Deg deg Xasan & Xamze oo Kenya isu daba-maray Wax Wayn ayaa jira!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии •

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 дня назад +11

    Axmed Madoobe waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin culus oo soomaali dhab ah wuxuu Jubaland ka difaacayaa Ayaxa Xamar diirtay. ❤❤❤.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 дня назад +14

    Xassan iyo waxa la midka ah Dowladnimadii way ihaanaysteen
    Allaha dhaafiyo Soomaaliya.

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 дня назад +4

    Labaduba Waxay Kenya u tegeen waxay aheed iney Lacago u qeybiyaan odeyaasha beelaha Ogaadeen si A. Madoobe ay ugu hortagaan .

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дня назад +14

    AXMAD MADOOBE GUUL IYO GOBANIMO ❤❤ CIIDANKA JUBALAND GUULEYSTA❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дня назад +4

    XASAN HADDUU DOONO KENYA WUXUU ODHANAYAA BADDII IN BAAN IDIINKU DARAYAA...!!!!

  • @abdialiDiriye
    @abdialiDiriye 2 дня назад +2

    Mansha Allah garashada dheer baan kugu jeclahay Allaha ku xifdo jaamac Gallad kheyr iyo cibaado san baan kurajeynayaa

  • @Phinksa
    @Phinksa 2 дня назад +4

    Hassan arinkaan Niman baa ka danbeeya axmed madowe will win 🏆 no doubt hassan.

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 2 дня назад +10

    Hadan nahay beesha
    Ogaadeen
    Ahmed ayaan taageer sanahay

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 дня назад +3

    Xamze barre waa sixranyahay tolkii ha quraansaaro xilkana haka dago 🙏

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 дня назад +5

    MD Hassan Sheikh Ragii Usoo Hiiliyey Abaalkooda Sidee Buu Ka Dhigay Marka Waa Iyaga Is Daba Ordaayee MD iyo RW War Naga Fariista Waad Na Ceebeyseen Qab Malihidiin Xaqiiqda Cid Idin Aaminimeeysee Naga Fariista

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 дня назад +1

      Labadii Dulmi Ku heshiiyo xaqay Ku diriraan
      Shalay Dulmi ayey heshiis Ku ahaayeen.
      Kuwa umada lugoonayo Allaha dhaafiyo

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 2 дня назад

      Xasan asaga aya besha ogaden uhiliyaay oo reysalwazare kaa dhigay oo ayay Dani iyo mj kukala dhinteen xasan

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 дня назад

      ​@@salmanyare9243Wll maxu u qabtay Hamza beesha Ogadaen?

  • @aminam3470
    @aminam3470 2 дня назад +1

    Xamze wa magacuyaal Xasan ku shaqeesto ciidna ma meytelo.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад +1

    Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 дня назад +13

    Illaahay hakuceliyo shartooda xamse iyo xasan

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k 2 дня назад

      Maamul diiday Daeladisi dhexe

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 2 дня назад +2

      Allahuma amin ilaahoow shartooda kaqabo shacabkaas nabadda haysta oo eey weerarka ku yihiin

    • @anab9951
      @anab9951 2 дня назад +1

      Aamiin ilaahay haku celiyo sharta ay wadaan

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 2 дня назад +1

      @@Abc-sp6gc Aamiin ilaahey shartiisa shacabka jubaland ha mootiyo nabadey uquiri la'yihiin

    • @Raho339
      @Raho339 2 дня назад

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiin Yaarabi

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 2 дня назад +4

    Xassan dhigo

  • @MaxamedYuusuf115-k7t
    @MaxamedYuusuf115-k7t 2 дня назад +1

    Asa❤❤❤❤❤🎉

  • @seed3966
    @seed3966 2 дня назад +2

    Aac jama indho cade saxibada kala takte marba dhan u orod weeye xaalkaadu 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @laasabdirishiid9599
    @laasabdirishiid9599 2 дня назад +1

    war waa guuleysanayaa ahmed madoowe waa tuugo asaga hasan shiikh iyo hamsa

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 2 дня назад +3

    Guul guul jubbaland ahmeed Islam vivaaaa no more moryanimo

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 2 дня назад +1

    Jaamcow waxa kugubaya waana naqaana waa kursiga yeesan helin cowlyaan ee dowlada deganka imanasada cowlyan gurigooda joogan a madobe waa lasaarayaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah 😊

