ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Aadam Iyo Bahda SMC, Iyo Dadka Faraha Badan Ee Soomaaliyeed Ee Ku Taxan SMC Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer 🇸🇴
Asc aadanow please noo soo sameey heestaan waa hees aad u fiican DALAQ DAM WAA HEES AAD IYO AAD U FIICAN DALQ DAM SAMEEY SAMEEY SAAXIIB SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN MASHAA'ALLAH KU SOCOO KU SOO DHAQSO INSHAA'ALLAAH
3:28 Anaa Jagada MW Jada haayee. Marka. Wax yaabaha aan rabay, Buu Farmaajo iyo N&N ba iga hor dhaheen. Ee AMISON IYO ATMIS ba Weey igu yar-yihiin. . Waa Xasan shiikh.
Aayow madigeey!! Xasansheekh dalka diinta,dadkaba waala degay, damiirka ka tagay dantiisa ka weyn dalkaas baaxada weyn dareen laga dulqaado daa in illahay ha u keeno 😢😢😢😢😢
Macalinka allaha ha Ku sharafo,doqontan dadka somaaliyeed dhibay,dalka xaraashay ,ummadda Ku wad waraka sí ay uvogaadaan xaaladaha dhabta ah,we muraayaanta ,iyo xsan dibindaabyo dad iyo dal ay Ku wadaan.
Bal u fiirso geerida ku dhacday Hasan Sheekh si ay uga hortagto Mareykanka oo amray Hasan in ANISOM laga saaro gudaha Soomaaliya, waxay soo gabagabeysay fursad ay Mareykanka ciidamadooda ku soo dejiyaan Saldhigga Ballidoogle.
Asc Macalinka Lugeeya dadka aad kuu dhegeysta ayaan ka mid balse waxaad la soo baxdey in aad qabiilada soo kala dhoweysato maalin dhoweyd Maakhir ayaad ka hadeshey waxaad reer maakhir ku sheegtey in ey ka soo jeedaan Bangala dheesh iyo Raxanweyn waa horena habartii Aadan Madoobe guriga ka heystay waad beenisey oo waad u diidey xaqeedii haddab Warsangeli xagee baad ka aragtey soo haddii ey wax kaa qabaan warsangeli ma taqaanid hadalkaa soo Cadde waxa kaaga maqan halagaa siiyo ee
Anaa kuu bilaabin. wiilkaan guursaday haduuu iga gaabiyay maxaa diiday inaan dalaqdam dhaho inkastoo ceebi iga raacday odaygu waa daalayee dalaqdam miyaa inta kale ku dar adiga
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Aadam Iyo Bahda SMC, Iyo Dadka Faraha Badan Ee Soomaaliyeed Ee Ku Taxan SMC Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer 🇸🇴
Haa Soo sameey Abwaan Aadan SMC
Dalaq dam damjadiid dalaq 🇰🇪 dam Ethiopia 🇪🇹
Asc aadanow please noo soo sameey heestaan waa hees aad u fiican DALAQ DAM WAA HEES AAD IYO AAD U FIICAN DALQ DAM SAMEEY SAMEEY SAAXIIB SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN MASHAA'ALLAH KU SOCOO KU SOO DHAQSO INSHAA'ALLAAH
Xasan Botoor ilaahey hana dhaafiyo,
Ilaaheyoow kuwaan umadda Somaliyeed wareeriyey Ilaaheyoow na dhaafi Xasan iyo xulafadiisa,
Wxa khayir qaba ku dar walaal
Anogoo majeerteen ah waxaan halkaan ka raali galinayaa beelaha uu hadalhayska kusoo qaadatay ninka (Abdisalaan) majeerteen ee halkaa uu tusaalaha foosha xun ugu geystey. Fadlan kun jeer naga raali ahaada oo Alle daraadis nagu cafiya. Wabillahi towfiiq
Haa soosaar Macalin❤️👏
Asalamucaleykum_ walal qaali _ somalia hada _mw xasan sheekh somalia waxow kadhiigay games oo ah game ka dameerka ❤❤❤❤❤
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Inay. Ku. Dhaceyn. Cidkasta. Oo. God. Qodeysay. Inay. Kuwa.da. Dhaceyn. God sireyd
Xassan gurgurte dowladnimo yaa Ka sugaya waxa U yaqana sida wax loo xado qof Bahan aan dhargayn weeye doqontan dalka Allah dhaafiyo 😮
Asalamucaleykum _ walal qaali noso sameey ❤❤❤❤❤❤
Xasan shekh 😂😂😂 baadiyo siyaasad mayagaano waa kadaacad weye dee xasan shekh alshabaab adeegso shabeelada hoose iigabta dhex wax kle tala kumaheysidee
maasha allaahu. waa hees wanaagsan. soo saar..❤❤❤❤ Dallaq dam ..damil.jadiid.🎉🎉🎉🎉😂❤
Xasan waa caaro cawradana waa la qariyaa 🎉🎉🎉waxbaa ka dhacay taxi qac waa dhaaftay🎉
3:28 Anaa Jagada MW Jada haayee. Marka. Wax yaabaha aan rabay, Buu Farmaajo iyo N&N ba iga hor dhaheen.
