Nabad qofkasta baa ku caalo maala laakiin nabad afka baarkiisa ah ma shaqayso, 33 sano baa Harti u dulqaadanayey, waxa laga layahay Isaaq intii Illaahay dhul idin siiyey ku egaada intaas bay fahimi layihiin, qabiilna qabiil uma dowladeeyo
Garxajis baa la rabaa in dagaal Daarood la geliyo. Marka Garxajis wiiqmo ayay Habarjeclo iyo Habarawal intooda kale is dabaraaxinayaan. Habaryoonis ha fahamto in dab cagaha loo gelinayo. Habaryoonis miyey 1994 kii ilaaween?
😂😂😂😂😂 baroorwiish rerkina shego anaga hy hj iyo ha wa walalahayo Maha faqash maxabista hilibkoda cunta darood waka u jawabay suldanka hy faqash iyo dacish
@ nin ma ihi nag ka caqli badan adiga o xor ah ban ahay shego xafadada wa lagu fahansayay hadi cidi cilantahay waxa cilan kuwa mel walba ohinta labtagan
@abdallagodane473 Haddi aadan aqoon Warsangeli dad u dhashay ayaa la dhaqan ah oo ku badan dhaman 1. HY 2. HJ iyo Habar Awal xitaa Ayuub waa la hadal hayey. Dadkaasi waa dad aanu inta badan caadi isaga war haynaa. Dhaqanku ka adag dhalashada qof ku meeshi u muddo dheer ku noola ku laha abti, awowe, ayeeyo, habar wadaag iyo ilma abti oday hebel baad ka so jeeda uma joojiyo lakin dhiig waa ka dhexeyaa isaga iyo asalkisi. Caynaanshe Warsangeli dili maayo, anagguna ma dilo
Mashallah❤❤❤hal,abuur cawil bile waa RUclipsrska dhalinyarada xiligan jooga ee xaqiida uun kahadla sanado badana waanku xidhnaa keep going gudoomiye
Magaca garxajis baad ka arkaysaa in aanaan cidna gardaraysan oo aanu gartayadana naqaano ee guul garxajis weyne ilaahbaa weynee ✅💯📢📢📢
Wllo, Markaad leedahay Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis, sheeg Magaciisa,
Mise garanmeysid, Suldaan Osman Suldaan Ali Suldaan Mader, Waa Suldaan Facweyn👑👑👑👑
Waxaa sgeeganaaya Sulaadiin,
Waa Suldaanka Runta ah,
Anego dan kama lehe maqacesa mohemado wa suldanke habar yunison de .waxan u malynya reer suqolad tahy ama caynashe.
@@fatimayassin2049
Si edeb leh hadaan u dhigo Warsangeli Maakhir iyo Caynaanshe rag is dila ma aha ee feedha iga garo
Weriye dad badan oo Harti ah ayaa ku daawada oo ku taageera. Markasta runta sheeg
Magacyada illaahey waxaa ku jira magiciisa ( asallaam) ✅💯
Nabad qofkasta baa ku caalo maala laakiin nabad afka baarkiisa ah ma shaqayso, 33 sano baa Harti u dulqaadanayey, waxa laga layahay Isaaq intii Illaahay dhul idin siiyey ku egaada intaas bay fahimi layihiin, qabiilna qabiil uma dowladeeyo
❤❤❤❤❤
Isaaq isagaa soomaali oo dhan iyagaa isku diray waayo afkooda maalin walba daarood daatoo yamyam iyo qadaadwen siyaad bare daarood oromaanahay amxaan ayaa doomaali iigatoon maanta meel walba we. Isku qaadeen hak cabaan ceelasii ay qoteen hafuu dsgasl kubaaqo qabiilafu wrlihood ayee. Isfilijireen la kiin laysku dowladenmaaxo
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
Garxajis baa la rabaa in dagaal Daarood la geliyo. Marka Garxajis wiiqmo ayay Habarjeclo iyo Habarawal intooda kale is dabaraaxinayaan. Habaryoonis ha fahamto in dab cagaha loo gelinayo. Habaryoonis miyey 1994 kii ilaaween?
😂😂😂😂😂 baroorwiish rerkina shego anaga hy hj iyo ha wa walalahayo Maha faqash maxabista hilibkoda cunta darood waka u jawabay suldanka hy faqash iyo dacish
@ Hadaad aragto nin caytama marka la is figradweydaarsanayo waa nin ciilan. Ka raali noqo hadii Harti ama Daarood ku ciilay.
@ nin ma ihi nag ka caqli badan adiga o xor ah ban ahay shego xafadada wa lagu fahansayay hadi cidi cilantahay waxa cilan kuwa mel walba ohinta labtagan
@ Gabadhi hadba waa ninkii qaba. Markaa gabadh Isaaq waa inaabtiday. Rag baanu is haynaa ee gabadho isma hayno
Haa daalin munafaqadani bari kama shaqeeyisoo anigoo Muuse ismail ah ba kugu filan.
adigu goorwalba war habsanaad wadaa cawiloowe laba shaqo isku qabanmaysid
Nabad hadii Ka diido waa gal dagaalka
acudu balah
Ninka. Hadalayaa waa caaqil h/jecelo ah xagaad baa ka keentay waa warasangeli
@abdallagodane473
Haddi aadan aqoon Warsangeli dad u dhashay ayaa la dhaqan ah oo ku badan dhaman 1. HY 2. HJ iyo Habar Awal xitaa Ayuub waa la hadal hayey.
Dadkaasi waa dad aanu inta badan caadi isaga war haynaa.
Dhaqanku ka adag dhalashada qof ku meeshi u muddo dheer ku noola ku laha abti, awowe, ayeeyo, habar wadaag iyo ilma abti oday hebel baad ka so jeeda uma joojiyo lakin dhiig waa ka dhexeyaa isaga iyo asalkisi.
Caynaanshe Warsangeli dili maayo, anagguna ma dilo
Waar Isla aamus adigu doqon foolxunbaad tahee halabuurna ma tihide
Taliya,ggoostay,waacumar,axmed,cabdule,maamul,lacageed,iyosaad,haye,taliye,xigen,g,sanaag
Shino waa khaniis, waxaa guursaday Daahir
Istaqfor allah.