#Farxad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Комментарии • 287

  • @ayanyusufwarsame291
    @ayanyusufwarsame291 2 года назад +5

    Cabdi casiis mataano wiilal ah oo baariyaala ku curo ilaahaw aamiin

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 2 года назад +7

    Alah ka farxiyo sida u jeceshahay walalahaga faraxadoda malinta rabi hortisa LA tagan inshallah inta muslim ah Kala maqan adna rabi ha isku dhaweye inshallah 😥🥰🤲

  • @anisowarsame2265
    @anisowarsame2265 2 года назад +6

    Cabdicasiis really sidaa waalidiinta ilmahooda kamaqan aad ugu baafisay xilna isugu saarta ilaahay ajar aan lasoo koobi karin hakaa siiyo aamiin yaarabi gurigaaga cusub ilaahay hakuu barakeeyo mataano wiilal ah alaha kusiiyo raga soomalida wiilala ayeey jecel yihiin wiilal caafimaad qabo aamiin yaarabi

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 года назад +8

    Ilahayaw gabadhana Alla ha usoo dhaweeye iyo intii kala maqanba aamiin aamiin yaa Rabbi

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 2 года назад +5

    Masha Allah wiilka dadka heeyey dad dayacey ma eheen ayaa Isda aan idhahey waayo diin ayaa kamuqato 📚📖Masha Allah 📖📚

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 года назад

    Ilahay ha Ku barakeeyo Abdulaziz walahay waan la farxaa markasta oo aad soo dhigto dad faraxsan

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 2 года назад +4

    Abdiaziz adduun iyo aakhiraba barakoow farxad ku waar aamiin aamiin aamiin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 года назад +3

    Alxdulilaah illahow gabadhiina noo sahal cimdheer oo la qaadato allaha idinsiiyo cabziina caruur baari ah allaha siiyo

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 года назад +1

    manshaaaalaaah ilahy baa mahad a leeeh

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 года назад

    Allaahu akbar allaahu akbar hooyo aad baan uugu farxay wiilkeeda oo 9 bilood looga qaatay inay maanta heshay alxamdulilaah

  • @aliyusuf1165
    @aliyusuf1165 2 года назад +4

    Qof kasto moobeelada asxaabtiisa leedahay xitaa cabdicasiis subscribe ha ugu saaro waa codsi 🙏

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 года назад +19

    Masha ALLAH, Ajir iyo xasanad allah kaasiyo ,Abdi aziiz Runtii Ma 'Astaahilo 240kWalalayaal gaarsiiya 300k iyo kabadan 🙏👍

  • @safia5435
    @safia5435 2 года назад +5

    Walaahi soomaaliyay cabdi caziiz shaqo aad muhiim ah ayuu hayaa hala garab istaago hooyaan ahay waan dareemayaa Hooyo ama aabe ilmo kamaqanyahay ama ilmo waadkii aan haysan oo raadinaya ilaahow intii kala maqan baba iku soo sahal aamiin yaa rabi

  • @hafsacooking3818
    @hafsacooking3818 2 года назад +3

    InshaAllah Allah hasoo dhaweeyo gabadhana🤲🏻🤲🏻 iyo dhamaan inta kala maqanba

  • @mohamedblackchannel1143
    @mohamedblackchannel1143 2 года назад +1

    Allahu Akbar Waa Farxad Soo Koradhey Hooyo Mcn 👏👏🙏🏻🙏🏻👍👍🌹🌹🌹👑👑❤️❤️💘💘

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 2 года назад +24

    This is the Kind of the work we need in the society,thank you so much brother Abdiaziz for the great job,mY Allah bless you. 🙌

    • @leilaabdi4048
      @leilaabdi4048 2 года назад

      Absolutely yes he is hero bro abdiaziz good job 👏

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 года назад +1

    Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido c casiis

  • @abdirahmansalah642
    @abdirahmansalah642 2 года назад +2

    Mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 2 года назад +1

    Masha Allaah indhaha Allaah ku ifiyo dad kala irdhoway ayad urdisay

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 2 года назад

    ماشاءاللہ
    ماشاءاللہ
    ماشاءاللہ
    الحَمْدُ ِلله

  • @abdulrazakabdi1871
    @abdulrazakabdi1871 2 года назад +10

    Alxamdulilah mamada ilahay sifudud ayuu ugu dhib yareeyay
    Ilahay ayaa mahadle
    C/casiis sxb wlhi farxadan waan la oynaa farxad darteed
    Dadka murugaysana waan la ooyaa
    Murugada haysata darteed
    ilahay umada ha isu soo aruuriyo
    Aamiin inshaa alaah
    Waa wallkiin c/risaaq shiine oo jooga wadanka filand
    C/casiis walalkay khayr ale haku siiyo
    inshaa alaah Mahadsanid wll