Ee AMISON IYO ATMIS ba Weey igu yar-yihiin. .
Waa Xasan shiikh.
Dalaq daam ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Siyaaso American iyo Beena hawaas
So samey
Maamulka. Allah. Baa. Leh. Midka. Wax. Nooleya. Waa. Allah. Midka. Wax. Dila. Waa. Allah. Intaas. Waxii. Allah. Kasoo. Hara. Hara. Shaqo. Kuma. Lahan. Arimaashaas
Haaa sosame kuwan tuugo weye illahay shartoda hanaga qabto
35:06- 35:56, 37:39- 38:24👍🏼
Asaga korlee dagee danyeerka
Asaga korlee dagee danyeerka😂
Kulahaa dameer ciyey kama duwana🎉🎉🎉
Asc macalin adan
Asc Adam ilaahey haku xifdiyo waxaan ku khosley dalakh dam kkkkkkkkkkkk
Haa macalin aadanow heesta soo saar wlhi waa lloo bahan yahay
Asc,pliz creat that song daam daam Hassan shekh,daam daam,,kkkkkkk! Thanks bro,
SMC GUUUUUL ALLE HAKU DHOWRO ABOOWE AADEM WAXAAN AHAY SOOMAALI KA AH PUNDLAND MACALIN ALLE WADAWGA HEYDINKA QABTO.
Aayow madigeey!! Xasansheekh dalka diinta,dadkaba waala degay, damiirka ka tagay dantiisa ka weyn dalkaas baaxada weyn dareen laga dulqaado daa in illahay ha u keeno 😢😢😢😢😢
WAR XATAA ITOOBIYADA UU XASAN NALEEYAHAY WAY BAXAYAAN, WAA BEENTIIS😂😂😂. UMADA UUNBUU WAREERINAYA. WAA NIN WAALAN😂
Somaliyah waxaa helay tugoh dhaqan xun waxaa maqlayah doqonki Ali balcad o Americah ku boqanayah gurigah safirkah Ethiopië 🇪🇹 u fadhiyah Americah kuwah bah shabadih somaliyah watah
SHANTA DABADA KALA BAX UMADANA MACAWIISTA KALA HORTAG EELAAY MADAAHIRTO😂
Somalia 🇸🇴 oo kaliya marabaaaan marba haday imaaaday shuraaaako bal u fiirso Eraygaaa Iyo Wadamada Ay Yihiiin Hodan Bal Isweydiii Adigu 😂😂😂😂
😂😂😂 aad iyo aad halkaas ka si waad adanow haaaaaaa😂😂😂
Ar waa fedi shiray sidaan fedi shiray...............
😂😅😅😅😅😅 kasamee hees dalaq dame, koleey Ciyaal Suuqa tahaye, Aadanoow😄😅
Haa❤❤❤❤haa
MAXALIN AADAN CAAWA MAHAD SALAAD BASD WEJIGA UGA EKAATAY"" 🤣🤣🤣🤣🙏🏻✅️
Macalin Aadamow wax lagu qosol maaha waxaasi. Raju ayaan laheeyn 2 sano kahor lkn musuubo ayaa rajadii Naga qaaday, illahey ayaa uga dacwoonay. Macalinow laftagareen maxoow shabaab ula dagaalami waay
Xassan garguurte dowladisa dammul jadiid dalaq Dam noqote 😂😂😂 beer ka caaro ku gooysay hhhhhhhh
Macalinka allaha ha Ku sharafo,doqontan dadka somaaliyeed dhibay,dalka xaraashay ,ummadda Ku wad waraka sí ay uvogaadaan xaaladaha dhabta ah,we muraayaanta ,iyo xsan dibindaabyo dad iyo dal ay Ku wadaan.
