Meer meerka Boosaaso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • muuqaalkani waa safar kooban aan ku aaday magaalada Boosaaso dabayaqadii 2017.
    Poem in the background by : Ayanle BlakChai - Second Class

Комментарии • 54

  • @kamalabdi9276
    @kamalabdi9276 6 лет назад +31

    mashallah hormarka bosaaso waan ku faraxsanahay laascaanood baan idinka so salaamaya

    • @moha.siciidfaahad6479
      @moha.siciidfaahad6479 4 года назад +4

      Sallan lamiida wll laasacanod inscha allah waay xarbii guuuul sool puntland

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 6 лет назад +13

    Wadaan 2014 ayaan first time maray waa wado aad u dhisan very smooth it's about 30 years old waana la dayactiraa

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 5 лет назад +1

      From Bossasso to Galkacyo,
      Saacado kooban ayaan kumaray wadadaan.
      I like it.

  • @daganmaxamuudharti949
    @daganmaxamuudharti949 6 лет назад +16

    mashallah bosaaso so qurux laasqoray iyo calamadow so duub walaalo

  • @abdiabukar213
    @abdiabukar213 6 лет назад +3

    Masha alah aad baan ugu xiisay waxa igu danbeysay 20/9/2014
    Insha alah mar baan kusoo noqon doonaa markaan muqal boosaso arko waan iska ilmeeyaaa waayo waa meel aan jeclahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 6 лет назад +6

    Boosaso iyo wadada bari waligay ma arag bro thnks

  • @baxsanabdi5176
    @baxsanabdi5176 6 лет назад +16

    Wali matagin Boosaaso I hope one day inaan tagoh Thnks akhi Zakariye

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 лет назад +3

      hayin hanwayn You most welcome I hope inaad nabad tagtid inshallah.

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 5 лет назад +3

    2009 maray wadadan controlka booso laygu qabtay markaasay askartii i dhaheen waraa habartaa was will isaaq booso xaa ka dooni rabtaaa hhhhhh waa kusoo dhimanaa oo kusoo dabaalanaa ku dhahay hhhh

  • @zamzamalifarah8960
    @zamzamalifarah8960 6 лет назад +1

    Meeqan meet meerka jaray axl

  • @maymunali9794
    @maymunali9794 6 лет назад +2

    Have a nice trip brother

  • @rashiid187
    @rashiid187 5 лет назад

    Beautfull poet.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 лет назад

    Dhirtii maxaa xaalufiyey waa yaabe mise sidan uunbey aheyd

  • @hamed3423
    @hamed3423 5 лет назад +9

    Beautiful land and beautiful ppl.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 лет назад +3

    jidku ma xuma burburkana somalia ayay u tahay abaartuna waa cimilada iyo deegaanka oo buuraley ah buurahaas aad u jeedaan macdan iyo dahab iyo shidaal iyo shamiito weeye lkn yaaka faaiideysanaya

    • @sahraganda131
      @sahraganda131 5 лет назад +1

      Wiilka Reer Cigalle TV Hanaga sheegin cadow ga badane sirtada cindiga ku hayso

  • @simonqaali2735
    @simonqaali2735 6 лет назад +7

    Masha Allah bosaaso xusuus igu leedahay 2007 iigu danbeysay jid Kaas oon maro

  • @abdisomali1761
    @abdisomali1761 6 лет назад +6

    Mansha allah akhi sakariya more videos brother lascanood

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 5 лет назад +3

    Walaale zakariya mashaa allaah waa ku mahadantahay video yada wanaagsan aaad soo gudbiso, maalin dhawayd baan joogey halkaas.

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 лет назад +4

    Maansha Allaaaaaaaaah god bless our country I can’t take my eyes off that road. Road trip is the best stress-free ❤️🌺 thank you for sharing with us wllo

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 6 лет назад +4

    What happened to the trees.?Dhuulku wuxuu uu noqdaya saxaroo oo gaad magiiro SubxanAllah waa ciibad leh illahayow saahal amurha.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 лет назад +1

      Gobolka Barri waa dhul kulayle ah sida Caraba oo kale markaa agagaarka Boosaaso ma dhir badna

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 6 лет назад

      If you visit sindh ... baluchistan pakistan and bari somalia waa isku eg yihiin as well as raaskheymah UAE

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 6 лет назад

      You see oasis dates

  • @umumaalik7327
    @umumaalik7327 6 лет назад +5

    Masha alh dhulkena qurux badanaa

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад +2

    Looks like Berbera road to Burao.

  • @codwarfare2196
    @codwarfare2196 3 года назад +2

    Wow bosaso

  • @moha.siciidfaahad6479
    @moha.siciidfaahad6479 5 лет назад +3

    Mansha allah puntland ❤❤❤❤🌹

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 года назад

    Anyone know poet is name

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 лет назад +2

    Zakariye London Baan kugu ogaaye ma wadankii ba uwareegtey wll

  • @caqligadaahsoon3126
    @caqligadaahsoon3126 4 года назад +2

    Mnshaaalh wadanaan uuxisasy

  • @sergiomasud8906
    @sergiomasud8906 5 лет назад +1

    Alla gabayga yaa iisheeg magaciisa ku dul duuban videoga

  • @abdifatahabdalla8428
    @abdifatahabdalla8428 6 лет назад +2

    NIO WAA IGA OOHISAY WLHI

  • @abdiali1979
    @abdiali1979 6 лет назад +3

    Lascanod.no.so.dub wll.sakariye

  • @shirwacahmeddonyaale4270
    @shirwacahmeddonyaale4270 6 лет назад +1

    Inka badan 100 jeer ban maray

  • @abdiali1979
    @abdiali1979 6 лет назад +1

    Ilahy.ha.ku.nabadgeyo wll

  • @krimysuf3171
    @krimysuf3171 6 лет назад +1

    Man you can rapp!! Wow amzng

  • @nobully100
    @nobully100 6 лет назад +1

    Walalo can you share the link of the poem about Somalia.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 лет назад +1

      Nomadic Woman walalo check the description I wrote the name in their.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 лет назад

    Laba dal oo somaliya laysku odhan jirey hadana ah laba dal oo walaalo iyo abtiyo ah oo jaara ayaad iskaga gooshtey

  • @z-dotklaay2229
    @z-dotklaay2229 4 года назад

    I would like to transfer bosaso

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 4 года назад

    Droncamera maxad ugu sawiri wayday

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 3 года назад

    kkkkkkkkk

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 лет назад +3

    Masha allah beutifull place dhulkena hoyo

  • @umomar140
    @umomar140 6 лет назад

    mashaa alaah qurux bari

  • @bashkajr8229
    @bashkajr8229 4 года назад

    Zxp lkn ileen reer bosasood baad ahayd turkia ayaa kugu ogaaye m,a

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 лет назад

    war gaariga sii daa dee .socod xumidaa ma beledweyne iyo xamsr baad wadada xumaa.kkk