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад

    Waa illaah mahadi mar hadey is heleen hoyoo iyo ubadeda Mashaallah.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 года назад

    Masha'Allah, Gabadhana Allaha Soo nabad Celiyo.Laakiin Dhibka Hooyadaan Loo geystey iyo Caruurteedaba Allah Ayaa u kala Xaq,Qaadaya.War RAGGII soomaaliyeedoow Caruurta iyo Hooyooyinkood Ha dhaawi cinina Qalbiyadooda ,Sidaaad hooyadiin u Rabtaan inaad la joogtaan ama aad u aragtaan ayaa Caruurta iyo Hooyadood Rabaan iney is weheshadaan oo isla joogaan.. dareenka Hooyo Lama Qiyaasi karo Allaha Xifiyo Hooyo oodhan

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 2 года назад +1

    Masha allah illahow farxada noo soo badi alxmdulilah

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 года назад +1

    Maasha allah adiga iyo intii kale ee isu heshay allah ha kaa jisaa,i siiyo amiin.

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 года назад +1

    Maamadaan gabadheedana allaha usoosahlo.wiilka farxad kama muuqato.nin hooyo la.aan ahaa uma ekka . Farxad allaha siiyo inta ay ka maqantahay

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 года назад

      Sax laakiin maxaa kaa galay haday hooyo faraxday taasaa ugu muhiimsan

    • @beydanabshir4058
      @beydanabshir4058 2 года назад

      @@az.o.4694 wax waaiga galeen hooyana farxadeeda allaha uziyaadiyo anigaaba farxada maamada lamaxisaabikaro sidaan udareemay ilinbaa iga timi Wana sababta aan wiilak kudhaliiey

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 Год назад

    Abdicasiis bishaaro maanta oojimca ah qudbihii jimcada ataalagaaga duceeyey maasha Allah inanka dadkakalalumay iskuraadiya waxshilinqadaadan waa ahluqeyr aan uduceeyno ayaakadhacday maa shall Allah abdicasiis really

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 2 года назад

    Man sha alah hambalyo hooyo mcn gabadha na ala ha sahlo in sha alah

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 года назад +2

    Maasha'allah C/Casiis guuleyso, waa barnaamij qiimo badan u leh umada soomaaliyeed

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 года назад

    Mashalah hoyo ilmahagana alaha kuu deysto anagana wan kula farax sanahay guul mashalah

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 года назад +1

    Mashallaha mamma illahaya ha ku siyadiya faraxada rabi biga iskena xafida illahaya ha ku sahalo gabdheda iyo inta sheera gariseya illahaya qeera ha siya ducada waxa iska leha Abdizaz

  • @sahraabdi9696
    @sahraabdi9696 2 года назад +1

    Masha Allah Abdicasiis qeer badan Allah ku siiyo

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 2 года назад +1

    Alxamdulillaah runtii illinta waan ceshan waayey farxad darteed Allow intii aan is hureyn ee kala maqan isu soo aruuri oo farxad ku kulansii adaa awood badane.

  • @sahramohamoud3687
    @sahramohamoud3687 2 года назад +1

    Cabdicasiisaw maamo Illaahey abaalkaaga janno iyo khayr hakuugu bedelo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад +2

    Maasha allaah hambalyo hambalyo alx farxada waa sugeynay ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo

  • @deeqoisse3006
    @deeqoisse3006 Год назад

    cabdicaziiz jisadaada jana alaha kadhigo adigaa ilaahay sabab kaaga dhigey gabadha alaha u sahlo❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 2 года назад +3

    Maasha allah illahow farxada inoo badi aamiin yaa rabi

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад +2

    Masha allah tabaarakallah allah haku barakeeyo wanaag badan baad dadka u wadaa allah ha kaa abaal mariyo

