If you roast the sugar on medium heat for five minutes without touching. Then begin to mix and continue. Then add your water. That way you will get a nice dark coloured caramel colour and you don't need artificial colourings.
Abaayo bakeriga rabtid ayaad istic mali karta. Bakeriga biyaha xalwada aad ku cabirtid aya sonkorta iyo biyaha cornflour ka lagu qasayo isla bakeerigas aa ku cabire
That is nice xalwo
Masha allah alle Khyre ha ku siiyo wll.
If you roast the sugar on medium heat for five minutes without touching. Then begin to mix and continue. Then add your water. That way you will get a nice dark coloured caramel colour and you don't need artificial colourings.
Ty
Masha Allah hore usco abayo ❤❤❤🎉
😋😋😋so nice can't wait to try cook it myself
Thank you sister you should
Insha allah waan isku dayaa Yaa abaayo thank you
Mashaalah jazakalahu qayr abaayo
Abayo meshan kalr uga dari lhaa sacfarn mku dari kra❤❤❤
Haa sacfaran waku dari karta
Masham alaah wish is this 🙏🙏
.manchalla🎉alhkubrakyo
Maasha Alaah xalwo run😂ah sameesay
😃thank you 😊
God willing, may God bless you. Where have you been for a long time? I have been following you.Ahmed ALi
Aamiin yarabi jazaka allaahu khair Walalkey Dr Ahmed I am still here
Record the recipe for me, please. Can you make lemon lemon salt سجل لي الوصفه لو سمحت هل تعمل ليمون ملح الليمون؟
Mashallah Mama yasmin and i wish a early eid mubarak
Eid mubarak my sweetheart 💖thank you
Tabaraka Allah amo 😋😋wakaso tuurtay thankx hun
Shukran amo fadhi mayalo ciid wa imaaday
Maasha alaah
Xalwo subaga ❤
Manhàlah🎉abayo
Manshallaah alahakubarkeyo amiin🤲🤲🤲🤲
Aamiin yarabi jazaka allaah
thank you
You welcome 🙏🏼
Maasha alah abaayo food colour ka intee ka soo gaday uk aan joogaa waagi hore waa arki jiray hada weey joojiyeen
Abaayo halal shop ka ama dukamanka chash and carry ama supermarkets ka ayaad ka heli karta
@@yasminchannel2214 Haye abaayo thank you
Qer allah kusiyo wankufaidey
Aamiin yarabi shukran xabibti
KEEP GOING XABIIBTI WAAN DHOWNAHAY GUUL BAN KUU RAJEYNAA UQTII QAALI
Thank you habibti
Warango maxaa laga wadaa
MAsh allh shukran aby
Shukran abaayo
Yasmeen 2 glass water 2 glass suger how much cornflour? Is this for half kilo halwa
2 and half cup of water
2 table spoons of cornflour
Yes it's half kilo halwa
Shukran qalii 🥰❤️
Cafwan thank you
Abyo anika wanku dhibanhy xalwada maxaa yelay ama waa ika adkata ama waa ika jilcda maqan waxa ika qaldan
Abaayo qayasta aa ka qaldan bakeriga biyaha aad ku cabirtid isla bakerigas ku cabir sonkorta insha allaah weeyku tosi donta
مثل الحلوى اليمني
Mashalah looks yummy 🤤🤤😋
Shukran 😊
Masha allah 😘😘😍💘💘❤
Shukran
Alllah
Ciid wngsan habo keep moving ❤💋
Ciid mubarak habo macan thank you 😊❤
Masha allah my beautiful sister yasamin fathiya waaye
Fathiya cadey abaayo Shukran
عفوا .. هل نستخدم في هذا دقيق الذرة ام النشاء
Yes we do use cornflour
@@yasminchannel2214 شكرا
Cafwan
qandadee waaye waa gacan gale anige amaa ooyaa ... waraanko bakeri haafkisa kudare hda
Kkkk wa iga qosol siisay
abyo isheeg nooh qadada cantata lagu cuno miyaa mise tan lagu kariyo
Abaayo qandada cuntada lagu cuno waaye
@@yasminchannel2214 mahdsanid xbbti manta u bahde Ina karsado nuskiilo markasa kuso xasuuste alle Haka abaal Mariyo qali
Yasmin cadey hada karsade wlh kale iska adage igu so baxde thank you xbbti
Masha Allah habo qaali
Shukran habo macan
Fan
You
ما زبطت معيا 💔
Mashaallah
Up
Mashalaa shukarn
Cafwan
😊😊😊
😘😘
Mashalha alha abayo guleso
Aamiin yarabi abaayo Shukran
Halwa bur man kudarsan karaa
❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰
Masha Allah
Shukran abaayo 🥰
What is warangere?
Ist this Sugar
Wooow
Can you please please explain measurements and subtitles in English.
Aniga xitaa waa rabay ma aqaano cup ka burka lagu cabiro bis aan aqaanaa oo 250 one cup waaye lkin cabirka biyaha ma aqaano
You can use any cup, but make sure you use same cup to measure for the water and the sugar and the water for the cornflour
@@yasminchannel2214 Haye abaayo
Abaayo bakeriga rabtid ayaad istic mali karta. Bakeriga biyaha xalwada aad ku cabirtid aya sonkorta iyo biyaha cornflour ka lagu qasayo isla bakeerigas aa ku cabire
Goood moring
M shabayo
Shukran abaayo
abayo kheer allah kusiiyo waan kabfa,iday
Aamiin yarabi abaayo Shukran 🥰🥰
Thank u🇪🇹🇪🇹
You are welcome 😊
Masha allha ❤
Shukran abaayo
Love 🌟💙🇸🇴🇸🇴💙🌟🧕🏻👌👍🏽
Cake
Warongo mahalakawada
Cornflour
Abaayo wad mahadsantahy
Adiga mudan abaayo
Yasmin subag buura miyaaa abayo
Ha abaayo subaga rabtit ku darso
Yummy
Thank you aboowe
Cat
16
👍👍👍👍👏👏👌🌹🌹🇸🇴
O0
78
bicycle
Nuskilo lin malodaro
It's a very tasty desert. However, it's horrible for health !
Not horrible but bad for the health, yes
Joos maxay waye
Nutmeg waye
down
Yountou
Qiyasta sfcn noma tusesis 😡
Wan ka xumahay abaayo hadi aad fahmi weysay qayasta marka xigto ayaan si fiican kugu so sharxidona insha Allah
444222222
You
Halwa bur man kudarsan karaa
مثل الحلوى اليمني
You