniga waxaan kuugu soo biiray adigoo heysta laba boqol iyo xooga marna ma moogaanin waan kula socdaa liketa aan saaraa waan shere gareeyaa waan ku dhageystaa laakin waan xamili waayey hada ka dib bis waaye dhiig kar caadi ah waaye waxa dhacaayo ee falastiin iyo dowladahan carabta ah ee daba dhilifka ah subxaanallah bal israaiil maxuu uga baahan yahay markuu aqoonsanaayo siduu ilmaha falastiin hilbahooda u jarjaraayaan masjidka qudusna ey ku dhex tumanaayaan bal carabtaan maxey ahaayen

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Месяц назад

    Alle ayaa leh mhds

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 Месяц назад

    Saudi leaders are foreign assistants.

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Месяц назад

    Xasbunallah wanicmal wakiil waxaan mooday shuruda sucuudiga inay in falastiin la xoreeyo kulahaa aan carabta iskaga celino

  • @RashidMohamed-rh5gi
    @RashidMohamed-rh5gi Месяц назад

    Maracade sxb wlhy waan kaxumaaday , cinwaankaad ama qoraalka hordhaca ah aad ku qortaya qabtan . Sucuudiga ayaa aqoon sanaya israil iyo warkaaga oo kaduwan cinwaanka xalqadan. Garanmaayo maanta sidaay kaa noqotay maanta. Lagayaabee in aad sikhaldan uu qalinku kaaga boobay ama error uu jiro

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Sabab uu aqoonsanayaa yuhuuda😮

  • @SuleimanOmar-z4m
    @SuleimanOmar-z4m Месяц назад +1

    ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад +1

    😢

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs Месяц назад

    Marracade show

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Месяц назад

    Kylian Mbappe Soo dhaweynta Real Madrid ⚽⚽⚽ inoo
    Duub tarikhdisa koban 👍👑⚽

  • @abdihakinsalaad0
    @abdihakinsalaad0 Месяц назад

    Hambalyo sxbkey ama wllky maxamed ciise kun io ko jeer❤

  • @ShaahbanMohammed
    @ShaahbanMohammed Месяц назад

    Asalam aleykum bro MCN 🙏

  • @user-vi5yb8wk9c
    @user-vi5yb8wk9c Месяц назад

    Saudi 🇸🇦 iyaga mawaxey kufikiran indhexdoda iskuqatan ama arinkadugan

  • @user-kh9fk8mb1l
    @user-kh9fk8mb1l Месяц назад

    Hampalyo zxp 🐐 600kuno 🎉❤

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 Месяц назад

    ISMAAMULKA YAHUUDA EE UWEEN WA SACUUDI

  • @MacalinismaciilMuuse
    @MacalinismaciilMuuse Месяц назад

    Waa war ayku farxayaan muslimintu waalida ciidamada yuhuudu

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад

    Waa iska bahaabahaa warkoodu wuu fogyahy yuhuuda iyo America hub wey haystaan

  • @somaliwaahal3536
    @somaliwaahal3536 Месяц назад

    Waa hadal siyaasadeed waxa uu hurinaya colaad dhanka muslimiinta dhaxdooda

  • @AxmedNuux-hh4kl
    @AxmedNuux-hh4kl Месяц назад

  • @fayslhase5923
    @fayslhase5923 Месяц назад

    Walalo lasoo dhakhzo barnaamijyada

  • @nuurmaxamed9158
    @nuurmaxamed9158 Месяц назад

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo aniga qudheyda waxan halkan joga 5 sano

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b Месяц назад

    🤲🤲🤲

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Месяц назад

    Alle hajabiyo yuhuuda

  • @Qani_boy
    @Qani_boy Месяц назад

    Maracade.walal.tarekhdu.markay.maraysay.2019.6.27.iilaimika.malinkasta.2024.7.17.malinkast.50kugudhaysta.qarshi.w. 6:06 6:07 alal

  • @XusenNuur-sj6jm
    @XusenNuur-sj6jm Месяц назад

    @123xusen Nur kamajawabayo tagashad a taram. Xasuqamuslimitana. Ilahay ayaka abalmarindona lataliyah

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu Месяц назад

    Happalyo happalyo zxp 600.000.000

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d Месяц назад

    sucuudiga waxa guursaday mareykanka

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 Месяц назад

    Waxay Waydiisteen Wax Aad Raqiisu,ah,!

  • @AbubakarSharif-sh2cj
    @AbubakarSharif-sh2cj Месяц назад

    👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇪

  • @user-lf9ms6rt6h
    @user-lf9ms6rt6h Месяц назад

    Sacuudiga hadii uu aqoonsado israil awalba waxa uu ahaa wax matare islaamka ceebeeyay

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад

    Mohamed walaal nagadaa ciwaanada naxdinta leh ma awoodikaro inaandawado muuqaalada qaarkoda naxadin darteeda 😢😢

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Месяц назад

    Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonnaa,ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa.cadawgu ha jabo, xamaas guul.

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 Месяц назад

    Sxb waan kusalaamay Alle haunaxariisto kuwa dhintay kuwa dhaawaca ahna Alle ha u booga dgayee maanta oo talaada ah taarikhduna tahay 16/07/2024 waxaa jadhacay magaalada aan deganahay ee ladhoho Qabribayax ee deegaanka somali galbeed waxaa iskudhacay kaba gaadhi waxaana ku dhintay 6 qof oo ay kamidyihiin hooyo iyo labacaruur ah oo ay dhashay ayaa ladhintay laba kalay dhashayna wey dhaawacanyihiin
    Waxaana ku dhaawacnay 12 qof

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Месяц назад

    Warka ad soon qortey majiro

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq Месяц назад

    Mac sogor israaiil

  • @MohamudDuale-s6n
    @MohamudDuale-s6n Месяц назад

    1

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Месяц назад

    Waa marin habaabin in ay tiraahdo askar ma qoraneenp waxay ilatahay in ay qorteen intay ubaahnaayeen eyna madaxa ciida ka ceshanayaan😂

  • @Maryan-sr1rk
    @Maryan-sr1rk Месяц назад

    Aile hasikudiro gaaaalka