Waa arin wngsn, oo dhalinta waxtar uleh, buugataada sikasta oo ay ufaaido badan yihiin awal waa laga war wareegi jiray, adkaantiisa darteed se hada i.a wuu inoo fududaan doona.
"قال رسول الله صلي الله عليه وسلم: خير الناس أنفعهم للناس" wll ajar iyo xasanaat alle ha kaa siiyo juhdigaan ama dadaalkaan aad ku bixisay inaad dadka usoo gudbiso wax aduunyo iyo aakhiro anfacaya alle hakuu fududeeyo howshaa aad umadda Soomaaliyeed u hayso buuga "The art of war" ee aad ugu magac dartay Loolan waan aqriyay qaabka aad u tarjumtay waa hab aan caadi ahayn waan rajaynayaa inaad qormadaan aqrido Guul aduun iyo mid aakhiro baan kuu rajaynayaa Wll Aadan.
Wslaal af soomaaliga ha fududeeyo ee sidiisa uqaado maanta hadii uu ku adkayso bulshada way la qaban doonaan mustaqbalkana wlhi waxaad noqon doontaa qoraaga kaliya ee taariikhda way ku xubi doontaa inshaa allah mahadsanid
Aadan sahan ale ha ku xafiido aliga walidinatada walal iinadha ayada nokala furati wahyi iinatan idi ka fiidayi adiiga iyo ogansho cidana kama fiidin waxana kugu abala gudo magaranayo waxan kabaratiyi tiktok naa isaka masaxayi waxa aqaris 📖📖📖🕯waqatiga ana qimihisi fahamayi ⏱⏱iyo waxa yabo anan sokobi karin ale abalakaga jaano hakaga dhiigo inata wana idi duceya adig iyo omara inashar walal ale ha idi siyo cimari dhere iyo cibado suban iyo cafimada barakole 🥰🥰🥰🕯🕯🕯
Aniga ahaan wax akhriska waxaan bilaabay 2019 l. Lkn wax akhriska saxdaa waxaan fahmay dhamadka sanadkii tagay 2022,waxaan fahmayna waxa ay ahayd in akhriska a an uwaday akhri waxii kaa soo xurbaxaba lkn gadaal aan ka fahmay in aan mowduuc un awooda saaro. Si aan mowduucaa macalin ugu noqdo.
Si wanaagsan ayaad u qorta wll balse isku badhax-tir somaligii hore iyo ka imika. Sida oo kale Turjumaada erayada aad isticmaalayso la kaasho Aqoonyahankeena sugaaanta ku talaxtagay, looma baahna sharaxaad badan iyo qoraal badan inad ereyga ka bixiso, kaliya kalmada micnaheeda soo qor. intas waa iga talo, balse sida kale 100% mashallah ayaa tahay walal Alle haku sharfo
Maya aadan ka daa, sidaa ha odhan sidii hore ku wad oo adkee si afsoomaaliga loo barto loona baadho hadii kale afkeena waa qiimo dhacaaya waa in lasoo nooleeyaa afkeena hooyo
Asc wll su al iga jawab sxb ano kubilabey malmahanba minleyda gabay mali malahayn ee hadba anigoo mashqulay wax sobacmalayaa ee maskaxdi iyo garadkii macnohogu wacnaa meshey kadhecen mano macneyn karaysaa mise mugdibad kujirta mal iftimaysa jirin oo maskaxdiyo garadkii wey maxdumayaan
Ar kadaa ha fududeyn hadii Kale waxaa dhumaya af soomaaliga dhabta ah waxaana xoogeysanaya af suuqa muhiimadu maaha in ereygu uu adagyahay ee waa in ereyga aan marka hore la fahmeen haseyeeshee wuxuu Rabaa ku celcelin mugweyn ka Dib waa la fahmaa
Waa arrin wanaagsan iyo is baddel loo baahnaa. Nuxurkii iyo micnihii buugaagtaada qiimaha badan ku jiray dad badan waxaa seejiyay kakanaanta afsoomaaliga ku qoran.
