Masha alaah alle caqliga iyo cimriga iyo reerkaba ha ku barakeeyo.annigu se aargoosi kuma dhiiranaadeen alle ayaa ku reebi lahaa.lkn se ceesh calaa wuu ku istaahilay in saaa loo galo.
Mansh Allaah waan ku faraxa sanahay siday u gashay raga kiisa doqonka ayaa gabdhaha ku ciiyaar waxan duco u so diraya qofkasta o muraad leeh in uu illaahay muraad kiisa u sahloo inta inaga bugtana illaahay ha caafiiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤
Mansha allaaha abayo xarirka dher ma ficna wali wa waqti kumis mida kale calafka wax kasta kawen mexey iskudale labo an calaf is ku lehey qisadas ana ka akdhow lakini qarash igama berdarobin almdulilaah qalbi jab lakini an ahay bukan socod somare iyo dadko igu shekesta allah ayyan iska baryijire qof kina wan iska cafiye hada alxmdulilaah alle wa iga deqay oo qof iilaw siya alle igubegay alle wax kabaryi jire in anan jeclan qof an bananka kala jogno denbe alle wayga aqbale alle woxow igubegay qof in kuqancay waxan idinkakadiga xirirka dher Labada qof wes ku fahmikarta lababil iyo halbil intaba sededabana labada qof wa iney hadaf ka leyihin xarirka kaso ah gul hadii lesdaba socdo waxa laga yaba sheydan mesha imakara wayo ajnabi lakala yahay qof walbo gur xalala raba allah usahlo wll wixii qeyra allaha nawafajiyo wixii sharana allaha nagahayo sowdo abayo allaha kubarakey wll qaliya wn idin salame
Scw Masha alah sowdo qaali waa sheko aad u xanuun badan ilahow hanagu keenin taso kale habenka adunka ku laheyd in ki aad raga ka doratay kaga baxo wa murug Adan waliga ka kabsaneyn ayadana ma ficneyn in eey ku dayato meel kalu ka heli laha
أللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Asc sawday wlh beenta mahn Ani awal musalsalada ku walna sa ku bartay wlh wa iska dayey ano waxa arkaya ka cajisayo nacayo alx jasakllh khyr adne allh hagu barakeyo abyo❤❤
Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo.. Gazal waxay samaysay arrin aad iyo aad an ugu farxo waa istaahilay. ( وجزاء سيءة سيء ة مثلها ) الآية. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا سودة .
asc asxaabta waxa dhacda mararka qaar in vedioga unoqdo bilaa cod lkn waa daqiiqadaha hore kaliya waxad samaysaan hadaad aragtaan ciladaas kabaxa oo kulaabo bas mahadsanidiin
Anigu hadaan qasaal ahaan lahaa.
Qaacaddaydaan ciyaar bilaash ku human lahaa.
Dadkuna hayimaadaane umaban sheegeen.
Ninku hayska Kay daayee
Inaga heelada inoo tuma.
Ayaan qaadi lahaa sawdaay.
