Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - https: smma.facacusub...
    //wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 97

  • @maraxabdi4627
    @maraxabdi4627 Год назад +7

    وَمَنْ أَرَادَ الْآخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعْيَهَا وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَأُولَٰئِكَ كَانَ سَعْيُهُم مَّشْكُورًا

  • @MuhammadAmin-so7gu
    @MuhammadAmin-so7gu Год назад +7

    ﴿ وَمَنْ أَرَادَ الْآخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعْيَهَا وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَأُولَٰئِكَ كَانَ سَعْيُهُم مَّشْكُورًا﴾

  • @amiinviile3953
    @amiinviile3953 Год назад +30

    { وَمَنۡ أَرَادَ ٱلۡـَٔاخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعۡیَهَا وَهُوَ مُؤۡمِنࣱ فَأُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ سَعۡیُهُم مَّشۡكُورࣰا }

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 Год назад +3

      Qof wanaagsan oo caqli iyo xikmad badan ayaad tahay jzk khayran

  • @AliHamza-y8m
    @AliHamza-y8m Месяц назад

    1 rabitan❤
    2 go, an❤
    3 hadaf qorshe ❤
    4 barasho ❤ iibka
    5 gesinimo ❤
    6 ismadhiban❤
    7 keep going ❤

  • @MohamedAbdullahi-rg7pi
    @MohamedAbdullahi-rg7pi Год назад +13

    Motivation mans waan iska daaye inaa dhageysto because waan Ku waashtay 🤦🏼💔 Waxaan Jeclahay Inaa Noqdo Designer Weyn noqdo ee maba heysto waxaan wax ku bilaawi lahaay shaqo ma haayo waxaan iska ahay wiil iska da'yar jira 17 marka Waan close gareeye inaa Dhiri'gelin dhageysto ilaa aan ka heysto waxaan wax ku biloowi lahaay. Wlhi hadee jiri lahayd jirkad Qalabka Ii Gado Aan wax ku baran lahaay I siiso 🤦🏼 hadhowna u shaqeeyo qiimo fiican wee ii ficanan lahayd. Shirkad hadee saas jirto bal ha leyla soo xariir oo qalabka ii Gado aana u shaqeeyo sida Design aan jeclahay ugu barto 💔🤦🏼 yacni shirkad I maal gashato hadhow qiimo ii garato 🥰👋✅️

    • @sadiaardofe8588
      @sadiaardofe8588 Год назад +3

      Waxan kgula talina inaad shaqo part time raadsato ood shaqeysato wax aruursato adiguna ismaalgaliso 5 sanno cml kadib hadii kale aa sidaada iska ahaato rajadaadana aad kaliya ku koobto iney cidu ku maalgaliso wlhi waligaa hamigaaga kma dhabeyneysid 5 ta sano een hada ku sheegayana wey soo dhamaneysaa adigoo qof sugaya ilaa heer aad ugu danbeynta ka tanaasusho riyadaadii.

    • @MohamedAbdullahi-rg7pi
      @MohamedAbdullahi-rg7pi Год назад +1

      @@sadiaardofe8588 Saaxib Hadaanba Rajadeyda Ka Rajo Dhigay Sababto ah Ardey School Ahay Marka Shaqo meel kuma ogi hal meel aan is lahaa waa ka shaqeyn kartaa waa Design Yacnii Nashqadeynta Videoyada iyo Borarka Waana wax aan jeclahay xirfadas Laakin Wax aan wax ku barto Maba Haayo Taas Ayaba Yaab ah Teeda kale waxaad dhahday shaqo raadi hada ninkan aan dawaneyno Asibo Asagoo Shaqo haayo buu inuu ka tagay 5 sano ka bacdi mid kale u badalay anine heerkaas in Shaqo laga tago mid kalo loo badasho ma haayo caawa jeebkey 0.5 doller kuma jiro markaas ee dhiri'geliyasha na walayaan.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      ​@@MohamedAbdullahi-rg7pisorry sxb

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Meqo sano jirta sxb ado rali ah?😊

    • @rahmahassankhy
      @rahmahassankhy Год назад

      isku fikrad ayeenu nahay runti wan jecllhy design ka marka wn kugu dhirigalin lkn xagee jogta walalo

  • @somalijymnice8511
    @somalijymnice8511 Год назад +4

    Mansha Allah my brother. Thanks for sharing for golden knowledge. My brother in Islam.