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 2 дня назад +1

    Politician kii somaliyeed oo Ethiopian heshiis kula ah in dalkeena ey joogaan then politicians kaas wuxuu ku'dhaqmayaa treasonous act bilaa shaki
    Ethiopia ma'ahan dal walaalaheena eh ee waa cadow soojireen in ey xoog kujoogaan somalia yaanan loo fududeynin waayo nijaaso lama soo dhoweesto
    Kii soo dhawestaana waa khainul wadan
    Wabilahi towfeeq ✌️

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 дня назад +1

    Somali.sheekadedda ma qaxaaay ku.dhamafaay ethobia iyo kenya

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 дня назад

    Zxp anigo kaso horjedo madaxweynaha sinaba ma tagerayo Aidsopia qashinka ah cagta inla mariyana wan donaya Insha Allah.

  • @abdiazizgele7939
    @abdiazizgele7939 День назад

    ASC Jaamac Galad
    Oday Soomaaliyeed

  • @muqtarmohamed1179
    @muqtarmohamed1179 2 дня назад +2

    Kuwiii beenta faafi jiray iyo dhiigya cab waa laga gudbay soomalia alah guuleeyo

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 2 дня назад

    Xukumada Xasan sh ee lafa hilato wa inan wada jir uga hortagnaa

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 2 дня назад

    I'm not og and I support ahmed Madobe

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 дня назад

    Waji xumey ma caruurbaad usheekeeneysaa maaweelada caruurta

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 дня назад +3

    Mashallah Mhadsaind walaal
    Explained it very clearly and analysis it very excellently
    If Hasan sheekh and Hamas want to solve Jubland case by military means all Somalia nations are with president Ahmed Islan side supporters finical and military and morale

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дня назад

    Dawladi majirti. Xasana wuxuu rabaa. In uu. Kismaanyo. Hawiye. Kasiiyo awood

  • @KhadarCabdinasir-l9g
    @KhadarCabdinasir-l9g 2 дня назад

    Asc Ahmed iyo xasan waxay ilathy iny ila dagidoonaan doontooda

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 2 дня назад +5

    Hawiye jubaland ku raaxeysan maysee yaa usheega in rag imaanayo

    • @Michealfot
      @Michealfot 2 дня назад

      Oromo ka ceaho horta Jigjiga duli yahow, ama waxaa tahay amxaar Afsomali bartey oo dadka isku diraayo

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq День назад

    They are mad Kenya will not enter into somalia affairs. Jubaland President Ahmed Madobe is there to stay period.

  • @zahraashkir2731
    @zahraashkir2731 2 дня назад +2

    Jamac, dad, waa weyen maad la hadleesa mise Ciyaal baad u sheekayneesaa?
    Jubaland Ogaadeen maa dega kaliya?
    Ka xishood umadda waa lagaa xog ogaalsan-yahay.
    Doowlada Kenya ma ogaadeenbaa Madaxwayne ka ah.
    Ileen duqon lala ma murmo.
    Jaamac umadda ka fariiso.