  • @astuurmuhammad5748
    @astuurmuhammad5748 2 года назад +1

    Allah kuxiifdiiyo ADUUNKA iyo Akhiiro

  • @fardowsoegale4926
    @fardowsoegale4926 2 года назад

    Masha allah waa arin wanagsan ina isku raadiso dadka kala maqan aniga waxa rajeynaa hoyadey hadii ay noshahay dadka ay la jogto ine soo bafiyaan insha allah

  • @ashaomar4549
    @ashaomar4549 2 года назад

    Maashaa alah tabarakalaah hambalyo hambalyo alah ayaa mahadan iska leh

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 года назад +1

    Masha allaah masha allaah illaahey farxada ha ino badiyo insh allaah

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 года назад

    Hoyodas iyo wilkeda ilahey ha isku kindayo cadaw ayaa idin kala qariyay cimri dher alaha isku kinsiyo mashalh

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 года назад +2

    Alxamdulilaah hadii ay heshay wiilkedii hadii ay heshay gaba dhana allaha u sahlo insha allah

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 года назад +1

    Mash Allah iLaahey ha ku barakeeyo Cabdicasiis Jazaakallh kheyran

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +3

    Asc Maansha Allaah Hambalyo Hooyo macaan in ay heshey wiilkeeda illaahey Cabdicaziiz really Qayr ha ku siiyo owlaad aad ku faraxdid oo baariyaal ah illaahey ha kaa farxiyo cabdicaziiz insha Allaahu jzk Qayran,markastana waan kuu soo duceeya,

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад

    Alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay gabadha iyo inta kala maqan illaahay haysu soo ururiyo

  • @zahraimankey3910
    @zahraimankey3910 2 года назад +3

    Mashallah Allahu Akbar Ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo 🥰

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 2 года назад +1

    Masha Allah gabadhana Alla ha sahlo waa lahelayaa hadii eey nooshahay insha allah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 года назад

    Maasha Allah ajiir iyo xasanaad illahay ha Ka waraabiyo Aamiin

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 года назад +1

    الحمد لله رب العالمين وجزاك الله خير الجزاء يا اخي العزيز الله يحفظك ورعاك من كل شر اللهم امين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 года назад +1

    Masha allah allow farxada no siyaa di gabadheedana allow usahal inta wll iyo walid ee kala maqana alla haisu so uruuriyo

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 года назад +2

    Mashaallaah cabdicaziiz ducaysane ayaan ku bixiyaya
    Allaah ha ku xafido

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад

    Alxamdu lillah. Allaha u sahlo gabadha ka maqan.

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 года назад

    Wcs wooooooooooow mamo far xadadu waa farxaden ee allow abayan sodhowe♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ruqiyodaahir6596
    @ruqiyodaahir6596 2 года назад +1

    Maa sha allaah tabaarakallaah alaha idin siyaadsho farxada gabadhaada alaha kuusahlo

  • @mohilbeautyuk7926
    @mohilbeautyuk7926 2 года назад

    Walahi Ahlu Kheyr baad tahay Kheyr Allaha kusiiyo Cimridheer.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 года назад +1

    Maa shaallaah 👏👏👏👏👏
    Abdi Aziz thanks 🙏 walaalkiisa
    Jisaakallaahukheyrn

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 года назад

    Masha Allah xanuun waaya walaahi jazakallahu khayr walalkey

  • @feysalxasan9260
    @feysalxasan9260 2 года назад +1

    Masha allah wlhi wan la farxay hoydan illahy ha isku keydayo adna ajar illahy ha ka siiyo wll qaali ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahramohamed5698
    @sahramohamed5698 2 года назад

    Masha allaaah Abdi aziiz wll ilhy ajar haka siiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Год назад

    Masha alaahu alxmd jisadada jano gabadhana waa lahaa

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 года назад +1

    iLaahey ha u sahlo gabadha ka maqan kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 года назад +1

    AAD IYO AAD BAAN UGU FARXAY IMOM INAY HESHAY WIILKEEDI OO WADAAD ÅH.GABARTANA ALLOOW U SAHAL MOM AY HESHO .AMIIN YAA RABBI .THEN ABDI AZIIZ ALLE HAKU BARA KEEYO WALAL A.IIN YAA RABBI