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад

      The first I’m what do you do for work surely itself 8:10

  • @ck09986
    @ck09986 Год назад

    walaal aad baan u sugayaa muuqaalka aad soo galinayso maanta waxaan isku dayi karaa in aan khadka ku iibiyo dhawr shay iyo waliba inshaa allaah mudo 5 bilood gudahood ah waxaan rabaa in aan isku dayo in aan ku iibiyo dheeman linen ah. Ma aqaano waqti dheer oo aan wax ku qoro Soomaaliya.laakin qalbiga ayaan kaaga mahadcelinayaa❤. inshaa allaah, ajar allaha ku siiyo walaal

  • @KhadarKhadarmaxamedmuuse
    @KhadarKhadarmaxamedmuuse Год назад +1

    Masha alah bro Haro soco

  • @LeflefowCisman
    @LeflefowCisman Год назад +1

    ustad muqalada aad soo gudbinaysid badanaa speed ka aya ku furan
    fadlan hadi ay macquul tahay caadi ha ahadaan kuwa danbe
    thanks usatad❤

  • @mohamedcadoow4123
    @mohamedcadoow4123 Год назад +2

    Thanks my brother for given me some lesson in my life

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d Год назад

    Warsame pade zhp qli alle ha ku sharfo pro.waa ku tageraa zhp

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Год назад +1

    Asalaamu Alaykuma masha Allaha thanks qofkii 78 Ee video gan daawad thanks 🎉

  • @abdikheirali384
    @abdikheirali384 Год назад +1

    فاؤلئك كان سعيهم مشكورا

  • @Famousk44
    @Famousk44 Год назад

    Ustaadkaygii salaan sare 🤍🥰🙋‍♂️

  • @Mahamed697
    @Mahamed697 Год назад +1

    Keep going wll laakiin ayada wax yar ayad khaladey dib ugu noqo

  • @shukrishinaz5981
    @shukrishinaz5981 Год назад

    Thank u man for sharing this golden mindsets ❤

  • @HabyzaneMaxamad
    @HabyzaneMaxamad 10 месяцев назад

    Asxy isoo duceeya go aan malihii

  • @ShucaybCabdi-xu5rl
    @ShucaybCabdi-xu5rl Год назад

    Kusoo dhowoow wll maddarasadda Qalam Academy ood ku baranayso quraanka alle adiga oo gurigaaga jooga iyo goobtaada shaqoba mahadsanid wll

  • @sanimarkhan3802
    @sanimarkhan3802 Год назад

    Allaha kuu ziyadiyo cilmigan manafacadka leh ustad❤

  • @azuzu.
    @azuzu. Год назад +4

    Ustaad wax badan baan kaa faaiday runtii wan jeclaa inaan course kaaga qaato capital ban haysan i.a waan qaadan doonaa ☝️🤲

  • @AbdirahimMohamedosman
    @AbdirahimMohamedosman Год назад

    Wll aad ayan ugu bahanay waxan jooga jigjiga sideen kula xidhiidhaa

  • @mohamudabdidahir7889
    @mohamudabdidahir7889 Год назад

    Maashaaallah walaal mahadsanid, ĺaakiin hadalka aad baa boobsiis ugu jiraa ,marka haddii aad xoogaa yara dabciso in ay fiicnaan ĺaheyd baan umaleyni.

