Waa talo wanaagsan, laakiin raga soomaaliyeed badidooda maku dhaqmaan diinta sidey tahay? Ma yihiin kuwo sida loola dhaqmo oo loo dhaqdo haweenka u diyaarsan oo mas'uulayadii Allah saaray qaadanaaya? Mise sidii aabayaashood ay u dayaceen guryahoodii iyo xaaskii iyo caruurtoodii ayaad la rabtaa gabdhahaan? Allaha fahamsiiyo diinta ragga soomaaliyeed
Masha Allaah
الحمدلله علي نعمة الاسلام
Mhdsanid cabdi xafid muqalda itus o itabsi ah iyo wliba dacwda aad ino sogudbso Mar waliba
walidkod xaqa Allaha tuso
Welcome to the islam sisters masha Allah ❤❤❤
Wllhi maalin illaahey kudhaartey ayaa badbaadeen ileen maalintaas khalqidhan ayaa laxisaabindoona allaah kaligiis ayaa boqortinimada usugnaatey maalintaas kuwii badbaadey allaah nagudhigo❤
Asc jumca Mubarak madaxweynaha mustaqbalka abdihafid
SALLHU CALAYHI WASLAM
raga somaliyeed gabadhhan guursada ,ilhay waa uu ina barakaynayaa waadna dagaysaan
Waa talo wanaagsan, laakiin raga soomaaliyeed badidooda maku dhaqmaan diinta sidey tahay? Ma yihiin kuwo sida loola dhaqmo oo loo dhaqdo haweenka u diyaarsan oo mas'uulayadii Allah saaray qaadanaaya? Mise sidii aabayaashood ay u dayaceen guryahoodii iyo xaaskii iyo caruurtoodii ayaad la rabtaa gabdhahaan? Allaha fahamsiiyo diinta ragga soomaaliyeed
My cat is now convinced he can be a RUclips star. I think we have a new project💞
This video is so funny that even my kettle boiled over with laughter💞