Hadaanu ARAB nahay nabad baa na deeqda wixii meesha ka dhacayna waan ka xumahay run ahaantii ilahay ninkasta xaqiisa hatuso Somali somali kale dilaya waa mid ayaan daro inagu ah walahi🙏
Waa run talo xumo way jirtaa aniga walaalkay wuxuu udhintay in deegaanka samalida in aanay cafari ka qaadan hal tuulo lkn waxaa la rabaa in wiilka somaliyed aanu cadaw u ahayn wiilkale oo somaliyed lkn cadaw kawayn oo dhalasho ahaan inaga duwan ayaan leenahay waa in taas maanka lagu hayo canfar oromo axmaaro cadawgeena kowaad taas ayaa ah inan indho gaara ku eegno from isaaq😮😊😊
Eeen kuwi8 aan rabnay inay nala gartaaan Ayaaaba kaaaga horeynaya codowga oo dhahaya walalo nahay Iyagii baa adi ku neceb oo iyaga u kacsanaya habar iyo oday iyo sheekh ba
Midnimadu xagay taalaa? Reerkayga yar ee Dhulbahante, Isaaq xukumi maayo, Ana Isaaq baan xukumayaa, Jigjiga waad ka qaxi hadii aan maydkaaga laga soo qaadin 😊
Mashallah 🥰 madaxweyne si fiican ayaad u hadashay.Amniga marnaba lagama kaftami karo waa in maleeshiyaadka laga safeeyo deegaanka DDS 😎waa run waxaa dhibka wada waa dad xanuunsan oo cuqdad qabiil ka buuxdo oo ilaa hada qalfoof la dagaalamaya. DDS guulaysta cadawgiina ha jabo Aamiin 🤲🤲🤲❤
Great speech and I do believe this man is wise and calm leader but….he should have never allowed DDS to be involved in Somali politics or clan conflicts especially Lasanod. You can’t have elders from conflict areas ie Lasanod elders coming there to Jiggiga and organizing public support etc. there inside Ethiopia concerning a conflict in Somalia. It will always have a blowback effect and this is it.
War ninku doqonsanaa ku lahaa Dowladda aan walaalaha nahay Hadda eaa kooxda argagixisada kusoo daabulaya dhulkiisa isagana ina cagjarpw hooyadaa sidaa ku haya War ogaadeenow kan iska erya Cirro ma aragteen isagoo tacsiyayn idiin akhriyaya dhulkiinnii ayuu sheeganayaa oo leeyahay guddi ayaan dacawaley u saaraynaa. watkan iska erya
Inaa cagjar uu sasabayaa ma idooor oo laayay ciidamadii DDS ee ka yimid gobolka somali ah xadkana ka so gudbay ayu Ina cagjar sasbaya . Hadaladan manta sasbaad idooor in uu la so shirtago maba ahaa. Maxaa ka si ah Ina cagjar saab saabayn idooor ayuu ku jiraa. I just don't like the fact that inaa cagjar makes this criminality committed by terrorism liers manipulaters idooor wagash reer binu fircaawn some how Ina cagjar making excuses for idooor to justify some of mistakes happened this was a plan of action.
Mw ilahay swt hogaamiinta wanaagsan e Ila umada somaliyeed ad jeceeshahay in ay nabad iyo horumar ku noolaaadan Allah sw hakula qabto guuleeyso Insha Allah
Hadadan ayaad gafaysa oo dadkii la laayey ee guryahooda lagu soo doontay ee la xasuuqay ayaad eedayneysa kuwii xasuuqayna waad raaligalinesa oo waad ka xuntahay nina afkiisa lagama xaalsii imikaabad gunta ugu jirtaa dhibta.
