MUUQAL LASO QARXIYEY WASIRKA ARIMAHA DIBADA SOMLAND O DIIDY HESHISKA ITOOBYA SOMLAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 54

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j День назад +9

    Reer somalilnd dawladaa ciro horgal mudaaharaad haku qaadaan dawlad ku sheegaa dhuuniga qaranka u dhex joogaan awooda waa shacabka fadhiga halaga kaco

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j День назад +7

    Ciro Down Down ciro jilic

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j День назад +5

    Danayste qarankan xil ka qaban maayo down

  • @IsmaciilXasan-t6r
    @IsmaciilXasan-t6r День назад +4

    Way na ceebayeen madaxda tagtay jigjiga oo aan garanin xilka ay hayaan dee is duleeyay nama masalaan dadka xaga tagay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 16 часов назад +2

    Calaamadaha durba soo shaac baxayaa waxay tilmaamayaan in dawladnimada Somalilaand la qiimadjebiyo oo haybada dawladnimo laga qaado, Somalilaand-diid Wasiirka Arrimaha Debeda laga dhigo, dhaawac jiifka iyo bukaanjiifka loola galo sudhadh bluu ah, mabsarad Reban ah oo protokool sidii hudheel la furayo loo dhaqmo
    oo la taliyaha Amniga Guud ee Somalilaand laga dhigo Ismaaciil Faqash !!!

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 День назад +2

    Sorry somaliland 😭😭😭😭😭😭

  • @iali8540
    @iali8540 День назад +1

    Wasiirka arrimaha somaliland xilka halaga qaado

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j День назад +1

    Anigo orhan maayo ciro madaxwayne waayo badhasabka soomaliya ee hargaýsa

  • @CalicabdifatahCalidhego
    @CalicabdifatahCalidhego День назад

    Aamin insha allah illahay ha guleyo dadka deganada laguso dulay degan

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 3 часа назад +1

    Ciro hurdaye alla hatosiyo

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue День назад +2

    Lax walba shilalkay isdhigtaa lagu qalaa.buus wasiirka arrimaha debeda soomaalilaand.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 День назад +1

    Wlhy somaliland waxay gacanta u gashay nin aan eegeynba dadka uu xilalka u dhiibanayo wixii khaldo waa dhaxal u yaala reerka garxajis 5 savona waa ayaamo

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa День назад +1

    Waar Mashruucii Januuti Iyo Somaliya in Maqaamka Somaliland Hoos Loo Dhigo Ee Ciro na Mashruucii Ayuu SiiWaddaa

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 23 часа назад

    Aafooyinkii u ka degay muuse bixii, muse hadaraaf,masuulkii somaliland gala geeyey runtu waa taas madaxweynaha cusub somaliland godxo badan iyo good badan oo maamulkii hore aasay ayaa hor yaal Allah ha u sahlo

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df День назад

    Hanka iyodawladnimada Somaliland ninkasoo horjeedaa wajikamarabo

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 День назад

    Dadka reer Somaliland waa inay tashadaan oo ay goaan ka gaadhaan Cirro iyo xukuumadiisan hadii kale Somaliland waa la daydayi doonaa ilaahaw Somaliland badbaadi

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад

    Waa ine mudaharade laa islamiya oo fariirta somaliland ine mou laa hirgaliyo wasirkan faqash uu badalo

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 23 часа назад

    Wa duli wuxu dawlda maha wa iin laga qada waxa

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 23 часа назад

    Causin madaxweynaha wuu cusubyahaye ha la daayo

  • @lahass7665
    @lahass7665 День назад

    Intey jigjiga tagayaan ee ay suudhadhka blue a u xidhanayaan may dacawaley iyo halkii dadka laguxasuuqay tagaan

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 16 часов назад

    Xakuumadan waxa ku soo ururay aqoonsi-diidkii. Ayaan dhow tan wax ka suurtooba in ay afgembi ciidan dalka ka samayso, ciidamo taageerana Jabuuti ka soo deyso!
    Xakuumadan markii hore la ogaa siday iyadoo “wadani” ah u qiimadjebisey Barlamaankii Qaranka iminkana Qarankiiba u xaqirayso wax kasta ka filo !

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 День назад +2

    Waar inama mataalo waxaan dooranay dad aan dowalad nimada waxaba ka aqoon dhiigooda u so daadain lexejelo ka hayaan dalaka waatan hoog iyo halaag inagu so furamay waxaan isatahiilin masuul ayaaha ayaaha meel walabaha dagaafaayaha taani dowalad mahaaha car ciro hadalayaha oo doobinayaha miyaad aragatreen gooriy goor inataay tahaay ayaanu isaka qabaano dowalad ku sheega magac u yaalaka ah 🐐🐐🐐🐐🐐 aan isadhaamin 🧏🏻‍♀️

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r День назад +1

      Dee maxaad u doorateen, sowtii la ogaa Cirro iyo Xirsi in Xamar looga taliyo

    • @sofiaabdi3981
      @sofiaabdi3981 23 часа назад

      @@Aw88-c1r

  • @Phinksa
    @Phinksa 17 часов назад

    Ma dawlad baaad hargesia iyo burco Caku isaaq waa Dada aaan waxbaran waxana qorin

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 День назад +1

    Waxaa garxajis iyo habarjeclo ayaa ka masuul ah.

