Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Warkiina cid ku jirta ma jirto. Kursi ku raadso doorasha maxaa dadka looga dhuumanaa maa cod la weydiisto
Yaa idin dhageysanaayo soo xassan firimbi maaha ninkaas war bal waran😂
Qarabax loo soo qoray ayow akhrinaa? mase waa aragtidooda ay qabaan yaab!!!!!!!
Tuug beenlow
Caac 😂 awaay nimankii shalay Farmajo ridey horta darbiga masoo taabateen 😂 Allahayoow maxaa nagaqabsaday wixii an dhoodhoobnay😂
😂 Jubaland shalay iyadaa qabiil ladagaalantay oo xassan daba orday marka maantana iyagaa oynaayo shalay idinkaa ixtiraam daro horseeday maantana nabsigii ayaa idin haayo ree gedo dantooda haraacdaan xassan iyo madoobaba dhinac haka istaageen midkoodna uma roona yaan xaabo lagadhigan