Dhulka hawd iyo receve ma adaa lahaa Nimanyhw yahuud baa tihiin nimankaasa mesagy degaan sheegta Ku laabta xuduuudiinii Ma wada noolaan karnee Yaa ku waydiinayaa in uu ka taliyo
Dad aan kala tagayn ilaahayna sw isu dooray oo olog ah colaadoodu waxba tari mayso. COLAADI dan inooma aha cadaw inaga bdn inaga awood badan baan lee nahay somaliyeeey aan kor u fikirno
Nabadgalyada Ayaa leh Naas La Nuugo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahaw umada kala qaboji ya rabi
fatouma
Yaan mardanbe ku aaaminayaa shacab baad leysey iyo ergadoodii Nabadda wadey markaa ninka mardanbe kurumysanayaa waayo
from hargaysa dds to dibiile
adeer mustafe xasan abii iyo ciro iyo siyaasi walba oo somaliyeed siyaad barre magaadhayaan ee alla ha unaxariisto
waayo mustaqbalba malihin waayo qabiil ayaa qayrkeen inaga reebay
Dacawaley waxaad kuso gashey nabad dabeetana shacabkii bad xasuuqdey reerkaagiina waa bili liqeystey
Ma anaa layqarshaa midiyo qalidoono daalin cagdheera walaanad mar danbe deegaankayaga aanad cag danbe soo dhigi doonin
Sory Madaxwayne Waxaad Ku Hadashay Hadalkii Onlf ta
Hadaanu ARAB nahay nabad baa na deeqda wixii meesha ka dhacayna waan ka xumahay run ahaantii ilahay ninkasta xaqiisa hatuso Somali somali kale dilaya waa mid ayaan daro inagu ah walahi🙏
Mustafe waa madaxwayne caaqil ah wanaagsan good president
maansha Allah walahi Waa Madaxwayne dhab ah
Hhh cagjar hdl. Nin. Wen waku wataa adeer mcn🎉❤🎉
Daba dhikifki waybaa E Ina cagjar oo siyaad bare kula yaaban dad uu laayay!
Cagjar waa MADAXWEYNE CAAD ah mrkd eegto MADAXDA hada somalida hogamisa
Ina cagjarow
Cida naso doonata nama mahadisee
Hadaad reerkiina soo raacday
Waxaad ka hesho waxba hanaga siin
Cagjarow
Allah kamaad cabsan carabkaaga dalabta ka daa oo runta sheeg
Maasha alaah mw cagjar hore u soo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Benalad tahy
Maansha Alah mudane madax wayne waad mahadsantahay.
waa sax hadalka madaxweenuhu ninkii diida nabada Waynu arki
Hadii orey looga wada hadlay oo heshiis dhacay maxaa cagafta booliku ugu xaadhay calaamadihii lookala dhigay?
Good president
Waalagala xisaabtami dona dadkad xasuuqday nio
Waa Nacas Kani Waar Shacbigii aad laysay ka hadal iyo Magaaloyinkad gubtay
Kan maxaad ka dhegeysanaysaan waa denbiile
Kulaylkii ma ku gadhay si fiicaan u Barooro Xabaashiyoow
Masha Allah Madaxweyne Nabad ka shaqeeya umadana isu keena nabad baa mira la daaqo leh.❤❤❤❤❤❤
Madaxweyna heenan waa qof wanagsan dheel dheel yaan loo arkin
Man-Sha-Allah greetings from Hargeisa. We all need peace, Mr President
Hooyada wase noo dhig magaalada
@@IsmailMusa-qc9js is dilka dadkas ehelka ee wada dagen maxad ka helaysa?? Jooji colaada
@@IsmailMusa-qc9js
Shuubaa ku dhashee dagaal waxbaa baalaha kaa yaacaayo nawadaa kuu roon maskinyohow iidoorka eh
Masha allh madaxaaga allaha raajiyo❤
Mustafe KOOMADE
Msha allh madaxweyne alle ha ku barakeyo
Dacawaley waa DDS ee lagama xukumo Hargeysa ,Madaxwayne Musdafe cagjar si wanaagsan yuu u hadlay ee Nabadda Qaataa.