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 дня назад

    How are you jamac demeer

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 2 дня назад

    Asc awoowe xasan badroolkuu usocdaa

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 дня назад +4

    Jupaland waa in laga Difaacaa Hawiye Action gruop iyo. Xasan dhiiqo.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 дня назад

    Hamaze walee hooyadaa wiil ma dhalin biyo

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 День назад +1

      Hamze hooyadii waa sheeqaal
      Naagtiisana waa abgaal,hamze waa hawiye 5 daqiiqo dhiman

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 дня назад

    Maxaa noo sheegtay

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 дня назад

    Alla labadaan qof ilaahow naga wad

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 2 дня назад

    Ahmed dacaad guuul ahmed kenya ada amaa habartiiin adaa ahmed mesha isagaa leeeh

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 дня назад

    Madaxwayne xasan dhiiqo awoowga wase

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 дня назад +1

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 дня назад

    Kolay Warkaagu Sheekadii Maamul diiday Dawladiisa dhexe

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 дня назад

    Ayaga kenya caawimaad ma waydiisata waa maya maxa
    Madaxda somaliyeed caruur la
    Tababara.kuwaan somaliya waa ceebeeyeen

  • @maxamedcade5137
    @maxamedcade5137 2 дня назад

    Wallaahi wejigaaga waxakamuuqatoh caro

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 дня назад +1

    Xassan sheikh adan madoobe ha laga taqaluso xamze quraan saar ayuu ubahanyahay sheikh Rusheeye haloo geeyo 🙏

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 2 дня назад

    Warkan halkeed ka keentay?

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 2 дня назад

    Dal jir tv abaal malihid xasan waa ninki royal wazare kaa dhigay hadi axmed madoobe kismayo kaa tago nin kale oo ogaden aya imanayo marka qabyalada iska daa xasan iyo xamze dalka qof iyo cod haa garsiyaan kadib na mudane farmaajo mise mudane xamze ayan madaxeyne uu raba inshallah

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 2 дня назад

      Hhhhhh xasan ninka qabuuraha lafaha kasoo guraayay oo cashiulaayah miyaa doorasho xalaala ah sameeyneysah xasan dalxaraashe tuug

  • @HamudiStudio-y5e
    @HamudiStudio-y5e 2 дня назад +1

    Maha dawolad soomaliyed waa yuen sii jaamac

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 2 дня назад

    Maxweyne. Qabriya faagte iyo xamze musquladhaqe yaa aamiinaaya that’s true yes yes and no more dadkeedi dhintay an kabad baadino xassan iyo hamze kkk kkk kkk

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 2 дня назад +1

    Somsliya waa xor

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 дня назад

    Jama asc walaalo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 дня назад

    Kenya maxay ka qaban karta Itoobiya 😅

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 дня назад

    Kenya iyo ethiobia argagixisadoodu ma somalibaa ?

  • @suldaanburhaan9765
    @suldaanburhaan9765 2 дня назад

    Jamacoow waxaa la sheegayaa in xasan khiikh kenya ubalqaaday inuu bada siinayo hadii axmed madoobe lala qabto maxaa ka jira

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 2 дня назад

    Kkk Ceeb iyo khasaaro iyo qiyaano qaran hogaamiye maamul gobol kenya nagaqabta waxaadrabtiina anagaa idin siineeyno wixii doowladi hore kadiiday maanta kenya waalasiiyey ceelki shidaalka kenya ayaahada baaraneeso waaloosaxiixay waana qiyaano qaran arinkaas

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 дня назад

    HADII CIIDANKA LAGA QAADI WAAYO RAAS KANBOONI XASAN WUXUU SADAA DAGAAL DAAROOD HADEY SAAS TAHAY WAA IN UGAADEEN U AARAAN AXMED OO AY HAEIYE KENYA KA SOO TARXIILAAN XAMARTOODA LAGU SOO GUEAA

  • @mohamudmohamedali660
    @mohamudmohamedali660 2 дня назад

    Xasan xataa wuxuu ogol yahay inuu badda Kenya uga tanaasulo

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 2 дня назад

    doqonka lugah goroyadah leh yaan naga qabta raysalwasaarana maaha waa adoon awr kiraale ah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊daaroodoow waa inaad jubaland dufaacataan dulaanka qaawan ee hawiye ku sooqaaday jubaland hasan gurguurte oo adeegsanaya awr kiraale dhaga fudud oo magaca Ogaden iyo daaroodba god kuriday 😊😊😊😊😊😊

  • @cabditashadm
    @cabditashadm 2 дня назад

    Faramajo oo hayasatay lacagatii Qatar iyo Xitaa ogolaaday ina Ceelasha shiidalaka Kenya lala wadaagayo daqaliga kasoo baxa Kenya oo Fiirisaneyas National interest waxayan u Cadaatay ina Axmed uga Qiimo badana yahay wax walab

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 дня назад

    DOQONKI II OGAADEEN AHAA JUBALAND LAGA QAADYE

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дня назад

    XASAN WAA INUU GABADHIISA SIIYAA MW KENYA...!!!!!