Wad mahadsantahy wll dadalka ad ku bixineyso in buugta ad turjunto ay noqoto kuwo ilaaliya af somaliga waxan qaba fikir ahaan in ad sii wado habkas ad u turjumayso buugta ku turmunan af somaliga fudud waxaa noogu filan kuwa qorayasha kale adiguna sii wad kuwa asal raaca ah
2:33 weli xitaa bartanka barnaamijka ma gaarin se buugaagtaadu waxay igaga duwanaayeen buugaag badan waana and Soomaliga miida iyo mugga leh aad ku turjumaysay se hadda kadib armay igu adkaataa inaan akhriyo waayo luuqadii aan jeclaa baad ka badashay, war ina adeer Aadanoow go’aanka aad ka faaloonayso aniga sun buu ii yahay 😂💔
Waxaan aaminsanahay in aad sidii hore inaad ku turjunto maxaa yeelay ereyo badan oo luqadena ah ayaan ka faaidney sxp marka aniga waxaan aminsahay inaad sidii hore noogu siiwadid wadadii hore ayaa wanaagsan waa mahadsantahay
Waar aadan anigaaba yaabay e ileen imtixaan naga qaadi maysid sida luuqad fudud oo la Fahmi karo kusoo qor sida Kamaal Marjaan ninka la yidhaahdo ee wargaysa Geeska Africa ka shaqayn jiray.
Sxp qiimo badan ayaad tahay waxaad tahay qof qiimo badan oo umada waxtar uleh sxp guleyso allaha ku barakeeyo waxa kaliya ee bulshadada kugu mahad celinkartaa waa inaan allah janao kuweydiino💯🙏🙏
Mahadsanid macalin
Masha alaah walaalky sahanka xogaha
M a ustaad 🤗
Waa arin wngsn, oo dhalinta waxtar uleh, buugataada sikasta oo ay ufaaido badan yihiin awal waa laga war wareegi jiray, adkaantiisa darteed se hada i.a wuu inoo fududaan doona.
Thank sahanka xogaha
"قال رسول الله صلي الله عليه وسلم: خير الناس أنفعهم للناس"
wll ajar iyo xasanaat alle ha kaa siiyo juhdigaan ama dadaalkaan aad ku bixisay inaad dadka usoo gudbiso wax aduunyo iyo aakhiro anfacaya alle hakuu fududeeyo howshaa aad umadda Soomaaliyeed u hayso
buuga "The art of war" ee aad ugu magac dartay Loolan waan aqriyay qaabka aad u tarjumtay waa hab aan caadi ahayn waan rajaynayaa inaad qormadaan aqrido Guul aduun iyo mid aakhiro baan kuu rajaynayaa Wll Aadan.
Masha allah allah haku xiftiyo walaal
Wslaal af soomaaliga ha fududeeyo ee sidiisa uqaado maanta hadii uu ku adkayso bulshada way la qaban doonaan mustaqbalkana wlhi waxaad noqon doontaa qoraaga kaliya ee taariikhda way ku xubi doontaa inshaa allah mahadsanid
Marka hore adigu qoraalka inaga sax taliye 😂
@@Khaire.10 ok
Buugaagtaada halkee kahelnaa
Wadani soomaaliyeed ayaa tahay alla haku barakeeyo
“Waxbarashadu waa baasaboorka mustaqbalka, waayo berrito waxaa iska leh kuwa maanta u diyaar garoobaya.”