Mashaa Allah ❤
Waa run talo xumo way jirtaa aniga walaalkay wuxuu udhintay in deegaanka samalida in aanay cafari ka qaadan hal tuulo lkn waxaa la rabaa in wiilka somaliyed aanu cadaw u ahayn wiilkale oo somaliyed lkn cadaw kawayn oo dhalasho ahaan inaga duwan ayaan leenahay waa in taas maanka lagu hayo canfar oromo axmaaro cadawgeena kowaad taas ayaa ah inan indho gaara ku eegno from isaaq😮😊😊
Waa runataa wll ilaaahy hakaa abaalmariyo hadalkaaga wanaagsan
Eeen kuwi8 aan rabnay inay nala gartaaan
Ayaaaba kaaaga horeynaya codowga oo dhahaya walalo nahay
Iyagii baa adi ku neceb oo iyaga u kacsanaya habar iyo oday iyo sheekh ba
Midnimadu xagay taalaa? Reerkayga yar ee Dhulbahante, Isaaq xukumi maayo, Ana Isaaq baan xukumayaa, Jigjiga waad ka qaxi hadii aan maydkaaga laga soo qaadin 😊
من هرجيسا ... الكلمة طيبة صدقة
جزاك الله خيرا فخامة الرئيس وأصلح بك العباد والبلاد
Wixii dhacay wuxuu noocadeeyay waxa aay yihiin hogaaminta Somalida iyo sida aay uga aradanyihiin dhamaan sifaadka hogaaminimo ama jigja hargaysa muqdisho dhamaan
Nabad ma doonayo Isaaq agenda kale ayuu wataa iyo Oromo,Jaarso oo Jigjiga rabta ayaa idin hoos joogta oo xarkihiina kala furfuraysa, Darood dhoohane ilaa balaayadu idinku qaraxdo kama sii taxadartaan😢
Masha'Allah! Dawladi wataa ninkani waa nin bisil runtii. Somaliyey wax maqal oo wanaaga buunbuuniya xumaantana halla joojiyo inshallah.
haa wll. dadkeni ban wanagba lagu karayn oo xumanta daba roraya
@@fadxiyasharaf7420 Ilaahay caqliga ha inoo soo celiyo walal. dadka halloo duceeyo insha allah
@@AbdulazizAli-d7kaamin wll ale hayno gargaro meel walba somali laysku dhaqajiye ale. qabyaladan iyo qudhinkan maskaxda kagashy haka dhexsaro
@@fadxiyasharaf7420 Ameen walal macaan
Sidaas. Ayaad. Nabad waada
Hooyadaa siilka was beenaale cagdheer munaafaq
SNMLAND WAXAY RABAN IN EE GOOSTAN XARSHIN EE DABAQAN XEERKI QAXO
Great speech
Ninkii ergada laayay miyaa nabad hada kasugaa munaaafaq waa ishuranay nio
Mashallah mashallah maashallaah guuleyso madaxweynaha, Mustafa,, cagjar
Og hala dhameyo waa kaba dhilifka habashada kanser ayey ku yihin umada somaliyeed
Waad iska hadashay nabadna islaweyni laguma helo markaad leedahay askarbaa lagu laayey marqudha maad odhan maatida lagu laayey xaqooda waa lasiin cidi ciidan ee waxkadanbaysay maxkamedbaan saarayaa waar beenaalaa thy nadala oo baadila
Waar wadanka adaa xukuma hada kawii hore hakumasha qooline ee ciceda iskadhaf
Xarbu waakaale Imaaraadku waday buu ahaa
100% hadal qof wayn
Gesi gesidhalay Alah haku dhawo
maan sha alaah sstv wan idin salaamy❤❤❤❤
Hooyadaa,usheeg,waar wax iskaceli fulayoow ha ooyin,imkee,sidii hore kusoco doqonyay xumi
WAY NOO CADAATAY ARINTANI EE YAANAY HADHAW KULA XUMAANIN
ANAGUNA WAANU IDINKU SOO MAQANAY EE DIYAAR GAROOBA
kii afsoo maali ahaa waad bidaardirow likn waxaan kuleenahay arahan ka dhacady dawacaley adiga sabab u. Ah waxba ha is qarinin😊
Mashallah 🥰 madaxweyne si fiican ayaad u hadashay.Amniga marnaba lagama kaftami karo waa in maleeshiyaadka laga safeeyo deegaanka DDS 😎waa run waxaa dhibka wada waa dad xanuunsan oo cuqdad qabiil ka buuxdo oo ilaa hada qalfoof la dagaalamaya. DDS guulaysta cadawgiina ha jabo Aamiin 🤲🤲🤲❤
Great president thnk uvery much
He should have never allowed DDS to be involved in Somali politics or clan conflicts especially Lasanod. It will always have a blowback effect.
Liquid poliska somaali galbeed waa fardo awliyo oo u adeega umaddaas guul ayaan urajeenaynaa
Aad baad umahad San tahay madam Wayne
Dumarka la laaay maad. Oogaan
Cidii gardaro dad ku doonata waa laga adkaan
Great speech and I do believe this man is wise and calm leader but….he should have never allowed DDS to be involved in Somali politics or clan conflicts especially Lasanod. You can’t have elders from conflict areas ie Lasanod elders coming there to Jiggiga and organizing public support etc. there inside Ethiopia concerning a conflict in Somalia. It will always have a blowback effect and this is it.