  • @mohaali4204
    @mohaali4204 2 дня назад

    Calacal miye uso aden xasan iyo eyy zamze wanila so af jara inshaallah one day one time

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f 2 дня назад

    Ogadeenku caqli xuma ku laha hamze iyo ahmed ayaa is caya . War Xamze barre wa shaqale u shaqeya xasan shiikh

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дня назад

    Niman. Iyaga lagumaysto oo. Ku shaqeeya. Goaamo gaalo iyo. Carab. Isakaashanay ayey. Soomaalidu. Moodayaan. Inay wadanka. Maamulaan

  • @farahbacadweyn518
    @farahbacadweyn518 2 дня назад

    Ma badiii ba hadana la gadayaa

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 2 дня назад +2

    Galad haye, soo wad beentaadii...

  • @NasroXuseen-s2i
    @NasroXuseen-s2i 2 дня назад

    Asc jamac galadow

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 дня назад

    wadanigii gob ah lamadufsadee ninkii dhiig xalala dabiir kujiro laluush qadan maye gobey lico hajabin bankaga gudbaa gardarana yelimayo geeriduna xawweye gobaniman kunolan axmed godobta lagagalay waloo goayaye xaqban kugadodiyo allaa gurmad iifidine ninkasto iigafayna walaga gooyniye nabsigu gafimayo ninkii igaadaya gondahayguiman goray noqotaba gala dagalka dadkaygow godobi wawiishe axmed geestuu igajiran gama kahaystaye ugargar allahayow wageedi libaax xawkugaylama ee guul insha allah🤲🤲🦁🔥🔥🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪🦁🔥🔥🇬🇲🇬🇲💪💪💪🙏✌️

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 дня назад

    Kursiga xamse miyaan ku badalanaa jubbaland waa may

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 2 дня назад

    ogaadeen power❤❤❤❤❤🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🐎🐎🐎🐎🐎🐎✅

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 2 дня назад

    👉 JAAMAC GALAD. XAARKA MARKA NAGA DHAAF . DOWLADA SOMALIA IYO MAMUL NIN SAMEYSTEY YAA WEYN OGADEN ISKA DHAAF . XITAA ETHIOPIA YA GUMEYSATA OGADEN UMA BABAC DHIGI KARAAN CIIDANKA XOOGA SOMALIA.

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 2 дня назад

    jaamacoow waa ku taageeraa marka aad ethopia ka hadli jirtay hada waxaad ku dhowdahay in aad ethopia ku taageerto in ey somali gabsato hawiye naceeb dartiis misse xassan shiekh baad ku ektahay!

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 2 дня назад

    Ahmed madobe must go

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дня назад

    MW DUSAYA SIDII TUUG ISQARINAYA SI UU WAX U XADO...!!!!!

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 2 дня назад

    Raasganbooni badroolbaaku jira

  • @hananali4200
    @hananali4200 День назад

    Waa mesha laga xukumo

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 2 дня назад

    XASAN GUDAHA WADANKA WA KU FASHILMAY DIBADUNA WA LIICAYSA.