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 День назад

    qofbahanbu leyahayde

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 20 часов назад

    Qaran mee Muse raacay

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 21 час назад

    War halaga kaco cidkastoo daneyneysa somaliland iyo jiritaan dadkeena iyo nolosha umada hal bad baadiyo

  • @iali8540
    @iali8540 День назад

    XISBIGA WADANI WAA HUWAN HOOSTA KU WATA INTII SOMALILAND CADOWGA U AHAYD.

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 22 часа назад

    Anagaa dooranay anakaana ka qaadeyna

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa День назад

    Miyey Garanayanba Dadkani Wasiirada Laga Dhigay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 День назад

    sidii xassan sheikh bilaa plan A plan B ayay iyadoo asqaysan xitaa wasirkii madaxtooyada jigjiga lagu arkay ? xitaa taliyaha ugu sareya millitaryga sareeye guuto nuux ismacil taani oo colaad labada wadan ka turjumayssa kasiidarane generalkii ciidamada police ka waxay cadaynayssa inaan xuduud jirin oo ilaa maqsinka hurdada layskugu galayo waa hadii ad wadan xor ah tahay dhawraya xududada wadamada xorta ah ❤❤❤❤❤❤iskada ka suudhka ku xaragoonaya xilku ka sinaystay magac iyo muuq mooye shaqadisi maaha madaxtoyada inuu soo dhaafo maaha hadaanu awoodda ku tagri falayn lakin waxaan wali garani layahay cirro maysaga ka taliyay mise talo ayaan faraha ugu jirin waa maxay dowlad xumadani ????????? from saylac city somaliland republic❤❤❤❤waar ma sidan miyaa aqonta qurbajoogtu ??????? miyaanay waligood dowlad soo maamulin ????? sunti gashaan

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 20 часов назад

    HUBKA QAAATA SHACBAKA ISAAAQ EE KILILKU IS DIFAAACA NAFVIYO MAALL

  • @HanaanNour
    @HanaanNour День назад

    ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад

    Waar wax macla leh ku hadal xukuumada somaliland wey lakulmeen madax federal itoobiya iyo cagjar ba ugu dambeyntiina weyka noqdeen wexay kusoo qoreen jamhuuriyada somaliland

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад

    Waar dawlada federal itoobiya iyo cagjar ba wey la hadleen

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 22 часа назад

    Waar Cirro tulli weyan lataliye miyaanu lahayn

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 14 часов назад

    Wll vediogaa wasiirka huwanta ood ciwaanfiican u samaysay soo dhig si loosii faafiyo

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r День назад

    Xisbi mucaarid oo xukuumadda cambaareeyaana ma jiro😢😢😢

  • @mukhtaarabdirashiid3714
    @mukhtaarabdirashiid3714 8 часов назад

    C ٤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 21 час назад

    Sorry somaliland gudaafad ayaa qabsatay taa ayaan ku dambey nay 😢Sorry

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 23 часа назад

    Dawlada jamhuuriyada la Aqoonsanyaha mee maamul goboleed maamul goboled la xirriiray weeyan markaad ictiraaf heshaan la jaan qaada wasirada wasiirada maamulada kulmay
    Shacabka somaliland been yaan loo sheegin

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 20 часов назад

    Xukumada ciiro wa faqash 👎👎👎👎👎👎

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 20 часов назад

    Asc. Reer soomaaliland. Ayaa. Doortey. Wadani. Ciro. Weydii. Wadani. Dabadhilif. Ciro. Ayaa. Ka. Soo. Horjeeda. Horena. Uga. Soo. Horjeedey. Xirsi. Maxamuud xaashi. Ictisaam. Beenmadow. Weynu. Ogeyn. Madaxtooyada. Ciro wadani. Halaga. Takhaluso. Wadani. Ciro. Kaca. Kaçsa. Umada Reer. Soomaaliland kac. Hadal. Badani. Waba. Terimeyso. Toogta. Dhamaantood. Xarmaajo. Xasanqoslaaye. Ina. Geele. Ciro. Wadani. Wey. Inaga. Guuleysten. Xarmaajo. Afer. Dekadood. Ayuu. U sexeexey. Xasen. Qoslaaye. 4. Dekedood. Türki. Intii. Hadhey. Maxaa. Soomaaliland. Looga. Cabaadi. Ciro. Muuse. Biixi. Değ değ. Ayuu u soo. Noqon. Insha. Allaah ❤

  • @degmoomeo
    @degmoomeo День назад

    Xasbi yalahu wa nimco wakiil Allahu Akbar Somaliland hurdadaa ka kaca ismeal omar guelle isna uu so socdaa cagta Alle ha kagoyo !

  • @yusufadaweh841
    @yusufadaweh841 21 час назад

    I get why some people might be upset about the appointment, but it’s important to remember that people can change. Just because the new minister once held a different view doesn’t mean he isn’t committed to serving the country now. We shouldn’t hold his past against him forever. He’s a citizen, just like everyone else, and he deserves the chance to prove himself in this new role. Constantly complaining won’t help anyone.”