Cagjar mahurdo ayaa uu kasoo kacay liyuugu maatadii uulaayey iyo hablihii ay qafaasheen ayay iminka xeryaha ciidanka lagu haystaa oo kufsi wadareed lagu hayaa adigu daaroodnimo iyo dawladnimo meel kuma wadabaxaan
Hadalka waxa uu Ku saabsanyaha shicibka lammalaun waxa a loomageesan waada cadaystay tuugyahow ilaahay hakaaku aabaal Mario maatadaalalaayay ee laaxasuuqay ee aadtidhi qof shicibka ah lamaadilin
Cardhagaxbur yayna qadanin uf jilec mandher
Liyuuga aad leedahay eedaymaa laga sheeganayaa waa kuwii hayadaha qaramada midoobay aad waraaqaha cabashada ah u ga gudbin jirtay ..... dhul isaaq cagta dheer haddaad soo geliso waannu kuu gaabin
Dadkii aad leeysey waa luguhaystaaa dhiigycab mustafe cagjar
Isaaq nabada ilaashada wixii dhintay Allah ha UNAXARIISTO OGADEN siday uxasuqeen ayaa kaxumayd MARKII onlf dagalaysay
Ciidankisi,ayu,,ubaroranyay,dadkiay,layen,maoga,dhilaku,dhashay
❤❤❤❤
Ninkan waa nin nabaded oo jecel in wax u hagaagan somalida deganka waa in somalidu tagerta oo is racdo sida kuwa amxarada iyo tigerega from Berber
Iyaaa from xagaas aaa
Ma qol baad hoosta kaga jirtaa koley iyagii sidan uma hadlaane 😂😂😂😂
Wax garad waa kaa❤❤❤
maanshallah waa hadal aad u wanaagsan looga baahnaa MUSTAFE OMER allah khayr ha ka dhigo
War ninku doqonsanaa ku lahaa
Dowladda aan walaalaha nahay
Hadda eaa kooxda argagixisada kusoo daabulaya dhulkiisa isagana ina cagjarpw hooyadaa sidaa ku haya
War ogaadeenow kan iska erya
Cirro ma aragteen isagoo tacsiyayn idiin akhriyaya dhulkiinnii ayuu sheeganayaa oo leeyahay guddi ayaan dacawaley u saaraynaa. watkan iska erya
Shacabkii laxasuuqay ee wax ladilay iyo wax ladhacay noqday maxaad uga hadli wayday qiyaamaha ayaad kajawaabi
Maan shaa alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul DDS
Sax runtis the persecuted were ogadens and they dont complain
Tuugtuug dhalay fadhatadii dacawalay ayaad soo guratay baahane baahane dhalay
Hadii umada deganku ku siman tahay ood madaxweyne u wada tahay horta maad layseen badh kamida hadiiba ay dhacdona dacawalay intad timado bd dadka dhibatadu ku dhacdy ee qaar dad laga laayey ,qaar la qixiiyey qarna dhawaca yihin bd uso booga dhayi lahayd 🤷🏽♂️ lkn wxd cadysay inanay umadu kuu sinayn wa ayo dadkii shacabka aha ee ciidankagu layen umad tacsiyadayn xita hal mar iskaba daa inaad u tacsiyeysay ragii usoo gurmaday maxastoodii aad laynaysen bd waliba caayaysayood leedahay argagixisay ahayen 😮 ciidankagi maxasta laynayeyna dhawr jeer u tacsiyeysay 🤷🏽♂️🤷🏽♂️🤷🏽♂️
Waxa layidhi "doqontu 12 indhood bay leedahay 1 kaliya cadaw iskaga eegtaa 11 ka kalena sokeeyaheda " 😅 11 indhood eed isaaq ku eegyso waxa kuu dhaanta adigoo Ethiopian ka iskaga eega 🤷🏽♂️
Mustfe diibiba ciiyay maxadhisan beenale waxabis weeyi
Inaa cagjar uu sasabayaa ma idooor oo laayay ciidamadii DDS ee ka yimid gobolka somali ah xadkana ka so gudbay ayu Ina cagjar sasbaya . Hadaladan manta sasbaad idooor in uu la so shirtago maba ahaa. Maxaa ka si ah Ina cagjar saab saabayn idooor ayuu ku jiraa. I just don't like the fact that inaa cagjar makes this criminality committed by terrorism liers manipulaters idooor wagash reer binu fircaawn some how Ina cagjar making excuses for idooor to justify some of mistakes happened this was a plan of action.
