Israel laba madax ayay ka joogtaa Syria. Mid Gurd oo loo adeegsado turkiga Haddii ka takhaluso Ordogan waxay u tahay guul Qaybta labaad waa buuraha. Domashikh Ku dhow waxaa khasab noqondoonta dagaal ka dhaco. Turkey iyo Israel iyo maraykanka way iska hor imandoonaan Russia iyo Iran waa ka faa iidaysanayaan Marna Syria dagi mayso😊😅
Watched this video at work and now my coworkers think I'm having a laughing fit. Great way to improve the atmosphere in the office😻
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤
This video made me laugh so hard I almost spilled my coffee. Great start to the day💞
America shidaal keyd ah ayuu leeyahay xataa, wadamada shidaalka dhoofiya waa
Kan ugu badan !!
Cabdi xaafid waad mahad santahay dowlada cusub ee Syria 🇸🇾 wey dhismesaa laba arimood koow turkey 🇹🇷 dariskeeda oo foowdo ka jirto dan ooguma jirto labo yahuuda haduu sistam ka dhici waayo Syria 10 million dagaal doona ayaa imaneysa meesha duhur cad Ayaa cagta lamarin yahuuda ayaduba wey ogtahay marka waxan haku daalina tankale Iran 🇮🇷 in la weeraro hadey dhacdo waa dhamadka xukmadaha carabta iyo mareykan oo laga saaro bariga dhex dadka islasmka isbedal ayaa dhacaya
Abdi hafid shaqo kaleeto maheesitit miyaah
Codkaagu waa sakaarad niyaw codka noole
Israel laba madax ayay ka joogtaa Syria. Mid Gurd oo loo adeegsado turkiga
Haddii ka takhaluso
Ordogan waxay u tahay guul
Qaybta labaad waa buuraha. Domashikh Ku dhow waxaa khasab noqondoonta dagaal ka dhaco. Turkey iyo Israel iyo maraykanka way iska hor imandoonaan
Russia iyo Iran waa ka faa iidaysanayaan
Marna Syria dagi mayso😊😅