Deg Deg Somaliland Oo U Badheedhay Maraykanka Xaqiiqada Heshiiska Aqoonsiga & Fashilinta Xasan Sh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2024
  • Deg Deg Somaliland Oo U Badheedhay Maraykanka Xaqiiqada Heshiiska Aqoonsiga & Fashilinta Xasan Sheekh
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 20

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 14 дней назад +4

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 14 дней назад +7

    ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 14 дней назад +2

    Slnd guuul insha allah

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 14 дней назад +3

    Maasha allah somaliland mawqifkeedu wuu cad yahay xaq baanu u leenahay dalkaanu doono ayaanu xidhiidh la yeelaneynaa dal walba wixii u dan ah ayuu qabsanayaa somaliland guul forever insha Allah

  • @ahmedyousuf1008
    @ahmedyousuf1008 14 дней назад +1

    MNSHA ALLAH WEEYI HAMBALYO SOMALILAND GUUL ILAAHOW CADAWGOODA JABI MEEL KASTOOY JOOGAAN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 14 дней назад +4

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 14 дней назад +3

    insha Allaah Guul iyo Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somaliland, Guul Somaliland

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 14 дней назад +1

    Shaqo wcn

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 14 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmuhumed2619
    @mohamedmuhumed2619 14 дней назад +1

    Waa safiirka maraykanka u fadhiya soomaaliya ninka inoo yimid. Waa inaynu xaqiiqda sheegnaa.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 14 дней назад +1

    WAXBA YAANU MARAYKANKU MARBA U SOO MILIQSAN BERBERA ILAA UU NA AQOONSADO.

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 14 дней назад +2

    Ilaa inta aynu safiir fadhiya xalane uu somaliland imanaayo wax weyn baa qaldan am u.n. ha ufadhiyo am somaliland waxa jira debac duub la maasiyeed sidee baa dal aad leedahay waa kala baxanay safiir u fadhiya dal kuugu iman karaa

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤in sha Allah soon icttiraf then we're comming Back all

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 14 дней назад

    Waxan odhanlaha mareykanku hayna dayo inu qiyali inagula socdu donaya waxan waxba ina tareyn uma bahnin ruushka walahi ino dhami laha wa waxma tare

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 14 дней назад +1

    Viva Arbasy news

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 14 дней назад +1

    aduunka waxa uu ku kla socdaa waa dano iska horyimada waxa dawlada ilaa qarni ku dhow oo aad iskagahor yimado danahoodu tussle 2bada dawladood ee kalal ah Rassia and USA waligood dano kumay heshiin sida awgeed manta somaliland dantedda ahalaka ay ku jirto ayaa ah muhiim waana talaaboyinka istaatijiga ah somaliland uma baahna mareykanka lkn isaga u bahan oo ubaahan dekeda berbera iyo saldhiga ciidanka ee berbera waayo saldhiga Djibouti manata wax waxa duldegay China oo ay iska horjeedaan nido qarnigii tagey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 14 дней назад

    MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI WAA HALYEY DAACAD U AH QARANKIISA WAXAANA HUBAAL AH IN UU KA RUMEEYEY RIYADII SHACABKA SOMALILAND MADAXWEYNE ANAGA AYAA KU GARAB TAAGAN MA JIRTO HUWAN KALKAAL CID U BAAHAN MADAXWEYNE GUULEYSO JIR OO JOOG