DAAWO Cabdi Qaydiid oo Sir Badan Banaanka Keenay Arin Halis Badan oo Ka Socota Villa Somallia.
HTML-код
- Опубликовано: 12 сен 2024
- DAAWO Cabdi Qaydiid oo Sir Badan Banaanka Keenay Arin Halis Badan oo Ka Socota Villa Somallia.
cabdi caydiid,villa somalia,villa somalia farmaajo,villa somalia ilkacase,villa somalia 2024,villa somalia music,villa somalia 2023,villa somalia 2021,villa somalia 2022,villa somalia news,villa somalia nimcaan hilaac,heesta villa somalia,heestii farmaajo villa somalia
Walaahi Runta waxaa ka Hadley Xildhiban Abdi Qaybdiid oo Kaliya 👍👍👍💯💯💯💯
Xasan gurguurte dalka ka qabta hadii 😅aad run sheegeysaan
Farmaajo waa qainul wadankaas oo cabdi qeybdiid sheegayo kaasna waan nasanay masiibada shaarbaha hindiga lahaa alxmdulilah
Anigaa kuu Sheegayee 2) Waa Xassan dhiiqo oo Ayax ah
Generalka abdi Qeybdiid Waa Runtiisa Allaha Barakeeyo❤❤❤
Aqoon nimaan lahayn hadduu maalin joogana habeen buu gudaa!
Federalka laftiisa ayaanay aqoon u lahayn.
Waddankan dadkiisii aqoonta lahaa ayaa ka tegey oo dayacay!
Islaan kasta oo hadashay inay wax taqaan ha is mooddo!
Alla maxuu ilaaahey xisaab haayaa cabdi qeybdiid ilaahey tobad dhameystiran la imaan
Waxa barlamaanka ku jiro asagaaba ogu fiican. Doqladnimaduu wax ka yaqaana
Qeyb diid seeftuu galka kala baxay
Qabiileyste weye midwalba
Sow isaga ma ahayn kii dadka ku laynaayay wadooyinka xamar?
Sow isaga ma ahayn kii maatada la dhacaayay hoobiyaha? Siduu u gariiraayo eeg waa dhiiga umada somaliyeed! Inta abdi qaydiid oo kale u yahay madax dalkeena waxba haka sugina
ADEER DADKAAGA QAAJO AYAA HEYSO HOTEL WEYN AYAA XAMAR KU LEEDAHEY 3000$ WAAD QADATA HALKEE KA KEENTEY GALMUDUG MAAD TAGIN MARKII LACAG LAGU SIIN WAAYO SHACABKA AAN KICINAA WAX LA DHAHO MA JIRTO TAADA KA HADADHEY SHACABKA GALMUDUG MA DIFACDID DHUUNTADA U HALGENTA
Adeer adiga dhaarta ma ka run sheegtay horta 😂😂😂😂😂😂😂
Cabdiqaybdiid Waa wadani Taqaan sharia
Farmaajo sawirkiisa maxaad meesha u saarti
NIMANKA WERIYE ISKA DHIG DHIGA BEENTANA FAAFIYA SAWIRADA DADKA QIIMAHA LEH AYEY ISTICMAALAN VIEWS RAADIS AYEY BEEN U FAAFIYAAN
Sanator abdiQaydiid waa ragii waaweenaa dowldii federalka
Mogadisho keenay latashan Maa
Anaairi anaaog No federal barlaman hoose sanatorade waa
in ay kaxayooba bulshit gudoonka2024
Qaaimiinta waa la yaqaan waa Xasan tuug iyo Sheydaan madoobe oo xasan laaluush siiyo si uu baarlamaanka wax walba uga dhammesto
Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
MID WALBO QARSIIN QALOOC KU DHACO WUXUU RABAA INUU GOBALKU KA YIMID KA DHIGTO JARAJAR LAGU SHAQO TAGO SIDU WAX NAFTIISA AH KU HELO DADKU KA YIMI CEEL XITA UMA QODIN ISKOOL IYO ISBITAL UMA DHISIN WAA DIIDNEY OOR KACSI DANBE KALIGA DABER AMA KU QAD AMA KU DHEREG
Kkkkkkkkkk the Biggest Warlod In Somalia!!!!...Yaaaaahooooooo....
Cabdi qeybdiid qabqable dagaal ayuu ahaa
Hada asagaa ogu fiican kuwa barlamaanka ku jiro.
Kkkkkkk kkkkkkk cabdi qaybdiid haduu run sheegayo muu iskaga tago haduuba ogyahay in qaaimiin umadaan hor fadhiyaan
Wadanki waa u dhamaatey ogow soomaali way kala tagtey nabad gelyo 😅😅😅😅
Hadiiba lakala tago xagee Nabadgelyo joogta sow midba meeshiisa lagu cuni maayo
😂😂QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA QARAX BIREYN DIL SHIRQOL VILA ALSHABAB ROBOW TIKTOK KARATAY IMARAD 1991DII AYAA LOO NOQONAA CUNA JAADKA KENYA 🇰🇪 😂😂