Halkaan waxaan fariin uga diraayaa haweenka somaaliyeed minwayn ahow ama minyaro iyo kuwa ka danbeeya ha uga faaideysanin jacaylka xiisahiisa in qof xaqiis ku qaadato hal saac adan lahayn ha qaadan ogow waa lagaa jaraya iyadoo ka xunuun badan dulmi ma ficna
Deeqo wa gulaysatay Nin nagtisa ma xanunsato madhimato nagti carfaysa o is tirtiraysu raba gabdho isku badnada gabadhas an u duceno in allah cafimata hasiyo 🤲
mansha allah deeqo iyo carurteda gabadha kalena allah haa cafiyo caruurtana haaw xafido walow ay qalad ahayd inay ninka tiira warya cunto haka soo cuni hadase waa bini adam qaladna waa dhaca sidu ku dhacay lama dhahe
Xaqa mafiicno illahay xaqa hana fahamsiyo gabadhaan marki hore ee xaqa hadee kahadli leheed laga yaabo ineysan saan kudheceen deeqana sabarkeeeede kugulesatay
Deeqoo waxaan rijeyna iiin shekadaada meell qurux badan ku dhamato aniga wakula murgay qofka maseraya isma ogaa dadku see ki arkan ma ahan mrka dhiban tehe ciid ku rabto majirto
Ilmuhu hadi uu kuu koro aroos miya la ada kkk qurbahanba gabadh xaflad tagan ilmihiba ka koray masha allah illahayow malinta aniga ijooji ayan idha lkn noo aroos iyo xaflad la tagnado insha allah
farax waji malah tii qurux badan baa tii sa waa cadaw waa in an u jabin farax an naftena u ronana ilen malinka dacif noqono nalama rabo an isku badnanao yaa dumar land
Deeqa eeddadeed ILAAHAY aa u soo diray khair badan ALLAHA ku Irzaaqo ALLAAHUMMA AAMEEN.
ILAAHAY in laga baqo wax ka fiican waa la waayey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shaqada badan wey kaa daba imaaneysaa, hurdada iyo nasashada waa muhiim haddaan hoyooyin nahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaas Caddaalad ma sameen waa daneyste labadaba iney eryaan aa fiicnaan lahayd. Gabadha ALLAHA CAAFIYO ALLAHA isku CAAFIYO ALLAAHUMMA AAMEEN.
Qurux waji ah goorma u dambey say masha Allah
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻❤
Scw scw
Halkaan waxaan fariin uga diraayaa haweenka somaaliyeed minwayn ahow ama minyaro iyo kuwa ka danbeeya ha uga faaideysanin jacaylka xiisahiisa in qof xaqiis ku qaadato hal saac adan lahayn ha qaadan ogow waa lagaa jaraya iyadoo ka xunuun badan dulmi ma ficna
Deeqo quruxda Alaha kuu ziyadi yo ❤❤❤❤❤
Allahu Akbar Allaha caafiyo
Salaam alaikum farxiya tawakal sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Alaha😢cafiyo.wll.gabadhas hablow jirkina🎉qarsada edo qeyr Alaha siyo wll caruurta Alaha kula,koriyo.cumriga.Alaha.geeyo.waligin .naftada.kafakar❤❤🎉🎉❤❤
Shaqada guriga wallahi waa daawo iyi exercise❤❤
Farxiya markey shekeyneyso waxa Moda inaa family gaygii dhex jogoo abaayo macan guleyso gacalo
Saxwalllllllah ❤❤❤waagabar dacadamalaha xafide❤
Sheekada sa usugayay xiligan uso jeedey thnks farxiyo qrux bdney❤
Asc Alx deqo alle ay Mahada iska leh alx. Gabadhana xanunsana alle ha Cafiyo🤲
Wlhi shekadan xiso gooniya ayeey ilaheed wan dahsaday san usugayaya farxiyoy❤❤❤
Asc abaayo Farxiyo cawa magaalada Xamar waxa kasocdo qaraxyo ayanu maqalney ee kuligiin Allaha idinka badbadiyo waan inka walaaley Allaha malaigtisa haidin soo diro amiin yaa rabb ❤❤❤❤❤
Sonkorta waa lab iyo dhedig mid baa lagu caatoobaa midna waa lagu naaxaa aabahey Ilaahay haunaxariisto mida lagu caatoobo baa ku dhacdey 1994 bay kudhacdey 2005 buu dhintey Ilaahay haunaxariisto aabahey aameen
Deeqo wa gulaysatay Nin nagtisa ma xanunsato madhimato nagti carfaysa o is tirtiraysu raba gabdho isku badnada gabadhas an u duceno in allah cafimata hasiyo 🤲
mashaaaa Allah 👍👍👍❤️
Diabetes (kaadi macaan) lagu cayilo ma jirto ee marki cirbad la qaadanaayo waa lagu cayilaa lkn marki kaniini waa lagu caatoobaa.