Kartida iyo garaadka wa loo dhashaa aadan sahan nin meel dheer wax ka arka
Wax badan ayaan ka bartay wll adanow
Mahadsanid hogaamiye
Aadan sahan ale ha ku xafiido aliga walidinatada walal iinadha ayada nokala furati wahyi iinatan idi ka fiidayi adiiga iyo ogansho cidana kama fiidin waxana kugu abala gudo magaranayo waxan kabaratiyi tiktok naa isaka masaxayi waxa aqaris 📖📖📖🕯waqatiga ana qimihisi fahamayi ⏱⏱iyo waxa yabo anan sokobi karin ale abalakaga jaano hakaga dhiigo inata wana idi duceya adig iyo omara inashar walal ale ha idi siyo cimari dhere iyo cibado suban iyo cafimada barakole 🥰🥰🥰🕯🕯🕯
Nui deeq abdullahi xaashi ( jeyte) qoraa and tarjume baro isagane iyo ayuub ahmed iyo ibraahim afiqi iyo mohamed mizyaan iyo yaasi xuzeymi
mahadsanid walaalkeyow👏✔🤗
Mahadsanid wll
Mahadsanid Ustaad ❤
Buugagta aad qorte waan ku raaxeeystaa dhab ahaatee waxaana kadiiwan galiye ereyo badn afsomali marka hore aanan aqoon tiro malahn aaad iyo aad kaga mahadnaqanaa ani ahaanteyda sidii hore unuu ahaado ayan jeclaan lahaa kana faaido badn 🥰eny way i.a 2da buuga soo socota kaadhowr sugeenaa 🙏 allha ku sharfo wllo
@SHAAFICI CIRRO iqra online books wllo hdii muqdisho joogtid suuqa xareed kaheli kartaa buugta lagu iibiyo ama bakaaro ama hudhud books wllo
Mahadsanid wll adan
Waan ku salaamay saxiib😅
Cinwaanka buuga baaba layaab leh
Horay usoco boe qali muddo yar ban kula socdaa wax badan ba ka faiiday shukran
Thnzk Wllo qaali❤❤
Allaha ku xafido
Mahadsanid walale
Eebe ha kuu siyaadiyo. Cilmiga wll
Thanks
Mashallh
اللهم بلغنا رمضان ❤
Mahadsnid legend aadanow😍
Mashaa Allaha Waa aad umahasantahay walal Allaha kubarkeeyo
sxb ilaahay haku xafido addun iyo aakhiro
Aad io aad mudane waa run
Mnsha allah 👊
Aadan yare aduunka dad walba afkiisa iyo Diintiisa waala ilaaliya adna chanalkaga aad baa ugu xidhanahay ha siidayn inoo wad afkeena waana fahmeena kuwa ku naqdinaya waa qaar raba inay kaa javiyaan hayaankaaga iyo shacabka kugu xiran.
Gulayso mustaqbal ifaya wll.
Aniga ahaan wax akhriska waxaan bilaabay 2019 l. Lkn wax akhriska saxdaa waxaan fahmay dhamadka sanadkii tagay 2022,waxaan fahmayna waxa ay ahayd in akhriska a an uwaday akhri waxii kaa soo xurbaxaba lkn gadaal aan ka fahmay in aan mowduuc un awooda saaro. Si aan mowduucaa macalin ugu noqdo.
Si wanaagsan ayaad u qorta wll balse isku badhax-tir somaligii hore iyo ka imika. Sida oo kale Turjumaada erayada aad isticmaalayso la kaasho Aqoonyahankeena sugaaanta ku talaxtagay, looma baahna sharaxaad badan iyo qoraal badan inad ereyga ka bixiso, kaliya kalmada micnaheeda soo qor.
intas waa iga talo, balse sida kale 100% mashallah ayaa tahay walal
Alle haku sharfo
Wll ninka isaga kaga aqoon padan waxan ee dawade ka noqo
M.a 👑 ❤️
Masha allaha waad mahadsan thy aniga ay iso garay buga wabar
M.allh wllky illahey haku xifdiyo ☝ 💖
Wll jaza,akallah khayr codkaaga ayaan daciifa barnaamijyadaada
Zxp buugataa halkee ka helaa
Walal adan bugagtada Nairobi malaga helaa
Maya aadan ka daa, sidaa ha odhan sidii hore ku wad oo adkee si afsoomaaliga loo barto loona baadho hadii kale afkeena waa qiimo dhacaaya waa in lasoo nooleeyaa afkeena hooyo
Love isara asxapta
ASC
waxa lasameeyo waxaa ugu weyn in aad is badan sameyso lkn waa in uu noqdaa mid aduun iyo aakhiraba uu naqdo mid ku an facaa
Halkee ka helnaa buuga hayaanka rumeynta iyo kuwa kale
Ustaad mahadsanid waxaa tahay qoraa bulshada waxbadan ku soo kordhiyay buuugaagta aad turjumaysana waxa aay ka dhigtay kuwo lagu raaxaysto akhriskoda.