Abaayo number WhatsApp iisheeg
😂😂@@KadanAliIsa
ASCW .ADER ADIGA OO KALE DUMARKA ALLA hanooga dhigo
Haye Abaayo
Illahow qof walba oo muslim ah dhibka uu dareemayo khayr ugu bedel. Allaha ku xafido Sawda Qaali ❤❤❤❤❤
Amiiin ❤
Esh calaa sheeko faarax jabkiisa waan jeclahay 😢😂
Aad iyo aad 😂😂😂
Waan kula jeclahay😂
@@ZuuzaanCabdiqadir😂👌
😂😂
Sax😂🌷
Ilaahay kasakoow adiga dartaa ayaan iskaga daayey heesihii quraan ayaan bilaabay mahadsanid xubbi❤❤❤
Allahu akabar wll khayr alaha ha kusiiyo ale dartii maxaa ka fiican
Ilaahy dartiina😂
@@SalmaMahamud adiga dartaa hadhihin ale dartii dheh
Ilahey darti deh walal
Salma
wale waa qiso cajiaba naaga nool dhah iga dhah 😂😂😂😂😂Shukran Abayo sawda ❤
Allaa qazal si fcn bey yeeshey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nabigeena suuban ku saliya ,calayhi❤ssalaam❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
Sister sawda marax matihid waxatahay qof wanaagsan social media hana sida ugu wanaagsan ayad u isticmaashaa maasha allaah
Naag nool bey aheyd fariid yar wey u'fakertay Qazal sheekadu wey macaaneyd mahadsanid sawda midh ima dhaafto sheekoyinkaaga walal
Alle muraadkeena iyo Muraadada muslinka aan macsi lahayn alle😂hanoshalo allaahuma aamiin
illaahay qayr ha ku siiyo bayo wlhi qisooyinkaaga ku ma caajiso ❤
Masha alaah alle caqliga iyo cimriga iyo reerkaba ha ku barakeeyo.annigu se aargoosi kuma dhiiranaadeen alle ayaa ku reebi lahaa.lkn se ceesh calaa wuu ku istaahilay in saaa loo galo.
Waa qiso qurux badan wan ka helay aargoosiga uu qalmaa intaas iyo in ka badan oo qiyaano ah 😍😂 mahadsanid xbbti sowda ❤️❤️
Sax😂💕
Scw scw scw scw scw mahadsanid wllshey sawda
Mansh Allaah waan ku faraxa sanahay siday u gashay raga kiisa doqonka ayaa gabdhaha ku ciiyaar waxan duco u so diraya qofkasta o muraad leeh in uu illaahay muraad kiisa u sahloo inta inaga bugtana illaahay ha caafiiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤
Wow masha allh ilahay haku barakeeyo waxan dhegeysanaya qisooyinkaga anigo shaqaynaya waliba shaqo adag oo qawoob bdn waqtiga oo idil buu idhaafiya masha allh hadana wxn comment so qoraya anigo hesta 10 daqiiqo oo an ku dukado
Jecliyaayeey, sawdaay sheekadaa
Jecliyaayeey inaan isla jaarno
Jecliyaayeey, janada isku raacno
Bi,idnillaah.
Waan ku salaamay walaashay qaali.
wan kaqaday wllo mahadsanid
@@SawdaBillanbishaaro xapipt waxan kuu wadaa camal kuu socon doona ilaa intaan noo lahay oo dhan waxaana weeye maalin dhawayd sheeko aadsoo gelisay ayaad noo gu dhex sheegtay duco oo ah bismillaahi ladii laa yaduru maca ismihii shay un fil ardi walaa fisamaa a wahuwa samiicul caliim ducadan waan kaa xifdiyay sidii ayaana udhahaa galab walba iyo subaxwalba bi idmi llaah
Walahi khasal abaheed iyo hooyaded waa dd wanagsan oo gaba dhooda garabtaagan xalad kasta iyo xili kasta m.a❤️
Sax wallaahi 😢🥹
Maash aalh walshy qaali ale haku barakeeyo sawda ❤❤❤❤❤❤
Naag nol wllhi ❤😂😂 xamasadaba iqaday 😅
Sidokle 😂
SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤ Drs Sawda Mohamud Qaalib Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️❤️❤❤
Muslim all guul
Mansha allaaha abayo xarirka dher ma ficna wali wa waqti kumis mida kale calafka wax kasta kawen mexey iskudale labo an calaf is ku lehey qisadas ana ka akdhow lakini qarash igama berdarobin almdulilaah qalbi jab lakini an ahay bukan socod somare iyo dadko igu shekesta allah ayyan iska baryijire qof kina wan iska cafiye hada alxmdulilaah alle wa iga deqay oo qof iilaw siya alle igubegay alle wax kabaryi jire in anan jeclan qof an bananka kala jogno denbe alle wayga aqbale alle woxow igubegay qof in kuqancay waxan idinkakadiga xirirka dher
