Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar waa in jid weyn laga dhex sameeyaa oo xuduud ukala noqda khadka cagaaran ee ceeri gaabo udhaxayn doona hartiga iyo isaaqa
@@slandprince7210 Allah igu og awowashay intay awowaha qafaashaan ayey Cal ka dejiyaan ayey xoolaha so wadan jireen. Ma Muse Ismail oo 4 xabbo ah ayaa nin Garaad Abdalle ah is hor taagay ama hadal ku ceshay? War yaad u sheekaynayaan hadda? Allah ka dib aniga ayaa kaa masuul aha. Ingiriska aad jeceshahay isaga oo awiwayasha kirbaasha Miyaan Garaad ku u sheegin wiilashatada badhidooda qaawin maysid? Ilma abtiyadis ayey ahaayeen oo iska waajib in Boqortooyada difaacdo dadkeeda lakin Kibir baan kaaga jeeda. Dayax dab lagama shidi jirin. Geel iyo faras toona maad lahayn. Sultanad ma aadan lahayn masaakinti buurta ku jirtay miyaa noo dhalanaysa? Ma fake Snm baad dawlad u taqaana ee Dhulbahante keliyi qaawiyey? Maxaadse ku haysta bal noo sheeg. Ingiriska aad jeceshahay ilaa Garadag waxay qoran tahay the land of Warsangali. Runtu waxa weeye wax aad leedahay cid kaa qaadaysa ma jirto wax aadan lahayna helo maysid. 4% baad ka tahay population dega Sanaag. Ceerigaabo Warsangali ayaa iska so eryey gaalka oo Qaadi ku so daray sidas ayey dhowaan magaalo ku noqotay. Dhinacaaga cid kuugu imanaysa ma jirto adiguna Calan ka taagi maysid Dhul aadan lahayn. Ninki Gar diidaa waa go'aa
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul 🎉🎉🎉🎉
Guul iyo gobanimo dhaman 💙💙🐎🐎🐎🐎💙💙💙🐎
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo SSC khaatumo waya tagatoo waya talabsatay iidooro waxabo hajabaadoda kama bedeli karato😀✅❤️🇸🇴❤️✅❤️🇸🇴🏇🏿
Mansha Allah guul khatumo 💪💪💙💪
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar waa in jid weyn laga dhex sameeyaa oo xuduud ukala noqda khadka cagaaran ee ceeri gaabo udhaxayn doona hartiga iyo isaaqa
Darwish si ficaan ayaan kugu xiraanahay ee nagaada been abuurkaJabbuti ayaa Firdhiye lagu shirqooleyda.. Waan ku salaamay
Anoo lander ah kugu raacsan👍good point
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha
Guull iyo gobonimo ssc
Alaha jabiyo snm iyo wixii taageero oo dhan allahuma aamiin
Allh kujabi oo cuqdad u dhimo miyaad cawryi
Kabtan caduun legend
maashaa allaah guul guul guul iyo gobonimo ssc khaatumo
Labo xafadood ee Jabhadda SNM kadegto cerigabo shacabka waa in eey nabad kujoogaan.
Bal ha dhaco dagaalku waa la arki ciday leefto. Guul SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul ha jabo cadowga ssc
Kharumo naasdheer walay katahay keeni maysaan calankii shaydaanka waayo saal dhiig maaha
Ceerigabo hooyada miya leh iyo cabaad wayntii Ku dhashay wase SSc khatumo way tagaysa ceerigabo oo wlhi ah
Inta ay nabadu jirto buu ninba laba nin le eg yahay isaaqoow dhulkiinu ha idin qaado hadad didan soo soco siraadeey😊😊😊😊😊😊
Guul ssc❤❤❤marabo wiilal somali oonaga dhinto nabadba naaslanugo le hadadad diidan allahu ma balaqtu😊😊😊
Waryaa Harti hooyo ma caayo
Haadi aad iskaceelisan qaranka jamuriyaada somaliland bravo wayo somalia iyaada kabay hawsha calanka somalia sscdu in hirgaliyan ceriigabo aniga las ascaanod aniga somaha ssc waaxad kasoocotan somalia waan fahansanhay
Ceerigaabo ssc illaahay ayaa ka dhigay waana muqadis in callanka ssc iyo maammulkuba in ay ka talliyaan
qaatumo guul guul guul saaxiib saas uhadal
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️
Nabada Kuwa Kibirsan Ayaa Diidan Waa la’Arkaa Ma Ninbaa Gurigiisa Layidhaahdaa Hamaamulin Anaa Maamuliye WaLee Waa Key Hadana Kujabi Lahaayeen oo Hoog & HaLaag Ay Kalakulmi’Lahayd Snm Yaa Nabaqaata Dhaha Jabhadan Gabalkeedu Dhacey ee Snm
Certigasbo sinabafa haloowada daganasfo
Harti waa labey rer hartiney labay ma mul weeye
welkom Darwiish t.v
Calankii hirshabeele waaye beenlow
😂😂😂ma ayaga ba isku eg labada calan
subxananllah xage laga tagay aniga beenta iska daa alle kabaqo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc galsoor guuleyso horay usoco viva
❤❤❤
Ssc guul gobanimo 👍 snm gab iyo god madaw 👎 inshallah qalasyada hadii ay isqabtaan way qudh jarayaane hay iska quusto qoomkaa snm waa ay qasaareene hadii kale qiyaamaha kudhaca qoomamaa xigiye qaylada hadaayaan intaan qoorta laga gooynin qixitaanna aan lagu qasbinoo qooysba dhinac aadin allaw yaa qabsoomoon iska qubin qaranka naafoobay oo qoondoduu leeyihiyo qaybta ku ekaada 💯🇬🇲🇬🇶☂️
Guul
AAD BAAD U MAHADSANTAHAY WERIYE DARWIISH MEDIA WAXAAD TAHAY WERIYE AAN DHEGEYSIGIUSA JECLAHAY GUULEYSO MUDANE
Idoor afti marabaan qar jajac bay wadaan marka afka lajabiyo yay wax arkaan
haa weeyneey calanka soomaliya waanku garab istaageeynaa saaxiib keey midkaan hadlaaya saas uhadal sxb
Hadii xata lakala tagikarin sida Gaalkacyo xuduud halo sameysto into dhiig daadan laha.
