Waxan waa gumaysi cad oo aan geed loogu soogaban in caruurta laqaatoh gaaladan dabin bay noodhigeen waa na ku dhacnay dabinki waayo wax is keenaya Mahan wadan ka xornimo kujoog adoo dhar kaaga watah diintada haystah sharci qado no lol samayso lkn ilmaha matara biyay San kartid hadi LA canaanto waa ka so dac woonayaan taas waa qof Somali ah waa Iman Kara yurub lkn qof Somali ah Kuma dhalankaro bay ka wadan intakale ba wayelen in aan xijaab shanwar ah ku dhex marno suuqa waa yelen lkn ilmo si xor ah uma korsan Kartid taas waa kumaysi cad WAxaa na diidayaan ilma Somalia in uu sooboxo. Owaaridkis sifecan usokoriyay
Boqolkiiba boqol soomaalida ilmaha laga qaato ayagaa sabab u ah waliba UK sahal kuma qaataan anagaa ilmaha dayacno kuligeen aan barano sida ilmaha lookorsado
Ilmaha waxaa la qaataa Aabayaashaa dayacay oo Dowlada ha Ii biisho dhahay inta badan. Wali ma aragteen Aabo Ilmaa Layga Qaatay ama layga Dilay Dhahaayo hadad argtid ne waa fara ku turis.
Dhibaatada waxey tahay waxaan rabnaa in aan ilmaha u korino sidii anag naloo soo koriyey laakiin wadamadan aan imaanay taas madnuuc ayey ka tahay waalidiinta waa in ey dawac sanaan iyo jacel oo ey ilmahooda u muujiyaan ey arinta kala hor tagaan tan kaloo ayadana loo baahan yahay waa markii iskuulka ama qilada sooshalka kula soo xiriiraab soo dowee lasheekeyso in aad been u sheegto ama aad wax ka qariso ha isku dayin savabtoo ah hadey ugaadaan in aad wax yar qariso hal cunug kaagama tagaayaan is dab dab ciya soomaali waxey tiri hadaad meel il la la yahay tagto ishaa la is tiraa illaahay waalidiinta soo maaliyeed ha u booga dhayo
Meeqo cunuug oo soo maaliyed ayaa laga qatay dadka soomaluyed mala tiraakoobay ma leenahay kamuunati caruurta xaalkooda la socda oo soomaaliyeed maxaase nalooga bahan yahay hadaan waalidka nahay sh mustafe
War wlalo anagu somali ku soo korey waxad sheegi adhan naloma samey wa nala garaci jirey wana nala ciqaabi jirey hoyo biyo abo si macaliku na wuxu aha mid ban naxaris laheyn hada markan weynane aadbaan jeclahy walid keyga
Asc hanoolaato salaan kadib waxaan ahay hooyo haysata wool Otism ama توحد marka walaal waxaan ku noolahay magaalada manchester waxaan kaa codsanayaa in aad ila soo xiriirto hadii aad awoodo lifoon Kayla waa kan 07506994563
kkk ma aragta Somalida qurbaha juugta caaqibo malaha kuwa gudaha aa la qaatay gardheeere ayaa madax ka wada heesta dana la mooday xitaa social problems waa in asaga lagu daba saftaa .margu hadalka ku bilaabay "waalid ilmaheesa dayacaya ma jiro " aan ire duqa jahli faafin aad wadaa
Jazakallah kheer brother
Somalia haano laato waakuslam walaka aayal noolow 👍💚❤🇸🇴🙏💚❤
Maasha allaaha wa sax
Mansha Allah thanks
Waalidka qurbaha jooga waa wax eey ayaga isku dhigeen marka war badan waxbo mataraayo alaha la garab galo korinta caruurtooda ❤❤❤👇👇👇
Masha Allah bless you and your family
Manshslah 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺my alahaa Sefer us
Waxan waa gumaysi cad oo aan geed loogu soogaban in caruurta laqaatoh gaaladan dabin bay noodhigeen waa na ku dhacnay dabinki waayo wax is keenaya Mahan wadan ka xornimo kujoog adoo dhar kaaga watah diintada haystah sharci qado no lol samayso lkn ilmaha matara biyay San kartid hadi LA canaanto waa ka so dac woonayaan taas waa qof Somali ah waa Iman Kara yurub lkn qof Somali ah Kuma dhalankaro bay ka wadan intakale ba wayelen in aan xijaab shanwar ah ku dhex marno suuqa waa yelen lkn ilmo si xor ah uma korsan Kartid taas waa kumaysi cad WAxaa na diidayaan ilma Somalia in uu sooboxo. Owaaridkis sifecan usokoriyay
sh,m,y,cali wll igu qaaliya allaha ku xifdiyo
Yurub waxaa udaran norweyn iyo sweden alloow naga badbaadi yaa rabbi af libaax ayaan ku jirnaaa
Aamiib
Waa runtaa Sweden iyo Norway waxaan micno laheyn ayaa lagu qaataa ciyaalka
asc tarbiyada caruurta mida ugu fiican waa diinta muslamiinta gaalodo waxey umuujiyaan caruurta jeceyl been ah siloo nacsiiyo waalidkooda sidaas ayey caruurta kuwataan ee waalidku qalad malahan waalidiitu waxaan leeyahay caruurtiinu wadamada muslamiintu usoowareejiya hadiikale aduunka dhibaato aakhirana xisaab Alle
Walalayaal xalku wa sahlanthY yaa caruur lagu korin Qurbaha halaga shaqeysto ama wax halaga barto lkn qoys yaa lagu asaasin.