Labada qof wes ku fahmikarta lababil iyo halbil intaba sededabana labada qof wa iney hadaf ka leyihin xarirka kaso ah gul hadii lesdaba socdo waxa laga yaba sheydan mesha imakara wayo ajnabi lakala yahay qof walbo gur xalala raba allah usahlo wll wixii qeyra allaha nawafajiyo wixii sharana allaha nagahayo sowdo abayo allaha kubarakey wll qaliya wn idin salame
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Allahuma sali wasalim cala nabiyina mohamed ❤
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤
Mashallah waa qiso xanuun iyo ka firsasho u baahan
Scw scw scw abaayo Sawda qisoonyinkaga marax ka dheer😂 aad baan kuugu xiranahay waxaa tahay qofkii oogu horeeyay oo soomali ah oon qisooyinkiisa dhadaysto ❤
Naag nool waatanaa sidii ugu fiicneed habartii iyo igaarkiii qiyaanolayaasha ahaa macsokor caleen shaaah 😂😂😂😂 waku macaaneeed
Scw Masha alah sowdo qaali waa sheko aad u xanuun badan ilahow hanagu keenin taso kale habenka adunka ku laheyd in ki aad raga ka doratay kaga baxo wa murug Adan waliga ka kabsaneyn ayadana ma ficneyn in eey ku dayato meel kalu ka heli laha
Dabi barista u daa sawda billan acw scw scw iisha Allah
Aniga iyo hoyadayba wayna anfacday shekadadu hppt allaha ku xafido❤
SAWDA CADEEY JANNA GASHOOY ALLAH KUJECLAADO WAAN KU JECLAHAY NOOSOO BADI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlh ana marwalbe hesaha shaqatha kuqabsan jire lkn hada alxm qisoyinka katha dagesta ,,, intaa shaqatha qabsanayo ,,,so thank you sister
Same anaba hada cunto ku karsanoyo😂
صلي الله عليه وسلم❤
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawda soo qisooyinka jacayl ah
Aaad io aaad bn u jecelaheee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Excellent thanks waay kaa argostey.mabruk gabadha waa igubanataxay.
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Subxanallah rabigayoow taasoo kale hana gu ridin ala maxaa ceeba oo khasaara ah oo qalbi xanuuna qof oo arooskiisa kadhimanyahay dhawr saac oo la yidhi waala baa jiyay anoo qisada dhamaysan ayaaba kanaxay tayar
Lkn markY kudhacdo dhibaato ama masiibo rabigaayaa lakaashadaa oola baryaa markaad faraxsantahay na rabigaabaa loo mahad celiyaa❤❤❤
Sowday wxd iso xasusisy ano yar o tiny jar ah bn xidhidh bilabay ilaa 4sano khasaro wxn ahyn kalaman kulmi mudo hada 2sano ah ba kaso waregty hda wlhi ma ficno xidhidhka badan 😢wakhtiga dher soconaya xata magaladii an ku Barbaray wn ka imid hada Mel kle ayan ka shaqaysta allxmaduliha lkn qisadydu way dhertahy sowdy wn jeclan laha inan kula wadago odso gudbisid si ay hablaha tinayjarka ahi ugu wano qatan❤
Sheekada la so wadag sowda ❤
Adiga ilahay wax khyr qaba Haku siyo❤
@@MuwahibAbdi wll Mel an kala xidhidho ma hayo
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه ❤
Waaa sheeko qosol badan runti ninka sificn logaly
Sawdaay wllhi markaan shaqo qabanayo qisooyinkaaga ku dul dhagaystaa waa sidaas aad sheegtay barigii horena heesaan ku dul dhagaysan jiray. Hada lkn hadaan xataa is idhaa dhageyso heeso iskuma karo , illaahay haku xifdiyo habo . Mida kale qisooyinkaaga oo dhan aad bey u fiicanyihiin wax madhax ah kumaba jiro . ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
❤
Allahuma sali wasalim calaa nebiyinaa muxamed❤