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 Год назад

    Asc walal warsame bade website maa sameysa adigo raliya

  • @Hodansandhere
    @Hodansandhere Год назад

    Mashalah wll mahdsnid wax badan aya ka faid muqalkaga

  • @Soul-369
    @Soul-369 Год назад

    Thank you brother “ Keep the good work

  • @zulthankhaalidaadan8470
    @zulthankhaalidaadan8470 Год назад

    Masha allah sxp horey usoco

  • @castosaet8620
    @castosaet8620 Год назад

    Hello waan ku farqx sanahay ina aan info kii u horeeyeay

  • @Soul-369
    @Soul-369 Год назад +1

    Keep the good work 👍

  • @ismahandegan2054
    @ismahandegan2054 Год назад

    Mash allah guleyso inbadan

  • @Duubcadaa
    @Duubcadaa Год назад

    Aad ayaan oogu faraxsanahay inaan daawado muqalkan

  • @AbdikadirMargan
    @AbdikadirMargan Год назад

    Thank you 💕

  • @qaddafinho
    @qaddafinho Год назад

    Thanks a lot

  • @Duubcadaa
    @Duubcadaa Год назад

    Waayo shucuurtayda ayad kordhisay

  • @Rashiidbaazka
    @Rashiidbaazka Год назад

    Keep going Ustaad 💪

  • @aminadhool-e5g
    @aminadhool-e5g Год назад

    keep forward sir! thank you for sharing these tips!

  • @CabdiQasim
    @CabdiQasim Год назад

    Thank you so much brother

  • @abdifatahmuhammed5205
    @abdifatahmuhammed5205 Год назад

    Thanks Ustaad ❤❤

  • @handhise5059
    @handhise5059 Год назад

    Ustd mahdsanid

  • @Yamacjjj1
    @Yamacjjj1 Год назад

    Mahadsanid walal

  • @cumarkeyse2846
    @cumarkeyse2846 Год назад

    Thanks ustaad

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 Год назад

    Thnk You 🥰

  • @tiensmugadisho5563
    @tiensmugadisho5563 Год назад

    Mahadsanid

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 Год назад

    Please zxp reply model baa iithay muuqalkasta waaa dawadaa zxp

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Год назад

    Keep going 😊

  • @castosaet8620
    @castosaet8620 Год назад

    Allahu akbar❤😊

  • @ayanhaji-vm3he
    @ayanhaji-vm3he Год назад

    m.a thnks

  • @yaasiin6681
    @yaasiin6681 Год назад

    Zxbow anaa ubahan shaqadas marashada shaqadas😢

  • @Hormarinaftaada7
    @Hormarinaftaada7 Год назад +1

    Aayadda iska sax[be well prepared brother]

  • @cabdiwaliwaliaadan3296
    @cabdiwaliwaliaadan3296 Год назад

    Ustaad adu weli ganacsi ma qabatay macnaha ma gashay

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 Год назад

    Nio waxan ahy ardey fasalka 8 maxa igu la taking laheed

  • @_Dark_Alone
    @_Dark_Alone Год назад

    Wllhi zxb xaqiiqdii waxad i bartay waxanan hore u ogayn...........waxan ka qoomameeya waqtigaygii hore inan damashad ku qatay😢😢😢....pllse maanta waxan ahy wiil dhalin yaro ah da'da__19--wad ku mahadsan tahy sxb sida aad ii badashay🎉😊

  • @updalasamit-6627
    @updalasamit-6627 Год назад

    Macalin waxaan u baahnaa mowduuc in aad ka soo sameysid business adminstartion wuhiim u ahay runtii🙏🙏

  • @farduscabdi7891
    @farduscabdi7891 Год назад +1

    Ganacsiga waan jeclahay wakhti dheerna waan jeclaa ilaa markaan jaamacada bilaabay ilaa hada hal habeen maskaxdayda kama bixin

    • @Soul-369
      @Soul-369 Год назад

      Asc sis marabtaa inad Online business aad u fudud
      inaad ka shaqaysato

    • @RAYSAMAALPODCAST
      @RAYSAMAALPODCAST Год назад

      Waa inaad fikirkaaga ama riyaada real uu badhasha

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Год назад

    Macalin koofiyada madaxa ka qaad caafimaad ka uma fiicana

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 11 месяцев назад

    👍

  • @Akrammohammed-e5y
    @Akrammohammed-e5y Год назад +1

    Ustaadii nin $0 ah noloshiisa intuu wax ka bilaabaa? ❤ warsame bade my role model ❤

    • @azuzu.
      @azuzu. Год назад

      Waxa i haysta weeyi adi xagee joogtaa wll?