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 2 дня назад

    Somalia hadi la marki 3aad lo dhaafo Ahmed madobe meel fican ayay u socoda hadi laga dido meelxun ayay u socooda 😂😂😂😂😂sheekadi puttland

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 дня назад

    CBB munafuq subhannaallah hasbiyaallahu wannemalwakil been been been 🤮🤮🤮🤮🤮

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 2 дня назад

    Abti warkaasi waakugu kalidaaaaaaaaa

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 дня назад

    Jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee faqashta ugus ee qawaarijta arxanka Daran gacan bir ah Ayaan iskaga qabaneynaa

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 2 дня назад

    Hasan dhiiqo halasoo qabto sidagdag ah😁

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 2 дня назад

    Dagaalkani wuxuu kusocda beesha daarood Ahmed Japan jarada lagufuulaya

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 День назад

    OGADEN ISKA QABTA HAMZE CADOWKA OGADEN
    RABA OGADEN ISKU DHAARO DAGAAL LA GALIYO HAMZE ASALKIISA WAA DOOFAAR OGADEN SHEEGTA HAWIYA JIDLE AH IYO QOFKA KASTA RABA INUU OGADEN IS DAGAALO WAA CADOWKA ABSAME
    DAGAAL JUBBALAND HASAN DHUL HASAN USC
    RABA DHULKA ABSAME

  • @MuxyadinAli-i5v
    @MuxyadinAli-i5v 2 дня назад

    Xog muhiim ah: Axmed madobe wararka lasheegayo waa sidan. OLF in ay Ethiopia kasoo guurto ee ay somaliya usoo guurto ee ay Ethiopia culeyska laga qaado arintu waa sidaas somaliya dagaal dhexdeeda ah ayaa mar hore la set gareye.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 дня назад +1

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 2 дня назад

    Waxuu rabaa badroolkii laga heley inuu qoto awoowe

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 2 дня назад

    Xassan wuu waashe
    Balantenu waadagaal

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 дня назад

    Ader mad runta ka hadashin kuwinan media sheganaya "Somalia" waxa imika gacanta kuhaya niman gaala ah waxayna imika la dodonayan waxan dan ugu jirin qowmiyada Somalida ama Islamka

  • @abdimuhumadcabdiraaxo
    @abdimuhumadcabdiraaxo 2 дня назад

    Xasan shekh maangaabnimadiisa wuxuu dadka kadhaadhicinayaa oo uu waliba rabaa inlaga aqbalo doqonimadiisa ah anigoo ah madaxwaynihii federalka waxaan hanbalyaynayaa somaliland taaso lamida inu dawlad madaxbanaan u aqoonsaday iyo
    Puntland maqancinkaro inaan faragaliyana awood umalihii balse jupaland ayaan awood kumuquuninaya kuna qasbayaa inay ogolaato qorshahayga iyo danahayga gaarka ah sidii aan mudoxileedka danbana kursiga ugusiifadhiilahaa qoodhiin iyo xeradiine ducfinimada noocaas ah mala aqbalikaraa? jawaabtu waa MAYA.

  • @MaxamadCareya
    @MaxamadCareya 2 дня назад +2

    Ka bax arimaha dawlada yaan lagu wiirsan.

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 дня назад

    Bada iyo qaadka weeye

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 дня назад

    Say ahayd ayaad u saartay saaxiib. Xaalku Ahmed doonis Xamse/Xasan diidis ka wayn xagayaga ( reet Jubba))
    Adet 1991 ayaa Somaliya lagu celiyay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 дня назад

    Jamacow ogaden waa in uu iska fogeeyaa hamza iyo kuwakalee ee rerka sheganayaa

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 2 дня назад

    Kawarama hadii madoobe lairyo subax kuxigta hadii xamse raisalwazarnimada lagaqaado xassaan sheekh na 5 Sano oo danbe isdorto sidaye somalia 🇸🇴 uekaannaysaa

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 2 дня назад

    Axmed madoobe waakhaacin tuug xukun jecel waxaakasiidaran kuwa wadanka kubadashay hantidi qaranka

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 2 дня назад

    Ogaadeen dhoohane war marxuumka wuu naceebeeyaye xasan munaafaq buu ushaqeeyaa hadana meeqaamkii kumade buu rabaa in lagaqaado

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 дня назад

    Cagdheer ethiopio lagu so ceeliina