صلى الله عليه وسلم
Eeesh calaa gabadh m.a m.a qasal caqli oo qof ah🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sister بارك الله فيك ❤️
Mashaa allah soday wan kutageraa qisoyinkagana wan jeclahay ❤❤❤
أللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Wllhi qisada hore ah uu dhagisatay lkn hadan wan dhamisatay wan jacelhey sida qosiyinaka uu tabineseda wan ku raxesatah❤❤
waa qi so ca jii ba waan ka he lay wa laa hi ❤❤❤❤
❤🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ mashallah sawda billan Allah haka ralinodo hn mahasanid wakhtika Allah haku barakeyo walashy Qali 🎉❤❤❤❤❤❤❤ 🫶🫶🫶❤️💯💯
Mansha allaaha
Wa iga haysaa jini yaroo qurxoon😂😁😁
Sowda qaaali quruxu badan laanta aboard dheh walhi masha allha corkage wan jeclahay ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sowda wan ku sallmy gbdha qudha aan tageero ee yuutuberda illhy janatull fardoowsa ha ka waraabiyo anaga iyo wxii isllanaba inshllh❤❤👌🤲🤲🤲
Scw scw scw❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
Scw scw❤❤❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️maanshalah❤
❤❤❤❤❤أحل قصة 🎉🎉
Mashallah esh calaa qiso
Scw
Masha allah waa qiso cajiiba
Naag nool wywywy ❤😂
Mashaa allaah abaayo macaan ilaahay ha ku xifdiyo
Mansha Alaah murwo sowdo waxatahay gabar sharafle waxan ahay oday dawada qisoyinkaga waxa icajaboyay marwal ba sidaa kalamkaga uyahay mid Alaah rali kayahay ilaahay fadligiisa janadiisa jaynakigeliyo iyo ereyabadan ookhale ader alaha ku barakeeyo adiga iyo familkagaba
Jazaka Allah kheir.continue with your good stories.
جزاك الله على كل خير يا أختي الكريمة وعزيزة ❤😊👸
Amii
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Qisadan iyo wanada sowda marhore iku ficneed sawabto ah 9sano Baan hasawe ku jiray gabogabadiisa noqday qalbi jab iyo inuu ika tago😢😢😢😢😢
صلوا على الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Sidoo.qisonkada.waa.qisoon.macaan
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw
Asc sawday wlh beenta mahn Ani awal musalsalada ku walna sa ku bartay wlh wa iska dayey ano waxa arkaya ka cajisayo nacayo alx jasakllh khyr adne allh hagu barakeyo abyo❤❤
Kulamid wllhy musalsaladi waaban ku caajisa awalna saac walba musalsal ban saarnan jiray
Alx abyo allh hanaga madobeyo wixi xun@@AzizaMuse
Qazil bos keda hada ku jirir laha walhi midan mid kadaran ku samen laha Qazal wa farid❤😊
I love hawo ❤wlhi cibro qaadasho bdna ka fa iday ❤
Haawo la ma dhaho magca sow Uma jeedid 😂
Gabadhey Sawda, kheer Allah ku siiyo.. Gazal waxay samaysay arrin aad iyo aad an ugu farxo waa istaahilay. ( وجزاء سيءة سيء ة مثلها ) الآية. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا سودة .
Wlhi anigu camalkalee baa mahayo in dawado qisooyinka sawad wllo wlhi sakan bilabayaa saka ila hada waan dawanayaa thanks
Maasha allaah ilaaheey ha idin xafido ❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤
Masha allah qazal si wacan ayay uga argoosatay elle est tres intelligente , elle s'est venge sans cause une crime 😅😅😅
wllhi tas ani waye 😂
Wallhi wax lagu ciyaro mia moda
Maan sha Allah huno Allah haa ku barakeeyo
Scw scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
قال رسول الله ﷺ :
أكثِروا الصَّلاةَ عليَّ
فمَن صلَّى عليَّ صلاةً صلَّى اللهُ عليهِ عَشرًا ❤
اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد
Mash allah my family maxamuud qamalib keep going
Scw scw scw
أللهم آمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mansha Allah sawda bilan