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 2 года назад

    Maashaalaah mabruuk Habaryar hambalyo hambalyo Alxamdulilaah

  • @foosismaciil7817
    @foosismaciil7817 2 года назад +1

    Masha allah waa muuqaal farxadle abaalkaaga allaha kusiiyo

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 2 года назад

    Cabdicasiis guul guul hambalyo hambalyo eedo

  • @calicabdulle3711
    @calicabdulle3711 2 года назад

    Alxm adigane ajir iyo Xasanad alle haga siiyo

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 года назад

    MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KUMAHADSAN

  • @Sofiagedi-sg4zy
    @Sofiagedi-sg4zy Год назад

    Thisisthekindoftheworkweneedinthesocietythank😍😍😍Hilton c love you💖

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 2 года назад

    Ccsiis caawiyaa tahay alle ayaaku caawinaya guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 года назад

    Allah ha Ku sahlo gabadhada hooyo macaan

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 2 года назад

    Alx Alla mahadleh marka hore markalawaad wlkey cabdi casis

  • @ilhaanxuseen7126
    @ilhaanxuseen7126 2 года назад +1

    M.a Allaha isu soo wada sahlo inta kala maqan oo dhan

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 2 года назад

    Wcs wr wb masha Allah Allha isku kin barkeyo walsha maqane Allha soo saqiro insha Allah yaa Rabi amin 🤲

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 2 года назад

    Ala cabdi casiz abalkaga 🤲🤲🤲allha unba gudikaro aqero jano adunyo farxad

  • @zahraelmi9676
    @zahraelmi9676 2 года назад +4

    Mashallah mashallah 🥰 😍😍😍😍😍😍😍❤️

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 года назад

    الحمد لله الحمد لله جزاك الله خير عبد العزيز

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад

    Alla Alx waa hooyadii wiilkeeda oo yar laga qaatay iyo gabadhii oo Uganda uga maqneyd alx

  • @foozia426
    @foozia426 2 года назад

    Amiiiiiiiiiin ya rabi

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 года назад

    Gabadhana alle ha soo dhaweeyo.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 2 года назад

    Masha Allah waad mahadsantahay

  • @falaskhadar2561
    @falaskhadar2561 2 года назад +3

    Ilaah iguma keeno laakiin hadeey dhacdo wiilkaas aabahiis iyo ehelkiisaba walaahi in aan cafin laheen waaba dad duli ah

  • @shugriahmed9384
    @shugriahmed9384 2 года назад

    Masha allah wan lafarxaynaa manta sidii. aan shalay ulamurugonay

  • @mamanishad1750
    @mamanishad1750 2 года назад

    Mashaa allaah wafarxad adne ajar iyo xadanad insha allaah

  • @mahadnuur1348
    @mahadnuur1348 2 года назад

    Masha allh nasiib wangsan ayaa usugnaaday maamadaas

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 года назад +4

    abdizaz waxaa ko faraxdo allaaha ko siiyo habo jizakallaah qeir jizaa

  • @zeynabsaynab6729
    @zeynabsaynab6729 2 года назад +2

    💖💖💖💖💖💖maasha Alaah

  • @fadumomaxmed2992
    @fadumomaxmed2992 2 года назад

    Mansha allaah hal wiil bay radinaysay balse waxay heshay isaga o shanraga ah

  • @fadxiyayasiin6795
    @fadxiyayasiin6795 2 года назад

    Masha alh c siis wllo ilaahay haku xiftiyo

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 года назад +1

    masha allah allaha gabadhana hawsoo sakhiro. . insha allh guul bay kudhamaan allaha haysu kiin xifdiyo. . allahuma aaamiin

  • @fiskahassan5305
    @fiskahassan5305 2 года назад

    Masha Allah waa Alle mahadii.

  • @abdiazizismail2306
    @abdiazizismail2306 2 года назад

    Alxamdulillaaah Alxamdulillaaah Alxamdulillaaah. Abdiaziz iyo teamkiisana Jazaahumullaah

  • @AbdulahiAhmed-x9d
    @AbdulahiAhmed-x9d Год назад

    Cabdicasiis waxkale garanmaayo janadii alahakusiiyo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад +4

    Waxaas waa shaqadeyna mobilo kale ayaan kaaga saaraa

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 года назад +1

    Maasha Allaah. Alxamdulillaahi.

  • @Faay371
    @Faay371 2 года назад

    Masha Allah alxmadulilah❤️❤️

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 года назад

    Masha alah hanbalyo ilaahay gabdhaha hasoo sahlo

  • @hananabokor4260
    @hananabokor4260 2 года назад

    Maanshallah ilaahay miisaanka xasanaadka ha ku saaro walaal

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 года назад

    Masha Allah guuleysta