Mahadsanid walaal Deqa, qisaddada ward nagu madaallisey, Dulmiga cuqubadiisu ma daahdo, gabadha kalena Xanuunkeeda Ilaahay haku siiyo Denbidhaaf.
Azxaaabta farxiyo tawakal ii soo duceeyo wllayaal plz waa iga cousin waan xanuunsanye
.
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO EEDADA ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO
Waa eedo rer magal ah hadii lasdayo waa la cayilaa😂😂😂😂
Hoorta ninka waa daneysete midkale gabarta hoorta ilaahay ha caafiiyo naag isku roon aha ayay tirii laakin cuunto xuun macanka badan iyo faadhisati sokorta haali igu jiirta Aniga waxan dhihi haala dumarka shaaqaloyinka haysta caafiimadkin ilaasha gym socod badan saameya hoorta jimicsaga iyo soocodka inuu age ma dada ka ilaalinayo ma oogtihin fadhiiga badan cuudur iyo ciimiri deg deg laga qaada Gabarta xanuunsan waxan leeyahay cuuntada iska saaxa socod badan ama baadiiyo aad ❤❤❤
Masha Allah deqo waa gabar wanagsan guuleyso sister ❤🎉🎉
Deeqo ninka ineee ceeriso rabay markuu u soo noqoday nin naag iga raacay walee inaa naag danbe u noqodeeen qol goooni ah baa ka seeexan lahaa 😂
dhaman team farxiya alow hablaheena noga qabo kuwa duleya haweenka deeqa horey usoco wll habeenwanagsan dhaman❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Dulmiku mafiicno deeqa waa ladulmiyey lkn mashaallh hada❤
haa waa jirta sonkorta ilmaha korida dadkana bararida alle hanaga badbaadiyo inta xanuunsana alle ha cafio
Aaaaamiin yaaa rabi
Asc shukran ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉
Horta inta anan deqa❤ugalin shalay ano mel iska fadhiya ayaa anagoo shekeysanana ayaa waxay isheegtay arin iga qoslisay oday ayaa wuxuu dhalay 3 caruurah wukoriyey kadib intii kale ayuu dabada dajiyey lakiin kii ugu yaraa ayaa ladagay odeygii xaqoda wuu uqeybiyey islan isku facyihiin ayuu gursaday lakiin cudurka ilowga ayey qabtay odeygii wuu dhintay kadibna wilki wuxu damcay in uu islanti waalo waxana kadanbeysa xaskisa wuxu kuyirahdaa abe wuxu kuyiri oon kuriyodaa in aad aqiro ado mudo wuxu kuwadabo malinti danbe islantiwaxay casuntay wiilki waxay sameysay sun sharab uqastay ayay wada cabeen ugu danbeyn markay si dhimanayey ayey tiri hooyo abe wuuno xisay gade way dhinteen 😢markaa aduunka damacu ma dhamado lakiin nin soomali waaduli waxa uurabo lama yaqaan deeqa ninkan iska.dhowr habeen wanagsan dhaman soomaliyey 💝💝💝💝🌹💜💜🩷
mansha allah deeqo iyo carurteda gabadha kalena allah haa cafiyo caruurtana haaw xafido walow ay qalad ahayd inay ninka tiira warya cunto haka soo cuni hadase waa bini adam qaladna waa dhaca sidu ku dhacay lama dhahe
Qurux waji ah goorma u dambey say
Ani cilaanka ka helay habo farxiyo masha Allah
Haa abaayo irbadaha sonkorta waa lagu cayilaa
Ala waaa sugi waayey sheekadaaan xalay ciil u dhintay lkn inee deeqo is badasho waaa ku faraxsanhy
Xaqa mafiicno illahay xaqa hana fahamsiyo gabadhaan marki hore ee xaqa hadee kahadli leheed laga yaabo ineysan saan kudheceen deeqana sabarkeeeede kugulesatay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Farxiyo tawakal hbr yr sa ku jclhy lee❤
❤❤❤❤❤❤
Alla cwo san usugayi leee😅😅
Caawo qofka sadaha ani waye m.a
SOKOORTA ILMAAHA WAA DIISHA
Farxiyo jafitankii aaway