Haa sosaar heesta dalaq dam
XASAN GACANTAAN CUSUB UU DADKA KU SALAAMAYO MA SIXIR CUSUB BUUU SOO DHIIBEY ISMAACIIL JEER BUUBA U EGYAHAY.
PLEASE SUUBI MACALINOW HEESTAAS WAA LOO BAAHAN YAHAY
ATMIS ISAGAY ILAALIYAAN😂. CISQ MA HAYSTO. XASAN HADHKIISA IYUU KA BAQAYAA😂😂😂
Maya
CADOWFA SOOMAALIA ILAAHAY HA KUU NAXARIISTO
xasan dhiiqo waa uukuwaashay dowladnimada Soomaaliya hadana xaalkiisu waa dalaq dam
Kkkkkk wallahi dawlad maaha walagu danbaabaya
Dhalaq Dam 😂😂😂😂😂. HSM waax ba heeley. Mashaa Allah Adan sidaa ficaan aad naguso gudbisey warka🙏😂😂😂😂😂😂
waaba sameeysee u dhii fanaa nointa ha qaadeen
Please don’t make a song that
HAA USTAAD WAAN KAA SUGEYNAA HEESTAAS DALAQ DAM" NOOGU SOO DHAQSO"" WEXEY NOQONEEYSAA BUUFI CAYAYAANKA OO KALE ✌️✌️✌️✌️ DALAQ DAM" DALAQ DAM 💃💃💃💃💃💃💃🤣😂🤣😂
Waa cayb
Waali ku dhacaday duqa hasan
Bal u fiirso geerida ku dhacday Hasan Sheekh si ay uga hortagto Mareykanka oo amray Hasan in ANISOM laga saaro gudaha Soomaaliya, waxay soo gabagabeysay fursad ay Mareykanka ciidamadooda ku soo dejiyaan Saldhigga Ballidoogle.
warkaa waxaa ku bilowdo indho cade ee yuusan ku wasin
Dalaq dam walahi waa isku dhamaatey
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk😂😂😂😂
Saxb adigo ogson ineey isogsonyehin ay San uhatlesa kana siduu Raby dolar ayuu arkaa beesha calamka iyo kalabkn war soomaliyey an kacano
Kuwii mooska gadaye weeye iyo mooryaantii
Xasan FINIXAAR bingafiir waa wajiyo badane 29 wajiile 29 afle 29 ujeedle. Kaasoo 24 kii saac ba waji horleh af horleh ujeedo horleh mid yeesha waxa uuna ushaqeeyaa shirkado ajnabi ah 29 kaa waji mid waji soomaaliyed ama waji islaam nimo ah Kuma jiraan umada 5ta soomaaliyed na waxba uguma maqna umana soowado. Balse shirkadihii keensaday ayuu heshiis kula soogalay 5bilyan $ inuu deyn xaraash ah ugu qaadaayo soomaalia 4ta sano ee uu madaxweynaha yahay sidaana 6 sano oo dheeraad ah ay kusii haynayaan kursiga mw nimada soomaalia hadba umada soomaaliyed ayey talo utaalaa balse Xasan talo uguma maqna
Midowga gurub UK Italy farance norwey swedan Canada. Waa wadamadii dhisay dawladii Kenya iyo tii sh shariif iyo dawlada soomaalia hada umagacaban ba
Waa shxdii 2006 kii dawladii baydhabo deganayd ethopia lagu galiyey soomaalia ayaad moodaa hada in Kenya loo wareejiyey
Damuljadiid dalq dam😅
Af Ka Qabo😢
He,s funny
Waxaa. Cadaadatay. Xasan. Garguurte. Inuu. Yahay. Qowmuluud. Hadiiba. Uu. Gacanta. Bidix. Uu. Wax. Ku. Salamaya
Haa dalaq dam heestaa so saar
samee dalaq dam heesatas wan ubaahanahay
war heedhe wadankan dadkii laaha meeye.yaab