Buugaagii faca koraya ayaan bishaan bilaabay ❤️waadna mahadsantahy wll aadanoow alle hakaa abaal mariyo
@SHAAFICI CIRRO iqra books hargeysa hadaad muqdisho joogtana baar ubax ama xareed kasoo helee wll
M.a 💆🥰🥰
nin yahaw walaahay aad ayaan kuutaageeraa waxaatahay ninka kali ah ee soomaalida kujira laakiin adigu isma ogid
Xgee laga helaa buugataa
Magaci aan sow eege bugaagtisa?
Buug aan akhriyo xagee ka helaa wll
Asc mudane waan ku salaamay aad ayaad u mahadsantahay jigjigaan kaala socdaa muuqaaladaada labadaada channeal aad soo galiso buugaagtaadana waxaan shalay bilaabay (ISMALURE) waxaan kaloon soo iinsaday (hayaanka) aad ayaan oogu faraxsanahay bulshada soomaaliyeed sidaad oogu shaqaynhayso ilaahay haku barakeeyo
Wll buugaagtaada xagee laga helaaa adoo mahadsan
M.a❤
Aadan sahanoww wll twitter ma leedahy
Asc bal sxb cabdilaahi suldaan timacadana kudarso aba arimaha wan isweydiyaye
Waad mhdnthy
Addanow maanta haddey bulshadii qoralka afsomligii awoowaden ayna fahmeen oo dhibayo, oo aad ufududeysaan barina hadii ay kaa lafududeeyay jiilalka danbe kasoo cabtaan isna maalafududeynayaa. War qofkii ay ka go antahay inuu wax akhriyo kalmad uuna fahmeen ma hor istaageyso ee wuu ba baadhaya micnaheeda oo inuu afkiisa waxba ka aqoon oo inuu barta ubahan yahay buu qiranayaa. Thanks
Asc wll su al iga jawab sxb ano kubilabey malmahanba minleyda gabay mali malahayn ee hadba anigoo mashqulay wax sobacmalayaa ee maskaxdi iyo garadkii macnohogu wacnaa meshey kadhecen mano macneyn karaysaa mise mugdibad kujirta mal iftimaysa jirin oo maskaxdiyo garadkii wey maxdumayaan
Walee aadanow waxaad turjumtey buug aan wax badan kafaa,idey waana ismalure
Waa fikrad muhiim ah. Teeda kale walaal aadanow, waxaa jirta fikrad aan inta badan ka soomali ahaan heysanno oo ah, qofka haddii uu falsafad dhexgalo inuu ku dhex waalanaayo.
M.a lakin waxa run ah intan ka ogohay inadan naga ogayn mhdsnd
Ninkaan waxa uu kamidyahay dadka yar ee somalida u faa ideeya aniga wn wataa ninkaaan
Ismalure Ayaan aad u daneynayr in aad turjuntay man moodin
War
Where can I find your books 📚
Hayaanka rumaynta.
Hada halkee ka helaa AWDAL/BOORAMA
ISOO SHEEG
Yaan argtidaada la badalin
Allh haku garab galo walal
Ilaahay dartii ayan kuu jeclahay 🥰
Wcs
Somali dhaba
Buugagta aad turjanto qofkii Nairobi jooga xaguu ka helaaa
Wll buugtada xagee laga helikaraa
Ar kadaa ha fududeyn hadii Kale waxaa dhumaya af soomaaliga dhabta ah waxaana xoogeysanaya af suuqa muhiimadu maaha in ereygu uu adagyahay ee waa in ereyga aan marka hore la fahmeen haseyeeshee wuxuu Rabaa ku celcelin mugweyn ka Dib waa la fahmaa
Wllo horta afsoomaaligii hore in lahayo maxay faa,iido leedahay mida kale buugaagtaad turjunto pdf malagu helaa halkeese ka helaa
Iisoo jawaab
Waa arrin wanaagsan iyo is baddel loo baahnaa. Nuxurkii iyo micnihii buugaagtaada qiimaha badan ku jiray dad badan waxaa seejiyay kakanaanta afsoomaaliga ku qoran.