Alow cafi Adontaada
Asc Alaha cafiyo
Deeqoo waxaan rijeyna iiin shekadaada meell qurux badan ku dhamato aniga wakula murgay qofka maseraya isma ogaa dadku see ki arkan ma ahan mrka dhiban tehe ciid ku rabto majirto
Qisadani waxa laga dhuxaya in naftada wax walba kahormariso aad isjeclaato dulmiga iska ilaaliso
Aad iyo aad number 1 haku ahaato naftaada faarax naagti cusub naagtiisa ah
Waa jirtaa sonkorta lagu bararo ilmaha na korisa
Naagaha doqon nimada ayaan uga yabay
Macan cun oo la fariiso waa very risky
Ana second person ah 😂
Farxiyooy saan kuu sugayay caawa lee❤❤
Ilmuhu hadi uu kuu koro aroos miya la ada kkk qurbahanba gabadh xaflad tagan ilmihiba ka koray masha allah illahayow malinta aniga ijooji ayan idha lkn noo aroos iyo xaflad la tagnado insha allah
Wcs Saan u sugaaye korsiga wuu ii toosay wlhi😂❤mahadsanid maamii🫶🏽
Uqubo maxey u gali weyday nin ka ney tirahdo nag tada xa qeda iska ilali oo u tag ❤❤
Saaa usugaayeyy Habo farxiyooyy❤😢
Wcl sister farxiyo ❤❤
Bisinka gabadha nabsi ba sonkor ku noqoday gabadhow dulmiga iska ilaaliya gabadh walshini ah nabsi haka gelina 😮alle ha caafiyo
Ayy ana u horeyo caawa😂
Wcs wakaqadanay farxiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂
Wcs hbo mcn ❤
Mann ani❤
Malega horeyaa wuuw😂
Malaiga horeyaaa toloow😂❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
NIINKA WAA NIIN XUUN SAA MASEERTIIR BIXII NIIN
Maxadsanid
HILIIBKA IYO CAANAHA SOKOORTA WAAX UMAA DHIIBTO ANAA QAABO
Xaqa hadii uu nin ku fahmi waayo xata wa iney gabadhu u shegta inta ay dhihi lahayd joog oo cun bal kawaran
gabadha deqalalaqabo ayada dulmiga sameysey
Wcs❤❤❤❤❤🎉the 🎉
Qofka uhoreya ahay caawa
Sokorta qaar waa lugu bararaa
Saa usugaaye lee😂😭💔
Wlhi kuwas aniga ayaa ka mid ahaa qeylo iyo nadafad ayaan isku darsaday waana leyga sii jeestay walibo aamusnan wicitan la,aan ayaa leygu daray guurigana marki layimadana gafurka ley tago alxm balse inaan waqti is galiyo ayaan bilaway maxaa iga galay cml lkin wali natiyada ma,arkin
Daryeelka Naftada Sii wad Abayo Dhoola Cadeyna Ku Dar marku Ku arko Natiijada Wad arkee Waqtigu Haba Dheeraade
Abyo naftaada jeclow adoo wax qabanaayo isna jecloow iskuna roonow dantaa io naftada kumashqul asaa kula hadli dono asi dhan haku mashquulin
@rodokyf-xn3db inaan ku mashquulo waanba iska daayay nafteyda iyo caruurteyda ayaan ku mashquulay alxm wlhi maskaxda ayaa ii dagtay
@FardowsaAbdikadirAkhii insha Allah quruxey
Watilkal ayaam nabsi ayaahaya
Alow.cafi gapadhaa waa. Ka naxy wlhi
NIIN NAAGTIISA MAA DHIIMAATO WAA EEY
Walhi imka la waalany maseera xauun qalbi iyo holac ka baaxay ma melnasìd
Adunyadu wa harka labadisagalin nabsigu waxanun badanyahay ilahayna hacafiyo gabadha xanunsan
Allh cafiyo abayada xanunsan
Àamiin
Wcs habo farxiyo 🥰🥰🥰🥰🥰
😓😓😓😓😓😓😓👍👍👍👍👍💔❤❤❤❤❤
Hada ayey ogatay iney dambi gashay
Asc
aniga uhoreyo
ilahey cafimad taam ha siiyo maskiinta
ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO DAABII DHAAF ILLAAHEEY HAA UGU BADAALO
Adiba sanka qabso. Deeqo
farax waji malah tii qurux badan baa tii sa waa cadaw waa in an u jabin farax an naftena u ronana ilen malinka dacif noqono nalama rabo an isku badnanao yaa dumar land
Wcs hbo mcn ❤