    • @maraxabdi4627
      @maraxabdi4627 Год назад

      وَمَنْ أَرَادَ الْآخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعْيَهَا وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَأُولَٰئِكَ كَانَ سَعْيُهُم مَّشْكُورًا

    • @maraxabdi4627
      @maraxabdi4627 Год назад

      Ustaad aayada waxbaa kaaa maqan. Mash Allaha aad Ayan kuu taageeraa guuleyso.

    • @Hormarinaftaada7
      @Hormarinaftaada7 Год назад +1

      Sxbkiis hadaadan lacag heysin micnaheeda waa inaadan xirfad laheyn marka inaa xirfad barato maanta waqti io luqada english ama carabi inaa barato kaa horeyso. Marka marmarsiyada iska dhaaf ee naftaada wax u qabo.

  • @yuusufAbdishakur
    @yuusufAbdishakur Год назад

    Noo soobadi

  • @sumayamohomed744
    @sumayamohomed744 Год назад

    If u do not have money what u should do😢😢

    • @Hormarinaftaada7
      @Hormarinaftaada7 Год назад +2

      Build discipline and learn skills for free and sell that skills to other people for money [if you don't have money then you've time brother.]

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Год назад

    GUULEYSO

  • @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t
    @ABDIRAHIMABDULLAHI-n7t 4 месяца назад

    👍

  • @azuzu.
    @azuzu. Год назад

    Ustaadow waxaan rajeynaysa inaad aragto fariintayda waxaan rabaa inaan ganacsado noqdo wanan jeclahay taas ma iga hor istagaysaa inan capital.haysan?😓

  • @deqaayaan531
    @deqaayaan531 Год назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Год назад

    Aayada quraanka iska sax walal.

    • @alinaafac6416
      @alinaafac6416 Год назад

      Nio qur,aanka in la qaldo.ceeb ma hana ...muhiimada io u jeedka fhm

  • @castosaet8620
    @castosaet8620 Год назад

    😊❤

  • @Chamiilachano
    @Chamiilachano 8 месяцев назад

    Aad baan u jeclahay ganacsiga ilaa yaraantaydii wn ku fakeri jiray lkn hada rabaa inaan barto oo ku shaqaysto

  • @mdmuhammad6206
    @mdmuhammad6206 14 дней назад

    Waa casharro AAD MUHIIM U AH QOF WALBA OO U DHUUN duleela howlahan .

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Год назад

    Af Somali ku sharax rejection sells delegation master marketing hiw to sell. Successful entrepreneurs 😂😂😂😂😂😂😂 fail garoownay. Over over over and over again. Mental preparations 😂😂😂😂😂 yaa alla yaqaan ma aqoon yahan ma tihid hadaad English ku faaneysid. Always is all About. Never give up. In first place😂😂😂😂😂😂😂😂😂 London dad jooga ayaad la hadleeysa sxb

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Somali hdi laga dhigo 10 sacadod qadanayan😂

  • @LeflefowCisman
    @LeflefowCisman Год назад

    ustad muqalada aad soo gudbinaysid badanaa speed ka aya ku furan
    fadlan hadi ay macquul tahay caadi ha ahadaan kuwa danbe
    thanks usatad❤

    • @aniisameeraale6278
      @aniisameeraale6278 Год назад

      Walaal adiga ka dhigo speed ka haduu kugu badan yahay video ga korkiiisa sitting ka ah ku dhufo deeta hoos meesha eeku qoran tahay سرعه التشغيل ama playback speed deetana 1 wixii ka yar waa tartiib codka 1 wixii ka badan na waa siyaado mahadsanid

    • @LeflefowCisman
      @LeflefowCisman Год назад

      @@aniisameeraale6278 ani taas waan fahansanhay lakiin video ga markii uu samynayay ustaadka xoogaa hadalka ayuu dadajiyaa waana ku arkay video badan