QEYLA DHAAN CUSUB:-Milkiillayaasha Goofaf ku yaalo duleedka Muqdisho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии • 11

  • @MaxamuudMustafCali
    @MaxamuudMustafCali 11 часов назад

    Magaaladii waxa qasay dad dhull boobayo iyo kuwo dhull aysan leheen xaq daro ku dagan 30 sano o MW wada habarayo subxanallah 😢

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 18 часов назад +1

    Cadaalad daro dulmi dhiig sokeeye midab takoor haybsooc dadka qaar kii xoog sheegashao dhiiga islaamka oo lagu daadiyo dulmi dhac boob bililiqo eexasho gardaro garab’og intaasba waan haynaa Dadku marka eey yihiin dad xun waxaa lagu saladaa oo madax looga dhigaa mid kooda ugu xun hadii aan nahay soomaali kama baxayno musiibada aan kujirno ilaa aan Allah usoo noqoneeyno waayo wixii aan isku geeysanay ama hadaba aan isku hayno ayaa nalaka jarayaa alle xaqa hana wada fahamsiiyo soomaaliya waxaa arkaysaa dhul maalo lagu safrayo oo wax dhaqaaqo aan lahayn oo ah lama degaan hadana dhul ayaa laisku haystaa waala yaab Subxaanalaahi cajaaib.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 16 часов назад +1

    😂😂😂 YAA QORYO QAATA. OO ISKA CELIYA. MAXKAMADNA TAGA

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 16 часов назад +1

    😂😂😂 MADAXYA DOODA QALAJIYA. FILIM NA KA DUUBA MARKAAS KADIB MAXKAMAD HALA

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад

    sax dhuulninkisa leh

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 6 часов назад

    Xasan dhiiqo wadanka qabiil buu ku mamulayey

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. День назад +2

    Markii hore ba Goofafka yaa idin siiyay
    Mise unukaa leh ayaa ku hesheen oo maanta waxaa ka dabo timid anigaa moryaan ah xaqna u leh 😂

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад

    ,soomaaliyey dhuulka madhul guryo ladumiyaya umada islamka dadka goofleda hala nabad galiyo duladan lahen xooglaguma qadan karo

  • @mohamedyusuf9913
    @mohamedyusuf9913 День назад

    Nasiib ayaa so doontay lkn hada ma arkaan Dadkaan yaa wax u sheega shqo iyo dhul qiimo yeelan doona

  • @dalmardiaspora9607
    @dalmardiaspora9607 День назад

    Waxan laa yabay sabaabta itoopiya loogu diiday badda ...kuwan waba oromo oo kale oo soomaliya iska soo dagay😂

  • @MuradAli-nx3dk
    @MuradAli-nx3dk День назад

    Goof waxaa ladhaha meel dad ku noolyihiin meeshii aan la daganeen waxa iska leh Somalia dhan