Caare waxa uu yahye ma jirto wat dhuuni raac
Adeer. Ceerigaabo. Maha. Gaalkacaayo. AMA. Laascanooda. U.
Oomaxèy dooladu kaga hadashaa ningurigiisii
Calanka kiisa midabkiisa marsaday ma dhina Isaaqa baay tageen hartigu
Waayba iska kala qaaybsantahaye weligeed waxaalakala
Degenaa
Suuqa sare waxaadegen ISAAQA
SUUQA HOOSENA WAXAALEH HARTIGAA DEGA
Calow laguma helo geel sida uhandaneysane kun hadad heleysiyo barbar halabsato fusha kolunbad uhensayn lahayd hawlyaran subax ma siilka haoyadaba waxkuso xardhay wanaga jogne
Iidoor way isla boodeen ee hala kibirjebiyo
Asc, ceerigaabo waxaa degas Isaaq , gahayle oo Siwaaqroon ah. Warsangali oo qudha. Mashable in Dhulbahante iyagaa halaagmay oo hadda jabuuti hoostegay ee yaan warsangali iyo gahayle la qaxin.
taasi ma dhaceyso xaq bey u leeyihiin in dadka SSC ay calankooda ka taaktaan
Isaaqaan waad garaneysa hadaad tahay qof oo Harti ah. Waxaan wada hadal ma yaqaaniin ee waa in uu dhiig dhulka ku daato kaliya oo la karbaasho
Ceerigaabo maaha laascanood 😂😂😂😂 wad walateen waa magaalo isaaq😂😂😂😂
Maxaa afti keenay? War magaalada ninba daantiisa haku ekaado.
🎉🎉🎉🎉♥️🎉🎉🎉🎉🩷🎉🎉🎉🎉
Waad riyooteen been ku nool calanka Toowxiidka ayaa ka taagan bal waa waxaad ka heshaan soo socda.
Calanka 900 sanadood ka taagna oo Gaal Yufle iyo Gaalwayte ka xoraystay ayaa ka taagnanaya
@@Onceuponatime-f7h Haye kaalay ka taag hadaad nin tahay.
@@slandprince7210
Allah igu og awowashay intay awowaha qafaashaan ayey Cal ka dejiyaan ayey xoolaha so wadan jireen. Ma Muse Ismail oo 4 xabbo ah ayaa nin Garaad Abdalle ah is hor taagay ama hadal ku ceshay? War yaad u sheekaynayaan hadda?
Allah ka dib aniga ayaa kaa masuul aha. Ingiriska aad jeceshahay isaga oo awiwayasha kirbaasha Miyaan Garaad ku u sheegin wiilashatada badhidooda qaawin maysid? Ilma abtiyadis ayey ahaayeen oo iska waajib in Boqortooyada difaacdo dadkeeda lakin Kibir baan kaaga jeeda. Dayax dab lagama shidi jirin.
Geel iyo faras toona maad lahayn. Sultanad ma aadan lahayn masaakinti buurta ku jirtay miyaa noo dhalanaysa? Ma fake Snm baad dawlad u taqaana ee Dhulbahante keliyi qaawiyey? Maxaadse ku haysta bal noo sheeg.
Ingiriska aad jeceshahay ilaa Garadag waxay qoran tahay the land of Warsangali.
Runtu waxa weeye wax aad leedahay cid kaa qaadaysa ma jirto wax aadan lahayna helo maysid. 4% baad ka tahay population dega Sanaag. Ceerigaabo Warsangali ayaa iska so eryey gaalka oo Qaadi ku so daray sidas ayey dhowaan magaalo ku noqotay.
Dhinacaaga cid kuugu imanaysa ma jirto adiguna Calan ka taagi maysid
Dhul aadan lahayn.
Ninki Gar diidaa waa go'aa
Beenale obits shop ka Joni Ceerigaba khaatumo meela uma somatotropin karasj waa ody Faariq Ceerigaabo waa S/land Naccnacda jooji😂😂😂
Caawan ogaaday inaad nacas tahay ma nin hartigaa ku codaynaya gurigaaca cadowgii dadkaaga xasuuqay baad haka qaato iyo cashuur calankiisuna haka taagnaado cadow kibray oo aad ka adagtahay lama Barbee. Adaxaa laga gooyaa
Waar. Caalan I. Iyo. Maarayo. Budalanad. Waxaab. Waata. Meesha. Mawaxay. Moodeen. Haalaka Caayo. Iyo. Laascanooda. Waar. Jooga. Dagaalo.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maandhow tolkay been ha ka sheegin dhulbahante waligiis wa somaalilaan e beenaale ayad tihiin
Dhulbahante.somali land waa naag laqabo oo iska jeclaatey harti waa lafuuqaa soamliland iyo qashinkooda inan gumeed inan gumeedyohow