Asc Macalinka Lugeeya dadka aad kuu dhegeysta ayaan ka mid balse waxaad la soo baxdey in aad qabiilada soo kala dhoweysato maalin dhoweyd Maakhir ayaad ka hadeshey waxaad reer maakhir ku sheegtey in ey ka soo jeedaan Bangala dheesh iyo Raxanweyn waa horena habartii Aadan Madoobe guriga ka heystay waad beenisey oo waad u diidey xaqeedii haddab Warsangeli xagee baad ka aragtey soo haddii ey wax kaa qabaan warsangeli ma taqaanid hadalkaa soo Cadde waxa kaaga maqan halagaa siiyo ee
Anaa kuu bilaabin. wiilkaan guursaday haduuu iga gaabiyay maxaa diiday inaan dalaqdam dhaho inkastoo ceebi iga raacday odaygu waa daalayee dalaqdam miyaa inta kale ku dar adiga
Sherif sakiin dhimo tuuga. Inkaar kugu dhacaday inshallah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Dalaq dem Kenya itobiya
Haka samayn
Dalaq dam
WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MACALINK AADAN IYO MASUL SARE C/SALAAN WALLAAHAY SAAN UQOSLAY WADADAN KABIXIGARAY 😂😂😂😂😂😂2 MALYAN DHAH KKKKKKK WADUBAN TAHAY FAQI HORAY WAXUU YIR DAALUM JADID WAA ANYAX BAHAN ISAGNA WAA ANYAX ILMAHISA 😂😂😂😂😂
Kkkkkk
Haaaa
Beenloow kaadib ah
Munaafaq
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkk.dalq.dam.
😂😂😂😂
Sax
Dadaan talin jirin markeey taliyaan. Waxwalba waad arki. Mooryaantaan dhasheeda hadeey faaido leeyihiin. Dalkaan meesha uu joogo majoogeen. Ilmo bililiqo na madaahiraan been maaha taas.
Kkkkk
Xassan tuug Dalaq Dam nacalla kugu taal
Hhhhhhhhh
Xasan waa finixaar waana bingafiir. Waana wiil natanyaahu xumaan maahee wanaagna cidii ka sugtaa aniga maahaan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjkkkkkjjjhhhhhhjjjjjjjjjjhhjjjjjjjjjjjjjjjkjkjjkkkkkkk KKKKKKKKK kkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjkkkkkjjjhhhhhhjjjjjjjjjjhhjjjjjjjjjjjjjjjkjkjjkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjkkkkkjjjhhhhhhjjjjjjjjjjhhjjjjjjjjjjjjjjjkjkjjkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk
ǫᴏғ ʙᴀʜᴀɴ ᴀʏᴀɴ ᴜᴅʜɪʙɴᴀʏ xɪʟ ɪʟᴀʜᴏᴡ sᴏᴍᴀʟɪ ᴜ sɪᴋʜɪʀ
Xoolaha dadka dam dalaq
Beenaale.aan.xishoon.yutubar.waxba.magooyo.yaa.
Badawi.waaxid.
kkkkkkkk runta adaa og hayee sug adaa arkiye hadhoowhadalkale haku hadlin uun hada qabyaaladbaa kaa hadkinaaysa laakiin war jiraaba cakaaruu imaan ogoow
Hadad aragto qof difacaya xasan iyo tuugadisa danbijadiid waa qof cuqdad gaara qabo iyo cudurkii sida xun loo faafiyey 30/12/1990. Alahuma najeyna iyaga iyo cudurka ay qabaan oo ay faafinayan. Aamiin🤲 waa dad aan hagagsaneyen oo double moral ah. In kasto xaqiiqada la sheega ay biyo calaw ah ay tahay, laakin tanu alfka iyo al baqra waa soo dhaftey, xasan iyo xulufadisu in ay tuugo naris ah oo been iyo double standards nimo isku darsadey yihiin cidna ma qarin karto. Ilaah waxaanu ka bariney badal kheyer qabo oo umadan u xaq soora in ilaah noogu badalo xasan iyo xulufadisa iyo siyasin ku sheega ee fadhiya meel kasto dhulka somaliyed ah.
Beentii.ayaad.sowada.,🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Dalaq dam