Xog Muuse Biixi iyo Ciro oo Aqoonsi SL Qaabilay? Maraykanka ayaa 3 arimood oo ka farxiyey u sheegay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 56

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 8 дней назад +12

    Guul qaranka jsl

  • @AdenDahir-h2k
    @AdenDahir-h2k 8 дней назад +8

    Biixi iyo Cirro mulkiilayaasha Somaliland.

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 8 дней назад +10

    Faqash dhimatay

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 8 дней назад +4

    Waa dhaxalka muuse biixi ugaa tagayo s/laand geesi qaran

  • @RammadTV
    @RammadTV 8 дней назад +1

    ❤❤Maasha allaah Tallaabo muhiim. Ah Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland ❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 8 дней назад +2

    Allow isha cadowga na qabo, qalbadii bay jebiyeen huwan iyo qadaadweyn guulaysta madaxdayada sharafta leh guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 8 дней назад +2

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo somalilaan ilahay baa ilashanaya guul✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 дня назад

    Muuse Waa. Geesi. Qaran Allow xafid

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 8 дней назад +1

    Waa guul waa guul soomlilaan waa guul ilaahayaw cadawgayaga caamiye indhala Ka dhig guruurte iyo geele waxaan leenahay ha Ku daalin jeedaal ha Ku daalin jeedaal indho soo ma jiitaan qalbi Kaa janjeedha soomaalilaan guul iyo gobanimo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 8 дней назад +2

    Inshallah Guul Somaliland

  • @MaxamedAadan-t6h
    @MaxamedAadan-t6h 8 дней назад

    Bilowga Aqoonsiga Rebuplic of somaliland sha Allah

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 8 дней назад +3

    Somaliand Hanoolaato ❤❤❤❤

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 8 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waabaa beryay soomaliland xawlal caalam

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 7 дней назад

    Waa guul u madaxweene muuse biixi cabdi unosii sahamiyey odaygan hada xilka kuso socdaan halkaas un hakasii wado💚🤍❤💯

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 8 дней назад

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 8 дней назад +2

    Ha iska ciyaan baa ka dhacday,Kuwii maanta ayey sii waasheen,Cidna Haybad ilaahay siiyey lagama qaadi karo

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 8 дней назад

    Masha allah wax walab madaxweyne cabdiraxman cabdilahi abadiyo rabi haaynoga dhigo mid mir dhal wacan

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 8 дней назад +1

    simalind guul guul cadowga dallka ha dhaco waan ka gulaysan rabna isha ale xasan vilo war dheglay iyo gela mamula xafada jabuti kii ku farxow ala ha ino dayo kii ka xuna ilahay ha kuu sahlo sotyyy

  • @yurub5288
    @yurub5288 8 дней назад +2

    Faqash meedey manta 😢😢😢😢😢

  • @khadarcisman9710
    @khadarcisman9710 8 дней назад +3

    galbatay somaliland ka samir qadaad weyney

  • @sabadsuliman1304
    @sabadsuliman1304 8 дней назад

    Guuuul🎉🎉🎉🎉

  • @HamseAdamabdulle
    @HamseAdamabdulle 8 дней назад

    Khayr insha alash❤

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 8 дней назад

    Guuul guuul Somaliand insha Allah. ❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉

  • @SayidYoonis
    @SayidYoonis День назад

    Manshallh

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 8 дней назад +2

    HANBALYO 2 MADAXWAYNE GUUUUUUL

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 8 дней назад +2

    Maraykanka waxaan karabnaa citiraafka somaliland ayadaan gabasha lahayn marabno haldal danbe oo khiyaamo ah ama musasal cimridherer ah.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 дней назад

    Guul

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 7 дней назад

    Illahay swt ayaa. Inoo sheegay inaanay yuhuud iyo nasaara raali idinka noqonayn ilaa ay diinta idinka saaraan

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 7 дней назад +2

      FAQASH MIYAA DIIN NOO SHEEGAYSA !!!!!!!!!!!!!!!!

    • @maxamedmursal-e5p
      @maxamedmursal-e5p 7 дней назад

      @ahmedgaileh subxaan hadii qawlka ilaahay lashegana ma faqashbaad u iga tagtay waadse maqashayune maad arag faqashba inagu ragii wadanka kasaaray baanu ahayn

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 7 дней назад

      @@maxamedmursal-e5p
      KKKKK
      WAAR MAXAAD TIDHI !!!!!!!????
      FAQASH ANIGA WAY XIDHATAY DABADEEDNA WAXAAN KU BIIRAY SNM 1982 BISHII 6AAD.
      ALXAMDU LILLAAH MAANTANA WAAN NOOLAHAY.
      DIINTA LAMA DIIDI KARO HAYEESHE FAQASH DIIN MA SHEEGI KARTO.

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 7 дней назад

    Fiqi Qanjo buur imika ha dhaho waan cambaareeneynaa sidii caadadiisu ahayd.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 8 дней назад +1

    NICE MEETING

  • @Alzhv3Beveuvr
    @Alzhv3Beveuvr 8 дней назад +2

    Asc Anigu ku taalin mayo in somaliya laka lajaro lakin Firiiyay somaliya oo muudo 35 sano ku dhaaw ayey xalin kari laadahay khilaafka ka dhaaxeeyo dadka al shabaabna iska horeyn laa dahay waxan dhihi lahaa in umada somaliyeed inteey isku timaado in somaliland Lafasaxo Dawlad madax banaana ay noqoto Reer somalilandna ay iska dhaafaan dagalka iyo colaada iyo somaliya naceybka< 35 sano waxa lagu dhisaa umaad iyo daqaale iyo firik cusub Fr Djibouti 🇩🇯

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 8 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 8 дней назад +2

    HANBALYO HANBALYO SOOMALILAND

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 8 дней назад +2

    geele calool baaldi hoyadaa was wuuka xunyahay wixii soomaaliland usoo kordha

  • @Aliya-i7c
    @Aliya-i7c 8 дней назад

    Hayaay waa reer koofiyad yare inaga ilaaliya ciro yaan wax laga saxeexin

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 8 дней назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 дней назад

    Guul iyo gobinimo qaranka Somaliland qaranka Somaliland

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 8 дней назад

    M/weyne cirro wan aqoon leh o diplomasi ah waxa laga yaaba in si sahlan lo ictiraafo Somakiland

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 8 дней назад +1

    HANBALYO MADAXWAYNE CIRO AABAHA NASIIBKA U HELAY AQOONSI 7 DAWLO

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 8 дней назад

    dimuqradiyada somalind waa sunta dilaysa geele iyi xasan

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 8 дней назад

    Caruurtii adaa gabee xil gudo garasho yeelo caruurtaada caawiyoo waar hooy cawradaada dado

  • @axmed8798
    @axmed8798 8 дней назад

    BEENAALE BEENAALE LOOWAAYAY

  • @saedabdilahi2124
    @saedabdilahi2124 8 дней назад

    Inaynu u midowno cadaw geena ayaa dan inoogu jirtaa ee aan ka korno is qabqabsiga gudaheena reer somalilanow toosa oo iska daaya qabyaalada

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 3 дня назад

    Waar Huwan baad noqotey

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 8 дней назад

    Benta joji warya. Kani shalay baa jabuuti buu jogay.

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 7 дней назад

    Watsaap foto ayaa iisaari àyaa ii saari daata tektok kamara ayaa iisaari aah