AAA USA
Mareykanka si sahal ilmo laguma qaato
Lakin waalidkaa u sabab ah 90%
Abdullah Abaw mareeykanka ceer malaga qaataa
Haa wa laqaataaa Sxb
Abdullah Abaw haa ok ma ugeen
fu aad xuseen
Ceer iyo ceer la’aan ba shariga waa laga simanyahay
Sheekhan iyo wiilka ladhaho maxamad prcitimol walalo miyaa isku egaa
Reer galbeedka waa munaafaqiin caruurtina ka ilashada
AAA USA
Dhaqan kale oo naloogu tala gelin ayan caruur keensaney mana dooneyno inan raacno system ka wadanka an joogno
Boqolkiiba boqol soomaalida ilmaha laga qaato ayagaa sabab u ah waliba UK sahal kuma qaataan anagaa ilmaha dayacno kuligeen aan barano sida ilmaha lookorsado
Duniyo Rage co hniijk istaqfurulaah dheh
Ilmaha waxaa la qaataa Aabayaashaa dayacay oo Dowlada ha Ii biisho dhahay inta badan. Wali ma aragteen Aabo Ilmaa Layga Qaatay ama layga Dilay Dhahaayo hadad argtid ne waa fara ku turis.
Dhibaatada waxey tahay waxaan rabnaa in aan ilmaha u korino sidii anag naloo soo koriyey laakiin wadamadan aan imaanay taas madnuuc ayey ka tahay waalidiinta waa in ey dawac sanaan iyo jacel oo ey ilmahooda u muujiyaan ey arinta kala hor tagaan tan kaloo ayadana loo baahan yahay waa markii iskuulka ama qilada sooshalka kula soo xiriiraab soo dowee lasheekeyso in aad been u sheegto ama aad wax ka qariso ha isku dayin savabtoo ah hadey ugaadaan in aad wax yar qariso hal cunug kaagama tagaayaan is dab dab ciya soomaali waxey tiri hadaad meel il la la yahay tagto ishaa la is tiraa illaahay waalidiinta soo maaliyeed ha u booga dhayo
Amiin yaa Allah
Meeqo cunuug oo soo maaliyed ayaa laga qatay dadka soomaluyed mala tiraakoobay ma leenahay kamuunati caruurta xaalkooda la socda oo soomaaliyeed maxaase nalooga bahan yahay hadaan waalidka nahay sh mustafe
War wlalo anagu somali ku soo korey waxad sheegi adhan naloma samey wa nala garaci jirey wana nala ciqaabi jirey hoyo biyo abo si macaliku na wuxu aha mid ban naxaris laheyn hada markan weynane aadbaan jeclahy walid keyga
Y
Asc hanoolaato salaan kadib waxaan ahay hooyo haysata wool Otism ama توحد marka walaal waxaan ku noolahay magaalada manchester waxaan kaa codsanayaa in aad ila soo xiriirto hadii aad awoodo lifoon Kayla waa kan 07506994563
Kkkkkk kan shiiq miyaa mise waa kii an yaale kan lamawaraysto
kkk ma aragta Somalida qurbaha juugta caaqibo malaha kuwa gudaha aa la qaatay gardheeere ayaa madax ka wada heesta dana la mooday xitaa social problems waa in asaga lagu daba saftaa .margu hadalka ku bilaabay "waalid ilmaheesa dayacaya ma jiro " aan ire duqa jahli faafin aad wadaa
*Shiikh mustafa waa aqoon yahan somaaliyeed ilaahay ha xafido*
Waxa sababay iney Somali hormar gari weyso wa qofkan oo kale. walal kafaideyso waxa lagushegayo ama iska amus. Muslimka carabkaga walaga magan galiya. Itaqi Allah.
Masha allaah wa sax