Mw ilahay swt hogaamiinta wanaagsan e Ila umada somaliyeed ad jeceeshahay in ay nabad iyo horumar ku noolaaadan Allah sw hakula qabto guuleeyso
Insha Allah
Hadadan ayaad gafaysa oo dadkii la laayey ee guryahooda lagu soo doontay ee la xasuuqay ayaad eedayneysa kuwii xasuuqayna waad raaligalinesa oo waad ka xuntahay nina afkiisa lagama xaalsii imikaabad gunta ugu jirtaa dhibta.
Sax weeye waxa dadka isku dira waadad wax magarato ah oo sooshal miidiyaha dadka xumaatooyinka iyo kala dilka dadka walaslaha ah kashaqeeya oo buunbuuniya kuwaasna waa in ay soomaali oo iskuduuban ay uistaagaan oo ay umada kaqabtaan mida kale haduu dagaal dhaco maha in qabiil loodanleeyahay soomaali waligeed ayay dagaalamijirtay wax qabiilana lagusaleen jirin waana laga heshiin jiray ee dadka xumaatada wadoow ilaahay kabaqa qabiil qabri kuuraacimaayo waadna dhimanaysaa ee umada haidin ka nabad gasho hadaaynaan wanaag kashaqaynayn mama aadnaan wanaag faafinaynin dadkeena soomaaliyeed meelkas jooga aduunka waa ehel iyo qaraabo iyo walaal waxaan kusoo gaba gabaynayaa soomaaliya allaha nabad iyo dad sama talisa allaha ukeeno qabiilka iyo qurankana allaha kadaaweeyo insha allaah
Beenaale waar umada ka xishoo waxaad dhigatay ayaa kuu Ayala
OGAADEEN BAA KOW KA NABADGELYO XUMADA OO SOMALI CID AANAY XASUUQIN MA LEH WAA WILD ANIMAL ADIGUNA ILAYGII KABAAD BAAD TAHAY
qolfoofka😂35😂.
🌿1991-2025😢
🌿Eebe ha naxariisto🤲
Wa runti madaxweyne mustafe muxumed cagjar
Mustafe hadal buuuku hadlay in pa fahmo
Somalidii xorta wixii fahmi waayeen
Kama talin kartid deegaan reer Sheekh Isxaaq viva Hawd and reserve area.
Dhulka hawd iyo receve ma adaa lahaa
Nimanyhw yahuud baa tihiin nimankaasa mesagy degaan sheegta
Ku laabta xuduuudiinii
Ma wada noolaan karnee
Yaa ku waydiinayaa in uu ka taliyo
Caadifada jooji nabadu waa inoo wada muhim iyo in dib wax loo saxo shacabku waa walaalo dhinacsataba aynu nabada kawada shaqaynaayo from hargaysa
Dad aan kala tagayn ilaahayna sw isu dooray oo olog ah colaadoodu waxba tari mayso.
COLAADI dan inooma aha cadaw inaga bdn inaga awood badan baan lee nahay somaliyeeey aan kor u fikirno
Well dine ❤❤❤
Nin.nindgalay.waxaasaa.ninag❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxweyne boocbooc hadii heyb gaara aysan aheyn maxaa loogubay dacawaley maxaa
Loo bilili qeystay maxaa hablaha iyo ilmaha loo laayey
Nacalad kuugu dhacday beenaalayahow
Dhiig yo cab xasuuqaad gaystay baad ku raadinaysaa cunsuri
M.a ader mustafe wax aynu qarina ma hayno ku soco sheekada
dadku liyuu boliiskii hore ayay ku qaldayaan ciidankan cusub
Maasha Allah❤
Dadkasi ma,ah dad degan dega hala la kalasaaro dhulku wuxu xolo daaq kuso talaba iyo ku klaba
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶💪💪💪💪🥰🥰🥰🦁🦁🦁
MUDANE MADAXWEYNE DADKAANI NABAD MARABAAN IYO HADAL JILICSAN MARNABA AMNIGU YUUNA GORGORYAN GALIN