Sidii hore inaad ku waddo ayaa ila quman.
Wad mahadsantahy wll dadalka ad ku bixineyso in buugta ad turjunto ay noqoto kuwo ilaaliya af somaliga waxan qaba fikir ahaan in ad sii wado habkas ad u turjumayso buugta ku turmunan af somaliga fudud waxaa noogu filan kuwa qorayasha kale adiguna sii wad kuwa asal raaca ah
Waa mahad santahy walaal lkn buugta erayda aan fahmi waayo xageen uraadinayaa
Isma lure ayan u baahanahay inten ka helaa?
Midda kale buugaagtaada sababaha aan u akhriyo waxaa kamid ah inaan aad Soomaliga ka barto 😅, asxaan waxaad iigu fashaa buugaagta afkaarta ah sidooda udaa waayo kuwaasaanba akhriyaa; marka iyagana tixgeli anagana ha ina ilaawin 😊
Aaad io aad apyh waan kula qabaa fikirkaaas😇
Waxaa tahay kanaalka RUclips keliya aan usoo doonto afsoomaaliga saxda ah.
2:33 weli xitaa bartanka barnaamijka ma gaarin se buugaagtaadu waxay igaga duwanaayeen buugaag badan waana and Soomaliga miida iyo mugga leh aad ku turjumaysay se hadda kadib armay igu adkaataa inaan akhriyo waayo luuqadii aan jeclaa baad ka badashay, war ina adeer Aadanoow go’aanka aad ka faaloonayso aniga sun buu ii yahay 😂💔
Fikrad wanagsan oo aad qadatay weye wayo luuqadii hooyo Hoyadayba magaranaysee anigu saan u garan wll
Waxaan aaminsanahay in aad sidii hore inaad ku turjunto maxaa yeelay ereyo badan oo luqadena ah ayaan ka faaidney sxp marka aniga waxaan aminsahay inaad sidii hore noogu siiwadid wadadii hore ayaa wanaagsan waa mahadsantahay
Buwaagta oo qaab pdf ah malaheli karaaaa
Haa cilmiye books ku qor gogle abowe
Aadanoow wadadii horaa saxneed naxaa yeelay wacyi ahaan ayaad dadka udhisey say lkn dhismahaas waa muhiin in dadka laga dhiso afkooda loona baraarujiyo waa muhiim
First viewer pin
Aadan khadar cali rooblaw zxp aad bn kuu slamy nio nin reer burco ah ayaan ahay zxp gopolkeenii raga ayaann kaala soo hadlayaa zxp waxn doo nayay nio dagaalka soolkankasocda ee dir iyo daarood looka kla baxay iyo sadaashiidii aan lama hadin nio waxad tahy nin sasaadl xun WAXKASTA oo aad sadaaliso way dhaboobaane
😅 waa xaqiiqada un
Waar aadan anigaaba yaabay e ileen imtixaan naga qaadi maysid sida luuqad fudud oo la Fahmi karo kusoo qor sida Kamaal Marjaan ninka la yidhaahdo ee wargaysa Geeska Africa ka shaqayn jiray.
Mudane sideen ku helaa buugta 📙 aad turjuntay
Aadanow xataa waxa jira erayo aad is leedahay dhalintu way taqaan balse aanba weyno wax no micneeya deegaanku waa kala duwan yahay
Wcs wrxmtu laahi wbrkt
buugaagta wabar, hayaankayga rumaynta, faca koraya, waan iibsaday laakiin markaan fahmiwaayey baan sii iibiyey meeel tulo ah oo lacag baan ka faaiiday😂
hadeer maktabadaha kama baxo aqoonyahan baa laymoodaa. laakiin ganacsadaan ahay👍
@@khayr.shortshhhhh
War ninyow figrada miyad naga xadaa
Afsomaliga aad buuga kasoo bixisa walaal waa leh jad uun marka ereyga bartamaha dalka looga yaqaana bal raaci sida nugaal mudug hiraan